Home » Archive Bisha October, 2014
AMISOM mourns passing of Somali Police Commissioner Brig. General Mohamed Hassan Ismail
PRESS RELEASE
(For Immediate Release)
October 30, 2014: The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Maman S. Sidikou has learnt with sadness the passing of the Somali Police Commissioner Brigadier General Mohamed Hassan Ismail.
The Somali Police Force is one of the institutions that AMISOM works with and supports strongly, in close partnership...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo geeriyooday
Muqdishu: General Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil ayaa goor dhawayd ku geeriyooday magaalada Muqdishu. General Maxamed ayaa u geeriyooday si dag dag ah, ilaa hadana lama xaqiiyin wax sababay geeridiisa, Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa magacaabay gudi xaqiijiya Geerada taliyihii Ciidanka Booliska.
Bahda Somalitalk ayaa ka tacsiyeynaysa geerida ku timid Taliyaha ciidanka Soomaaliyeed, General Maxamed...
Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed
Warsaxaafadeed Muqdishu 30 Oktoober 2014: Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna ku simaha Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka
tacsiyadeeyey geerida ku timid Allaha u naxariistee Taliyihii Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed General Maxamed Xasan Ismaaciil oo goor dhow ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Ku simaha Madaxweynaha Dalka ayaa yiri...
R.W Cabdiweli oo ka Tacsiyeeyay geeridii Taliyaha Ciidanka Booliiska Gudi baarisna Magacaabay
R.W Cabdiweli oo ka Tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Taliyihii Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
Mogadishu,30, October 2014– Raāiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaah u naxariistee Taliyihii Ciidamadda Booliska Soomaaliyeed General Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil oo...
Qaar kamid shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo loo qabtay Aqoon Is-weydaarsi la xiriira shaqada
Mogadishu,30, October 2014– Waaxda Shaqada Shaqaalaha iyo Tababarrada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya, ayaa aqoon isweydaarsi soconayay hal maalin u qabatay qaar kamid ah shaqaalaha Xafiiska, kaasoo qeyb ka ahaa barnaamijka Tababarka iyo Tayeynta Shaqada iyo Shaqaalaha XRW oo uu ku dhawaaqay Mudane C/qaadir Cabdi Faarax Xog-hayaha Joogtadda Xafiiska Raāiisul...
Khilaaf Soo Jireen Noqday !!
Xasan Shiikh Magacaabisitii Saacid wuxuu yiri āIntii aan eersani lahaa nin la ii keenay waxaan eersanayaa nin aan aqaanoā Xasan Shiikh Magacaabisitii Cabdiweli wuxuu yiri āRaāiisul Wasaarahan kala soo dhex baxay in ka badan 40 Siyaasiā Xasan Shiikh ma u adkeysan doonaa sidii Madaxwayne Aadan Cabdule Cisman !!
La yaab ma laha in maanta iyo berriba la maqlo waxaa is khilaafay madaxda ugu saraysa...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr. Cabdiraxmaan Bayle oo Dubai kaga qeybgalay Shirka Burcad badeeda,lana kulmay Wasiiro iyo Masāuuliyiin.
Dubai, October 30, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa muujiyay in dalkiisu u baahan yahay taageero caalami ah oo suuragelin kara in fursado shaqo loo abuuro kaluumeysatada iyo dadka xeebta degan si loo baabiāiyo jiritaanka falalka burcad badeednimo.
Wasiir Dr. Cabdiraxmaan D. Bayle oo khudbad ka jeediyay Shirka la dagaalanka...
Ā Yaa curyaamiyaĀ Hananka DawladnimoĀ Ā ee Soomaaliya?
Waxaa markale dib u bilowday Ciyaarihii Villa Soomaaliya eeā ahaa Khilaafka Madaxwaynaha iyo Ra’iisul wasaaraha siddaĀ Ā ā aan maqlayĀ Ā R’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali ShiikhĀ Ā Axmad ayaa isku shandhayn ku Sameeyey qayb ka midda Gollaha Wasiiradda taasooĀ Ā soo shaacĀ Ā saartay khilaafka MadaxadaĀ Ā sare ee DawladdaĀ Ā Federalka ee SoomaaliyaĀ Ā markhaatiĀ Ā ma doontana ka...
Dhismo-Qaran
HORDHAC/GOGOL-DHIG
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Waxaan Rabaa inaan aqristayaasha la wadaago mowduucaan aan u arko in uu mihiim u yahay in ay fahmaan dhamaan dadka soomaalida ah anigoo mowduucaan idinku soo hordhigi doona 1- Tusaalooyin dalal aduunyada ku yaal oo dagaalo sokeeye aay ragaadiyen hada ka baxay oo dalkooda dib-u-dhis...
