Wararka Ciidanka Kenya oo ka gudbey Xadka NFD
2012: Biloowga Dagaalka Shidaalka (Black Gold) Ee
Soomaaliya!
Nov 24, 2011: Kenya oo Shaaca ka Qaaday in Lamu
laga Hirgelinayo Mashruuc Aag Dhaqaale (Economic Zone), islamarkaasna la
samaynayo Waddo-tareen oo isku xiriirinaysa Lamu iyo Addis Ababa
Nov 23, 2011: Cabdiqaasin Salaad Xasan Oo Shacabka Soomaaliyeed Ku Booriyay In ay Meel Uga
soo wada Jeestaan Ciidamada Shisheeye ee Dalka Soo Galay
Nov 22, 2011: Faarax Macallin: Ma dhici doonto in Mardambe Xamar looga taliyo Kulbiyow,
ninka taas ku riyoonayana waxaa uu ku nool yahay qarni kale...
Nov 21, 2011: Dowladda Federaalka KMG oo Sheegtey in ay soo Dhaweyneyso Ciidanka kasta oo la
Dagaalamaya Al-Shabaab
Nov 20, 2011: Markab Dagaal oo laga leeyahay Wadanka Kenya oo lagu Gubey Meel ku dhow
Xeebaha Kudhaa ee Gobolka Jubbadda Hoose
Nov 19, 2011: Ciidamo Itoobiyan ah Oo aad u Fara
Badan Oo Maanta Soo Gaaray Degmada Balan Balle ee Gobolka Gal Gaduud
Nov 18, 2011: Cabdulaahi Cabdi Yirid oo Shirkii
London ku Tilmaamey Shirkii Hagardaamada Soomaaliya.
Nav 18, 2011: Safiirka Kenya ee Qaramada Midoobey
oo Sheegey in Dhalinyaro u Dhalatey Mareykan oo Tiradoodu u dhaxeyso 700- 1000
ay ka Barbar Dagaalamayaan Xarakada Al-Shabaab
Nov 17, 2011: Maxamed Cumar Xabeeb ( Maxamed
Dheere) Oo Soo Dhaweeyay Soo Gelitaanka Ciidamada Kenya ee Soomaaliya
Nov 17, 2011: Isbahaysiga Nabada Soomaaliyed
(SPA) oo ku baaqay in Kenya iyo Al-Shabaaba loo aqoonsdado gumeysi cadow ku ah
Qaranimada dalka
Nov 16, 2011:
Sheikh Shariif oo gaarey Nairobi iyo Shacabka Kenya oo loo sheegay in Sheikh
Shariif taageersan yahay hawlgalkooda Militari ee ay ka wadaan gudaha Soomaaliya
Nov 14, 2011:
Kenya oo Sheegtay in ay Gaartey Boqolkiiba 50% Ujeedadoodii ugu weynayd ee
Hawlgalka Militari, taas oo ah in ay Samayso Aagga loo yaqaan buffer zone
Nov 14, 2011: Prof
Xuseen Warasame “Dowlada Kenya waa ku Fashilantey Duulaankii Soomaaliya ,
Taakulo yar oo ay ka Heshana Israa’iil waxay ku Diri doontaa Muslimiinta”
Nov 13, 2011:
Kenya oo Sheikh Shariif degdeg ugu yeertay Nairobi si uu u caddeeyo in uu
Taageersan yahay Hawlgalkooda Militari ee ay ku galeen Soomaaliya
Nov 11, 2011: Axmed Madoobe oo 10 Kiilo oo Aargoosato ah ku casumay Weriye reer Kenya oo
waraysi ka qaaday
Nov 10, 2011: Maxaa ka soo baxay kulan Dhex marey Madaxweynaha Kenya Kibaki iyo Xubno ka
socdey Soomaalida Waqooyi Bari.
Nov 7, 2011: Guddoomiyaha Gobalka Gedo ee DFKMG Maxamed Cabdi Kaliil "Faarax Macalin
wuxuu Huwan yahay Shaar ONLF ee Wax Azaaniya la yiraahdo ma jirto"
Nov 6, 2011: Ma Dhihi Karaa Dhamaan Dowladaha IGAD waxay Faregelin ku Sameeyeen Soomaaliya
?
Nov 5: 2011: Kalluumaysato reer Kenya ah oo
Militariga Kenya ku laayeen doontii ay ku kalluumaysanayeen
Nov 5: 2011: Qaadka Quba - Ololaha Dhaqaale Kobcinta Soomaalida
Nov 4, 2011: Kenya oo Duqaynaysa Dameeraha ku
sugan Soomaaliya
Nov 3, 2011: Sheikh Shariif oo Sheegay in uu yahay kan ugu Wanaagsan ee hoggaamin kara
Soomaaliya kaddib 2012
Nov 2, 2011: Shariif Xasan iyo C/weli Gaas oo u
dhoofay Xajka xilli Sheikh Shariif uu safar ugu maqan yahay Kampala
Nov 1, 2011: Heshiiskii Kampala Accord oo
Ogolaanaya in Xukuumadda laga keeni karo Mooshin ka dhan ah haddii ay ku xad
gudubto Axdiga FKMG
Oct 31, 2011: C/weli Gaas iyo Odinga oo ku heshiiyey 11 qodob oo ku saabsan Ciidamada
Kenya ee Galay Soomaaliya
Oct 30, 2011: Kenya, Ethiopia iyo Faransiiska oo ku
Muransan Cidda Loo Dhiibayo Xakunka Kismaayo haddii la Qabsado Kaddib
Oct 30, 2011: Diyaarado Dagaal oo Duqeeyey Xero Qaxooti oo ku taal Magaalada Jilib
Oct 30, 2011: Ra'iisul Wasaaraha DFKMG oo Gaarey Nairobi, xilli Sheikh Shariif weli
ku adkaysanayo ka soo horjeedka Ciidamada Kenya ee soo galay Soomaaliya
Oct 29, 2011: Mooshin ka Dhan ah Ra'iisul Wasaaraha
DFKMG C/wali Gaas iyo Kenya oo loo Gudbiyey
Golaha Baarlamaanka.
