Doha, Qadar: Kulanka Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xoghayaha Qaramada Midoobay-
Mar 31
Dowlada
Kenya Oo Soo Dhawaysay Siidaynta 5 Xubnood Oo Gedo Looga Haystay ( Daawo
Sawirada 5ta Nin)-
mar 31
Midowga afrika oo dowlada
soomaaliya ugu deegay 1 million oo dollar.-
mar 31
Hay’adda
CDHR oo u qabatay siminaar qaybaha kala duwan ee Bulshada-
mar 31
Roobabkii Gu'ga oo ka curtay Soomaaliya iyo
Hogal lagu diirsaday oo heshay Magaaladda Laascaanood
-
mar 31
Inj. Saalax Xaashi Carab oo ka hadlay buug uu ku qoray
Afsoomaali-mar
31
Bahda Sport-iga Soomaalida Waqooyiga London oo xaflad taageero iyo
soo dhawayn ugu samaysay Duran Farah -
mar 31
Kulan
Dhexmaray Wafdigii Puntland iyo Jaaliyadda Puntland ee ku dhaqan Dalka Kenya
-
mar 31
Xildhibaan
Sh. Madeer "…Dhalin yaradii Timidna, Meel Banaana Bey Heleen oo Wey
Joogaan, Waxayna Sugeen Nabadgelada Deegaanka Baydhabo … "
Wareysi Dhinacyo Taabanaya Kala Duwan..
Akhri.. mar 30
Munaasabad
lagu xusayo mujaahidiintii ku shahiiday dagaalkii Itoobiya oo Axadii
lagu qabtay xarunta Midowga Xisbiyada isbedel-doonka Islaamka Soomaaliya
Akhri mar 30
Gudoomiyaha Ururka S/land Reform Party oo Hambalyo u diray Somaliland.
- mar 30
VOA oo Waraysatay Wasiirka Jaaliyadaha
Dibadda (mp3)
Warsaxaafadeed: Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midooway oo
cambaareeyey weerarka lagu qaaday Wasiirka Arrimaha Gudaha DFKMG..
Akhri.. mar 29
Madaxa ka tirsan dowlada koonfur Afrika oo ka hadlay dilalka Soomaalida-
mar 29
Dowladda Kenya Oo Lagu Wareejiyay Saraakiil Looga Hayay Degmada Balad Xaawo
Ee G/Gedo- mar 29
Shiikh
Shariif oo sheegay in wadamada Uganda iyo Burundi ay ka ogolaadeen in
ciidamadooda ay sii joogaan Soomaaliya tan iyo inta dowlada ay gaareyso...
Akhri...
Dagaalo lagu naafeeyey ciidamada cadowga ee Gumaysiga Itoobiya.-mar
28
Xisbiga Dimoqoraadiga dadka Banaadir oo baaq ka soo saaray dagaallo ka kala
dhacay Muqdisho iyo Sh/dhexe -mar 28
Qarax dad
ku dhintay oo Goroowe ka dhacay..-mar
28
Siminaar
Argagixiso la Dagaalan oo Lagu Soo Gebagebeeyey Guriga Ummada ee Caasimada
Jabuuti- mar 27
Gabar
Somaaliyeed oo La'ildaran Xanuun ka haya Lugta Bidix oo Caawimaad Ay soo
Gaar siiyeen reer Norway
Madaxweynaha DGPL oo Khamiistii kusoo laabtay Bosaso isagoo ka soo ki
Citamay wadanka jabuuti.- mar 27
Dr Cali
Sheekh Axmed Madaxa Jaamacaa Muqdisho oo muxaadaro u jeediyey ardayda
Soomaliyeed ee Sudan
Shir loogahadliyay saxaafada soomaalida
oo lagu qabtay Nairobi Dalka kenya- mar 27
Burcad
badeeda Soomaaliya oo Qabsatay Laba Markab , oo ah Nooca Kiimikada Qaada.
