VIDEO: Barnaamijka Falanqaynta Dhacdooyinka: Badda Soomaaliya iyo Go'aankii
Baarlamaanka DFKMG
- Barnamaijka Falanqaynta Dhacdooyinka ee Telefishanka SomaliChannel, Talaada October
11, 2011
Waxaa barnaamijka ka qayb qaadanaya siyaasiyiinta iyo aqoon yahano ay kamid
Yihiin, Dr Cabdi qaasim Salaad Xassan Madaxweynihii TNG da ee Carta lagu soo
dhisay, Ambassador Nuur Xassan Xusseen Nuur Cadde oo ah Danjiraha Midawga Yurub
u fadhiya Soomaaliya, Ciid Baddal oo ah Deputy Representative
Q/Midoobay u fadhiya DKMG ah ee Soomalaiya, Prof, Cabdi raxmaan Ibbi oo ah
Xildhibaan, horena u ahaa Wasiirkii Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee
Xukuumadii Cumar Cabdirashiid Sharmaarke iyo Gud, Kux, Gudiga Dastuurka ee
Baarlamaanka Puntland Saadiq Garaad Abshir.
Waxaa kale oo Barnaamijka lagu soo
qaaday Doodihii Baarlamaanka iyo khudbadihii Xasaasiga ahaa ee ay ka Jeediyeen
Gud, Kuxigeenka Barlamaanka KMG ah ee Somaaliya CabdiWali , Xildhibaan Cabdi
raxmaan Cabdi Shakuur oo ahaa wasiirkii Xiriirka iyo iskaashiga caalamiga ah ee
Xukuumadii Hore iyo Aqoonyahan C/raxmaan farabadane.
Video-ga hoos ka daawo:
FG: Video-ga kala xiriir Xassan Cadde (Dhacdooyinka.Com)
Falanqaynta@Dhacdooyinka.Com.
Faafin: SomaliTalk.com | October 12, 2011