SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2008» DEC  

:::DOOD VIDEO:::
videoDood ku saabsan Soomaaliya oo Video ah... Daawo...
:::GABAYGII SHIINE:::
gabayGABAY: DABDHEER May 15 oo ku aaddan aasaaskii SYL.. Akhri
:::GABAYGII ENG. CIBAAR:::
cibaarQAYLODHAAN (Gabay cusub) - waxaa tiriyey Inj. Cibaar. Gabayga oo ah maqal iyo akhris....
SOOMAALIDA SWEDEN vs ITO
sweden
Soomaalida Iswiidhen oo si Kulul
uga Jawaabey Wareysigii Safiirka Itoobiya... Warbixin...
:::MAQAALKII MUXYADIIN:::
muxyadinQormadii Muxyadiin iyo Geeridii Aadan Ceyroow Ma tahay Geerida Ceyroow oodin ka fuqday DFKMG Akhri
:::WARAYSI ZENAWI:::
nweek
NEWSWEEK: Itoobiya oo ku dhiiqatay Soomaaliya
Waraysi Zenawi:
Q.1aad | Q.2aad
:::WARARKA BATROOLKA PL:::
Fadeexaddii Ganacsi ee ka Dhacday Australia iyo Xiriirka Batroolka Puntland... Akhri..
:::WARARKA BATROOLKA PL:::
Black Gold of Puntland
Warbixin dheer oo laga qoray shirkadaha Batroolka DGPL Akhri
:::ENG. TALLAABO-CADDE:::
ingMacdanta & Batroolka Puntland Ma-Reer Indhoole Hoggaansho Baa???... Akhri... 

MAQAALADA KALE KA AKHRI HALKAN....

 

WARARKA DEC 2008

Shaki Laga Qabo Habsami u Dhicida Doorashada DGPL
War saxaafadeed: Musharax Adam Mohamed Esse (Gaadaale)

Duqayn Iyo Dagaalo Dad Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Gudaha Suuqa Bakaaraha Ee  Muqdisho - Dec 30

44,000 oo qof ayaa lagu qiyaasey dadka la nool HIV/AIDS ee Soomaaliya
Soomaaliland (1.7%), Puntland (0.5%), iyo Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya (0.3%).
.. Akhri..-pdf

yuusufC/laahi Yuusuf oo is casilay
Madaxweynihii DFKMG, C/laahi Yuusuf, ayaa  is casiley Dec 29, 2008 (1/1/1430), waxaana uu isla maanta gaarey magaalada Garoowe Akhri...

somSanadkii 2aad ee ka soo wareegay Maalintii taangiga Xabashidu galay caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho oo laga Xusey Magaalada Johannesburg.. Akhri... Dec 29

Ahlusunnah oo Afhayeenkooda Dalka UK u dooratay  Max'ed Xuseen owliyo - Dec 29

Warbixinta Sanadlaha ah ee Xadgudubyada Xoriyadda Saxaafadda Soomaaliya ee Sanadka 2008

Tartanka koobka daahfurka wargeyska Xog-Maal oo Axadii Cape Town ka furtey. -Dec 29

Ururka saxafiyiinta SOJASA oo abaalmarino gudoonsiiyey saxafiyiin Soomaaliyeed.- Dec 29

"C/Laahi Yuusuf oo Is Casilaya (Isniinta) si uu Fursad u siiyo Jiilka Da'da yar" Seed
.27 xildhibaan DFKMG oo gaarey Gaalkacyo
.Diyaarad Diyaar ku ah Galkacyo oo Baydhabo
.Heshiiskii musharaxiinta & DGPL oo burburay Wararka oo dhan... Dec 28

Ciidamadii Madaxtooyada Oo Ka ambabaxay Muqdisho
.Dagaal Xooggan Ka Dhacay Degmada Gelinsoor Ee G/Mudug
.Al-shabaab Oo Sheegtay in ay La Wareegeen Dh/Mareeb
Wararka oo dhan... Dec 28

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo Bangi Nidaam Islaami ah ku Shaqeya  xariga uga jarey Caasimada dalka Jabuuti... Akhri.... Dec 28

Aadan Madoobo oo Xubnaha Baarlamaanka DFKMG ka dalbaday in ay Kulmaan Axadda (Dec 28, 2008)

Dood Cimiyeed kusaabsan Burcad Badeedda oo ka Dhacday Magaalada Bosaaso.- Dec 27

Mashruuc indhaha loogu fiiqayo Toban kun oo ruux ayaa maalinta Sabtida ah ka furmaya Isbitaalka Carafaat ee magaalada Muqdisho Akhri....- Dec 27

Waxgaradka G/Gedo Oo Ka Codsaday Mamulka Somaliland Inay Sii Daayaan Gabar Loo Xiray Qaraxyadii Hargeysa Akhri.. Dec 27

Magaalada Liecester oo lagu qabtey tartan lagu maamusay Ciidii Carafo - Dec 27

Qabrigii Sheekh Nuur Xusseen ee tuulada Baladul Kariim oo la sheegey in la burburshey.- Dec 27

Musharax Nuradin Aadan Diiriye Oo booqday Kuuliyadda Waxbarashada Macalinnimada ee GTEC. - Dec 27

WADANKA GINI EE INQILAABKU KA DHACAY (WARBIXIN)

Xildhibaan C/rashiid Cirro oo Xaqiijiyey in Madaxweynaha DFKMG is casilayo
C/laahi Yusuf tagi doona Puntland/Garoowe Akhris/Dhegeysi

AKHRI: TAARIIKHDA C/LAAHI YUUSUF....

Dec 25:Casmara (Isbahaysiga): warmurtiyeed ku aadan hadalada ka soo yeeray taliska dhiigyacabka ah ee Adis

C/Laahi Yuusuf oo Is Casilaya Sabtida
Madaxweyanaha DFKMG ayaa ku dhawaaqi doona is casilaadiisa, sida laga soo xigtey afhayeenkiisa... Akhri Warka oo dhan... Dec 24

Shariif Xasan Sh. Aden iyo Prof. Cabdulraxman Ibbi oo imanaya Minneapolis (Goorma.....)

"Maamulka Puntland ee sii dhacayaa Wax Badan oo Amaanka ah ayuu Lumiyay"Musharax Muxiyadiin
Iyo warar GoosGoos ah...
Akhri.... - Dec 24

Xaflada Lacag Loogu uruurinayay Dekada Lasqoray oo Kadhacday magaalada London- Dec 24

Hay'adda nabada horumarinta bulshada oo qeybisay hilbo ceeriin iyo lacago...-Dec 23

Caruur madaxa biyo kaga jiraan oo caafimaad ahaan dhaqtar dibada ah loogu qaaday-Dec 23

Manchester City Football Club oo fursad xulasho ciyaartooy tayo leh siinaysa Soomaalida ku nool Yurub.

Meydkii Dr Xuseen Xaaji Bood oo lagu aasay Magaalada Muqdisho -Dec 23

Xukuumaydu Waxay Noqonaysaa Mid Loo Bogo Waxaan xooga saarayaa Waxbasrahada iyo Amaanka" Musharax Siciid Maxamed Raage" Akhri- Dec 23

Caano-shubka Suldaanka Beesha Muuse Suldaan (Sawirro).... - Dec 22

QUWADDA QORAXDA IYO BARNAAMIJKA DANAB KA DHALINTA QORRAXDA PUNTLAND—W.Q. Musharax Farjac

Ustaad C/Wali Dalboon oo Laga Dalbaday in uu iska Casilo Ururka U.I.P iyo Jawaabtii uu bixiyey- Dec 22

Warbixintii Doodii Dhexmartay Musharixiinta Puntland

buuqKulankii Baarlamaanka DFKMG ee lagu ansixinayey Xukuumadda Nuur Cadde oo buuqa ku dhamaaday...  Halkan ka Daawo

Naadiga PEN ee Qalinleyda iyo Hal-abuurka Somaliyed oo Carwo Buugeed ku qabtay Jibouti - Dec 21

