SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2005» December  

SHIRWEYNIHII OSLO OO AY SOOMAALIDA NORWEY SI WEYN UGU DIIRSADEEN... Guji... | Dec 31

Warar GooGoos ah ee Maanta Dec 31, 2005
»
Eritrea oo cambaareysay kulnkii ka dhacay Yemen
»Beesha Waceysle ee Abgaal  oo duubatay Garaad…
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji.... Dec 31

Xaflad Boosaaso Loogu Sameeyey Heshiis Dhexmaray DFKMG iyo DGPL

Mahdi Dheere: "Waxaan dacwad ku soo oogeynaa haweeneydii ka tirsaneyd laanta socdaalka Sweden"

Shirweyne Reer Waaberi ee London, UK

Wiil Soomaaliyeed oo ay Toogasho Ku Dileen Booliska Columbus, Ohio | Dec 29

Xaflad Hub ka Dhigis ah oo Lagu Qabtay Boosaaso
»Hay’adda CRD oo qabatay dood ku saabsan doorka Bulshada
»Doon Ganacsi oo lagu Afduubay aagga magalada Kismaayo
»Magacyada Xildhibaanada tegaya Jaamacdda Carabta..
»Deeq Dowladda Sucuudigu soo gaarsiisay Dowladda FKMG
»Saraakiil Itoobiyaan ah oo dhex dhexaadineysa Soomaali!
»Shariif Xasan oo. kulama gooni gooni ah la yeeshay....
iyo Warar GooGoos ah ka akhri halkan... Guji... Dec 29

Kumanaan Reer Guuraa ah oo Abaar Awgeed ka soo Hayaamay Gedo iyo W/Bari Kenya
»Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo martiqaad Ka helay Shiinaha
»Iska hor imaad ka dhacay Degmada Xudur..
iyo Warar GooGoos ah ka akhri Halkan... Guji... Dec 28

»»Maxamuud Warsame Faarax (Badmeceeye) "kala qaybsanaanta dowladdu waxay ka soo raacday Mbegathi"...

DHISO GURI JANNADA ADIGOO JOOGA ADDUUNKA
Masaajidka Laascaanood oo weli qabyo ah.... Guji... Dec 27

Dowladda Shiinaha oo Soomaaliya ka cafisay kala bar deyntii ay ku lahayd
iyo Jaamacadda Carabta oo dadaal ugu jirta in ay dhameyso khilaafka  Baarlamaanka Soomaaliya iyo Warar GooGoos ah Dec 27

Maxaad ku Xasuusataa Dhacdooyinkii Sannadka 2005

Magacyada Xubnaha Golaha Deegaanka Banaadir
Magacyada 62 xubnood oo ka akhri halkan... Guji... Dec 27

Aas Qaran oo loo sameeyay Gen. Max’ed Shiikh Cismaan

C/llaahi Yuusuf oo 100-Fiiso ka soo helay Sucuudiga
»Shiinaha oo Safaarad kafuranaya Magaalada Jawhar
»Dec 2 oo ku beegan sanadguuradii koowaad Badgariirkii
»Qarax uu dad ku dhintay oo ka dhacay Muqdisho..
»Kismaayo: Maxkamadaynta 9 qof oo baaqatay....
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji.... Dec 26

Gen. Max’ed Shiikh Cismaan oo ku Geeriyoodey Imaaraadka Carabta
»Eng. Cali Xasan oo ammaanay Eng. Muunye...
»Hay’adda DBG oo sheegtay in joojineyso Howlihii.
»C/llaahi Yuusuf iyo waftigiisii oo ku soo laabtey Jowhar..
»Dagaal kama dhicin magaalada Caabudwaaq...
»Hargeysa oo ay ka dhaceen Dagaalo u dhaxeeyey..
»Baarlamaanka labadiisa garab keebaa ku fariisan doona..
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Guji.... Dec 25

Nin ka tirsan waaxda socdaalka Sweden: "Soomaalida waa cuduro faafiyaal"... AKHRI

Dagaal ka Dhacay Degaanka Boondheere
»Golaha Baarlamaaan Banaadir oo la dhaarin doono....
»Jadwalka ay ku kulmayaan Max’ed Dheere iyo Indhacade
Iyo warar kale oo GooGoos ah... Guji... Dec 24

Nin ka tirsan ciidanka isbahaysiga dooxada jubba oo lagu dilay kismaayo
iyo deeq loogu talagalay ciidanka boooliska degmada Garbahaareey oo gaaray Baardheere... Guji.... Dec 23


Xildhibaan Maxamed Axmed Khaliif (Galbeedka Wajeer) Geesi raacay Waddadii Aabahii u Jeexay...

