Home » Archive Bisha July, 2014

Ra’iisul W. Cabdiwali: “Xukuumaddaydu waxay soo dhaweyneysaa heshiiska taariikhiga ah ee galabta gaareen maamulladii ka jiray gobollada dhexe”

Jul 31, 2014
Warsaxaafadeed kasoo baxay DFS: Muqdisho, 30, luuliyo, 2014… Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa galabta heshiis taariikhi ah oo maamul loogu dhisayo gobollada dhexe ee Soomaaliya ugu qabatay magaalada Muqdisho ergooyin ka socday Maamullada Galmudug, Ximan iyo Xeeb, Ahlusunna Wal-jamaaca, iyo Hoggaamiyaal dhaqan, waxaana heshiiska goob-joog... 

Waqtiga Somaliya ay Jahwareerka ka Baxayso oo Qur’aanka laga Qiyaasay

Jul 30, 2014
Dhibta haysata umadda Soomaaliyeed laga soo bilaabo burburkii dawladii dhexe ee Somalia 1991 ilaa maanta ayaa waxay noqotay mid aan dhamaan wali, oo maalinba maalinta ka sii danbaysa  xalkeedu uu sii fogaanayo. Waa wax lagu yaqaan adduunka in hadii Dawlad ay si Fashilan u burburto ay waqti badan qaadanayso sidii ay mar Labaad dib ugu soo noqonayso sidii ay markii hore ahayd ama si kasii Fiican. Hadaba... 

Dastuurka Ha Loo Hoggaansamo

Jul 30, 2014
                               Qore: Dr. Cabdi Shire Warsame   Dowladnimo waxaa saldhig u ah, in uu jiro dastuur qeexaya qaab-dhismeedka iyo habka ay u wada shaqaynayaan qaybaha ay dowladdu ka kooban tahay. Tanina waxay ina tusaysaa in aysan dastuur la’aan dowladi jiri karain. Sida ku cad Dastuurka qabyada ah ee Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,... 

Mar unbaa mid lagu meelmariyo maahir noo kacaye! (qaybta 2aad)

Jul 30, 2014
Ibrahima inta uu sheekada ii waday mar wuu kacaa, marna wuu fadhiistaa. Mar intuu is ilaawo ayaa gacmaha iyo lugaha ka dagaalamaa Waxaanse aad uga calool xumaadaa marka aan arko indhihiisa oo ay ilmo ku istaagayso. Waa nin ciilan, aadna uga xun xaalka uu ku suganyahay dalkiisa, balse aan laheyn awood uu wax kaga qabto. Intaas waxaa usii dheer waxaa loo diiday inuu ka hadlo dhibaatadaas oo meel walbe... 
Halkudheg:

Hay’adda HARO oo soo Gabagabeysey Baraamijkii Afurinta Masaakiinta iyo Bixinta Sakaatul Fidriga.

Jul 30, 2014
Hay’ada Humanitarian African Relief Organization (HARO) ayaa Gargaar Raashin Sakaatul Fidri ah ka qaybisey Gobolka Banaadir gaar ahaan Degmada Wadajir iyo Gobolo kale, waxaana Sakaatul Fidrigaas ka Faaideystey oo loo qaybiyey Dada Badan oo isugu jira Danyar, Agoon iyo Barakacayaal Hay’ada HARO oo Deeqdaan ka soo Ururisey Walaalaha Jaalliyadda Somaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika uguna tala... 

Waraysigii Cabdullaahi Nuur Salxaan oo Mashiinka Hilibku ka gooyey Gacanta Midig

Jul 30, 2014
Somalitalk, London, Ontario August 3, 2000 FG: Waraysiga waxaa SomaliTalk qaaday 2000 Waa wiil dhallinyaro ah isla mar ahaantana kujira waqtiga ay dhallintu ugu firfircoontahay, waxaa kamuuqda sharafta iyo haybadda Islaamka, waa nin aad u bashaash ah [farxaan ah], wuxuu aad ugu qanci ogyahay qaddarta Ilaah kaddib markii makiinad afkabadan ee ah kuwa hilibka logu saafo ay si degdega u jartay gacantiisa... 

