SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

OGAYSIIS ---- ISBADAL MOWJADAHA RADIO XORIYO

Maamulka Radio Xoriyo wuxuu la socodsiinayaa dhagaystaashiisa sharfta leh meel kastoo ay joogaanba in laga bilaabo 29 March 2009 oo ku began maalin Axad ah, ay is badali doonaan mowjadihii hore(31MB,41 MB) ee aad naga dhagaysan jirteen isuna badali doonaan mowjadaha gaagaaban ee (16 MB,19 MB) Habeenada Sabtida iyo Talaadada saacada afrikada Bari markay tahay 8:00 PM – 8:30 PM .

Sidoo kale RX waxaad ka dhagaysan kartaan Telefonka iyo shabakadaha internetka ee Ogaden.com iyo Radio Xoriyo.com

Mowjadaha
16 MB iyo 19 MB

Xiliyada
Habeenka Sabtida iyo habeenka Talaadada

Saacada
8:00 PM – 8:30 PM ee Afrikada bari


La xiriir: Maamulka Radio Xoriyo | raadioxoriyo@yahoo.com
 

Faafin: SomaliTalk.com | March 25, 2009

 

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS