Home » Siyaasad

Dowlad Diyaarad Saaran Dadkeediina Daafaha Muqdisho Duumo Kulaysay

Oct 24, 2009
Waa nasiib daro lasoo daristay umada somaliyeed, waxayna nasiib u heleen mudo 20 sano ah dagaalo soo noqnoqda, abaaro, cuduro, aan qaarkood la-aqoon qaarna laga dabar gooyey caalamka, hogaan aan arxan lahayn kanashaqeeya dantiisa iyo mida ehelkiisa iyo caalamka oo kusii ciqaaba dhibka ay kujiraan shacabka Soomaaliyeed. Waxaan dadlkaan soo maray mudadii 10 ka sano ahayd ee udanabysay 3 Dowladood waxay... 

Burburkii Qoys ilaa Qaran|Q-5aad|Mingiste

Oct 24, 2009
(Soomaali badan ayaa waxay aaminsan yihiin in burburka ku dhacay Soomaaliya uu ku kooban yahay oo keliya Qaran amase haykalkii Dowladnimo,balse arimuhu intaa waa kabalaadhan yihiin,burburka dhacayna waa mid gun iyo baar ah). Sababihii keenay burburka:- Marka aad doonayso in aad sharaxdo amase qeexdo sababihii keenay burburka ku dhacay Soomaaliya ,waxaan qabaa in uu dhaafay xadkii sababo loo yeeli... 
Halkudheg:

Gablan talo aduuneey|Dhaguuf

Oct 17, 2009
Nin aan u malaynayo inuusan waligii magaalo ka bixin baa waxaa laga hayaa indhihiii dhiman waayaa geel dhalaayana waa ku tusaan. Waxaan filayaa inaan ruuxna hore u suureysan in Shariif sheekh Axmed oran doono masaajida daroogaa caruurta lagu siiyaa. GABLAN TALO ADUUNEEY MAXAY GALABA HEER JOOGTEY. Bal aan yara dul istaagno dhowrkan qodob oo ka mid ah qodbadii madaxweynaha. Masaajida Shaki kuma jiro... 
Halkudheg:

Dagaal aan dhamaad lahayn, Umad aan Dantooda aqoon Iyo Dagaal ooge Danayste ah ayaa Dowlad la,aanta Sabab u ah

Oct 17, 2009
Waxaa soomaaliya mudo gaaraysa 31 sano marka laga soo bilaabo 1978kii Ayaa waxaa ka bilowday dagaal jabhadeed ka dib dagaalkii dowladii soomaaliya ee meleteriga ahayd iyo amxaarada ama wayaanada la gashay ka dib waxaa bilowday dagaalkii jabhadaha iyo beelihii mucaaradka noqday ee magacyada la baxay Sida jabhadii kowaad waxaan isku dayayaa inaan dhamaan jabhadaha magacyadoodii fasirno ama cadayo oo... 
Halkudheg: ,

Maxaad uga soo horjeeda wanaaga iyo horumarka|Jooje

Oct 17, 2009
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas kadibna dhammaan akhristayaasha sharafta iyo qadarinta mudanoow iga gudooma salaanta islaamaka ah Asalaamu caleykum Waraxmatulaahi wabarakaat. Ummad waxa uu horumarkeeda ku xiran yahay, marka ay dadkeedu diyaar u yihiin in ay horumaraan, laakiin waa waxaan dhici karin in ay hormarto... 

Puntland, Labo lagu gabood falay Dekedda Boosaaso iyo Garoonka Gaalkacayo|Qays

Oct 13, 2009
Waxaa markhaati ma doonto ah shakina aanu ku jirin in labada meelood ee aan kor ku xusay ay yihiin ilaha dhaqaale ee ugu muhiimsan ee shacabweynaha reer Puntland ay haysteen tan iyo markii burburku ku yimid qaranimadii sida weyn loogu darsaday ee soomaliya. Labadan meelood waxay saldhig si dhab ah ugu ahaayeen adeegyada rasmiga ah ee ay dadka reer puntland u baahnaayeen. Waxaan xusuustayda... 
Halkudheg: ,

