WARARKA AUGUST
2008
Munaasabad lagu caleemo saarayey furitaanka Jaamacada Gedo oo ka dhacdey
Degmada Baardheere
Baaq ay
waxgaradka Soomaaliyed ee ku dhaqan Dalka Kenya kasoo saareen xaalada
Soomaaliya - Aug 31
Isimo ka soo jeeda Puntland oo shir
jaraa'id ku qabtay Muqdisho
Xaflada soo dhawaynta bisha Ramadan oo India laguqabtay:
- Aug 31
Duran Faarax ''Inaan calanka Soomaaliya
Olampikada Aduunka Peiking 2008 China gayno waxay ahayd waajib
Baaq lagu Taageerayo Nabada Somalia Aug 31
Munaasabad
Shahadooyin Lagu Gudoonsiinayey Arday ay Tababartay Oxfam Novib oo
Boosaso ka Dhacday.
Dagaallo lagu naafeeyay ciidammada
gumaysiga Aug 31
Gen.
Cadde Muuse: "Badihii Awood ayaan u Weyney"
Waxana uu qiray in burcaddu haystaan 9 markab..
Dhegeyso
Itoobiya iyo Sahaminta Shidaalka ayaa
ah Dhibaatada Soomaaliya: Sheikh Shariif...
.Shirkad Maraykan ah oo heshiis sahamin la gashay
Itobiya
.Qiima dhac ku yimid Saamiyada Shirkadda Range Resources
.Somaliland saxiixa Sahaminta ku bedelatey Qalab Isboorti
Akhri wararka oo dhan.. Aug 30
Xog-hayaha
Warfaafinta Is-bahaysiga Dibu-xoreynta Soomaaliya Axmed Cabullaahi
oo Jawaab adag ka bixiyey hadalka ka soo yeerey Mele Zanawi ee ahaa
Soomaaliya waa ka saarayaa ciidamada Itoobiya..
Akhri Aug 30
Cumar
Sh. Cali Idiris “waxayna doonayaan in ay ka dhigaan Soomaaliya Kawaan
xiran…” Qaybtii labaad
Wareysi Xiiso badan
ee Ku xigeenka Arimaha Dibada
Is-bahaysiga Dibu-xoreynta Soomaaliya..
Akhri Aug 30
Khudbadii C/laahi Yuusuf, Kaddib Buuqii Baarlamaanka DFKMG ee Baydhabo..
Dhegeyso...
In ka badan 3.2 malyuun oo
qof ayaa ku jira Xiisad bina-aadamnimo Soomaaliya: Gurmad
Bina-aadamnimo Si Xun Uga Sii Daraya...
Akhri... (pdf) Aug 29
Meles
Zenawi oo Dhabarka u Jeedin doona DFKMG...
In DFKMG ay hanato dalka oo awood yeelato "ma aha shardiga ku xiran
bixitaanka Itoobiya" sidaas waxaa yiri
Zenawi....
Madaxii
Xafiiska UNHCR ee Dalka Soomaaliya oo la siidaayey una dhoofay Nairobi
Aug 28
Dilal
kala duwan oo xalay Loo gaystay muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku sugnaa dalka
koofur Africa- Aug 28
Cumar
dheere: "TFG danta ayaa khasabtey ee anagu ma khasbin,
waxayna arkeen inayna dowlad noqon Karin, waxayna qaadeen ceeb
Taariikheed..."
wareysi xiiso badan.. Akhri.. Aug 28
Gudoomiyaha Gudiga Olonbikada Soomaaliyeed Cabdiqaadir Ibraahim Gacal
(Abkoow) "Soomaaliya ilaa iyo bur burkii intii uu jirey waxaa ay ka
qeyb-gashey.." Akhri Aug 28
Puntland
oo Ganafka ku Dhufatay Heshiiska DFKMG La Gashay Shirkadaha Batroolka
Wasiirka Tamarta DGPL ayaa waxba
kama jiraan ka dhigay heshiiskii Eng. Kaanje la soo galay shirkadaha KEC iyo
Medco
Akhri Aug 22
Sheikh
Shariif “ciidamada bixitaankooda wuxuu bilaabanayaa markii la sixiixey
heshiiska, laakiin…” Shir jaraa’id
Warbixin arintaas ku saabsan
Akhri Aug 22
DFKMG
oo Heshiis u Saxiixday Shirkadaha Batroolka ee Kuwait Energy iyo Medco
Energi...
