H.A.R.O.
Humanitarian African Relief Organization

HARO

Hadaf kayagu (HARO) waa in aan garab siino dadka baahan iyo kuwa tabaalaysan si ay u qaataan go'aano ku salaysan ogaansho iyo caafimad qab si ay uga gaashaantaan dhibaatooyinka bulsho iyo dhaqaale ee aafeeyey qaybo ka mid ah Soomaaliya iyo Bariga Afrika, annaga oo u soo bandhigeyna wacyi galin faa'iido leh, waxbarasho shaqaynaysa, iyo caawinaad xagga cuntada, hoyga iyo daawada.

Aragtidayada dheer (HARO) waa in aan gacan ka geysano saldhig u samaynta asaasidda degaan aan laga aqoon gaajada, nafaqa darrada, waxbarasho la'aanta iyo cudurada dilaaga ah ee dadka Afrikada bari oo haddii kale aan haysan imkaaniyaadka ay kaga hortegi lahaayeen dhibaatooyinka halista ku ah caafimaadka.

Sadaqayso

(HARO) Waxaa laga soo gaabiyey Humanitarian African Relief Organization Foundation, HARO waxay gudbisaa adeegyo si ay wax u gaar siiso Somalida iyo Afrikanka, waxay qaybisaa wax yaabaha nolosha muhiimka u ah. Waxaan u baahanahay inaan wada jir u shaqayno si aan u joojino cudurada faafaya sida Shuban biyoodka, kaasoo dila tira aan xadlahayn daawo la'aan wadamadaas ka jirta daraadeed. Waxaad caawin kartaa is badal. wax yar oo sadaqo ah, si caruurtaan dhibaataysan mustaqbalkooda madow wax looga qabto. Kaalay aan isugu tagnee si ay dadkeena dhibaatada uga soo kabtaan.

Lacagtaada shaqo gali,, maanta sadaqayso si aad noogu caawiso inaan gargaar gaarsiino dhibanayaasha dhimanaya maalin kasta. Fadlan ku deeq wax kasta oo aad awoodo, nooguna soo hagaaji Account-yadaan hoose, si aad u caawiso dadkan aad ka ugu baahan caawimaadaada. Illaahay ha kaa abaal mariyo Sadaqadaada.

Ummadda Soomaaliyeed aad ayey maanta kuugu baahan tahay, fadlan caawi, HARO waxay ku dadaalaysaa inay dadka dhiban goobahooda ugu tagto. Sida aad ku arkayso sawiradan.

Fadlan booqo website-keena

http://harousa.org/donations.aspx 
http://www.soomaalirelief.org/ 
Waxa kale oo taagaarada lagu diri karaa bangiyadan:
Wells Fargo Bank
Account No: 9371490138
AMA
Bank of America
Account No: 0166767569


Donation

Humanitarian African Relief Organization Foundation (HARO), has been providing Services to reach out to Somalians and Africans, to supply the necessities of life to. We, as a whole need to work together to stop profitable diseases such as diaria, that is killing infants due to the lack of medicine in those countries. You can help change those innocent infants from their unfortunate future with a little donation. Let’s come together to heel our people of their suffering.

Put your dollars to work… Donate today to help us deliver aid to innocent people who are dying every day. Please select any of the amounts below so you can help provide aid those who are desperately need your help. May Allah reward you for your donations.

You can also deposit your donations
Wells Fargo Bank
Account No: 9371490138
OR
Bank of America
Account No: 0166767569

Please visit our website;
http://harousa.org/donations.aspx 
http://www.soomaalirelief.org/ 

 




(C) SomaliTalk.com | Daabacaad: March 4, 2009