Gunta khilaafka Kismaayo iyo talo ku socota wadaadada ku dagaalaya

Oct 13, 2009
Mahad oo dhan waxay u sugnaatay Ilaahay, nabad galyo iyo naxariisna ha ‘ahaato Nabi Mxamade dushiisha (SCW). Marka la rabo in si qoto dheer looga hadlo waxa ka dhacaya Gobolka J/hoose waxaa muhiim ah in aan milicsano khilaafkan dhaliyey dagaalada hada ka socda Magaalada Kismaayo,ma ahan iska hor’imaadkani mid si kadis ah ku yimid balse waxaa jiray tan iyo intii magaalada Kismaayo ay la... 
Halkudheg: ,

Ma anaa waalan mise cadan baa laga heesi ?!Abdulrazak

Oct 13, 2009
Mahad dhamaanteed Eebbaa iska leh, nabadgelyo iyo naxariisna korkiisa ha ahaato rasuulkeenii Suubanaa Muxamed Ibnu C/laahi.. Intaadabadeed :- Malaha Soomaalidu berigii hore reer cadmeed bay u badnayd, markaa ninkii reer cadmeed ee intuu xamar yimi ku arkay wax ka fajaciyay oo uusan filayn, buu ku hadaaqay ereygan ah ”ma anaa waalan mise cadan baa laga heesi”. Waayaha qofkii noolina wuxuu arkayaa... 
Halkudheg: ,

AMISOM manabad ilaaliyaal baa mase waa ciidan xasuuq?

Oct 2, 2009
Mahad oo dhan ilaahay bay u sugnaatay nabad galyo iyo naxariis nabigeenii korkiisa ha ahaato. Maxay yihiin ciidamada AMISOM? Ciidamada AMISOM waa ciidan African ah inta badana ka yimid wadanka UGANDA oo ah wadanka ugu AIDSKa badan Africa marka laga reebo dhowr wadan oo kamid ah Africa waxaana madaxweyne ka ah musafeni oo ah nin diinka christianka aad ugu adadag islaamkana aad u neceb iyo wadanka... 
Halkudheg:

Dastuur: Dastuurka DFKMG ee Soomaaliya

Sep 16, 2009
Dastuurka (Axdiga) Dawladda Federaalka Kumeelgaarka. Dastuurka DFKMG ka akhri Halkan ama linkiga hoose. www.somalitalk.com/dastuur/tfg.pdf  Read More →
Halkudheg: ,

Professor Ibi Ha ka Been Sheegin Howlaha Hay’ada PERSGA ee Bada Cas | ENg. Waharey

Sep 14, 2009
Professor Ibi Ha ka Been Sheegin Howlaha Hay’ada PERSGA ee Bada Cas Hay’ada PERSGA (Regional Organization for the Conservation of the Environment of the Red Sea and Gulf of Aden) waa hay’ad u xilsaaran ilaalinta bay’ada bada sida kaluunka dhirta iyo kheyraadka bada. Hay’ada PERSGA waxa markii ugu horeysay ku bahoobey lix wadan waxaana la aasaasey 1982. Hayada PERSGA waxa si weyn ugu ololeeyey... 
Halkudheg:

Saleh Ali Saleh Nabhan waa nin ceenkee aah!? | Gentleman

Sep 14, 2009
Saleh Ali Saleh Nabhan waa nin ceenkee aah!? Saleh Ali Saleh Nabhan waxa uu ku dhashay April 4, sanadkii 1979 Magaaladda Mombasa ee dalka Kenya. Saleh Ali Saleh Nabhan ayaa la rumeesanyahay in uu ku jirto weerar dhanka Diyaaradaha oo lagu qaaday Kolanyo Baabuur ah oo mareesay xaafadda Roobow ee ka tirsan Degmada Baraawe ee Gobalka Sh/Dhaxe una jirta 250 km Magaaladda Mogadishu ee caasimada dalka Somalia. Bishii... 
Halkudheg:

Bishii hore waxaan Finland yimid W.W cadaalada DKM Janaqow|Idiris

Aug 29, 2009
Qofkii finish yaqaano lifaaqa ha akhriyo hadii loo baahdana waan turjumidoonaa Intaa kadib waxaan idin ogaysiinaynaa W.W.Cadaalada DKM in uu yimid Finland waxuuna la kulmay siyaasiin kala gadisan sida xildhibaano iwm. Wasiirka cadaalada waxuu doonayay dageero dhanka milirariga ah iyo dhaqaalo si ay oola dagaalamaan kooxaha ku kacsan waxaase arinkaas amakaak uu ku noqotay siyaasiintii uu la kulmay... 