Oct 28, 2011: Kenya oo Sheegatay in ay Qabsadeen
Magaalada Buurgaabo iyo Sheikh Shariif oo aan ka hadlin Sheegashada Kenya
Oct 27, 2011: Ra'iisul Wasaaraha DFKMG oo ku
celiyey Hadal ka soo horjeeda kii Madaxweynaha DFKM ku diidanaa Ciidamada Kenya
Oct 26, 2011: Ra'iisul Wasaaraha DFKMG oo Markii ugu horeysey qiray,
soona dhaweeyey in
Ciidamo Kenya galeen Soomaaliya, Arrintaas oo khilaafsan hadalkii Sheikh Shariif
ku diidanaa Ciidamada soo galay Soomaaliya
Oct 25, 2011: Warbixin Dheer oo ku Saabsan Waxa Waqtigaan Keeney in Mugdi soo kala Dhexgalo
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya iyo Sida loo arko Hadalkii Shiikh Sharif
Oct 24, 2011: Kenya oo Sheegtay in ay DFKMG ka
haysatey Qoraal u Ogolaanayey in Ciidamada Kenya galaan Gudaha Soomaaliya...
Oct 24, 2011: Madaxweynaha DFKMG oo ka soo horjeestey
Faragelinta Kenya ee Gudaha Soomaaliya
Oct
24, 2011: Diyaarado Duqeeyey Kismaayo iyo Buur Gaabo iyo
Maraakiib Dagaalka Faransiiska oo duqaysay magaalada Muday....
Oct 23, 2011: Sida loo arkey Soo Gelitaankii
Ciidamada Meleteriga Kenya Qaybo ka mid ah Dhulka Soomaaliya
Oct 22, 2011: Ra'iisul Wasaaraha DFKMG oo Sheegay in
uusan ka warqabin Ciidan Kenya oo soo galay gudaha Soomaaliya
October 21, 2011: Ra'iisul Wasaaraha Kenya oo
Sheegay in Ciidamada Kenya Qabsadeen Raas Kambooni
Oct 20, 2011: Kenya oo Adeegsaneysa Erayadii Zenawi Adeegsadey markii Ciidamadiisu
Weerareen Soomaaliya - Weerarka oo xilligaas ku wajahnaa kooxdii Sheikh Shariif
Axmed....
Oct 19, 2011: Xisbiyada Mucaaradka Wadanka Kenya oo Dowladda Kenya uga Digey Faragelinta
Milatari ay ku sameeyeen Soomaaliya
Oct 19, 2011: Dawladda Kenya Shacabkeeda u Xaqiijisay in
Ciidankeedu 120 km Gudaha u Dhaafeen NFD, Kuna Muujisay Video...
Oct 18, 2011: Wasiirada Arimaha Dibadda iyo Gaashaandhiga ee Kenya oo Muqdisho kulamo kula
qaatey Masuuliyiinta ugu sareysa Dowladda FKMG
Oct 18, 2011: Ciidamada Kenya oo Maalintii Saddexaad ku jira Gudaha Soomaaliya iyo DFKMG
oo Beenisey arrintaas
October
18, 2011 - "Ciidamada Kenya ayaa qabsaday magaalada Qooqaani (Qoqani)" sidaas waxaa
qortay Jariidada Standard ee laga leeyahay Nairobi, oo intaas raacisay
"arrintaasi waxay timid kaddib duqan cir iyo dhul ah oo socotey laba maalmood.
Waxaana ciidamada Kenya ay galabnimadii Isniinta ku siqayeen magaalada Afmadow
oo 100 km gudaha Soomaali ah." Warbaahinta Faransiiska ee AFP ayaa soo xigatey dad goob joogayaal ah oo
uu kamid yahay Saleebaan Maxamed oo reer Qooqaani ah oo sheegay "Ciidamada
Kenya oo garabsanaya Taangiyo iyo gawaarida dagaalka ayaa ku sugan meel u dhow
Qooqani", ayuu yiri ninkaas odayga ah oo intaas raaciyey "Waxaan arkay qiyaastii
32 gawaari oo ay ku jiraan taangiyo iyo boqolaal ciidan ah." "Ciidamada Kenya oo aad u hubaysan ayaa dhufays ka qodanayey meel u dhow
Qooqaani," sidaas waxa kale oo yiri Cabdullaahi Sayid Aadam.
Dhanka kale militariga Kenya waxay xaqiijiyeen in diyaaradii militariga ee kusoo
dhacday Libooye ay ku dhinteen (5) shan askari oo saarnaa oo uu ku jirey duuliyihii
diyaaradda.
Warka oo dhan Akhri
Faafin: SomaliTalk.com |
|