Ururka Bisha Cas ee Iiraan oo soo Gabagabeysey Howlo Samafal oo ay Wadey Tan iyo Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Jul 28, 2014
Ururka Bisha Cas ee Iiran wuxuu soo Gabagabeeyey howlo Samafal oo uu ugu talagalay Bisha Barakeysan ee Ramadaan. Mudadii ay howshan socotey wuxuu Uruku Raashiin gaarsiiyay 13 Xarumood oo 12 ka mid ah ay ku yaalaan Magaalada Muqdisho halka mida kalana ay ku taalay Degmada Afgooye. Ka fa’ideystayaasha ayaa iskugu jiraan Caruur Agoon ah, Indhoolayaal, Curyaamiin iyo dad Barakacayaal ah. Iranian Red... 

Golaha Wasiirrada oo isku raacay Safaaradaha dibedda ay ku leedahay Soomaaliya in tiradooda lagu soo koobo 31

Jul 27, 2014
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulan gaar ah oo looga hadlayay dib-u-habayn lagu sameeyo Safaaradaha ay Soomaaliya ku leedahay Caalamka, waxaana kulanka shir Guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed. Wasiirka Arrimaha dibedda Dr. C/rixmaan Ducaale Beyle ayaa Saxaafadda la hadlay Kulanka kaddib. Fadlan Lifaaqa Hoose... 

Prof. Jawaari oo u dhoofay Norway

Jul 26, 2014
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sh Cismaan Jawaari iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa Jimacadii u dhoofay dalka Norway. Waftiga jawaari waxaa kamid ah guddoomiye ku xigeenka laabaad ee baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad. Intii uusan Muqdisho ka dhoofin, Jawaari oo ka hadlay safarkiisa waxa uu yiri “Waxaan u amba baxayaa shir sanadle ah oo ay caalamka iyo Scandinavian-ka ay isugu imaanayaan,... 

Falastiin: Geesiyaal Garab Waayey

Jul 24, 2014
Qoraalkaan waxaan qorey 28/12/2012 Xili Israa’iil Weerarka maanta lagu hayo Marinka Gaza mid la mid ah uu socdey,waxaana ka soo wareegtey Hal Sano iyo Todoba Bilood wax kale oo aan iidiin Tari karo ma hayo oo aan ka hayn in aan Qalinkeyga idiin kugu Hiiliyo bal ila Akhriya. Dadka Reer Falastiin Mudo ka badan 60 Sano ah ayay ku jireen Dagaal si ay ku helaanXoriyad iyo Dal Madaxbanaan, waxa uuna... 

Soomaaliya: xil ka qaadis lagu sameeyey Xeer Ilaaliyihii Guud ee Qaranka

Jul 24, 2014
Shirkii Golaha Wasiirada oo Galabta Lagu Magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Warsaxaafadeed ka soo baxay Golaha Wasiirada DFS: Muqdisho, 24, Luuliyo, 2014….Golaha Wasiiradda Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa looga hadlay xaaladda ammaan ee dalka iyo xil ka qaadis... 

Saado Cali Warsame oo lagu dilay Muqdisho

Jul 23, 2014
Xildhibaanad Saado Cali Warsame ayaa lagu diley magaalada Muqdisho. Warar hordhaca ayaa sheegaya in dabley hubaysan ay maanta July 23, 214 rasaas ku fureen gaari ay saarnayd marxuumadu, oo marayey meel u dhaw tree biyaano, ayna halkaas ku geeriyootey.  Waxaa kale oo geeriyoodey darawalkii gaariga wadey. Marxuumadda ayaa ahayd xildhibaanad ka tirsanayd baarlamaanka Soomaaliya. Hoos ka akhri qoraal... 

Wasiirka Kalluumaysiga DFS oo ka hadlay Warqadii June 30, 2014 uu Madaxweynaha DFS u gudbiyey UN-ka

Jul 23, 2014
Qoraalka ay Norway u diyaarisay Soomaaliya waa mid lagu soo cusboonaysiinayo muran gelintii badda Soomaaliya…. Waa qoraalka july 21, 2014 uu madaxweynaha DFS u gudbiyey UN … Waa murankii ay diideen baarlamaankii hore oo lasoo cusboonaysiiyey…. Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Dawladda Federaalka Soomaaliya (DFS) oo ka hadlay warqaddii madaxweynaha DFS u gudbiyey Qaramada... 