Maadaama shirkadahaasi jaal la ahaayeen Geeddi ma lagu macnayn karaa in
la soo celinayo Geeddi Akhri
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Gargaarka ee ARS asmara
Baaq ay soo
saareeny Ardayda ka waxbarata wadanka India gaar ahaan kuwa ka
soo jeedo - Aug 28
Warbixin ka
soo baxdey xafiiska Midwest Consulting Solutions ee cariga Waqooyiga
Ameerika
FAALLO:
QEYLO-DHAAN:
Qiso laga naxo iyo farriin!
Ardayda Somaliyeed ee wadanka Bangladesh iyo bandhig
dhaqameed - Aug 27
Macluumaad cusub oo muhiim u ah Soomaalida degan Minnesota iyo guud ahaan
USA - Aug 26
Gabar
Soomaaliyeed oo Baadi Goobeysa Askari u dhashey Wadanka Uganada
- Aug 26
Dagaallo lagu naafeeyay ciidammada
gumaysiga Aug 26
Haweenkii
nadaafada G/ Banaadir oo dhigay bannaanbax... Akhris/sawirro Aug 25
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Caafimaadka Isahaysiga dibu xoreynta
Soomaaliya Asmara - Aug 25
Gen. Cadde Muuse oo u Dhoofay Jarmalka
Waxa uu kusii hakan doonaa dalka Jabuuti...
Aug 24
Qaar
kamid ah salaadiinta soomaaliyeed oo maantay baaq kasoosaaray magalada
nairobi - Aug 24
Waraysi
Musharaxa Saleebaan (Wajixaad) - Somali media
Magacyada ka qaybgalayashii shirka dibu-heshiisiinta TFG-da iyo ARS-ta,
Awooda uu yeelanayo Gudiga Wadajiraka Arimaha nabad-gelyada iyo qaabka uu u
shaqeynayo Akhri
DGPL
oo Ganacsatada u soo jeedisyey inay dib u habeyn ku sameeyan Rugta Ganacsiga
iyo Warshadaha
iyo Shirkada Golis Telecom oo soo Bandhigtay Barnaamij lagu
Magacaabo "Farxadgelinta Macaamiisha"
Akhri
Aug 23
Faallo:
Burcad Badeedyada Dalka & Khatarta ay ku hayaan Dunida Caalamka.
Baaq ay
Nairobi ka soo saartay hayada udoodo xaquqda aadamaha
Minneapolis: Senator Amy Klobuchar oo la shirtay Madaxda Jaaliyadda
Soomaalida - Aug 21
Dagaal la isku adeegsaday hubka
noocyadiisa kala duwan oo saakay ka dhacay xaafado ka tirsan
Muqdisho Akhri aug 21
Musharaxa Madaxweynaha Puntland Nuradiin Aadan oo gaaray Gobolka
Karkaar, Qardho.. Akhri...
Xagaabixii 4aad ee Qooysaska Soomaaliyeed ee Sweden
Warbixin iyo Sawiro.. Guji Aug 20
Warsaxaafadeed/ Qayblodhaan ka soo baxay Guddiga Barakacayaasha Degaanka
Jawiil.. Akhri Au 20
Xaflad lugusoo Gabagabeeyay koobkii Gobalka Eastern Cape
Aug 20
Ciyaaro
xiisa badan oo dhaxmarey London
kooxaha Cardiff v Switzerland, Canada v Europe
Akhri Aug 20
Masar:
Haweeyney Dhashey mar kaliya 7 Caruur ah
Soo
Dhaweyntii Gen. C/laahi Ilka Jiir ee magaalada badhan... Akhris/Daawo Sawiro
- Aug 20
Soo Dhaweynta Musharaxa: Suleiman Mohamed Samatar (Wajixaad)
- Aug 20
Dhagaxtuur oo ugu baaqay ganacsatada in ay qiimo dhimis ku sameeyaan
badeecadahooda bisha ramadaan owgeed...