Jaaliyada Soomaalida Koonfurta Afrika oo talo muhiim ah fartay Wasiirka
Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee DFKG oo booqday Jogannesburg
:::OGAYSIIS:
ISBADAL MOWJADAHA RADIO XORIYO
Sheekh
Cusmaan oo lagu wareejiyey Booliiska iyo Xaalka Boosaaso oo degan- mar
25
Waraysi:
Sh. Cumar iyo Cumar Jamaal oo ka hadlay Dhallinyarada la sheegay in ay
aadeeen Soomaaliya, oo midkood kusoo laabtay Maraykanka.. Dhegeysi....
Rabshado
Dhimasho Geystay oo Ka Dhacay Boosaaso kaddib markii Ciidamada
Sirdoonka Puntland (PIS) ay Xireen Sheekh Caan ka ah Boosaaso...
Sheekh Mawlana Ixsaan Hendricks oo Booqasho Ku yimid Masaajidka Imaamu Shaafici ee
Johannessburg- Mar 24
Minneapolis:
Mid kamid ah Dhallinyaradii la sheegay in ay aadeen Soomaaliya oo kusoo
Laabtay Minnesota, USA...
Dood ku
Saabsan Xijaabka Dumarka Muslimiinta ah oo ka taagan Norwey -mar 23
Carruurta Soomaaliyeed oo waxa farax
geliya ay yar yihiin waqti uu adduunku u dabbaal-degayo Maalinta Biyaha -
mar 23
Bulshada Deg. Baardheere Oo Soo Dhaweeyay
Tillaabada Ururka Al shabab Ee dhanka Amaanka- mar 23
Xaflada si wayn loo soo agaasimay oo lagu
xusayey maalinta biyaha aduunka oo ka dhacday xurunta NGO Towfiiq dh/mareb
G/gaduud.- mar 23
WAREYSI: MADAX XIGEENKA MASJIDKA
ABUBAKAR EE SEATTLE- mar 23
WERDIGA
AROORTII IYO FIIDKII IYO FADLIGIISA
Ganacsatada
Soomaaliyeed oo maalintii labaad ka Doodaya shaqo Abuuris loo Sameynayo
Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo
Xubno Ganacsato oo ay SomaliTalk la Yeelatey Wareysi
Akhri... mar 22
Dood
cilmiyeed hal maalin ah loogana hadlayey sidii dadka guryahoodii ka
barakacay dib logo soo celinlahaa oo Sabtidii ka dhacay Magaalada Muqdisho
Akhri...
mar 22
Xildhibaan
Sh. Axmed Cabdullaahi Oo Si Weyn Uga Hor Yimid Hadalkii
Wasiirka Arimaha Dibada Oomaar Ee Uu Ciidamada Shisheeye Ku Dalbanyey..
AKhri... mar 22
Puntland oo
Shaki Gelisay heshiis dhexmaray dawlada soomaaliya iyo kenya- mar 22
Minneapolis:
Masjidka Rowda oo Salaaddii Jimcaha ee ugu Horaysay lagu Tukaday...