Madaxweyne Xasan Shiikh “Cid aan Dacwo u qabno, ama Dood u qabno iyo Cid aan Dhul ku sheeganeyno iyo Cid aan Biyo ku sheeganeyno midna ma jirto,

Jul 22, 2014
“Maalintii Shaley oo Bishu ahayd 21 Dowlada Somaaliya waxay Gudbisey Xudeedaheeda oo ah EEZ 200nm iyo Continental Shelves 350nm” “Ciddii Dacwad noo qabta oo Caalamka ka tirsan iyagaa soo qaylin doona” Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Shiikh Maxamuud oo ka hadlayey soo Xirtaanka Kalfadhigii 4aad Golaha Baarlamaanka ayaa soo hadal qaadey Warqadii uu dhawaan u direy Qaramada Midoobey... 

Soomaaliya oo Cambaaraysay Israel weerarkeeda Gaza

Jul 22, 2014
War saxaafadeed ( Faafin degdeg ah) Xoogaga Israel waxa ay xoojiyeen 20 July duulaankooda joogtada ah oo ay ku qaadeen Marinka Gaza ee Falastin . Wasaaradda Arrimaha Dibaddu : Waxa ay si adag u cambaareyneysaa duulaanka lagu qaaday dadka ku nool Gaza ee go’doonsan, iyo beegsashada rayidka aan waxba galabsan , taasoo ah wax ka hor’imaanaya qiimaha bani’aadanimada,dhaqamada iyo qawaaniinta caalamiga. Waxaan... 

Hay’adda Samafalka ee Tamkiin Foundation oo Gargaar Cunto ah Gaarsiisay Dad Dhibaateysan.

Jul 21, 2014
Hay’adda Samfalka ee Tamkiin oo ka mid ah Hay’adaha Waddaniga ah ayaa gargaar cunno waxay gaarsiisay dad danyar ah oo ku nool gobollada Banaadir, Shabeellada Hoose, Jubbada Hoose iyo Waqooyi Galbeed. Raashinkaan oo ka koobnaa Bariis, Bur, Sonkor, Timir, Caano iyo Saliidda lagu Karsado raashinka ayay hay’addu ugu talo-gashay dadka tabaalaysan ee ku nool gobolladaas bisha barakeysan ee Ramadaan. Gargaarkaan... 

Suleymaan Maxamed Ibraahim “Waa yaabee ma hadda ayaa la heley Wadankaan waa iyada la leeyahay Baddiisa ma Xadeysna”

Jul 21, 2014
Suleymaan Maxamed Ibraahim oo ka mid ahaa Xildhibaanadii hore ee Dowladii Kumeel gaarka ahayad ayaa mar uu u waramayey Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta ayaa soo hadal qaadey Qoraalkii uu Madaxweyne Xasan Shiikh uu u Gudbiyey Qaramada Midoobey Bishii hore Sodonkeeda kaasoo uu ku dalbanayey in Dowldda Federaalka ay diyaar u tahay in ay Wada hadal ka gasho Badda Soomaaliya gaar ahaan Dhinaca Xuduuda... 

Admiral Faarax Qare “Soomaaliya Waxay ku Waayeysaa 97% xuquuqdeeda Badda ay haysato hadda, Haddii la tirtiro Law no. 37”

Jul 20, 2014
Hadalkaas wuxuu yiri kahor safarkiisii qarsoodiga ahaa ee lagu geeyey Holland “… riigagga batroolka laga qodo Xamar dushiisa meel aad arkeysid haddii aad xeebta istaagtid. Kalluunkii in laga dabto ayey noqon lahayd, qashinka in lagu shubo ayey noqon lahayd, Arrintaasi mid la qaadan karo ma ahayn….” “arrrintaas waa ka gariirnay, waxay noqotay ugu dambayntii in naloo soo... 

“Maxaa Isku Dan Ka Dhigey Al-shabaab, Itoobiya, Kiiniya IWM,” Dadka Soomaaliyeedoow Goormaad Hurdadda Ka Toosi Doontaann??!!