Akhri.. Aug 20
Petronas oo
wali Hunguri ka hayo Ogaadeenya - Aug 20
Bossasso War Saxaafadeed Musharaxa madaxtinimida Puntland Nuuradiin Aadan
Diiriye
Filand:- Muslimiinta dalka Filand oo raadinaya Qabriyo ay ku duugan meedadka
dadka Muslimiinta ah.!
Telesom Borama oo qalab Caafimaad gudoonsiisay Wasaarada Cayaaraha Somaliland..
Akhris/sawiro..
Shirkii
Jabuuti oo la soo geba-gebeey iyo Qodobbo sharaxaad badan yeelana oo laga
soo saarey
Warbixin iyo Sawirrada Gabagabadii shirka
Guji.. Aug 19
Shir ay ka
soo qaybgaleen Guddoomiyaha iyo Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb
oo lagu qabtay Minneapolis, USA...
AKhri
Aug 18
Mid
ka mid ah Isbahaysigii la dagaalanka Argagixisada oo lagu diley Muqdisho
.Xarunta Ismaaciil Jimcaale oo Cambaareysay Xasuuqii
.Carqalad soo wajahday wejigii labaad ee shirka Jabuuti
Wararka oo dhan akhri....
71 maalin waxaa si rasmi ah Guriga Ummadda
ee Caasimada dalka Jabuuti ka furmey Shirka dibu-heshiista wajigiisa labaad..
Akhri Aug 17
Jaalliyadda Puntland ee gobolka Minnesota oo Shir la yeeshay
Musharaxa Madaxweyne Eng. Faataxo Akhri
Aug 17
Musharaxa Madaxweynaha Puntland Nuradiin Adan oo shirar kala duwan
layeeshay Madaxweynaha Puntland, Issamada ,Ganacsatada..
Akhri Aug 17
Warsaxaafadeed Ku Saabsabsan Shirka Jabuuti oo uu soo saaray
Isbahaysiga Asmara. Aug 17
Wiil
Soomaaliyeed oo 22-jir ahaa oo Lagu Diley Toronto
Ciidamada
Itoobiya oo xasuuqii ug ba'naa ka geystey Muqdishoiyo hareeraheeda - Aug
16
DFKMG ayaa ku dhawaqaday muddo sanad ah ka
dib in ay dib u furtay wadada 30ka ee Muqdisho..
Akhri Aug 16
Warsaxaafadeed ku aadan xasuuqii arxandarrada ahaa ee ay Ciidamada
Cadowgu u geysteen Shacabka..
Akhri Aug 16
Wasiirka Gaashaan Dhigga : "Cid kasta oo ku cadaata Inay Xiriir la
leedahay Burcad Badeed Soomaalida, Waana Dembiilayaal Heer Caalami ah…."
Akhri Aug 16
Kor u kaca qiimaha Shidaalka oo yareeyay shilalka
Wadamada reer galbeedka - Aug 16
Guddoomiyaha Xisbiga HA NOOLAATO oo cambaarayn dusha uga tuuray
ciidamada Ethiopia ee xasuuqa ka geystay Muqdisho iyo Shabeelada Hoose
Akhri Aug 16
Batiyaanasiibkii Telcom oo maanta lagu qabtay Borama “Daawo Sawirada” -
Aug 16
Dagaallo lagu jabiyay ciidammada gumaysiga Aug 16
Dibu-heshiisiin dibu-heshiisiin dhasha !!