Akhri/Dhegeysi/Video
Warbixin:
Waxqabadka Idaacada ETN ee Puntland -mar 21
Gudoomiyaha
Suxufiyiinta Is-boortiga "Dowlada Jabuuti oo aan Walaallaha Nahay
Wali Ma Helin Aqoonsi Caalami ah oo Dhinaca suxufiyiinta Is-boortiga ah,
anaguna..." Akhri Mar 21
Maamulka
Puntland oo ka biya diiday Magaca Midnima Qaran ee DKM Somalia iyo Dagaalo
lagu jabiyey ciidamada cadowga itoobiya - Mar 21
Carruurteenna Febraayo
2009 - Caddad Gaar ah oo ku aaddan Waxbarashada - Warbixin UNICEF
(pdf)
Wadayaasha Gaadiidka Deg.Baledxawo Oo
Cabasho Ka Muujiyay Wadooyinka Magaalada- mar 20
Guddiga Shirweynaha Beelaha SADE Oo Lagu
Wado In Uu Dhawaan Qabsoomo Oo Doolow Looga Dhawaaqay-
mar 20
Wasiirka Warfaafinta DFKMG oo Shir Jaraa'id
ku Sheegay Shaqadii Lag aeryey Taliyihii Nabad sugidda-
mar 20
Guddoomiyaha Degmada
Balcad ahna Afhayeenka Xisbiga BDP oo war cad ka soo saaray, dil loo geystay
Culumada degaanka- mar 20
BAAQ KU WAJAHAN DOWLADA MIDNIMADA QARAN
EE SOOMALIYA- mar 20
:::TORONTO:
Khalid Mosque: Kulankii 10aad ee Sanad-laha.. GOORMA..
Wasiirka Isboortiga
Rooble"..Hadii Gudi Olombiga oo 20 qof ah aan Ku Filnaan weyney ilaa
Taakuleyn aan Caalamka ka Helno, Goor maan ka gudbikarnaa..."
Akhri Mar 19
Ururka Isbahaysiga dib u xoreynta
Isboortiga Soomaaliyeed. - mar 19
Dagaal
Qaraar ka Dhacay Tuulada Rabdhuure G/Bakool iyo Labo qarax oo lala
beegsaday ciidamada AMISOM mar ay marayeen Wadada Garoonka Diyaaradaha...
Akhri... Mar 18
Wasiirka
Horumarinta Haweenka iyo Qoyska oo qirtay in loo gafay Haweenka ka howlgala
ururada NGO-yada Soomaaliyeed- Maarso 18
Maraakiibta
Dagaalka ee Danmark iyo turkiga oo fashiliyey iskuday burcadbadeed - Mar
18
C/raxmaan
Mukhtaar oo Waraysi siiyey SomaliTalk, kana hadlay warbixintii uu siiyey
Aqalka Senate-ka Maraykanka..-
Mar 17
Afgooye:
Hay’adda SWACRO oo Qalab Waxbarasho Gudoonsiisay mid ka mid ah Iskuulaadka
Hoos yimaada
- Mar 17
Shaqaalahii WFP/UNDP ee lagu afduubay Soomaaliya oo la siidaayey iyo warar
ku saabsan Ceelbuur - Mar 17
Gumaysiga Itoobiya oo sii xoojiyey xasuuqa niyo cadaadiska uu ku hayo dadka
rayidka ah- Mar 17
Shir ay
lahaayeen Ganacsato Jabuutiyaan iyo Faransiis oo lagu soo Gebagebeeyey
Hoteel Kempinski iyo Booqasho ay ku tageen Ganacsato Faransiis iyo
kuwa Dalallka Khaliijka ka socda Dekada weyn ee DOORAALE
Akhri mar 16
Wasiirka
arimaha Bani'aadanimada DFKMG oo shir jaraa'id kaga hadlay qorshihiisa wax
qabad -mar 16
Wiil u dhashay dalka Soomaaliya, Ayub Daud kulankiisii u horeeyay u