Madaxweynaha DFKMG Oo Safar Aan Hore Loo Shaacin Ugu Kicitimay Nairobi Kenya
iyo Dagaalo Waxyeelo Kasoo Gaartay Dad Rayid ah Oo Habeenkii oo Ka Dhacay Degmada Wardhiigley
Akhri.. Dec 21

Munaasibada 65 guurada ciidanka boliska oo maanta Muqdisho laga xusey ... Dec 21

Senatar Mareykan ah oo si Gooni Gooni ula Kulmaya Nuur Cade, Sheekh Shariif iyo Daahir Riyaale-Dec 20

Ardaydii Jaamacadda Gedo oo u fariistay imtixaanaadkii semester-kii labaad iyo Jaamacadda oo qaadanaysa arday cusub... Akhri -Dec 20

VIDEO: Condoleezza Rice oo ka hadleysa Arrimaha DFKMG

Baaqii ka soo baxay Kooxda Caalamiga ee Xiriirka Soomaaliya oo AfSoomaali ah.... Dec 19

mayeGudoomiyaha Tools For Humanity Md; Maxamed Maye Maxamuud "…Dadka Aad Ku Arkeyso Siyaasadaha iyo Hogaamiye Kooxeedyada Waa Dad Iska Hor Boodaya Aduunyada, Dadka Aqoonyahanada Soomaaliyeed Wali Siyaasada Sooma Gelin…" Akhri.. Dec 19

Muqdisho: Xarunta ismaaciil Jimcaale oo looga hadlay Xaaladda nabadgelyo iyo xuquuqul insaanka- Dec 19

Ciidamada DFKMG oo laga yaabo in ay lakala saftaan dhinacyada khilaafka xoogan uu ka dhaxeeyo - Dec 18

Baaq ay soo saareen nabadoono ka kooban 55 xubnood kana kala yimid gobolada Puntland- Dec 18

Qalab u soo degay Dekeda Laasqoray ee Gobolka Sanaag..- Dec 18

Qorshaha Musharaxa: HARGAHA IYO SAAMAHA – Qalinkii Musharax Prof. Cumar Farjac- Dec 18

Waxyeellooyin gumaysigu u gaystay dadwaynaha - Dec 18

Shirkadda Sahaminta Batroolka oo Ka Baxday Puntland
iyo Sarkaal ka tirsan Shirkadda IMC oo Rahmad ahaan loogu reebay Bosaso Akhri

Beelo Ku Dagaalamay G/Gedo Oo Heshiis Gaaray- Dec 17

Golaha Saxaafadda oo qaybtey dood ku saabsan tacadiyada loo geysto suxufiyiinta Soomaaliyeed
iyo Hayadda SOCWE oo qabatey siminaar ku saabsan xaquuqda aadanaha iyo Maamul Wanaaga  Akhri...
- Dec 17

Shir jaraa'id: Cambaareyn xasuuqii ay ka gaysteen ciidamada Ethopia degaanka degmada Walaweyn- Dec 17

Howlo lagu dayactirayo masaajidka weyn ee isbaheysiga islaamka ..- Dec 17

Dowladda Kenya oo sheegtay in ay cuna qabateyn ku soo rogeyso madaxweynaha DFKMG Soomaaliya- Dec 17

:::Shirka Caalamiga ah ee Ku Saabsan Burcad Badeed
:::Talo soo Jeedinta Seminaarka Habka wax fulinta

Wafti uu Hogaaminayo Sharif Hassan Sheikh Aden oo ku sii jeeda Xarunta Q/Midoobay NewYork - Dec 16

Shirkadda Telecom oo Fursad Shaqo siisay Arday ka qalan jabisay Jaamacadaha Muqdisho- Dec 16

Cadaani Hirmooga oo ka qeyb galay shirsanadeedkii jaaliyada Ogaadeenya ee Switzerland- Dec 16

Dab Khasaare Gaystay Oo Ka Qarxay Deg.Doolow Oo Ku Taalla Xadka Kala Qaybiyo Somalia Iyo Ethiopia- Dec 16

Murashax Mud Cali Cabdi Awaare oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Qardho - Dec 16