Baarlamaanka Yurub oo Itoobiya cunaqabataynaya
iyo
Ururka caalamiga ah ee saxaafadda oo Itoobiya canbaareeyay... Guji.... Dec 23

Waftigii Madaxweyne C/Laahi iyo Geedi oo uu Weheliyo Cadde Muuse oo Gaarey Garoowe
»Pakistan: Safaraadda Soomaaliya oo dhakhaatiir dirtay...
»
Reer Puntland oo Taageero lacageed ugu deeqay DFKMG
»
Shariif Xasan oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho..
»Cabdi Dheeg oo Yemen ka dalbey in ay Magdhaw ka bixiso.
»Ugaas Seefta Banaanka oo kaga cowday Maamulka M/Dheere
iyo warar GooGoos ah ka akhri halkan.... Guji...
Dec 22

Laanta socdaalka Sweden oo fadeexo hareysay

Madaxweynaha iyo Ra'iisul wasaaraha oo si weyn loogu soo dhoweeyey Bosaso & Carmo
warbixin booqashada waftiga & warar Googoos ah
Akhri Dec 21

Ardaydii ugu Horaysay oo ka qalin jabisay Jaamacada Bariga Afrika
iyo dhisme cusub oo lagu daray Jaamacada Boosaaso.. Guji...

Kulan ka fool  ka fool ah oo ay wada yeesheen qaar ka mid Labada Garab DFKMG
iyo Cabdalla Deerow oo sheegay in Max’ed Dheere uu xadgudub ku sameeyay beelaha Digil iyo Mirifle iyo warar Googoos ah ka akhri halkan....Guji Dec 20

Dagaallo lagu jabiyay ciidammada gumaysiga Itoobiya
& Shirar ka dhacay magaalooyin K/Afrika ka mid ah Guji Dec 20

Qaramada Midoobey oo Yemen ku canaanatay sidii ay ula dhaqantey Qaxootiga Soomaaliyeed
iyo Maamulka Muuse Suudi oo sii daayay Nabadoono ku xirnaa magaalada Balcad...
Guji... 19

Qaxooti Soomaaliyed oo Lagu Laayey Yemen
Ciidamada ammaanka ee Yemen ayaa rasaas ooda kaga qaaday qaxooti Soomaaliyeed oo...
Guji... Dec 19


Su’aalo ka Taagan Heshiis-badeedkii Soomaaliya & Topcat
Shirkadan oo heshiis laba sano ah oo $55 million la saxiixatay Soomaaliya ayaa waxaa laga qoray in...  Guji...

 

Galaydh oo eedayn Kulul u soo Jeediyey Itoobiya
Shir lagu qabtay Jaamacada Minnesota, loogana hadlay arrimaha Soomaaliya ayaa waxaa... Guji...

Codsi ku socda Maamulka iyo shacabka Soomaaliland oo ay soo saareen Eheladii dadkii ay xukuntay
waxaa shir Jaraa’id Muqdisho ku qabtay ehelada afar dhallinyaro ah oo lagu xakumay dil &xabsi daa’in.. Guji

Dowladda Talyaaniga oo Sheegtay in ay Safaarad ka furaneyso Jowhar..
iyo
Isbahaysiga Dooxadda Jubba oo beeniyay in ammandarro u baaqan doono shirka iyo Warar Googoos ah Akhri Halkan Dec 18