Aug 16
Avv.Cabdullaahi Faarax Qaarey "waxaa imaaneysa in la yiraahdo
dadkaan ma bisla oo waqti hala siiyo, taasoo micnaheedu uu noqonayo dadkaan
hala jilciyo" Akhri Aug 15
Warbixin-
Sidee baa General Cabdulahi Axmed Jamac[Ilka Jiir] looga soo dhoweeyey
Dhahar- Aug 15
WAREYSI:
Professor Axmed Ismaaciil Samatar
“Itoobiya naguma soo duusheen haddaanu leennahay madax iyo dowlad dhab ah”
Akhri
WAXA EEY
U TAAGAN TAHAY MAALINTA XORIYADA WADANKAN PAKISTAAN (Aug 14).. Warbixin
Xafiiska
UN u Qaabilsan Arimaha Siyaasadda Soomaaliya oo shaaca ka qaadey
xiliga ay kulmayaan gudiyadii ugu muhiimsanaa heshiiskii Jabuuti,
War-saxaafadeed Aug 14
Deeq
lacageed oo ay soo direen jaaliyadda Soomaaliyed ee dalka Britain ay
gaarsiiyey Cisbitaalka madiina Akhri
Waxbarashada magaalada qardho oo sanadihii u danbeeyay kor u kacaysay.!!!
- Aug 14
Somalitalk oo wareysatay Wardheere oo Soomaaliya ka soo laabtay Dhowaan
- Aug 14
MOHAMED
FARAH "Da’yarta Soomaaliyeed mustaqbalkoodu waa cayaaraha fudud"
Musharax Nuradin Adan Diriye oo soo gaarey xarunta ganacsiga
Puntland Magaalada Boosaaso AKhri...
Gen.
C/lahi Axmed Jaamac (Ilka Jiir) oo Qaab Caalami ah loogu soo
Dhoweeyey Madaarka Magaalada Bosaso
Akhri
GEN.
GABRE: "C/llaahi Niyadda haka saaro inuu soo celiyo Maxamed Dheere"
- Aug 12
:::RADIO IRIN oo HAWADA KUSOO BIIRAY
(pdf)
Mudaharaad ka dhici doona London Uk..
Goorma
Dagaallo lagu naafeeyay ciidammada gumaysiga Aug 12
Hal sano kadib xaalada Wariye Cabdixakiin
Cumar Jimcaale oo liidato
- Aug 11
Bannaanbax ka dhan ah
maamulkii hore ee G/Banaadir oo ka dhacay deegaanka Madiina..
Akhri Aug 10
Lammaane Jarmalka
ah oo muddo 44 casho ah lagu haystey buuraha Calmadow oo la siidaayey
kaddib markii la bixiyey madax furasho gaareysa
AKhri.. Aug 9
Aug 9, 2008:
Nin dhalinyarro Soomaaliyeed oo la diley K/Afrika oo lagu aasay Port
Elizaberth
Madaxweynaha DGPL oo si
rasmi ah xariga uga jaray shirkadda Isgaarsiinta ee Telcom Puntland
Akhris/sawiro
Masar: Sh.
Shariif oo Khudbad ka jeediyay Xarunta Machadka Daraasaadka Afrika . Aug
9
Sheekh Shariif Iyo Cabdiqaasim Oo Ku Kulmay
Masar.