Dagaal ooge soow dad malaha?|Ahmed Haadi

Aug 29, 2009
Dagaal ooge soow dad malaha? Waxaa shacabka soomaaliyeed la gudboon inay is weydiiyaan, ragga dagaal oogayaasha ah ee bulshada u horseedaya dagaalka iyo dhibaataynta joogtada ah halka ay jiraan xaasaskoodu, iyo carruurtooda. Weli miyaad aragtay dagaal ooge dhaqtarka ugu yimid xaaskiisii ama cunugiisii oo dhaawac ah ama dhintay, iyagoo la qaxaya carruurtoodii iyo xaasaskoodiiba, amaba iyagoo u shaqo... 

Sabool Hodan ah!|Urursan

Aug 29, 2009
Waxaa Dadka Aadamiga ah lagu masaalaa sidii Macdanta oo kale. Magaca Macdan waa mid guud oo u dhaxeeya macaadinta kala geddisan oo dhan,sida: Birta, Maarta, Dahabka iyo kuwa kale. Laakinse waa ay kala tayo sarreeyaan,kala qaalisan yihiin, kalana wax-tar badan yihiin. Macdanaha qaarkood waxaa lagu helaa si dhif iyo naadir ah,kuwana si fudud ayaa lagu heli karaa,meel kastaana waa lagu arki karaa. ... 

RAQBA WAA KU RAGGEED|Maxamud

Aug 29, 2009
Wallee ama rafiiqdoo sidii raxan walaalowde Ama idin rash tiri bawdadaan laga rukuucaynin Rufucii tol kala gala haddii layska wada raadsho Haddaydaan sidii yacay ruqsamin dhagaxa ii raabi Raqba waa ku raggeed oo meeshan raq baa taal, laakiin raqdan halkan taal raggeedii lama hayoo lama hayo, soomaalidu waxay ku maah maahdaa waxaadan hurayn habaar laguma darsado, somaaliya nasiib darrada ku habsatay... 

Siyaasi Reer Puntland oo Beelo Gobolka Bari ku Diriray Ugu Baaqay Nabad

Aug 29, 2009
Siyaasi Reer Puntland oo Beelo Gobolka Bari ku Diriray Ugu Baaqay Nabad Waxa mudooyinkan Aloosnaa Dagaal xidhiidh ah oo ka dhacayay Gobolka Bari dagaaladaasi ayaa salka ku haya inta badan dhul daaqsimeed iyo Ceelasha Biyaha, Maamulka Puntland ayaa wada abaabul xoogan oo ay arinkaasi ku dhex galayaan, hase ahaatee ilaa haatan wali waxa laysugu Jiraa Kuurka. Dagaalkii Ugu danbeeyay ayaa ka dhacay Deegaanka... 
Halkudheg:

Burburkii Qaran ilaa Qoys Q- 4aad|Mingiste

Aug 29, 2009
Maxaa Burburay ? Aug.2009 (Soomaali badan ayaa waxay aaminsan yihiin in burburka ku dhacay Soomaaliya uu ku kooban yahay oo keliya Qaran amase haykalkii Dowladnimo,balse arimuhu intaa waa kabalaadhan yihiin,burburka dhacayna waa mid gun iyo baar ah) Ma fahansan tahay erayada ay ka mid tihiin:- Qaran-Qoys-Qabiilka-Qabyaalada-quudhsiga-Qoriga- Qaybinta-Qaxoontiga-qiil... 
Halkudheg:

Suufiyada gadaashooda waxaa kasoo bidhaamaysa qabyaalad|Cumar

Aug 23, 2009
Suufiyada gadaashooda waxaa kasoo bidhaamaysa qabyaalad, jiritaanka shariifka iyo kooxdiisuna waxay gali doontaa halis Mahad oo dhan ilaahay bay u sugnaatay nabad galyo iyo naxariis nabigeenii korkiisa ha ahaato. Meles zinaawi wuxuu ka dhawaajiyey hada kohor in beelihii mujaahidiinta xanaanayn jiray in maanta ay dagaal kalasoo horjeedaan asaguna uu taageersanyahay, Zinaawi waa nin dhaqanka somalida... 