Gen: Cade Muuse ayaa sheegay inuu Nabadgalyada iyo Dowladiisaba wax ka qaban doono
Madaxweynaha oo Arintaa wax laga waydiiyay ayaa sheegay in uu howlaha uu hada qabanaayo ee ugu horeeya ay noqondoonaan..... Guji Dec 17

Ceelkii Buuhoodle Oo Si Rasmiya Maanta U Hawlgalay
Xaflad ballaadhan oo ay ka soo qayb galeen Hoggaamiye dhaqameedka Gobolka Cayn oo ay horkacayeen Garaad C/laahi Garaad Soofe iyo Suldaan Siciid Cismaan ayaa... Guji... Dec 16

Gen. Cadde Muuse oo dadaal ugu jira sidii loogu sii deyn Lacag lagu haysto Dubai
Xisbigii ugu horeeyay oo looga dhawaaqey Jowhar iyo
Haweenay Soomaaliyeed oo ka mid noqotay Golaha wadatashiga ee Islaamka ee Talyaaniga... Guji.... Dec 15

Minneapolis: Hooyadii Soomaaliyeed ee Gaariga La Jiirsiiyey oo u Geeriyootey Dhaawacii

Labada Garab ee DFKMG oo Ku Herdamaya ka Qaybgalka Shirka Qaahira..
»Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo dib ugu laabtey Jowhar
»Hay’adda ICG oo ka digtay Cunaqabateynta ka qaadida
iyo warar GooGoos ah ka akhri halkan... Dec 14

Ergo ka socota Yuusuf Indha-Cadde oo gaaray Jowhar..
»
Jawhar: Shir looga hadlayay dib u dhiska Gobalada..
»Mudane Dhagax-Tuur: "BBC-da Ha naga gar baxdo"
»Xildhibaano iyo wasiiro loogu baaqay in ay is casilaan
Iyo warar GooGoos ah ka akhri halkan... Guji.... Dec 13

Mashruucii daaweynta  Cudurka dhimirka ee Qaranka oo ka bilowdey Isbitaalka Xabeeb
iyo warbixin
Banaanbax looga soo horjeedo Dowladda Dowladda Talyaaniga oo ka dhacay Tarbuunka... Guji... Dec 12

Yuusuf Indha-Cadde oo sheegay in xiriir Dhex maray isaga iyo Maxamed Dheere
»Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ku sii jeeda dalka Yemen
»Qoraalo fara badan oo gaaray Imaaraadka Carabta
Iyo warar GooGoos ah ka akhri halkan... Dec 11

Maalinta Xaquuqda Aadanaha oo si weyn looga xusey Kismaayo iyo Muqdisho..
Magaalooyinka Muqdisho iyo Kismaayo ayaa... Guji... Dec 11

Hooyo Soomaaliyeed oo Minneapolis Lagu Jiirsiiyey Gaari Loona Gestey Dhaawac halis ah
Kaddib markii Tuug Xadayey Gaari ay leedahay Walaasheed ay isku dayday in ay joojiso ayuu........ Guji... Dec 10

C/llaahi Shiikh Ismaaciil “Haddii aan la helin lacag lagula dagaalamo kooxaha Argagixisada
Taleefishinka Sucuudiga ayaa mar uu la hadlayay wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya waxa uu yiri....  Guji... Dec 10

Kililka iyo ciidanka gumaysiga oo isu kaashanaya raafka dadwaynaha.
Kililka oo lagu amray inuu dadwaynaha cadaadiyo
 Guji.. Dec 9

Xubno ka tirsan Dowladda oo Ku Canaantay Raiisul wasaare Geedi Mushaar laa’anta..
»Xildhibaan Cabdi Cabdule oo ka hadlay heshiiskii Topcat...
»Eng. Cali Xasan: Qowlaysatada badda waxaa ka dambeeya..
iyo Warar GooGoos ah ka akhri halkan.... Dec 8

Xubnaha labada Gole ee Muqdisho oo Camaareeyey Wakiilka Talyaaniga
»Xildhiban Maxamed Cabdi: IGAD oo noqotay Urur Somaliyeed
»C/raxmaan Ibbi: Layaab warbixiyayaasha shisheeye ee...
iyo Warar GooGoos ah ka akhri halkan... Guji.... Dec 7

Dagaallo cadowga lagu naafeeyay.
iyo Jaaliyadaha Ogaadeenya oo bannaanbaxyo waawayn qabtay...Guji....

