Home » Warar »

Masaajidka Flen ee Sweden (Flens Moske) oo markii 5-aad dhaawac lagaarsiiyey

Daaw: Maamulka iyo Culumnmada Masaajidka Flen ee Sweden oo ka warbixinaya dhaawac loo gaystay Masaajidka, muslimiintana ka codsaday inay gacan ka gaystaan, sidii Markasku usii jiri lahaa.

llaahu Akbar- waa markii shanaad ee la burburiyo Masjidka Flen ee waddanka Sweden. Gurigaan maanta Masjidka ah ayaa markii hore ahaan jiran Kaniisad Illaah qayrkii lagu caabudo,  waa arrin muslimiinta degan magaallada walwal badan geliyey.Daawasho wacan.

Warbixin dhamaystiran iyo codsiga Masuuliyiinta hoos ka daawo.

maxresdefault

WQ. C/caziiz Baliile

ziizbaliile@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: ,

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.