Video: Xafladii Qalin Jabinta Ardayda Jaamacadda Puntland State University, Garowe.
Xafladdii Qalin jabin Ardaydii ugu horaysay ee ka baxda Jaamacadda Puntland
State Univertsity oo lagu qabtay Xarunta Jaamacada oo ku taal magaalada Garoowe
xafladaa ayaa waxaa ka soo qayb galay Madax iyo Marti sharaf kala duwan oo ku
sugnayd Magaalada Garoowe hadaba Xafladii sidii ay u dhacday iyo khudbadahiiba
ka Daawo hoos - waa saddex qaybood:
Qaybta 1aad:
Qaybta 2aad:
Qaybta 3aad:
Waxaa isku soo dubaridey: C/Fataax Jaamac Mire
Garoowe