Home » Archive Bisha April, 2013

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Dhigiisa Iyo Madaxweynaha Dalka Turkiga, Booqdeyna Goobo Ku Yaala Ankara

Apr 30, 2013
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin dalka Turkiga ayaa maanta kulammo gaar gaar ah la qaatay dhigiisa iyo Madaxweynaha dalka Turkiga ayadoo dhanka kalena uu Gudoomiyuhu booqday goobo ku yaala magaalada Ankara.  Read More →

Maxamed Xasan Xaad “Dowlada Kenya waa in ay Faraha kala Baxdaa Maamul u Sameynta Jubbooyinka oo ku Ekaato…..”

Apr 30, 2013
Guddoomiyaha Odoyaasha Dhaqanka Beelaha Hawiyey oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay Maamul u Samaynta Gobolada Dalka.Guddoomiyaha ayaa ugu horeynba is weydiiyay cidda Xaqa u leh in ay Magacowdo Maamul Goboleed isagoona Dawladda Federaalka Soomaaliya weydiiyay in ay u siman yihiin Maamulada hadda jira iyo kuwa la doonayo in dhawaan la dhiso.  Read More →

Guddoomiye Kuxigeenkii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya oo si kulul uga soo horjeestey iskuday kasta oo la doonayo in Badda Soomaaliya lagu soo koobo 12 mayl

Apr 29, 2013
Xildhibaan Cismaan Cilimi Boqore ayaa sheegay in uu noqon doono Xildhibaanka ugu horeeya ee si cad u diidi doono qorshe kasta oo la doonayo in badda Soomaaliya lagu soo koobo 12 mayl. Waxana uu tibaaxay “Soomaali waxaa halkaas dhigay ee burburiyey ee baabi’yey waa wadani-nimo xumo.”  Read More →
Halkudheg:

“Waa in Baarlamaanka Soomaaliya aysan Sabab u noqon in Taako Kamid ah Badda Soomaaliya lagu qaato si Khiyaali ah”

Apr 28, 2013
Sidaas waxaa yiri Cali Maxamed Nuux (Timajilic) oo ah Afhayeenka Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed oo Shir Jaraa’id oo Magaalada Muqdisho uu ku qabtay Xisbig, sheegayna in qorshe ay Norway hormuud ka tahay lagu doonayo in lagu baabi’iyo sharcigii ay ku xadaysnayd badda Soomaaliya “Waxaana la doonayo in hadda baarlamaanka la soo hordhigo, laga dhaadhiciyo in la abuuro sharci... 
Halkudheg:

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Booqasho degdeg ah ku tegey Turtiga

Apr 28, 2013
Wafti ay ka mid yihiin “Gudoomiyeyaasha gudiyada joogtada ah ee Baarlamaanka qaarkood iyo saraakiil ka tirsan xafiiska Gudoomiyaha” ayaa booqasho degdeg ah ku tegey dalka Turkiga. Safarkan degdega ah ayaa ku soo beegmay xilli muran ka dhexjiro xildhibaanada baarlamaanka iyo guddoonka baarlamaanka, arrimo la xiriira heshiisyada ay gashay dawladdu oo aan la hor keenin baarlamaanka, baarlamaankuna... 

Waraysi: Gudoomiyaha Olonnbikada Soomaaliya Cabdullaahi Axmed Tarabi

Apr 28, 2013
“2006-dii, Waxaan Sameynay Shan Zoon, Waa Bannaadir, Jubooyinka Hoose, Alto Jubba meeshii la dhihi jirey, Goboladda dhexe Jowhar ilaa iyo Galgaduud iyo North East, Wali Somaliland Kuma Darin… Annagu Ma Nihin Sidii Siyaasiinta Camal”!  Read More →

Fadhigii Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Hor Istaagey Mooshin ay u soo Gudbiyeen Qaar ka mid ah Xildhibaanada Barlamaanka.

Apr 27, 2013
Qaar ka mid ah Xildhibaanada oo ay ka muuqtey Caro weyn ayaa waxay sheegeen in Baarlamaanka uusan dhexdhexaad ka ahayn arrimaha Siyaasada Soomaaliyeed waxayna sheegeen in Mooshinkaas ay dib u soo celin doonaan…  Read More →

Madaxweynaha DFS oo Booqasho Degdeg ah ku tegey Mombasa, Kenya

Apr 27, 2013
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa manta oo ah Sabti (April 27, 2013) waxa booqasho degdeg ah waxa uu ku tegey magaalada Mombasa, waxaana booqashadaas warsaxaafadeed ka soo saaray xafiiska madaxtooyada ee Villa Somalia.  Read More →

Kooxda Xiriirka Caalamiga ee Qaabilsan Soomaaliya oo Ku Andacootey in Badda Soomaaliya aysan Xadeysneyn

Apr 26, 2013
Ayadoo la ogyahay in Dowladdii hore ee Soomaaliya Xiligii ay Dalka ka ariminaysay Badda Soomaaliya ay jirtay Xad loo sameeyay ayaa hadalkaan ka soo yeeray Contact Group waxa uu noqonayaa mid cusub oo ay tahay in ay ku Baraarugaan Bulshada Soomaaliyeed iyo Madaxda Dowladdu.  Read More →