Xaflad lagu caleema sariyo Gudiga Suxfiyiinta dibad jooga soomaaliyed oo lagu qabtey  Nairobi - Dec 16

Beesha Siciid Harti oo Ka Tanaasushay Goosashadii: Northland State of Somalia- Dec 16

TACSI: DR. CIISE AXMED XAAJI

unicefBadbaadada Carruurta: Arrin Muhiim u ah Caalamka oo Dhan: Gacan ka gey-sashada Badbaadinta Nolosha Caruurta.... Warbixin UNICEF oo ka kooban 7 bog Akhri... (pdf)

Soomaaliya: Dambiyada Dagaal ee Halakeeyey Dadweynaha (Warbixintii Human Rights Watch)
Siyaasadaha Dhicisoobay ee Quwadaha shisheeye oo sii xumeeyay qalalaasaha Qoraal kooban... (pdf)
Guudmar(Somali) 16 bog ama Report(English) 107 pages


NuradiinMusharax Nuuradiin Aaden Diiriye oo ka Hadlay Burcadda kalluumaysiga....
"Burcadda kale ee badda oo ka baaxad weyn 'Burcad badeedka maraakiibta qafaasha" waa Burcadda Kalluumaysiga...." Akhri..... Dec 15

C/laahi Yuusuf oo Xilkii ka qaaday Nuur Cadde
Ra'iisul wasaaraha DFKMG ayaa ku gacan sayray xil ka qaadistaas, waxana uu sheega in ... Akhri... Dec 14

'23 Burcad badeed' ah oo lagu qabtay Gacanka-Cadmeed.-Dec 14

Dood kulul oo dhex martay Qamar Shariif Haashim, Iyo Maamulaha Guud ee Maraakiibta Faransiiska-Dec 13

Gen. Cadde Muuse oo ku Gacan Sayray Qoraal ka soo baxay "Golaha Issimada Puntland"-Dec 13

Wiil Soomaaliyeed oo Lagu Diley Koonfur Afrika- Dec 13

Warsaxaafadeed: Ka soo baxay xafiiska warfaafinta ARS ee Asmara.- Dec 12


caashaDhakhtaradii Ku Guulaysatey Abaalmarinta "Haweenka Sannadka 2008-da" oo Somalitalk Wareysi siisey...
Drs. Caasho Cumar Axmed (Kablow) oo hadda ku sugan Jabuuti ayaa... Akhri...

 

Koobkii Ciidul Adxaa Ee Shirkad Kaah Express K/Afrika

Ahmedou Auld Abdullah " Ku Soo Noqoshada Sheekh Shariif Waa Mid Mudan Soo Dhaweeyn"- Dec 11

Xaflad Shahaadooyin lagu guddoon siinayey Arday oo ka dhacday Laascanood- Dec 11

Musharax Aadan Maxamed Ciise (Gaadaale) oo ka qeyb galay xuska maalinta Xuquuqul Insaanka- Dec 11

XISBIGA UDUB /SOMALILAND OO GUDOOMIYE CUSUB U MAGACAABAY LAANTIISA USA- Dec 11

Musharax Siciid Maxamed Raage oo Kulan wada Tashi ah la Qaatay Siyaasiyiinta Gobolka Bari.

Hayada Yaxye Foundation oo si weyn u xustey Maalinta Xuquuqda Aadamaha - Dec 11

Howlgal mudo 16 cisho ah ee lagu ciribtiro gancan-ka –hadal lagula kaco Haweenka Soomaaliyeed- Dec 11

Dagaallo lagu jabiyay ciidammada gumaysiga - Dec 11

SIDEE BAAN U ARAGANAY LOOLANKA DOORASHADA MARAKAYNKA:  Qormadii Asli

bisadoShiikh Cabdirisaaq “ Dadka Xaafadda Taleex ma sii wadi karaan quudinta Bisahada ee garab ha nala siiyo” Dec 10

