Home » Archive Bisha November, 2013

Dawladda Federaalka Soomaaliaya waxay ka tacsiyaynaysaa khasaarihii dagaalkii dhawaan ka dhacay Taleex

Nov 30, 2013
iyo Ergaygga Gaarka ah ee Xog-hayaha- Guud ee Qarammadda Middobay oo ugu baaqay dadka ku nool Gobolka Sool in ay Nabadda ilaaliyaan. Warsaxaafadeed DFS: Muqdishu, November 30, 2013 ……… Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaaliga Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa u tacsiyeeyay dhamaan qoysaskii khasaaruhu ka soo gaaray dagaalkii dhawaan ka dhacay... 

Dhakafaar | Qore: Xiddig

Nov 30, 2013
Qore: Abdirahman Maxamed (Xiddig) Xiddig@gmail.com “Yaa qeexi kara ereygan macnihiisa,” ayuu macalinkii afka Soomaaliga dhigayey ku yiri ardaydii inta sabuuradda “dhakafaar” ku qorey. Waxa uuna sii raacshey, “waxaan rabaa maanta qof walba maskaxdiisa inta uu ka shaqaysiiyo in uu tusaalayaal toolmoon oo ku aadan ereygan uu keeno, qof walbana waxaan weydiinayaa waxa ku kelifey... 

Taliska Ciidamada Amisom ee ku sugan Baydhabo oo la Wareegay Ammaanka Xarun Maamul Goboleed loogu Sameynayo Lix Gobol

Nov 30, 2013
Iyadoo Xarunta ADCda Magaalada Baydhabo ay ka socdaan abaabulka Shirka Maamul u Sameynta Gobolada Koofureed ee Soomaaliya ayaa waxaa arrintaa ka warbixiyay Malaaq Shiino oo ka mid ah Odoyaasha Beelaha Digil iyo Mirifle oo haatan ku hawlan abaabulka Shirkaas. Malaaqa oo waraysi siiyay warbaahinta ayaa sheegay in iminka Gabogabo ay marayso Hawlihii u diyaargarowga Shirweynaha dhawaan la filayo inuu halkaa... 

Qoondo gaar ah oo loo sameeyey Hay’adda Xadeynta Badda Soomaaliya iyo Hayado kale

Nov 30, 2013
Shirkii Golaha Wasiirada oo Ansaxiyey Miisaaniyadda 2014 Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodi caadiga, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo looga dooday qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen Miisaaniyadda sanada 2014, Gudoomiyaha ku meel gaarka ah ee Bangiga Dhexe, iyo arrimaha Amniga. Ugu... 

Dowladda Kenya oo ku Gacan Seyrtay Codsi Uga yimid Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan Dalkeeda

Nov 26, 2013
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Kenya ayaa mar uu booqday Xeryaha Qaxootiga Soomaalida ee Dha-dhaab ee Waqooyiga bari ee Dalkaas oo ay ku jiraan Qaxooti fara badan oo Soomaaliyeed .Wasiirka ayaa intii uu booqanayay Xeryahaas ayaa waxaa uu kuur galay Xaaladda halkaa ka jirta iyo sida ay dadka Qaxootiga Soomaalida ah ee halkaa ku sugan ay isugu diyaarinayaan sidii ay dib ugu laaban lahaayeen... 

Baarlamaanka Soomaaliya oo ku kala dareeray kulan la doonayey in kalsoonida lagala laabto Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya

Nov 25, 2013
Baarlamaanka Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Axadii Nov 24, 2013 ku kala dareeray kulan loogu qaybiyey Mooshin la doonayey in xilka looga xayuubiyo ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya. Mooshinkaas oo aan lagu soo lifaaqin magacyadii xildhibaanada saxiixay ayaa baarlamaanku buuq badan kaddib lagu kala dareeray. Waxaana la sheegay in dib la isugu soo laaban doono Sabtida Movember 30, 2013. 12-kii... 