Jul 19, 2014
Qalinkii Maxamed Macallin Cismaan (All-man) Minnesota USA : – fatxumaalik@hotmail.com F.G, Codsi iyo Afeef : – waxaan ka codsanayaa shacabka soomaaliyeed ee heley ama akh-ristey fariintan, in ay wax ku kordhiyaan, isla markaana ay u soojeestaan sidii wax looga qaban lahaa murtida ay xambaarsan tahay fariintan yar ee misana salka balaaran!!.  Afeef:- Ujeedkeygu  ma ahan mid shacabka soomaaliyeed... 

Xildhibaan Xiddig “Waxaan Beesha Caalamka u sheegayaa in aynaan marnaba Gorgortan ka galeynin Biyaha Badda Somaaliya”

Jul 19, 2014
Iyadoo muddooyinkan dambe dib ay u soo cusboonaatay arrinta heshiiskii xadeynta Badda Soomaaliyeed ayaa waxaa mar kale arrintaa daah rogay Siyaasiyiin iyo aqoonyahano Soomaaliyeed kuwaasoo tafaasiil dheeraad ah ka bixiyay. Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo marka hore hadlay ayaa ku tilmaamay heshiiskaas mid aan haatan loo fadhiyin in la soo hadal qaadaba, wixii heshiiskaas Badda Soomaaliyeedna... 

Milkiilihii Dhismihii Baar Bakiin oo  Cadaaladdaro ku Tilmaamey Burburintii lagula kacay Dhismihiisii ku yaaley KM4.

Jul 19, 2014
Milkiilaha Dhismihii Bar Bakiin ee ku yiiley Agagaarka Km 4  la bur-buriyey Bishii June  ee Sannadkaan  ayaa Saxaafadda u soo bandhigay Qoraalo ama  Document-yo  Caddeynaya Sharci ahaanshaha Dhismahaasi Ganacsade Daahir Maxamed Aadan oo Daahir Bakiin ku magac dheer ayaa Wariyaasha tusay Cadeymaha Dhulka uu dhistay oo uu ku saxiixan yahay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Cismaan... 

Ha’yada HARO oo Muqdisho ka wada Barnaamjika Afurinta Dadka Masaakiinta ah ee Sooman.

Jul 18, 2014
Iyadoo Ha’yaddaHaro looga bartey in ay marka la gaaro Bisha Barakeysan ee Ramadaan ay ka bilowdo Magaalada Muqdisho Barnaamj ay gacan ku siineyso dadka Masaakiinta ah ee Soomaan kuwaa oo aan awoodin in ay heleen Cunto ay ku Afuraan, ayaa markii uu Dhalatey Bisha Barakeysan ee aan ku jiro waxay Degmada Wadajir ka bilowdey Barnaamjkaas Hayada HARO ayaa Xarun ay ku leedahay Degmada Wadajir Bilowgii... 

Sweden: Xarunta dhaqanka Islaamka oo soo bandhigtay aqoon isweydaasi ku saabsan badbaadinta caruurta soomaaliyeed ee reerahooda laga qaato

Jul 18, 2014
Hordhac:  Guud ahaan wadamada qaarada yurub, gaar ahaana wadamada iskandaneefiyaanka ayaa waxaa sanadihii ugu dameeyey aad ugu soo badanaayey waalidiinka caruurtooda laga qaato. Caruurtaas ayaa badanaaba waxaa loo geeyaa dad dhaqan ahaan iyo diin ahaanba ka duwan caruurta. Arintaas ayaa waxaa ay keentaa in dhaqankii iyo diintii islaamka ee caruurta soomaaliyeed haysteen uu gebi ahaanba tirtirmo ama... 

Prof Saciid Ciise Maxamuud “ Xisbiga Dadka wuxuu u arkaa Qoraalka Madaxweynaha uu u Gudbiyey Q/M ee Badda Soomaaliya Khiyaano Qaran”

Jul 17, 2014
Dr. Saciid Ciise Maxamud oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Dadka oo ka hadlayey Qaraalkii Madaxweynaha uu 30-kii June sannadkaan uu u Gudbiyey Qaramada Midoobey ee Badda Soomaaliya ayaa yiri “Sida ku cad Qoraalka Madaxweynaha uu uga tanaasuleyDhul Badeedka ay Soomaaliya leedahay, isaga oo ula jeeda dalka Kenya in haddii ay jirto Wadan aan wadaagno Bad oo dood ka qaba sida Dhul Badeedka Soomaaliya ay ugu... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...