BayaanWarsaxaafadeed ka soo baxay Xarunta Abuubakar As-Saddiiq ee Minneapolis
:::Xarunta Abubakar oo ka jawaabtey dhallinyarada maqan
:::Waalidiinta oo soo Dhoweeyey Baaqa Xarunta Abuubakar
:::Khudbaddii Carafa -Xajka oo Soomaaliya lagu soo qaatay
:::Sidii looga ciidey Minneapolis, K/Afrika, Toronto & India
:::Sidii looga ciidey Garbahaareey,Dooloow, B/Xaawo, Luuq
Wararka oo dhan ka akhri halkan...... Dec 9


Axmed Cali Xaashi oo sheegay inuu Mar labaad isu taagidoono Xilka Gudoomiyenimo ee Puntland.
iyo Xildhibaan Baarlamaanka Federaalka ah oo Hogaanka Puntland isu Taagay... Akhri.. Dec 9

Musharax Nuuradiin oo ka qayb galay Salaadii Ciidul Adxaa ee lagu tukanayey Garoonka Kubadda Cagta ee Mire Awaare Stadium ee magaalada garowe Akhri... Dec 8

Bayaan ay wada jir usoo saareen Culimada ugu waa wayn Soomaaliya (Tarjumadii Af Soomaali)

shirMinneapolis: Shirkii Waalidiinta Carruurtu ka maqan yihiin iyo khilaaf soo kala dhex galay dadkii u hadlayey iyo Soomaalidii qaban qaabinayey shirka jaraa'id oo faquuqay saxaafaadda Soomaaliyeed.. Akhris/dhegeyso/Video

Tirada Xubnihii Ugu Badnaa Is-bahaysiga oo Ka Dhoofey Jabuuti iyo Kuwo Kale oo La Filayo in....-Dec 8

La Dagaalanka Bucad Badeeda oo Maanta Bilaamaya (Dec 8, 2008).-Dec 8

Dood cilmiyeed kusaabsan Ahmiyada Nabada iyo Midnimada Puntland oo lagu soo gabagabeeyay boosaaso.-Dec 8

Afhayeenka Ahlu Sunna Waljaamaca oo beeniyey in ay dagaalanto ahlu suna wal jameeca -Dec 8

colemanSenator Coleman oo warqad ku saabsan Soomaalida u qoray boqorka Sacuudiga

Xaflado xiritaanka sanad dugsiyeedka mandarasooyinka Soomaalida K/Afrika-Dec 7

Xafiis Jaaliyadda Yemen Ee Puntland oo Laga Furay Boosaaso.....-Dec 7

SOMALI TIGERS OO NOQOTAY KOOXDA SANADKA 2008 EE GOBOLKA MINISOTA-Dec 7

Sweden: Jaaliyada Soomaaliyeed ee Gothenburg oo soo dhaweysey halgamaa Caasha Xaaji Cilmi oo ku guuleysatey bilada RIGHT LIVELIHOOD-AWARD... Akhri...-Dec 7

Xafiiska Gargaarka bani,aadaminimada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo baaq ka soo saaray xaalada Bani,aadanimo ee Dalka Soomaaliya. Akhri...-Dec 7

Prof-Muxiyadiin Cali Yuusuf oo la kulmay Qaar ka mid ah Siyaasyiinta Puntland.-Dec 7

Xasan Cali Isaaq oo loo helay dhaqtar qaliin dibada ah-Dec 7

Laanqayrta Cas oo ka digtay xaaladda Geeska Afrika
Iyo Waxyeelooyin cadawgu ugaystay dad shacab ah
-Dec 7

 

Bayaan ay wada jir usoo saareen Culimada ugu waa wayn Soomaaliya (Carabi)

Maxaa kala socotaa Safarka Cade Muuse ee Adis-Ababa.-Dec 6

Sheekh Shariif “Dabcan xulashada waa arin Is-bahaysiga u taala, iyaagana isla eegidoona, laakiin mas’alada ku aadan, 4.5-ka…” Akhri...-Dec 6

Maxaa Ka Soo Baxay Safarkii Madaxweynaha DFKMG Cabdullaahi Yuusuf ee Dalka Jabuuti.-Dec 6