saftay kooxda Juventus oo ka mid ah kooxaha ugu facaweyn dalka Talyaaniga iyo
Caalamka. Akhri.. mar 16
Hay'adda Human Rights Watch
oo Axmed Walad Cabdalla ka Dalbatay in uu Ka Laabto Hadal uu ka Sheegay
Weriyaasha Soomaaliyeed
:TAHNIYAD
MEHER: IBRAAHIM SHIRE MAX’ED iyo DEEQA CALI YUUSUF
Soomaalida
Seattle oo Ka Shiray Arimaha Argagixisada ee Somalida Mareykanaka Lala
Xadhiidhinayo- mar 15
Masjid Cusub iyo Xarun Dhaqanka Soomaalida
oo laga Furay Minneapolis- mar 15
Alshabaab oo Baardheere Ka Soo Saaray
Go'aano Hubka La Xiriira - mar 15
Baaq
Nabadeed: Beesha reer Xaaji Saleebaan ee ku nool Gees Africa- Mar 15
Madaxweynaha DFKMG, Sh. Shariif oo Sabtidii la hadlay Soomaalida ku Nool
Uganda - Mar 15
Obama Muxuu ka
Aaminsan yahay Dugsiyada Gaarka loo leeyahay ee (Charter Schools) iyo
Soomaalida Minnesota oo maamusha Ubah School - March 15
Kulankii
qoreyaasha Soomaaliyeed oo ka dhacay magaalada Helsinki ee dalka Finland -
March 15
Xisbiga
Midnimada Jamhuuriga oo soo dhaweeyay Go’aankii Golaha Wasiirada Dowladda ee
ansixinta Shareecadda Islaamka.- Mar 15
Wararka
Ciyaaraha: 100m oradka koobka Aduunka Berlin 2009 ee cayaaraha fudud
qaadi doona?. - Mar 15
Wasiirka
Cadaalada DFKMG Oo Sheegay In Guddi Loo Sameeyey Ku Dhaqanka Shareecada
Islaamka - mar 15
Samafalayaal Geesiyaal ah oo loo Gafay-
mar 15
Zenawi oo Addis Ababa kula Kulmay Col. Daahir Riyaale iyo Dr.
C/raxmaan Faroole
Cusmaan
Axmed Sheikh oo Waraysi siiyey SomaliTalk
iyo Masaajidka Abuubakar oo Jimcadii Jawaab ka Bixiyey Hadalkii Laga soo
jeediyey Aqalka Senate-ka Maraykanka iyo
Khudbadii Salaada Jimcada ee Sh. C/raxmaan Sh. Cumar..
Dhegeysi/Akhri...
Ergeyga gaarka ah ee arimaha Soomaaliya Amb, Ahmed Would Abdallah "Waqtigan
hadda la taagan yahay, gebi-ahaanba ma jirto wax cudurdaar ah…" Qoraal uu ka soo
saarey New York Akhri Mar 14
Firxadkii
ciidamada gumaysiga Itoobiya oo lagu laayey meelo kala duwan.- Mar 14
Masjidka
Abuubakar oo Iska Fogeeyey Eedayntii Laga Akhriyey Aqalka Senate-ka
Maraykanka iyo Warbixintii Aqalka Senate-ka
Soomaaliya (FSAU): Hubinta Cuntada iyo
Nafaqada - Warbixin gaar ah - Falanqaynta Deyrta '08/09 Kadib
Deeq
ka timid walaalaha khayrka jecel ee dhigta dugsiga RØDOVRE EE DANMARK Oo La
Gaarsiiyey Gabar ku Xanuunsan Gedo
Sarkaal Ka
Tirsan Alshabaab oo ka war bixiyey Kulan Uu La Yeeshay Odayaal iyo Waxgarad-
Mar 13
Wasiirka
Tiknaloojiyada iyo Cilmi Baarista Md, Maxamed Cali Xagaa "…Rajadeydu
Aad Bey u Sareysaa Inkastoo ay Jiraan Caqabado Badan, Hada Waxaan Helney