Puntland iyo Somaliland oo isweydaarsadey Maxaabiis
Laascaanood: Kadib markii ay ka soo wareegtay Sanad iyo shan iyo Sodon cisho ayaa saaka si rasmi laysu dhaafsaday maxaabiistii...
Guji

Qaar ka mid ah xubnaha Dowladda ee Jowhar oo aad uga xumaadey Heshiiskii Topcat
»Xubno DFKMG oo soo dhaweeyay hadalkii Max'd Dheere
»Xulka Qaranka Soomaali-ya  oo lagu dubtey 3-1..
»Wasiirada ka soo jeeda Gobalka Hiiraan oo ...
iyo Warar GooGoos ah ka akhri halkan.... Guji.. Dec 6

Wasiirka Ganacsiga Maamulka Somaliland oo Dib Looga Celiyey Dalka Malaysia
»Taliyaha Ciidanka Booliska Som. oo Booqday Kismayo..
»Xubnaha DFKMG Muqdisho oo looga digay Mudaharaad..
»Xiisad ka taagan xarunta Gobalka Baanaadir...
»Bililiqo loo gaystay xaruntii Hay’adda GTZ ee Xudur...
»C/llaahi Yuusuf oo farriin gaarsiiyey Baarlamaanka in..
iyo Warar GooGoos ah ka akhri halkan.... Guji... Dec 5

Xubnaha DFKMG ee ku sugan Muqdisho oo ku baaqey Banaanbax loga horjeedo Talyaaniga
»Firimbi oo ka waramay socdaalkiisii Sweden …..
»Warbixin: Qaraxii ka dhacay aaga guriga wasiir kamida DFS
»Warbixin: Weerarkii lagu qaaday guriga Col Cabdi Cigaal..
»Max’ed Dheere oo ka qaybgalay kulan lagu heshiisinayey...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Dec 4

Guddoomiyaha Baarlamaanka DFKMG oo Codsi u Gudbiyey Dalka Liibiya
»Ibraahim Geedi "IGAD iyo xagal daacinta Talyaaniga..."
»Ciidamada Itoobiya oo ka dalbaday Odayaasha Bacaad in..
Iyo warar Googoos ah ka akhri halkan.... Guji... Dec 3

Nin Ganacsade Soomaali-yeed ah oo lagu diley Koofur Afrika
Ganacsadaha ayaa magaciisa la oran jirey.... Guji....


Buulo-Mareer waa deegaan ceynkee ah? | Taysiir

ARDEYDA SOOMAALIYEED EE SUUDAAN IYO INTERNETKA
»C/lahi Yusuf Gudoomay aqoonsiga Danjiraha Belgium
»Xulka Soomaaliya oo dusha loo saariyey Darsin goolal ah
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji.. Dec 2

»MAALINTA AIDSKA OO LAGA XUSAY MUQDISHO & KISMAAYO

Lix Jaamacadood oo Soomaaliyeed oo Ku Biiray Jaamacadaha Afrika ee Bixinaya Waxbarsho Online ah
»Ra’iisul Wasaare Geedi oo ka Dhoofay Garoonka Jowhar..
»Jawhar: Kulan Dhex maray C/Lahi Yusuf iyo Safiirka Italy
Iyo Warar GooGoos ah ka akhri halkan... Guji... Dec 1


WARARKA KALE EE NOVEMBER

 

 

:::QISADII HODON & AIDSka::

Dhegeyso Qisadii Hodon (cod)
[Waxaa duubay SomTV]
:FINLAND: SAFARADII DFKMG::
Khudbaddii Gacmadheere uu Ka Jeediyey Finland (cod)
Waftigii Shariif Xasan (cod) (Radiowarsan)
:::QORMADII IDAAJAA::
Yamyam: Gabyaa Laqmaday!
Waa
"Idaajaa" oo ka waramaya taariikhdii C/Qaadir Xirsi Yayam Ka Akhri halkan
:::MARKA MAGAALO YAAB LEH::
Marka, Magaalo aan La Yaabay...
Soomaaliya xittaa xayaawaanku waxay dhigtaan Isbaaro... WQ: A.D. Elmi
:::DUKAANKA AFRICAN STORE:::
::DENMARK::::


