Home » Archive Bisha January, 2019

7 Saacadood ayaa Dhallinyarada Soomaaliyeed Ku Lumiyaan Internetka Maalin kasta

Jan 6, 2019
Dadka ilaa hadda ka qayb qaatay codbixinta ku saabsan waqtiga ku luma internetka ayaa tibaaxay in celcelis ahaan ay maalin kasta kaga lunto 4 saacadood. Codbixinta oo weli furan (halkan riix) waxay muujineysaa in dadka badankoodu ay internetka ku lumiyaan celeclis ahaan 7 saac, 4 saac, iyo 2 saac.  Read More →

Immisa Saacadood ayaa Maalintii Kaaga Luma Internetka?

Jan 5, 2019
Waqtigii lagu lumin jirey in la iska fadhiyo makhaayadaha shaaha laga cabbo waxaa bedeley in internetka lagu lumiyo saacado badan, gaar ahaan goobaha bulshada (Facebook, Twitter, WattsApp, iwm). Haddaba maadaama aysan jirin cilmibaaris dhab ah oo lagu sameeyey internetka daalacashadiisa waqtiga kaga luma bulshada Soomaalida, ayaan waxaan su’aashan usoo bandhignay inaan wax ka ogaano arrintaas.... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...