Home » Qoraallada Halkudhegga "flen"

Masaajidka Flen ee Sweden (Flens Moske) oo markii 5-aad dhaawac lagaarsiiyey

Oct 12, 2014
Daaw: Maamulka iyo Culumnmada Masaajidka Flen ee Sweden oo ka warbixinaya dhaawac loo gaystay Masaajidka, muslimiintana ka codsaday inay gacan ka gaystaan, sidii Markasku usii jiri lahaa. llaahu Akbar- waa markii shanaad ee la burburiyo Masjidka Flen ee waddanka Sweden. Gurigaan maanta Masjidka ah ayaa markii hore ahaan jiran Kaniisad Illaah qayrkii lagu caabudo, ¬†waa arrin muslimiinta degan magaallada... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...