Xaflad qalin jabin dhaqaatiir iyo injineero ka qalin jabisay Jaamacada banadir -Dec 6

abC/risaaq Maxamed Sh. Aadan” Arintaa ma rabo inaan ka hor dhaco, waxaana ka socota dood adag oo Is-bahaysiga dhexdiisa ah.. Akhri...-Dec 6

Dhacdo xiise leh ''Kani waa Barack Obama, Haa wuu yahay''-Dec 6

Nairobi: Guddoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Dibad jooga ah oo Loo Doortey Fuaad maxamed Cilmi'-Dec 6

OsmanMinneapolis: Cusmaan Axmed Sheikh: Maamulka Masaajidka Abuubakar Waa in ay is casilaan (Waraysi)
iyo Guddi Loo Saaray arrinta la xiriirta Dhallinyarada laga Waayey Minnesota iyo Meydkii wiil isku qarxiyey Soomaaliya oo lagu aasay Minneapolis.... Akhris/Dhegeysi.. Dec 5

Ciidamada Itoobiya oo ka baxay goobo ku yaal Magaalada Muqdisho
Iyo Warar GoosGoos ah ka akhdi halkan
- Dec 5

Dugsiga Cumar Binu Khadaab ee Boorama iyo Bandhiga Tartan Sanadeedka Kubadda Cagta (Sawiro)- Dec 5

Musharaxiinta Puntland oo wali ku kulansan Garoowe iyo Cade Muuse oo wali ku adkaysanaya Gudiga doorashada- Dec 4

Isbaarooyin Lagu Arkay Wadada U Dhaxaysa Bardaale Iyo Luuq- Dec 4

Ururka Ardeyda Somaliyeed Malaysia oo hugaan cusub doortay iyo rabshado gacanta la iskula tagay oo hareeyay madasha doorashadda Akhri... Dec 4

Waxyeelloyin gumaysigu u gaystay dadwaynaha- Dec 3

Munaasibad markii ugu horeysay lagu soo bandhigay Ambalaasyo si mutadawac nimo uga howlgali doono Magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeed Akhri - Dec 3

Murashax Dr Saleman Axmed Ciise oo si weyn loogu soo dhaweeyay gobolka Karkaar Magaalada Qardho - Dec 3

Kulan nabadeed ay qabatay Hay'adda PDRC oo ka dhacay Magaalad Gaalkacyo. - Dec 3

sheekhMinneapolis: Iimaamka Masjidka Abuubakar, Sh. C/Raxmaan, oo Laga Hor Istaagey Safarkii Xajka, Isagoo ka dhoofi lahaa Garoonka Diyaaradaha ee Minneapolis. Waraysi Sh. C/raxman

Xildhibaan Maxamed Sheikh Yusuf "Dastuurka Waxaa Noogu Qoran Inaan Dalka Ku Dhaqno Shareecada Islaamka" shir jaraa’id oo uu Johannesburg ku qabtey.. Akhri.. Dec 2

Musharax Cabdisamad Cali Shire oo shir saxaafadeed
ku qabtay Garowe tilmaamayna in uu u sharaxan yahay xilka madaxweyne kuxigeenka Puntland... Akhri.. Dec 2

Dibad baxyo ujeedooyin kala duwan wato oo ka dhacay qeybo ka tirsan Magaalda Muqdisho -Dec 2

Gobolka Bari oo ku guuleystey Tartankii Pundland
iyo Kooxda Tigers oo Ku Guulasatay Koobkii fall league ee Minnesota

Musharaxa Saleebaan Axmed Ciise Oo Maanta si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Boosaaso.-Dec 2

jawabXog-hayaha Warfaafinta Is-bahaysig Dibu-xoreynta Soomaaliya oo Jawaabo Add Adag Ka Bixiyey Hadalkii Madaxweynaha DFKMG Akhri... Dec 1


wiilKaringorfood, Boocame: Wiil ku dhashay xubnaha taranka oo ka maqan -  Dhacdooyinka Ka Jira Dalka

gabarMuqdisho: Cajabo Maxamed Axmed oo ah Gabar dhowr maalmood jirta oo qaliin deg deg loogu qaadey Dalka dibadiisa


WARARKII NOV 2008

 


Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.