Home » Archive Bisha March, 2014

XAGGEE MARAYAA DAYACTIRKA ISBITAALKA MAGAALADA GARBAHAAREY?

Mar 31, 2014
YAASE GACAN WEYN KA GEYSTEY?  Isbitaalka weyn ee magaalada Garbahaarey ayaa waxaa haatan ku socda dayactir aad u ballaaran, kaasoo bilowdey bishii Febraayo ee ina dhaaftey, waxaanna Isbitaalku uu  ku fadhiyaa dhul aad u weyn oo ka kooban 35 qol iyo Saddex hool oo aad u weyn iyo 8 musqulood iyo waliba deyr ku wareegsan. Isbitaalkaan ayaa waxaa horey u aasaasey dawladdii dhexe ee kacaanka ahayd, kal... 

DARDAARAN IYO DIGNIIN KU SOCOTA GABDHAHEENA QAALIGA AH!

Mar 31, 2014
GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariiisina Nabigeenna Muxammad ah Korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, Aqristoow waxaan wada ognahay nasiib darro! In waalidka Soomaaliyeed intooda badani aaneey la noqon ilmahooda saaxiibo dhow oo waxkasta eey ka wada sheekeeysankaraan, wixii noloshooda kusoo kordhana eey kala hadli karaan. Wiilasha iyo gabdhaha wada dhasheyna waxyaalaha... 
Halkudheg:

Somali government congratulates the Turkish prime minister his party’s victory in the municipal elections.

Mar 31, 2014
Press Release (For Immediate release) Mogadishu, March 31, 2014- The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia presents its compliments to the esteemed embassy of the Republic of Turkey in Mogadishu and has the honor to convey to the letter the congratulations of His Excellency Hassan Sheikh Mohamud , the President , His Excellency Abdiweli Sheikh... 

Hey’adda African Development oo deeq gaar-siisey qaar kamid ah xarumaha caafimaadka ee degmooyinka gobolka Gedo.

Mar 31, 2014
Deeq-dani ay hey’addu gaarsiisey Xarumaha sida bilaashka ah dadka loogu daaweeyo ee ku yaala degmooyin kamid ah gobolka Gedo ayaa waxay ahayd hal Container oo iskugu jira qalabka loo isticmaalo Isbitaalada iyo daawooyin, kuwaasoo ay soo dhiibeen qaar kamid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka iyadoo ay kaashanayaan Hey’adda ADEH oo xarunteedu tahay gobolka Washington. Cismaan Diiriye... 

FEDERAALKA MA FAAIIDAA LAGA HELEY MISE FOWDO !!

Mar 31, 2014
20 August  Sannadkii 2012  ayay ahayd  markii la dhaariyay tiradii ugu horeesay Xubnaha Baarlamanka Soomaaliyeed iyaga oo badalay  Baarlamaankii ka horeeyay ee loogu yeerayay ku meel gaarka, waxaana Dulucda fariinta habeenkaasiay ahayd  in meesha ay ka baxday  Dowladdii KMG loona gudbay Dowlad aan KMG ahayd oo rasmi ah Akristow haddii aan u soo dhaadhaco Sheekada waxa ay tahay  Dowladda... 

Barakaca: Marna ma Muqdishaa Marna ma Goboladaa!!

Mar 29, 2014
Nin Odey ah oo Diidey in aan Magaciisa Xigta kuna kulmey Magaalada Muqdisho ayaan weydiiyey mar isaga iyo Caruurtiisa ka soo degeyeen Gaari Xamuul ah halka ay ka soo barakeen ayaa yiri “ 70 Jir baan ahay waxaan ku dhashey Magaalada Buulo Burde waa markii ugu horeysey ee aan aniga iyo Caruurteyda soo Barakacno , marnaba isma oran maanta ayaa ka soo barakaceysaa Magaalada Buulo Burde waayo Xiligi... 