Jariidad Deenish ah oo Aflagaadeysay Nabi Muxamed s.c.w ... Guji

::VIDEO::::


Video ay soo bandhigtay shabakada aftonbladet.. Guji

:: DHUXUSHA J/HOOSE::

U.N. oo Warbixin Kasoo saartay Maamulka Col. Barre Hiiraale iyo ka Ganacsiga Dhuxusha... Arab bilooda dakhligii ka soo baxay dhuxusha waa  $5.8... Guji...
:: DAROOGADA SH/HOOSE::

Qaramada Midoobey oo Shaaca ka Qaaday Beeraha Daroogada ee Sheikh Yuusuf Indhacadde in uu Sannadkii ka helo $600,000 Guji
:: KHUDBADII CADDE 30/8/05::
GaagabKhudbadihii Gen. Cadde Muuse iyo Dr. Gaagaab ay Jediyeen Habeenkii ay Terry magaalada Dubai ugu Saxiixayeen Qandaraaska.. Guji
::WARQADII C/RISAAQ XAAJI::
Qoraalkii uu 2002 C/Risaaq Xaaji ka qoray faragelinta ay Itoobiya ku hayso Soomaaliya.. Guji
:WARAYSIGII DR.RAABEH::
Waraysigii Dheeraa ee Dr. Cumar Cusmaan Raabeh.. Halkan ka dhegeyso.. Guji
:MAQAALKII C/SHAKUUR::
Qancin Qoraalkii  Cadaani: Assadow Darawal Diyaarad Ma Duullin Karaa? Guji...
:MAQAALKII ASAD CADDAANI::
Raysal wasaaraha dawladii dhawaan Kenya lagu soo dhisay Cali Maxmed Geedi ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo haddii Somaliland la aqoonsado.. Guji..
 
::: WARBIXINTA UN :::


Warbixintii Qaramada midoobey ay ka qortay Soomaaliya Oct 5, 2005, oo ka kooban 60 bog oo ku qoran Af Ingiriisi..
[PDF]


Tarjumaada qoraaladan waa soo dhoweyneynaa..
::: WARBIXINTII I.C.G:::


Warbixintii Ururka "Crisis Group" ay 11kii July 2005 ka qoreen Soomaaliya oo ka kooban 28 bog oo ku qoran Af Ingriisi
[PDF]

::: PUNTLAND & DFKMG :::

Puntland oo Markale Lagu kala Baayacayo Suuqyada Australia
Shirkada cusub  ayaa iibsatey samiga ugu badan
Guji...

:::HARGEYSA & MAANTA:::
Doorashadii golaha wakiilada somaliland ,guusha mucaaradka ee aqlabiyada golaha iyo dareenka shacbiga Faalladii Qodax
::: DATELINE: AUSTRALIA :::


Weriye kasocda Australia SBS Dateline, Thom Cookes, iyo Ciise Faarax (Dholawaa) oo booqday Jowhar... Daaw Halkan..

SomTV: WARAYSI Sharif Xasan


Waraysi Video ah: Guddoomiyaha Baarlamaanka FKMG...
Daawo

::GALKACYO: CUMAR SAMATAR::


Xafladda Abaalmarinta Maamulka & Macallimiinta Dugsiga Sare ee Cumar Samatar... Guji...

::BURCO: MARKASKA SHAAFICI::


Furitaanka Markaska Imaamu Shaafici ee magaalada Burco Guji

 
::SOO DHOWEYNTA SOOMKA:::

»HORDHAC SOOMKA| Ibrahim
»AXKAANTA SOOMIDDA C/Fatax
»Kahortagga Khilaafka |
Ufayn
»Soo dhoweynta Soomka Ibrahim

:: MIDOWGA AFRIKA ::


MIDOWGA AFRIKA: MIDNIMO KATALIN MISE MINDIYO AFAYN?