Dalanbaabi socod – Maanso Dareen Huwan
Adeegsiga iyo xiisaynta gabayada, maansooyinka dadku iguma baran, iskaba daa inaan
tiriyee, qudhaydu iskuma ogeyn wax habeysan oo aan hore maanso ahaan u idhi.
Si kastaba ha ahaatee, wakhtiyada qaarkood waxa ku soo maraya xaalado iyo
dhacdooyin, aanad si sahlan u cabbiri karin, hadaad is tidhaahdo qoraal ku muujina laga
yaabo inay sharraxaad badan kaaga baahato, qoraalkuna afmeeridba yeelan waayo.
Gabeygu...
UN Secretary-General and World Bank Group President arrive in Mogadishu, pledge support for regional peace, security and development
Mogadishu, 29 October 2014 ā United Nations Secretary-General, Ban Ki-moon, and World Bank Group President, Jim Yong Kim, arrived in Mogadishu to pledge support for Somaliaās transition and for efforts to strengthen security and development across the wider Horn of Africa region.
The joint high level visit comes at an important time for Somalia which continues to make significant security gains...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo Madaxweynaha Bangiga Adduunka oo Muqdisho soo gaaray taageerana u ballanqaaday nabadda, amniga iyo horumarinta gobolka
Muqdisho, 29-ka Oktoobar 2014 ā Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon, iyo Madaxweynaha Kooxda Bangiga Adduunka, Jim Yong Kim, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si ay taageero ugu ballanqaadaan kalaguurka Soomaaliya iyo dadaalka loogu jiro xoojinta amniga iyo horumarinta gobolka Geeska Afrika dhammaantiisa.
Booqashada wadajirka ah ee heerka sare ayaa imanaysa waqti muhim u ah Soomaaliya...
Bulshada Rayidka oo ka Hadley Khilaafka u dhaxeeyo Madaxda Dowlada codsadeyna in la dhameeyo.
Cabdulaahi Maxamed Shirwac āKhilaafku waxaa uu salka ku hayaa Saddex arrimoodā
Cabdi Abshir Dhoore āWaa in Shacabka la xisbaabtamaan madaxdoodaā
Mudane Abkow āBulshada rayidka waxay jecel yihiin in la dhameeyo khilaafka maadaama ay dowlad ku nool yihiinā
maanta oo ay taariikhdu tahay 29 october 2014 waxay dalladda SOSCENSA Jjilayaasha aan dowliga ahayn ee Koofurta iyo bartamaha soomaaliya)...
Maxaad kala socotaa xaalada Badda Soomaaliya Oo xiligan ay ku wajahan yihin khatara Muuqda iyo kuwa Qarsoonba Q-3aad
waraysiga qaybtan 3-aad ayaa ka hadlaysa xogta rasmiga ah ee Madaxwayne Xasan Sheikh gudbiyey, kuna saabsan xadaynta badda. Xogtaan waxaa markale lagu daray in muranbaddeed uu ka dhaxeeyo anaga iyo Kenya.
Waraysiga Xasan Dhooye oo faah faahsan dhagayso Guji
Madaxwayne Xasan Sheikh oo markale Muran baddeed kii Soomaaliya iyo Kenya soo celiyey.
Qayb ka mid ah xogtuu gudbiyeyna waxaa ku qoraa sidan;
page...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibdda Buriā Hamza oo la kulmay ergeyga midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya
Mogadishu, October 28, 2014- Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Buriā Mohamed Hamza ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa ergeyga gaarka ah ee Ururka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa howlgalka AMISOM Ambassador Maman S. Sidikou , Taliyaha ciidanka AMISOM Lt. Gen. Silas Ntigurirwa iyo Saraakiil kale .
Kulankan ayaa looga hadlay xoojinta wadashaqeynta...
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya
Somalitalk 28-10-2014
Madaxweynaha Dawladda Federaalka oo furey Shirkii Maamul u sameynta Koonfur Galbeed
Wafdigii uu hor kacayay Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa barqanimadii maanta ka degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo. Madaxweynha Xasan Shiikh iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay Xubno uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Barlamaanka...
Machadka EISA oo Garoowe ku soo Gabagabeeyey Tababar
Machadka EISA oo Garoowe ku soo Gabagabeeyey Tababarka ku saabsan sida looga qayb qaato Doorashooyinka
Tababarkaan oo ay soo qabanqaabisey Machadka Electoral Institute for Sustainable Democracy in Africa (EISA) oo inta badan qaabilsan Arrimaha Doorashooyinka iyo Dastuurada ayna ka qeyb-galleen dad laga soo xulay bulshada rayidka qaybaheeda kala duwan ayaa lagu soo gabagabeeyey Magaalada Garoowe ee...