Hayadaha Qaramada Midoobey iyo Bulshada Rayidka oo Kulan Hordhac ka yeeshey Shirka London

Apr 26, 2013
Waxaa Xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho ka dhacay kulan hordhac u ahaa Shirka la filayao in uu Dhawaan ka dhaco Magaalada London , waxaana Kulankaas ka qaybgaley Xubno ka socdey Hayadaha Qaramada Midoobey ee Qaabilsan Dhinaca Baniaadanimada, Hayadaha Samafalka ee ay leeyihiin Dadka Soomaaliyeed kuwaas oo ka shaqeeyaha Gudaha dalka, Xubno ka socdey Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Dowladda Soomaaliya,... 

W.Maaliyadda oo saaka dalka dib ugu soo noqday kana war bixiyey shirkii IMF-ta ee Washington ka dhacay

Apr 26, 2013
Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Xasan Sulaymaan iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu ka soo qayb galeen shirkii Hay’adda Lacagta Aduunka IMF oo ka dhacay magaalada Washington ee dalka Maraykanka.  Read More →

Norway oo Waftigii Baarlamaanka ee Booqday Oslo usoo dhiibtey Dukumiinti lagu Burburinayo Sharciga Badda Soomaaliya ee Law No. 37

Apr 26, 2013
Dukumiinti iyo xog ay heshay SomaliTalk.com ayaa tibaaxay in waftigii Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee booqashada ku tegey Norway intii u dhaxaysey 6-13 April 2013, in si qayaxan loogu soo bandhigay Dukumiinti qaarkood ahaa QARSOODI (CONFIDENTIAL), oo ku saabsan xeer ay Norway u diyaarisay in loo sameeyo badda Soomaaliya, laguna burburinayo sharciga dhul-badeedka Soomaaliya ee Law No. 37.  Read More →

Ururka Dhalinyarda SYAO OO Tartan Loogu Magacdarey Isdhexgalka Dhalinyarda ku soo Gabagabeysey Magaalada Baydhabo.

Apr 25, 2013
Ururka u dooda Xuquuqda Dhalinyarada Soomaaliya ee SYAO ayaa ku soo Gabagabeeyay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Tartan Isboorti oo muddo Todobaad socday, kaasoo ay ka qeyb galeen kooxo ka dhisan magaalada.Tartankan oo loogu magac daray is dhexgalka Dhalinyarada ku nool Gobolka Bay ayaa kooxaha ka qeyb galay ay ahaayeen kuwo isa soo reebay, waxaana Finalka ama ciyaartii u dambeysay u soo baxay Kooxaha... 

Waxay dileen isagoo Ilaahay difaacaya!

Apr 25, 2013
Habeenkii Jimcuhu soo galayey ee maalintiisa Sheekh C/qaadir la dilay ayaan masjidka Al-hudaa ka jeediyey Muxaadaro. Sheekhu goor dambe ayuu yimid. Markaan darsigii dhameeyey ayuu makarafoonka qaatay. Wuxuu ka hadlay muuqaal foolxun oo magaalada ku soo kordhay, kaas oo ah in la arkay dad Ilaahay iyo diinta caayaya.  Read More →

Xarakada Al-Islaax oo Warsaxaafadeed ay soo Saartay ku Beenisay in Ururkooda uu la Midoobay Urur kale

Apr 25, 2013
War-Saxafadeed ay Xarakada Al-Islaax ee Soomaaliya ay soo saartay ayay ku sheegtay inaysan jirin wax Urur ah oo ay la Midoobeen, iyagoo war arrintan ku saabsan oo maalmo ka hor kasoo baxay Muqdisho ku tilmaamay mid been abuur ah.  Read More →

Is faham la’aan iyo shaki soo kala dhexgalay dowlada federaalka Soomaaliya iyo Itoobiya

Apr 25, 2013
Hordhac: Ciidamada dalka Itoobiya ayaa waxaa ay qayb weyn ka qaateen dagaalkii lala galay xarakada Al-shabaab ee dalka soomaaliya. Meelo badan oo gaboblada oo ka mid ah bartamaha iyo koonfurta soomaaliya ayaa waxaa fadhiya ciidamada Itoobiya, waxaana ay dagaal joogto ah kula jiraan maleeshiyada xarakada al-shabaab. Dowlada cusub ee soomaaliya iyo guud ahaan Amisom ayaan weli ku guuleysan iney ciidamo... 