Shiikh Cumar Xerow “Burcad Badeeda in lala Macaamilaa ma Banaana”

Mar 29, 2014
Maxay Diinta Islaamka ka Qabtaa Burcad Badeednimada ? – Waxaa noo suurta gashey nin aan wareysano Shiikh Cumar Maxamuud Wardheere (Shiiikh Cumar Xerow ) oo ka mid ah Culimada waa weyn ee sida weyn looga yaqaan Magalada Muqdisho waxaana wax ka weydiiney waxa ay diinta Islaamka ka qabto Burcad Badeednimada waxaana uu Wareysigii u dhacay Sidatan: Su’aal: Qaadicu Dariiqa Diinta Islaamka Tilmaantey... 

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh oo Kampala kula kulmay R. Wasaaraha Itoobiya

Mar 28, 2014
sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Kenya Warsaxaafadeed Muqdisho, March 27, 2014——-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo howlo shaqo u jooga magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa kulan gaar ah saaka la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailamariam... 

Guddoomiyihii hore ee Guddigii Qorista Af-Soomaaliga oo ku geeriyoodey Muqdisho

Mar 27, 2014
Allah ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyoodey Shariif Saalax Maxamed Cali. Waxaana bahda SomaliTalk.com ay tacsi u dirayaan qoyskii marxuumka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed. Shariif Saalax waxa uu ahaa Guddoomiyihii hore ee Guddigii Qorista Af-Soomaaliga. Waraysigii SomaliTalk la yeelatay Shariif Saalax December 28, 2012 ka daawo Video Waxaa waraysigaas qaaday Maxamed Allman oo... 

Madaxweynaha Somalia oo ka qeybgalay Shirka Jaamicada Carabta

Mar 27, 2014
Madaxweynaha Somalia oo ka qeybbgalaya Shirka Madaxda Dalalka Carabta ayaa yiri “Madaxda Carabta waa inay xal u helaan mushkiladaha ka jira dalalka Carabta.” Madaxweynaha Somalia ayaa ka qeybgalaya Shirka Jaamicadda Carabta oo Kuwait ka socda oo uu airport-ka ku soo dhoweeyey Amir-ka Kuwait, Amir Sabah Al-Jabir Al Sabah. Madaxweynaha ayaa yiri “Madaxda Dalalka Carabtu waa inay xal... 

Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla “ Gudoomiye Jawaari waa Masuul iiga waayo Aragsan, Suurtagalna maha in aan Xilkiisa Hunguriyeeyo” Wareysi

Mar 26, 2014
Waxaa noo suuratagashey in aan Xafiiskiisa ku wareysano Xildhibaan Shariif Cabdalla Maxamed oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federalka kana mid ah Guddi Xaquuqul insaanka ee Baarlamaanka waxaana u u dhacay Wareysigiisii Sidatan: Su’aal : Sidee u aragtaa arrimaha Federaalka ee haatan ka socda Gobolada Dalka ? Jawaab: Federaalka waxaa keeney markii Shacabku aad ugu dhibtoodeen in ay Magaalo... 

Gargaarkii Turkiga ee Soomaaliya oo yeeshay weji kale (Warbixin faahfaahsan)

Mar 25, 2014
Dowladda Turkiga oo ah dowladdii ugu horeysay ee Soomaaliya u dirtay Ra’iisal Wasaaraheeda Rajab Dayib Ordogan isla markaana u soo gurmatay xilli shacabka Soomaaliyeed ay hareeyeen abaaro, colaado iyo dagaallo socday muddo 21-sano ah ayaa ku guuleysatay inay gargaar u fidiso malaayiin Soomaali ah oo intooda badan ka soo barakacay gobolada dalka. Imaanshiyihii Ra’iisal Wasaaraha Turkiga... 

Baydhabooy ka Maseyr Gaalkacyo inta aad Dagaal geli lahayd !!