::MUXAADAROOYIN:::

Muxadarooyinkii Kulankii 5aad ee Soomaalida Minnesota
17 Muxaadaro iyo tartankii wiilasha iyo gabdhaha oo cod ah oo  laga duubay kulan diineedkii 5aad ee W/ Ameerika, oo loo duubay si fasiix ah  dhegeyso

::MUQDISHO: SHIRWEYNE:::


Talooyinka ka soo baxay shirweynaha 1aad ee Xallinta  dhibaatada soomaaliya
iyo xalka islaamiga ah ...
Guji..

:FARTUUN SHEIKH : MINNESOTA:

Fartuun Sheikh oo soo gaartey Minnesota , waxaana garoonka kusoo dhoweeyey.. Guji
::GOOBTII BALCK HAWK DOWN::

Weriye booqday goobtii 1993 lagu soo ridey diyaaradii "Black Hawk Down" ee Maraykanka ayaa la kulmay qaar kamid ah dadkii ay dhibaatadu maalintas soo gaartey. Video Daawo Halkan
Sidoo kale weriyaha oo ka waramaya waardiyayaashii la socdey. Video
Daawo Halkan

Si aad u daawatid video-yada sare waxaad u bahan tahay FLASH PLAYER, haddii uusan computerka kuugu jirin isagoo bilaash kasoo rogo halkan

:::MINNEAPOLIS:::

Minneapolis::: Shirkii Lagu soo dhawaynayey Wasiirka Horumarinta Reer miyiga DFKMG Guji...
:::WARAYSI:::
Waraysi: Wasiirka Horumarinta Reer Miyiga DFKMG, Maxamed Maxamuud (Gacma-dheere)... Dhegeyso
:::MAALINTA NABADDA:::


Muqdisho: Machadka Nabadda Soomaaliyeed oo xusey Maalinta Nabdda Adduunka.. Guji

::MAANSADA DOODWANAAG:::

Diiwaan:  Maansadii 41aad ee DoodWanaag | Cali-Mataan| Guji
:::WARAYSI:::

Waraysi: Dr. Sifir, Xildhibaan Sakariye, Xildhibaanad Caasha iyo Xildhibaan Daryeel... Dhegeyso
RAFAADKA MULIMIINTA BURMA

Muslimiinta Burma oo Sadex Sano Loo Diiday Guurka... Guji
::WARAYSI:: C/LAHI CADDOW:::
DFKMG iyo tii Carta waxay ku kala duwan yihiin in tan hogaamiye kooxeed-yadu ay doorteen Madaxweyne C/Laahi Yuusuf.. Guji
::DUGSIYADA LAASCAANOOD:::

Dugsiga Sare ee Nugaal iyo Dugsiga Hoose ee Al-Manhal ee Laascaanood.. Guji...
:::AFDUUBKA XARARDHEERE:::


Markabkii mudada lagu haystey Xarardheere oo loo dhaqaajiyeye dhanka Ceel-Macaan... Guji..

::: WAFTIGA SHARIIF XASAN:::


Waftiga afhayeenka baarlamaanka DFKMG ee booqashada ku maraya USA waxaa kamid ah... Guji

::: DIGAAGGA & MACDANTA:::


Shirkadda Shiidaalka oo Boosaaso keeneysa Digaag... Guji...

::: ABWAAN JIRRAB :::


Abwaan Axmed Nuur Ow Maxamuud (Jirrab) Halgamaa la hilmaamay oo u baahan gargaar..

::: YUSUFALI-A TROJAN :::


Barnaamij Virus ah oo xanibaya websiteyada qaawanaanta, soona saaraya Quraan... Guji...

::: AUSTRALIA & QAADKA :::


Ragga Soomaaliyeed oo xaasaskooda ku dayaca ruugida Qaadka... Guji

:::MU'TAMARKII MINNEAPOLIS:::

Kulankii 5aad ee Soomaalida Minneapolis... Guji..
 

Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.