War saxaafadeed: Golaha Wasiirada ayaa maanta dood adag ka yeeshay miisaaniyada sanda 2014

Nov 24, 2013
Muqdisho,24, Nov.2013…Shir deg deg ah oo ay maanta isugu yimaadeen Gollaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa looga dhagaystay warbixino gudiyo wasiiro oo loo kala diray gobolada shabellooyinka iyo Hiiraan, Miisaaniyada sanadka 2014. Waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha XF ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” Ugu horayntii Ra’iisul Wasaaraha... 

Shiikh Maxamed Cabdi Umal oo Magaalada Nairobi ka bilaabey Ururinta gargaar la gaarsiinayo Dadka ku waxyeeloobey Dufaanta iyo Fatahaada Webiga

Nov 24, 2013
iyo Jaaliyadda Birmingham oo gargaar u fidisay dhibbanayaashii daadakii Puntland. iyo Jaaliyada sweden oo deeq lacageed oo dhan 25.000$ gaarsiisay gudiga gurmadka deegaamaday roobabka iyo dabaylaha iswatay ay waxyeeleeyeen Iyadoo dhawaan Gobolo ka mid ah Dalka Soomaaliya ay ka dhaceen Duufaano, Daadad iyo Colaado sababay Bara Kac Cusub ayaa waxaa arrintaa isu taagay sidii ay Gurmad uga gaysan lahaayeen... 

Siyaasadda Xukuumaddu: Socon Weynaye aan Orodno?

Nov 24, 2013
Dabacan Socon weeynaye ma Orodnaa Su’aashaas cid kasta ee mufakir ah ama Dareen garashaba leh wey dareemi kartaa in Ruux Socodkiiba gabay sida uu Orod u Hollin karo ama isugu dayi karo inuu Ordo. Socon Weynaye aan Orodno marka aan hoos ugu daadago waxaa arrintaa iminka ka dhigan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo xiligan isku hawleysa is bedelo Siyaasadeed ee la sameeyo. Xukuumadda Federaalka... 

Xasan iyo Saacid oo Furaya Albaabkii Isbedelka !!

Nov 23, 2013
Mar aan  booqdey mid ka mid ah Hotelada Muqdisho ayaa waxaa ku arkey Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo Shan Shan iyo Laba laba u fadhiya mid ka mid oo I garanayey ayaa intuu soo istaagey igu yiri “Wariye Raiisul Wasaare Saacid waa u Dhamaatey “ markaas baan ku iri “ oo sidee ayey ugu Dhamaatey “ markaasuu I yiri” inta Jaabka Warqad kala soo baxay oo i yiri” Fiiri Inta Xildhibaan ee... 

SUDEEFNIMADA SABAB-LA’AAN DHACDEY

Nov 22, 2013
(هُوَ الَّذِي جَعَلَ لَكُمْ الأَرْضَ ذَلُولاً فَامْشُوا فِي مَنَاكِبِهَا وَكُلُوا مِنْ رِزْقِهِ وَإِلَيْهِ النُّشُورُ) Ereyadaas quraanka ah waa aayadda 15-aad ee suuradda Al-Mulki. Waxay yihiin bayaan la-yaab badan oo tilmaamaya in Eebe uusan ugu tala-gelin in qof sabool ah uu ku noolaado dunida.... 
Halkudheg:

Baaq kusocda Madaxweyne Hassan iyo Ra’iisul Wasaare Saacid.

Nov 22, 2013
Mudane Madaxweyne iyo Mudane Ra’iisul Wasaare, markahore waxaan idiinka mahad calinaynaa wadashaqaynta wacan ee aad muujiseyn khilaafkan hadda kahor. Waxaa xaqiiqo ah in dalkiina iyo dadkiina Soomaaliyeed idinka sugayaan waxqabad iyo hormar aad gaarsiisaan, markastana badbaadada dalkiina iyo dadkiina aad kahormarisaan khilaafka dhaxdiina ah iyo danaha siyaasadeed eed leedihiin. Waxaa muhiimah... 