Mar 25, 2014
Markii ay dhacdey Dowladii Miltariga Sannadkii 1991 ayaa waxaa Abuurmey Jabhado Magaca ugu horeeya uu yahay S oo ay ka wadeen Soomaaliya ,waxaana si Miyir la’aan ah ay Beel waliba u samsyatey Urur u gaar ah, markii laga xiso dhacay ayaa waxaa hadana lagu daatey in Beel walia ay samysatey Maxkamad Islaami ah oo u gaar ah , hase yeeshee Shaqsiyaad gaar ah ayaa Kacdoon kasta ka Faaiideystey oo ku... 

Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareeyey falkii lagu laayay odayaasha dhaqanka ee nawaaxiga Buur-hakaba

Mar 24, 2014
iyo Golaha Wasiirada oo meel mariyay Miisaaniyad sanadeedka 2014-2015 oo cadadkeedu dhan yahay 218 Milyan oo Dollarka Mareykanka ah, una badan filashada dakhliga gudaha ee dalka… Warsaxaafadeed Muqdisho, March 24, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si kulul u cambaareeyey falkii foosha xumaa ee lagu laayay odayaasha... 

Dalada Suxufiyiinta Qorahay Media oo cambareeyay Xukuumada Itoobiya.

Mar 23, 2014
Wariye Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Maxamed Aweys Muudeey (Boqorka Badhtamaha) oo ah wariye caan ka ah Soomaaliya mudobadan u soo shaqeeyay saxaafado kale duwan gudaha Soomaaliya ayay Xukuumadda Itoobiya ku xukuntay 27 sano oo xadhig ah ayaga oo aan u haynin wax dambi ah oo uu galay Wariyahaas oo si qoxootinimo ah ku joogay Itoobiya. Daladda Suxufiyiinta Qorahay Media ayada oo tixgalinaysa xoriyadda... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo xalay la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Switzerland.

Mar 22, 2014
Warsaxaafadeed – 22/03/2014 — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa xalay magaalada Geneva waxaa uu kula kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Switzerland, waxaa uu warbixin ka siiyay booqashada uu ku joogo dalka Switzerland iyo holwgallada ay dawladdu ku baacsanayso Nabad-diidka Al-Shabaab oo dhibaatada ay ku hayaan dadka iyo dalkaba uu sheegay in lasoo afjari... 

Soomaaliya iyo Ururka Caalamiga ah ee Shaqada (ILO) ee Q.M oo heshiis kala saxiixday.

Mar 21, 2014
War-saxaafadeed | Dawladda Soomaaliya iyo Ururka Caalamiga ah ee Shaqada (ILO) ee hoos-taga Qaramada Midoobay, loona yaqaano International Labour Organisation ayaa maanta magaalada Geneva ee dalka Switzerland ku kala saxiixday heshiis caalami ah oo la xiriira kor-u-qaadida shaqada iyo xuquuqda shaqaalaha iyadoo heshiiskan uu Soomaaliya u saxiixay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli... 

Ugaas Cabdulaahi Ugaas Faarax oo ka Hadley Dhibaatada ka imaan karta Arrimaha Federaalka.

Mar 20, 2014
Ugaas Cabdulaahi Ugaas Faarax oo ka mid ah Ugaasyada sida weyn looga yaaaan Soomaaliya ayaa waxaa uu ka waramey Xaalada Wadanka haatan uu marayo iyo sida looga bixi karo, waxaa uu farta si gaar ah ugu fiiqey Dhibaatda ka imaan karta arrimaha Federaalka uu u leeyahay Ummada Soomaaliyeed waxaana uu yiri” Markii ay dhacadey Doorashadii Sannadkii 2004 ee lagu doortey Cabdulaahi Yuusuf waxaana Khudbad... 

Mustaf Bashiir Goobdoon oo Faahfaahin ka bixiyey Waxqabadkii Hayadaha Samafalka ee Swiss-Kalmo iyo New-Way

Mar 19, 2014
Hayadda Swiss-Kalmo IYO New-Way waxay ka mid ahaayeen Hayadihii Fara ku tiriska ahaa ee Shacabka Soomaaliyeed u soo gurmadey Sanadihii Dagaalada Sokeeye ay ka jireen Wadanka Soomaaliya , waxay Hayadahaan Xiligaas Xooga Saareen in Gobolo Soomaalieed ay ka fuliyaan Mashaariic Isugu jirtey Caafimaadka , Waxbarashada , Biyaha iyo in ay Gacan siiso dadka Tabaaleysan , waxaana Hayadahaas ka si weyn... 