Soomaaliyeey waxaa wax laga xumaada ah|Ahmed Haadi

Aug 23, 2009
Qof kasta oo soomaali ah oo leh damiir islaanimo iyo wadaninimo wuxuu aad uga xun yahay, hurdi la’yahay, la murugoonayaa, wadnihiisu la garaacmayaa, ceeb ku ah iyo waji gabax, isweydiinayaa daqiiqad kastaba, la kufaa dhacayaa, masiibada ku habsatay wadankeenii haba ugu darnaadeen gobolada koofureed gaar ahaan caasimadii quruxda iyo qaayaha badneed ee Muqdisho, caasimadii uu qalbiga ku hayn jiray... 

Danjirow Ina Ayaad Tahay?|Waayeel

Aug 23, 2009
Inta dayaxu dhicis yahay xiddiguna dhammays noqon… haddaan dhimashooy ku diido… haddaan dhalashooy ku sheegto! ( Xuseen Aw-Faarax Dubbad: Hees ) _______________________________________________ ARAR QABIIL JIRA ba, aniga ahaantay, sida aan rumays nahay, waxa iila wada wanaagsan midka ( ayan sheegan xataa cid haybteeda ) aan la aqoon. Kuu ka dhashay beel san amaba beel xun; Aadmiga na waxa loogu... 

RW Cumar C/Rashiid: Hoggaamiye daacad u ah dalkiisa|Maxamed

Aug 22, 2009
Hordhac: Tan iyo intii Ra’iisal Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarka jagada ra’iisal wasaarannimo loo dhiibay, wax ceebanaynaya ama wax ka sheegaya igama soo horbixin. Waxan aad isugu deyey bal inaan ra’yiga Soomaalidu ninkan ka qabto—anoon laftiisa aqoon gaar ah anigu u lahayn—inaan u yara dhabba galo. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa: “Soomaali dhexdeed waxba kuma qarsoomaan,”... 

Sunna Waljameeca : Sun iyo Soordanbeed|Gendisch

Aug 19, 2009
Taariikhdu waa sanadihii 80kii . waxaa la assasay ururo badan oo qabiil lagu aasaasay si ay ula dagaalaan una ridaan dowladii kacaankii hungoobay,waxaa marna la is waydiin waxaa ka iman kara asaaskii SSDF,SNM iyo USC. Midkoodna lagama faa’idin oo waxaa hormuud u noqdeen baaba’a iyo burbur shacbi iyo qarankii somaliya, iyo dhalasho kala qaybsanaan iyo in xaydaabyo yaryar goboladii dalka ah... 

Taariikhdii Hore ee Culumada Soomaaliyeed iyo Tan Cusub|M.Tigay

Aug 17, 2009
Ugu horrayn waxaan qormadaan ku Falanqaynayaa aniga oo ilaalinaya xuquuqda Qoraalka Aniga oo aan Difaacayn Koox Diimeed kuna xadgudbayn koox diimeed. Waa gii hore soomaalidu waxay lahayd laba Dhaqan oo lagu faanikaro oo kala ah: 1. Soomaalinimada oo qofka soomaaliga ah meeshuu qof soomaali ah ku arko uu kala kulmayay soo dhowayn iyo sooryo taasu waxay dhamaatay markii dagaalka sokeeye dhacay ee... 

WADAAD FEKARAYA!|Abdulaahi Adam

Aug 14, 2009
Waxaa ceeb wayn ku ah af soomaaliga in erayga feker uu yahay eray carabi ah oo aan afkeena hooyo ku jirin, malaha in erayga feker aan ka soo amaahano af carabiga waxaa nagu qasbaya in aynu nahay umad aan fakerin ee hadba wixii loo dhiibto meelaha la wareega, waa dood wayn oo u baahan in cilmi baaris gaar ah lagu sameeyo sababta afkeena hooyo looga waayay magac u dhigma erayga carabiga ah ee feker,... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...