Dariiqa Dowladnimada" Akhri- Mar 12
Midowga
Afrika Oo codsaday In Waqtiga loo kordhiyo ciidamada AMISOM ee ku sugan Muqdisho-
Mar 12
Abaar Huf Iyo Baaba’ Ka
Yeeshay Nolosha Dadka Ku Dhaqan Sohdinta Kenya Iyo Soomaaliya
iyo Soomaali Ku nafwaysay Shil-Babuur Oo Ka Dhacay Magaalo Ku Taala Wadanka
Yemen. Akhri...-
Mar 12
Bahda
Sports Soomaalida Wembley oo casho sharaf ugu qabtey London Garsoore
Qaran '' Dab-damis'' - Mar 12
Kulanlooga hadlayay amaanka Puntland
oo ka dhacay Xarunta dawladda hoose ee Boosaaso- Mar 11
Degmada
Baardheere Ee Gobolka Gedo Oo Shalay Galinkii Dambe Ay Dagaalo Ka Dhaceen Oo
Saaka Degan.- Mar 11
Beesha Reer Xaaji Suleymaan oo taageero
weyn u Muujisey Dowladda Shiikh Shariif - Mar 11
Xildhibaan ka tirsan Dowlada
Federaalka oo lagu soo dhaweeyey Garoonka Hargeysa... Mar 11
Khasaare
nafeed Oo Ka Dhashay Dagaal Xoogag Taabacsan Ahlu Sunna waljamaaca Iyo Al
Shabaab Ku Dhexmaray Magaalada Baardheere ee Gedo.- Mar 10
Dagaalo lagu naafeeyey ciidamada
gumaysiga iyo saldhigyo laga qabsaday - Mar 10
DIL
LOO GEESTAY WIIL SOOMAALIYEED OO TAX-KA WADAY GOBALKA WASHINGTON - Mar 9
Qarax
Saakey (Isniin) lagula beegsaday ciidamada Burundi jidka Warshadaha
.Saraakiil Reer Brundi oo Diyaarad La Dhacday...
.Caraale "Waxaa lagu hawlan yahay in la iska hor keeno..
.Dowladda Qadar oo dhex–dhexaadineysa DFKMG iyo...
Wararka oo dhan akhri... Mar 9
Holland:
Xaflad lagu soo dhaweeyey Muriidigolf...- Mar 9
Wardere:
Magacaabista wasiirka jaaliyadaha dibadda waa talaabo haboon - Mar 9
Beelaha
Karanle iyo Abgaal oo iska cafiyeen wixii dhibaatooyin soo kala gaaray
mudadii 19-ka sano aheyd ee dowlad la’aanta dalka ka jirtay-
Mar 9
Baaq nabadeed oo ku wajahay Beelaha
Calijibraahiil iyo Calisaleebaan ee aagga Ufayn - Mar 9
Qarax ka
Dhacay magaalada Boosaaso oo Dad ku dhaawacmeen...-
Mar 9
Wasiirka Isboortiga iyo Dhalinyarada
Soomaaliya mudane Saleebaan Colaad Rooble ayaa Qado sharaf ugu sameeyay
ciyaartooydii hore Soomaaliya- Mar
9
Ururada
HALGAN Iyo WOBAD Oo Xusay Maalinta Haweenka Adduunka Ee 8 Maarso Deg B/Xaawo
Ee G/Gedo iyo WOJA Muqdisho oo -
Mar 9
Xildhibaan
Garane "Shacabka Soomaaliyeed waa bislaadeen waxayna dareemeen hada qiimaha
ay nabadu leedahay" - Mar 8
Shirka
Dowladaha ku xeeran Badda Cas iyo Khaliijul Cadan
Wasiirka Bay’adda DFKMG oo yiri
"Walaahi waanu ka qayb galney shirka, laakiin kaalintii wali wey maqan
tahay, inaan shir ka qaybgalno keliya ma ahan…”
Wareysi.. Akhri...