Golaha Wasiirrada oo ka dooday qorshayaal kor loogu qaadayo Miisaaniyadda dowladda
Mogadishu,27, October 2014–Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta isugu yimid kulan aan caadi ahayn oo shir gudoominayey Raāiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed. Kulanka oo dhammaan xubnaha golaha Wasiirada ay soo xaadireen ayaa looga dooday arrimo dhawr oo ay ka mid yihiin ammaanka qaranka, Miisaaniyadda dowladda ee...
Sidee Guul Loo Garaa? Sirta Guusha
Qof walibaa oo dunidan ku nool waxa uu jecel yahay in uu gaaro guul ama hadafkiisa uu ka dhiidhiyo balse si aan hadafkeena u hiiksano waxa ay inooga baahan tahay in aan la imaano wadadii aan u mari laheyn ka dhabeynta himiladaa, hadaba hadii aan jecel nahay in aan guul gaarno aan raacno qodobadan soo socda:
1. Hilow: hilowga loo hiloobo gaaritaanka guusha ayaa qofka ku qasba inuu shaqada qabto ,...
Dhibaatada haysta Ardayda Soomaaliyeed ee Masar
Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Masar
Ma geed ay tol gaar ah ku arinsadaan mise mid loo dhanyahay?
Carabtu waxay tiraahdaa Dhab u hadlidda ayaa raaxo leh, sidoo kale Soomaalida waxay ku maah maahdaa Ilko iyo runba waa la caddeeyaa, sidaas darteed waxaan doonayaa inaan Faaladaan ku qaadaa-dhigo xaqiiqda Daahsoon iyo xaqiiqooyinka dahsoon ee ka jira Safaaraddeenna, si xog buuxda loogu helo in Safaaraddaani...
Maamulka Puntland oo ugu baaqay Masāuuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay isu Tanasulaan.
Banaanbax lagu Dal banayo in la xaliyo Khilaafka Madaxda Sare oo ka dhacay Magaalada Boosaaso
Maamulka Goboleedka Puntland ayaa markii u horeeyay ka hadlay Khilaafka soo kala dhax galay Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Raāiisul Wasaarihiisa. Cabdi-weli Xirsi Maxamed Indha-Guran oo maamulkaas u qaabilsan dhinaca war faafinta ayaa sheegay in loo baahan yahay Khilaafkaas inuu sii socon...
Shirwaynihii Sedexaad ee Jaaliyada Jubaland ee Finland
Shirwaynihii sedexaad ee Jaaliyada Jubaland oo Xalay oo taariikhdu tahay 26.10.2014 ka dhacay Xarunta Midowga Jaaliyadaha Putland ee Caasimada wadanka Finlandfm ee Helsinki waxaana laga arinsanayay sidii wax loogu qaban lahaa Dadka Reer Jubaland ee Dalkii jooga iyo kuwa halkan Jooga waxaana Warbixin dheer oo dhinacya badan taabanaysa oo ahayd waxqabadkii intii ay jirtay Jaaliyada soo jeediyay Gudoomiyaha...
Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska R/W oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timi Marxuum Bile oo kamid ahaa hawl-wadeennada Xafiiska.
Muqdisho, 27, Oct, 2014.. Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Raāiisul Wasaaraha, Mudane Cabdiqaadir Cabdi Faarax iyo dhammaan shaqaalaha Xafiiska Raāiisul Wasaaraha ayaa tacsi u diray ehelladii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum Maxamed Axmed Bile oo kamid ahaa howl-wadeenada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, marxuumka oo ku geeriyooday xalay dalka Malaysiya.
Hadaba, annagoo ka murugeysan, kana...
QurboJoogta Waqooyinga America Oo Soo Dhawaysay Kala Shaandhaynta Wasiirada Xukuumada Ra’isal Wasaare Abdiweli Sh. Ahmed
QurboJoogta Waqooyiga Amerika, una badan racii ugu horeeyey ee uu barakiyey dagaalkii sokeeye ee bilowday dabayaaqadii 1990kii, deegaankasta ha ka imaadaane, ayaa muujiyey in ay si cad u taageersan yihiin kala shaandaynta uu Ra’isal Wasaare Abdiweli Sheikh Ahmed ku sameeyey xukuumadiisa. Arintaan oo la xariirta, walaaca ay ka qabeen xulufada ‘Damul-Jadiidka’, oo ula muuqday in ay...
Joint Security Update by the Federal Government of Somalia and the African Union Mission in Somalia on Operation Indian Ocean
Mogadishu, 27 October 2014: President of the Federal Government of Somalia (FGS), HE Hassan Sheikh Mohamud, and the Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia and Head of AMISOM, Ambassador Maman S. Sidikou, along with senior military officers from the Somali National Army (SNA) and the African Union Mission in Somalia (AMISOM) today briefed the media...