Dastuurkii Jamhuuriyada Dimoqraadiga Soomaaliya ee 1979
Gogoldhigga Dastuurka
Shacbiga Somaaliyeed wadajir iyo midnimo ugu halgamaya nolol sharaf leh & sinaan Aadanimo ee qaayo leh dagaalna ugu jira xasiloonida iyonabaddda joogtada ah gudaha iyo dibedaba, si uu u fuliyo himilooyinkaWaaweeyn ee Kacaankiisa midnimada ummadiisa, hirgelinta dhismaha Hantiwadaagg si
uu u gaaro bulsho ku dhisan Cadaalad, Sinaan iyoDimoqraadiyad ijtimaaci ah ee qofkeedu gaaray garad sare tiro iyo tayaba
ahaanba, una adkeeyo tiirarka Kacaankiisa iyo Gobanimadiisa qiimahaweyn ugu fadhiya ,dabadeedna u gaaro horumar degdeg siyaasadeeddhaqaale iyo Bulshaba wuxuu go,aan ku gaaray inuu qaato Dastuurkansaldhig u noqon doona halganka horumarinta Bulashada Soomaaliyeed,nabad isku noolaashada, iskaashiga iyo wax wada qabsiga Ummadada
Adduunyweynha,gaar ahaan kuwa ay dantoodu si gaar ah isuguxirmi karto.
Akhri: Dastuurkii 1979 (pdf)
-
36 bog.