Mu’asasada Al-Minhaaj oo ka warbixisay wixii kasoo kordhay aagii ay Dhibaatadu ka dhacday:

Nov 22, 2013
Kulan balaaran oo si heesare ah loosoo qaban qaabiyay ayaa waxaa uu ka dhacay Markaska Dacwiga ah ee Al-Rowda Bosaso Kulanka oo ay qabatay Mu’asasada Al-Minhaaj ayaa waxaa goob joog ka ahaa Culimada ugu Waawayn Puntland. Kulanka Muhiimadiisa ayaa ahayd sidii Dadwaynaha Warbixin looga siin lahaa meesha ay marayso Musiibadii ku habsatay Qaar kamida Deegaanada Puntland islamarkaana loosoo bandhigi lahaa... 

Madaxweyne Xasan “Soomaaliya wey saxiixi doontaa Heshiiska Caalamiga ee Xaquuqda Carruurta”

Nov 21, 2013
Soomaaliya iyo Maraykanka oo aan weli dhaqan gelin Heshiiska Caalamiga ee Xaquuqda Carruurta – Waxay ahayd 20-kii November 1989 markii ay Qaramada Midoobay laga bilaabay dhaqan gelinta iyo saxiixa Heshiiska loo yaqaan “Convention on the Rights of the Child” ee xuquuqda carruurta. Ilaa hadda dalalkii xilligaas jirey waxaan heshiiskaas ka dhaqan gelin waa Soomaaliya iyo Maraykanka. Sannadkii... 

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Khudbaddiisa Shir Madaxeedka Afrika iyo Carabta Uga Hadlay Baahida Dadka Soomaaliyeed ee Ay Duufaantu Saameysay

Nov 21, 2013
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta khudbad ka jeediyey shir madaxeedka dalalka Carabta iyo Afrika ayadoo shirkaasina ay Soomaaliya uga qeybgalayaan Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka. Khudbaddiisa ayuu Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya uga hadlay saameynta ay dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobollo ka tirsan... 

Xarakada Shabaab oo Sheegatay Qaraxii Maanta ka Dhacay Magaaladda Beled Weyne.

Nov 20, 2013
Sida ay qoreen Warbaahinta ku hadasha Afka Xarakada Shabaab ayaa laga soo xigtay Sarkaal ka tirsan Shabaab oo sheegaya in iyagu ay ka dambeeyeen Weerarkii Ismiidaamineed ee maanta Barqadii ka dhacay Saldhigga Boliiska Magaalada Beled Weyne. Sarkaalka oo aan magaciisa la xusin ayaa sheegay in halkaas ay ku weerareen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Jabuutiyaanka ee qaybta ka ah hawl galka Amisom iyo Ciidamo... 

Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareeyey weerarkii Beledweyne, tacsina u diray dadkii ku geeriyooday

Nov 19, 2013
iyo Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay wafdi ka socday OIC iyo hay’ad laga leeyahay dalka Sucuudiga iyo Madaxweyne Xasan oo yiri “Dowladda waxaa ka go’an in la cirib tiro Al-Shabaab.” Warsaxaafadeed Muqdisho, November 19, 2013—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii fuleynimo ee lagu qaaday... 

Maraykanka: Sheikh Maxamed khadar oo lagu xakumay 13 sano

Nov 19, 2013
Sheikh Maxamed khadar iyo walaalihii laxirnaa oo maxkamad ku taal gobolka California ee dalka Maraykanka ay xukuntay… اللهم أجرنا فى مصيبتنا واخلفنا خيرامنها قدر الله ما شاء فعل , إنا لله و إنا إليه راجعون Walaalayaal sidaad la socoteenba,waxaa in muda ah socday maxkamadaynta,culimadii ku xirnayd Wadankan Maraykanka,Gaar... 

Somali CEWERU Qaar ka mid Guddiyada Nabada Gobolada Kulan uga Furtey Magaaladda Muqdisho.