Ganacsade Axmed Nuur Cali Jimcaale oo weli ku mashquulsan bixinta lacagtii shacabka uga xayirana shirkadii Albarakat

Mar 18, 2014
Munaasibad lagu soo dhaweeyey ka qaadista hayiraadii saarneyd Xaflada laga soo dhaweynayay xayiraadda ay Qaramada Midoobay ka qaaday Ganacsadaha Caanka ah ee Axmed Nuur Cali Jimcaale isla markaana ay ka soo qeyb galeen Siyaasiyiin, Waxgarad, iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa Maanta waxa ay ka dhacday Magaalada Muqdisho. Max’ud Axmed Nuur Tarsan Guddoomiyihii Hore oo ka mid ahaa Siyaasiyiintii... 

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya iyo Safiirka Britain oo ka wada hadlay gurmadka iyo xasiloonida goobaha laga xoreeyay Nabad-diidka.

Mar 18, 2014
Warsaxaafadeed, — Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka dawladda Britain ee Soomaaliya Neill Wigan, waxaana ay ka wada hadleen gargaarka bani’aadanimo ee la gaarsiinayo dadka ku dhaqan goobaha laga xoreeyay Nabad-diidka iyadoo Britain ay kamid tahay dawladaha ka qayb-qaadanaya gurmadka... 

Xarunta Cali Kaar (APHAD) oo Warbixin Xasaasi ah ka Qortey Qoys Soomaaliyeed oo Ciidamada Amisom Aabbahooda ay Dileen.

Mar 16, 2014
Meeshu waa magaalada Muqdisho, Waddada Makka Al-mukarama, meel ku dhaw Hotel Ambassador, Xilligu waxa uu ahaa 9:00 am, 28-kii January 2014-ka, markii laba Gaari oo ay wateen ciidamada Nabad-ilaalinta Soomaaliya ee loo yaqaan AMISOM ay si arxan-darro ah ku jiireen nin magaciisa la odhan jirey Saalax Nuur Maxammed oo dhanka koofur u goynayey Laamiga hormara Hotelka Ambassador, ee u dhaw Trepiano. Waxa... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeybgalay aaska Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec

Mar 16, 2014
Ra’iisul Wasaare-kuxigeenka oo la kulmay mas’uuliyiinta Ururada hoos yimaada Ururka Iskaashiga Islaamka …. Warsaxaafadeed Aaska Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec Muqdisho, March 16, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka qeybgalay aaska marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec oo ahaa Fanaan caana ah oo si weyn looga yaqaano... 

Gudoomiye Ku Xigeenka Koobaad Ee Baarlamaanka Oo Kampala Aqoon Kororsiyo Kala Duwan Kusoo Xiray

Mar 15, 2014
Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa maanta magaalada Kampala aqoon kororsiyo kala duwan ugu soo xiray guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo howlwadeennada Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada dalka qaarkood. Gelinkii hore ee maanta Mudane Jeeylaani Nuur Iikar Gudoomiye... 

Idaacadda Mustaqabal oo Xustey Sannad Guuradeedii labaad ee markii la Aas-Aasey.

Mar 15, 2014
Waxaa Hotelka Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Xaflad aad u balaaran oo ku aadan Sannad Guuradii Labaad ee Markii Dhidibada loo taagey Idaacada Mustaqbal , waxaana Munaasabadaasi oo si aad loo soo Agaasmiey waxaa ka soo qaybgaley Xildhibaano, Madax ka tirsan Dowlada , Hayadaha Samafalka, Ururrada Dalka ka jira, Jaamacadaha,Haween , Dhalinyaro, iyo Qaybaha kala Duwan ee Warbaahinta. Ugu... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...