Shiikh Shakuul oo si Kulul u Beeniyay in Shirkii Kismaayo ay Hoosta ka Riixeyso Dawladda Kenya

Apr 24, 2013
Shiikh Maxamed Ibraahim Shakuul oo ka mid ah Musharixiinta u taagan Madaxtinimada Jubba land ayaa ka hadlay hawlaha Doorashooyinka iyo Shirkii ka socday Magaalada Kismaayo.Siyaasigan ayaa sheegay in Dawladda Kenya aysan wax shaqa ah ku lahayn Hawlihii Shir weynihii Kismaayo iyo Doorashada iminka la sugayo in dhawaan halkaa lagu soo doorto Hogaanka Jubba Land.  Read More →

Xog la Xiriirta Sababaha keeney in uu Qabsoomi waayo Kulankii Baarlamaanka Federaalka

Apr 24, 2013
Iyadoo Maalmahaan uu Dardar ku socdey Kulamadii Baarlamaanka ee Dowladda Federaalka kaasoo Su’aalo lagu weydiinayey qaar ka mid ah Wasiirada Dowlada ayaa Kulankii Shaley ee la doonayey in looga hadlo Heshiiski Dhawaan Dhexmarey Dowlada Federaalka iyo Maamulka Soomaaliland ee ka dhacay Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga waxaana Kulankii Shaley uu ahaa mid u baaqdey Kooramka ka dib marki ay soo Xaadiri... 

“Burcadda Qalinka: Norway, UN, iyo Kenya oo Qorshaha Xuquuqda Shidaal Qodista ka wada Xeebta Soomaaliya”

Apr 23, 2013
Sidaa waxaa warbixin cinwaaan uga dhigtay InnerCityPress oo ah warbaahin ka hawl gasha New York, gaar ahaan xarunta Qarammada Midoobay…  Read More →

Soomaaliya: $50,000 ayaa lagu abaal marinayaa soo gudbinta xogta la xiriirta dambiilayaasha bartilmaameedsada suxufiyiinta Soomaaliyeed

Apr 23, 2013
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Fedaraaliga ah ee Soomaaliya muddane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta si kulul u cambaareeyay dilkii foosha xumaa ee loo gaystay Wariye Maxamed Ibrahim Raage oo koox hubaysani ku dileen xaafada Dharkeynley ee duleedka Muqdisho, fiidnimadii Axada. Wariyaha ayaa kamid ahaa suxufiyinta Telefeshinka iyo Idaacada Qaranka Soomaaliyeed.  Read More →

Mu’tamarkii 6aad ee jaaliyada Soomaaliyeed Holland iyo nawaaxigeeda

Apr 22, 2013
Taariikhda: 8 ilaa 12 May 2013 Holland:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Holland iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Mutamarkii L6aad, kaas oo loogu talo galay in lagu wacyi galiyo dhamaan shacabka ku dhaqan dalka Holland iyi nawaaxigiisa. Muta  Read More →

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka oo si weyn uga Caroodey Hadalki Wasiirka Arrimaha Gudaha uu ku Difaacey Maxaabiistii la laayey

Apr 22, 2013
Waxaa Xarunta Golaha Baarlamaanka ee Dowlada Federaalka Su’aalo lagu weydiiyey Wasiirka Arrimaha Gudha iyo Amniga Qaranka Cabdikariim Xuseen Guuleed Su’aalahaas oo u badnaa Arrimo la Xiriira Amaanka Dalka iyo Maxaabiis Bishii Maarso 12 ee tagtey kuwaas oo laga la baxay Xabsiyada ay Maamulaan Ciidamada Nabadsugida ee Magaalada Muqdisho , wuxuuna wasiirka uu sheegey in Magaalada Muqdisho iyo Gobolada... 

Meydkii Marxuum Dr. Cumar Cusmaan Raabeh oo la geeyey Jabuuti

Apr 20, 2013
Dr. Raabeh waxa uu sannadkii 1946 ku dhashay Jabuuti, waxana uu Arbacadii April 17, 2013 ku geeriyoodey magaalaad Qaahira ee dalka Masar.  Read More →
Halkudheg:

Nin Diinta Kirishtaanka ku Faafinayey Deegaanada Maamulka Soomaaliland oo la Masaafuriyey

Apr 20, 2013
Ugaas Aweys Shiikh Xuseen Huneero oo ka Digay Dagaal Sokeeye oo Kismaayo ka Dhaca Mar Kale. Golaha Guurtida ee Beelaha Jareer Weyne ayaa Kulan ay isugu yimaadeen waxa ay kaga hadleen Xaaladaha Soomaaliya Siyaasad ahaan, Dhaqaale ahaan iyo Bulsha ahaanba waxaana Gabagabadii Kulanka ayaa waxaa Warbaahinta la hadlay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Beelaha Jareer Weyne Ugaas Aweys Shiikh Xuseen Huneero oo... 

Dr. Raabe wuxuu ahaa halyey Soomaaliyeed

Apr 20, 2013
Ilaahay ayaa mahad dhamaanteed u sugnaatay, nabigiisa Maxamedna korkiisa nabadgalyo iyo naxariis ha ahaato. Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, ilaahay wuxuu qaato isagaa iska leh wuxuu bixiyana isagaa iska leh, waxkastana agtiisa waxay ku leeyihiin xili go’an. Anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan dhamaan Soomaalida wadaniyiinta ah meealay joogaanba shanta Soomaaliyeed, waxaan halkaan tacsi uga... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...