Markab dab ka kacay kuna soo xirtay Dekedda Muqdisho ayaa xaaladiisu ka sii
dartay, iyadoona la geeyay badweynta si loo dejiyo
- Mar 7
Dagaalo lagu jabiyey ciidamada gumaysiga
Itoobiya iyo dhabaqoodhiga. - Mar 7
Doorkii
iyo daahfurkii buuga Hal Aan Tebayey ee Ceerigaabo - Mar 7
Gabadh dhiban
oo u baahan caawin iyo sawiro naxdin leh
Mamulka Islaamiga Ee Gedo Oo Baaq Deg Deg U Jeediyay Hay’addaha Samafalka
- Mar 6
Kulan dhex maray danjiraha
Somaliya ee Indonesia iyo Guddoomiyaha Golaha Shuurada
Indonesia/PDF - Mar 6
:::HARO: waxay
gudbisaa adeegyo si ay wax u gaar siiso Somalida iyo Afrikanka
Warbixin ku saabsan horumarka magaalada Badhan ee
Gobolka Sanaag- Mar 5
Al-Shabaab oo iska
Fogeeyey waxyaabo badan oo lagu eedeeyo... Akhri
VIDEO:
Daawo
Xafladdii Dhaarta ee Shariif Axmed
VIDEO: Bulsho
Nadiif ah: Dood: Soomaalida Minnesota
Qaybta 1aad |
2aad |
3aad |
4aad |
5aad
:::Caalimkii weynaa ee Sheekh Ibraahim Max’ed Cali
(Sheekh Ibraahim Suulay) oo geeriyooday
:::Maxaan ku xasuusan karayaa macallinkeyga Shiikh Ibraahim suuleey
Lix
Xarumood oo ku yaal Gobolka Banaadir oo laga bilaabey Tababarka Dhalinyarada
Kubadda Cagta - Mar 4
Maraykanka oo Puntland u Gacangeliyey Sagaal nin oo Burcadbadeed ah
- Mar 4
Ra’isul Wasaare Cumar Cabdi Rashiid oo kullan la qaatay Odoyaasha Dhaqanka
Beelaha Hawiye
Max’ed Xasan Xaad "Waxaan kula talinay dowladda in ay qaadato shareecadda
Islaamka" Akhri.. Mar 3
Ururka Al-Shabaab oo deegaanada uu ka taliyo ka joojiyey Xuska maalinta
dhalashada Nabiga (N.N.K.H) - Mar 3
Shirka Golaha Dhaqanka
Caalamak Islaamka oo ka Socda Indonesia - Mar 3
Sheekh
Cumar Iimaan iyo Yuusuf Indho-Cadde oo mid waliba iska fogeeyey dagaaladii
Muqdisho ka dhacay. - March 2
ilmo yar oo Caloosha
Hooyadii ay ugu Tagtey Rasaas
DIGIIN: Waa sawiro naxdin leh oo ka
tarjumada rafaadka haysta shacabka Soomaaliyeed..
Guji...
Xildhibaan
Ismaaciil Axmed Nuur " Baarlamaanku Inuu Bur buro Waa Roonaan Lahayd… "
hadii si sax ah loo maamulo waxa
jita, ma imaan lahayn khaladaadka hada jira..
Akhri.. Mar 1
Wasiirada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh "Maantana
Waxaa Farxad Inoo ah Dowladii Ugu Horeysey oo 3 Wasiir Ay Ku Yeeshaan Haweenka
Soomaaliyeed" Akhri
March 1
Jawi
caynkee ah ayaa madaxweyne faroole kala kulmay Gaalkacyo+sawiro- Mar 1
Ahmedou Ould Abdullah "Fadlan, walaalayaal, beeneeya malada dadka aan
kadlaayo…" warqad dareeno kala duwan xambaarsan oo ku socota Qurbo joogta
Soomaaliyeed Akhri.. Mar 1
Baardheere
Oo Bandow Lagu Soo Rogay Iyo Go’aano Ad Adag Oo Ka Soo Baxay Alshabaabka
Baardheere- mar 1
Barre
Hiiraale: "Waxaan kalsoonidii kala noqonay xukuumadda Sh. Shariif" -
waraysi uu la yeeshay Maxamed Gaarane:
Dhegeyso ama
soo rogo
::Taariikh Nololeedkii Marxuum Maxamed Jaamac Galaydh Boodhelaaye
AKHRI: WARARKA KALE EE
FEB 2009