Ergeyga gaarka ah ee arimaha Soomaaliya Amb, Ahmed Would Abdallah "Waqtigan
hadda la taagan yahay, gebi-ahaanba ma jirto wax cudurdaar ah…" Qoraal uu ka soo
saarey New York
Ergeyga gaarka ah ee arimaha Soomaaliya Amb; Ahmed Would Abdallah isagoo ku
sugan Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa qoraal uu kaga hadlayo
tilaabooyinkii ay qaadey Xukuumada cusub madadii ay u guurtey Soomaaliya, qorshe
lagu qabanaayo shirkii labaad ee guddiga arrimaha heerka sare, kulan ay Golaha
Amaanka 20 Maarso arimaha Soomaaliya ka yeelan doonaan, kulan madaxeedka Carabta
lagu qaban doono dalka Qadar oo looga hadlayo arimaha Soomaaliya iyo taageero
buuxda oo uu ka dalbayo Bulshada Caalamka ka soo saarey 13/03/2009 New York.
"Waxaan ku faraxsanahay inaan arko in Soomaalida intee badan oo isla jirta oo
wada shaqeynaysa markii ugu horeysay mudo badan kana shaqeynaysa ariimo muhiim u
ah mustaqbalkooda, Bulshada caalamku, waa in ay dhinaceeda gudataa
waajibaadkeeda si buuxdana u taageertaa xukuumada cusub. Kaalmadan aan ka
hadlayo maahan mid mustaqbalka ee waa mid hadda loo baahan yahay. Ma jirto wado
kale oo aan ahayn in la taageero maamulkan loona mariyaa isaga kaalmada dadkeeda
ku socota" ayuu ku sheegey isagoo hadalkiisa sii wata Ahmed Would Abdallah ayaa
intaa
" Madaxweyne Axmed wuxuu kaalmo balanqaadyo ah ka helay Afrika, Bariga dhexe,
Yurub, Mareykanka iyo meelo kale waana talaabo aad geesinimo gelibteeda u leh.
Soomaaliya hadda si buuxda ay dib ugu soo noqotay ajanada bulshada caalamka
waxaana arinteeda ka hadli doona Golaha Amaanka 20 Maarso sidoo kalena waxaa
looga hadli doonaa kulan madaxeedka soo socda ee wadamada Carabta laguna qaban
doono QADAR".
Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midaway u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Amedou
Would-Abdallah ayaa ugu hambalyeeyey xukuumada cusub ee Soomaaliya
talaabooyinkii horumarka lahaa ee ay gaartay bishii la soo dhaafay, wuxuuna ku
guubaabiyey xukuumada inay ku sii socoto wadada lagu gaarayo nabadda iyo
xasiloonida.
"Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed, Afhayeenka baarlamaanka iyo Ra’isal
wasaaruhuba waxay ka muujiyeen dhamaan dhinacyada oo dhan hogaamin mas’uuliyadi
ay ku dheehan tahay . Xukuumada midnimada Qaran lehna hadda waxay ku
howlgalaysaa caasimada halkaasoo ay ku shaqeynayso" ayuu yiri qoraalkiisa
Ahmedou WOuld-Abdallah.
"Waxaan ku faraxsanahay xubnaha baarlaamka ee wadaniyiinta ah kuwaasoo ku noqday
Moqdishu si ay halkaasi shaqadooda uga sii wadataan, labada qeybood ee
maamulkuba waxay ubaahan yihiin kaalmo la taaban karo diplomacyadeed iyo mid
maadi ah, Golaha wasiirada waxay kulmeen dhowr jeer waxayna isku raaceen
talaabooyin muhiim ah oo ay ka mid tahay hirgelinta shareecada Islaamka, Dhamaan
arrimahan soo kordhay oo dhan ma ahan oo keliya kuwa uun wax ka geysanaayo u
dhaqaaaqida dhinaca nabad ku soo celinta wadanka gudihiisa ah, laakiin waxaa
kale oo ay gacan ka geysanayaan soo celinta magaca iyo muuqaalka Ummadda
Soomaaliyeed ee dibadda. Waqtigan hadda la taagan yahay, gebihaanba ma jirto wax
cudurdaar ah ee u ogolaanaya ruux kasta oo Soomaali ah inuu sii wado shirqoolka
lagu burburinaayo nolosha dad Soomaaliyeed oo hor leh". Ayuu qoraalkiisa ku
cadeeyey Ahmed Would Abdallah
Ahmed Would Abdallah wuxuu sheegay inuu hadda socda qorshe lagu qabanaayo
shirkii labaad ee guddiga arrimaha heerka sare kaasoo shaqadiisu ay tahay inuu
hoos u eego iskaashiga siyaasadeed, cadaalada iyo dib u heshiisiinta waxaa kale
oo uu sheegay in waqti dhow laqab doono shir uu yeelan doono guddiga wadajirka
arrimaha nabadgelyada
Wixii war dheeraad ah
fadlan la xiriir: Susana Press ama Donna Cusumano,
Public Information
Officors, UN Poilitical Office forSomalia (Nairobi, Kenya)
Tel: +254 20 762
1192/1625 or +254 733 902020/737400133
Please visit:
www.UN-Somalia.org
Maxamed Macallin Cismaan (All-man) Somalitalk Jabuuti
fatxumaalik@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | March 14, 2009
United Nations Political Office for Somalia
(UNPOS)
For Immediate Release
PRESS RELEASE 009/2009
SRSG urges full support for new Somali Government
New York, 13 March 2009: The UN Special Representative for Somalia,
Ahmedou Ould-Abdallah, has congratulated the new Somali Government on
the progress made in the past month and encouraged it to continue
working towards peace and stability.
“President Sharif Sheikh Ahmed, the Speaker and Prime Minister have
demonstrated responsible leadership in all fields and the unity
Government is now functioning from the capital,” said Mr Ould-Abdallah.
“I am pleased by the number of patriotic Parliamentarians who have
returned to Mogadishu to start their work. Both branches of the
administration need concrete diplomatic and material assistance.
“The Council of Ministers has met a number of times and passed
important measures, including on the implementation of Sharia Law.
“All these developments will not only help the move towards normality
inside the country, but will also help secure Somalia’s image and
reputation abroad. There is now absolutely no excuse for any Somali to
continue plotting to destroy more Somali lives.”
Mr Ould-Abdallah said that planning was underway for the next meeting
of the High Level Committee, which was tasked to look at issues
including political cooperation and justice and reconciliation. He added
that there would also be a meeting of the Joint Security Committee
shortly.
“I am happy to see a vast majority of Somalis working together for
the first time in many years to take the primary responsibility for
their own future,” he said. “The international community must do its
part to fully support the new Government. This help is not needed at
some point in the future, but right now. There is no alternative to
supporting this administration, and through it, the people.
“President Ahmed has received offers of support from Africa, the
Middle East, Europe, the US and elsewhere and this is extremely
encouraging. Somalia is now fully back on the international agenda and
will be discussed at the Security Council on 20 March and at the
upcoming League of Arab States Summit in Qatar.”
-------------For more information please contact: Susannah Price or
Donna Cusumano,
Public Information Officers, UN Political Office for Somalia (Nairobi,
Kenya)
Tel: +254 20 762 1192/1625 or +254 733 902020/737400133
Please visit:
www.UN-Somalia.org
Ahmedou
Ould Abdullah "Fadlan, walaalayaal, beeneeya malada dadka aan kadlaayo…"
warqad dareeno kala duwan xambaarsan oo ku socota Qurbo joogta Soomaaliyeed
Akhri.. Mar 1
|