K/Afrika:
Safiirka
Boqortooyada Sacuudiga ee oo ka hadlay arrimaha Soomaalida. - 8/8/08
Hindiya:
Warbixin Ardayda Soomaaliyeed ee ka qalin jebiyey Jaamacadda Osmaniya -
8/8/08
Muqdisho:
Kulan beesha
Mudulood oo laga soo saaray qadobo looga soo horjeedo C/laahi Yuusuf
iyo bannaanbax lagu taagerayo Nuur Cadde
Akhri- 8/8/08
Nin Soomaaliyeed
oo lagu diley Minneapolis, USA
Maraykanka
oo doonaya in ay wada hadal la galaan Sheekh Xasan Daahir Aweys
Dowladda Itoobiya oo dhabarka u jeedisay khilaafka u dhexeeya
Madaxda sare ee DFKMG.. AKhri Aug 7
Ururada
haweenka ee bulshada rayidka oo deeq lacageed gaarsiiyey qoysaskii
dadkoodu ku dhinteen qarax
Sanad guuradii 10aad ee ka soo wareegtay aasaaskii xisbiga midnimada soomaaliyeed oo
muqdisho laga xusay (8/7)
BAAQ
NABADEED GAALKACYO (Eng. Faatoxo) Aug 7
Jaamacada Muqdisho oo xarun cusub ka furatey Bosaso
K/Afrika: Dacwadii Zuma
oo muddo bil dib loo dhigey go’aan ka gaaristeeda. . Aug 6
Gen. Cadde Muuse oo Wasaaradda
Batroolka
u Magacaabay Saddex Agaasime iyo shirkadda Range oo
shaaca ka qaaday lacagta caddaanka ay haysato...
Akhri..
Kacdoon ka jira Godey iyo dad badan oo xidhxidhan
Bannaanbax lagu Taageerayo Xil ka qaadistii Maxamed Dheere oo ka dhacay
Muqdisho...
Ganacsiga magaaladda Baydhabo oo xiran maalintii labaad
Ururada haweenka ee
bulshada rayidka oo gurmad lacageed gaarsiiyey dadkii ku dhaawacmay
qaraxii waxyeelada ba’an geystey ee ka dhacay muqdisho..
Akhri Aug 5
“Ma Sidii xoolihii
lagu sheegey Rifti Faali oo kale miyaa dalagii Beeruhuna loo
xanibayaa” sidaas waxaa yiri ganacsade Soomaaliyeed...
AKhri Aug 4
Horuumarinta Beeraha &
Miyiga Puntland...
Qaraal uu soo saaray Musharax Prof. Farjac
Akhri Aug 4
Northland State of Somalia oo laga soo Dhaweeyey Chicago
Ismaaciil Buuba oo
Muqdisho Degdeg ku yimid Jooga.
SHIRKA
CULUMADA ISLAAMKA ADUUNKA – JAKARTA
PL:
Xisaabxirkii
Miisaaniyadda 2007 sidii loo maamulay
iyo Gudiigii Dhaqaalaha oo iscasiley (Ka
Akhri Halkan) - pdf
Warsaxaafadeed ku Saabsan Bamkii ku Qarxay Haween ku guda jiray Hawl
Nadaafad
Isbahaysiga Dib U Xoreynta Soomaaliya
waxaa uu.. Akhri
AMNI
XUMIDA NAIROBI KA JIRTA
Warbixintii Ibraahim Saalax, Nairob..
AKhri.. Aug 4
Jaamacadda Muqdisho oo
Faraceedii ugu horreysey ka Furtay Puntland
iyo Warbixintii ku saabsan sharciga fududeynta xawaaladaha ee congresska
maraykanka HR4049 Akhri Aug 4
Mudaharaad ay Sameeyeen Soomaali
Qaxooti ku ah Waddanka Thailand, Bangkok
- Aug 3
Fidinta diinta iyo doorka culumada
Soomalaida Koonfurta Afrika
(dad baddan oo diinta lagu soo duwayo). Akhri..
Aug
2
Dagaallo lagu jabiyay ciidammada cadowga.
Kooxda Al-Hijra oo Noqotay Horyaalka EuroSom
iyo Xafladii Xiritaanka... Akhri Aug 2
Mooshin Lagu Doonayo In Xilka Lagaga Qaado
raysal-wasaare Nuur Cadde Oo Ka Bilowday Baydhabo
Mashruuca Daryeeelka Cafimaadka Xoolaha Soomaaliyeed
iyo warbixinno ku saabsan cudurada ku dhaca Ariga, Lo'da iyo geela....
Akhri... Agoosto 1
Shir
dhexmaray Beesha Dhulbahante iyo Geri oo lagu qabtay Magaalada Minneapolis.
July 29
WARARKA JULY KA AKHRI HALKAN
.