Nov 19, 2013
Waxaa Hotelka Jasiira ee Magaalada Muqdisho ka Furmey Kulan Socon doono muddo Saddex Maalmood waxaana Kulankaan soo qaban qaabiyey Ururka Somali CEWERU oo inta badan isku Howla Khilaafyada ka dhex Dhaca Xuduudaha iyo Nabad ku soo Dabaalidooda , waxaana ka qayb galeya Ergooyinka ka yimid Gobolada Dalka gaar ahaan Guddiyada Nabadda ee Goboladda Xuduudaha Iyo qaar ka tirsan Hayadaha Dowlada Federaalka Halkan... 

IMAAM ABUU XANIIFA (2) !!!!!

Nov 19, 2013
1) Abuu xaniifa wuxuu ahaa Imaamkii ugu horeeyey ee aad u ballaariya soo dhidhindhirinta Fiqhiga iyo in la sii Qeyb qeybiyo furuucdiisa,oo la sii saadaaliyo arrimo aan wali dhicin, taas oo Imaamadii ka horeeyey aysan sameyn jirin una arkeen mid waqti lumis ah . Wuxuu ahaa Zeyd ibnu Thaabit Saxaabigii weynaa ee faqiiha ahaa, haddii la weydiiyo Su,aal wuxuu dhihi jiray Arrinkaasi wali ma dhacay ??? Haddii... 
Halkudheg:

Personality of Somalis | By Abdirizak M. Yusuf

Nov 18, 2013
  I would like to draw your attention that the Somali people lost their government for almost two decades ago and they are struggling to establish political system that share for all Somalis up to now.  Why they did not succeed to form a government that seeks to come up the solution of the Somali crises. If they want to get a solution for this problem, I suggest them to understand the problems... 

Ra’iisul Wasaare Saacid: “Waa in deg-deg loo joojiyo dagaalka ka soo cusboonaaday No.50”

Nov 18, 2013
Muqdisho, …Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa ku baaqay in si deg deg loo joojiyo dagaalada ka socda inta u dhaxaysa No.50 iyo magaalda Afgooye. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay inay nasiib daro tahay in maanta sii dhintaan dad Soomaaliyeed, iyadoo cadowgii dalkuna ay wali maleegayaa hagardaaminta dalka iyo dhagarta shacabka... 

Hay’ada HARO oo Rashin, Bustayaal iyo Ma’acuun gaadhsiisay Dadkii duufaantu ku dhacday.

Nov 18, 2013
Hay’da HARO oo fadhigeedu yahay dalka Maraykanka ayaa Maanta gaadhsiisay,dadkii Dhibaatadu ka soo gaadhay duufaantii ka dhacday W/Bari Somalia.Hadaba Maamulka hay’adu waxay ku howlan yihiin howlaha gar gaarka ah,siday Dhakhso ugaadh siin lahayeen dadka tabaalaysan. Sidaa darteed wixii mucaa wino ah waxaad ku hagaajisaan Xafiisyada Hay’ada.ama e-Tawakal HARO iyo Online http://www.harousa.org/. Sawirada... 

Kulan ay soo Qaban Qaabiyeen Bulshadda Rayidka oo looga hadley Xal u helida khilaafka soo Noq-Noqdey ee Hogaanka Sare ee Dawlada.

Nov 17, 2013
Maanta oo ay Taariikhdu tahay 17 November 2013 waxay Daladda SOSCENSA (Jilayaasha aan Dowliga ahayn ee Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya) ku qabatay Hotel Ramaada ee Magaalada Muqdisho kulan wada tashi ah oo ay ka soo qaybgeleen odayaasha Dhaqanka, Bulshadda Rayidka, Xirfadaleyaasha,Rugta Ganacisga, Siyaasiyiin, Culuma’udiin iyo Waxgarad waxaana uu Kulankaan u jeedkiisu ahaa kaalinta Bulshada... 

Jagooyin Banaan International Bank of Somalia (IBS)

Nov 17, 2013
Jagooyin  Banaan International Bank  of Somalia (IBS) Fully Islamic Bank Qaybta Qaybta Qaybta Qaybta Branch Qaybta Information Technology Qaybta Human Resource Qaybta Financial Control Tellers IT Networking Administration Recruitment Accounting and Finance Customer Service Database  Administration Personal Reconciliation Branch Manger Website Maintenance General  Administration Management... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...