Sawir-Qaade
Faransiis ah, Gwen Le Gouil, oo Weli Afduub lagu Haysto meel u dhow Boosaaso
sawir qaadaha u dhashay dalka Faransiiska ayey weli haystaan dadkii
Afduubay.. warbixinkooban/sawirro.
Dareenka
Soomaalida K/Africa iyo Doorashadii Madaxweynaha Cusub ee ANC
Soomaalida deggan Koonfur Africa ayaa si weyn u
aaminsan in Zuma uu ka saari doono dalka,
ganacsiyadodana ku.. Akhri
Wafti Ka Socda France oo Bosaaso soo Gaaray
Arrinta waftigan ayaa la xiriirta Afduub meel Boosaaso u dhow loogu
haysto weriye Faransiis ah oo... Akhri..
Sida
looga Ciidey magaalada Toronto, Canada- Sawirro
Garoowe: "Waan u ooyi doonaa ama waan Gubi doona Cali Cabdi Awaare" Sidaas
waxaa yiri Suldaan Siciid...
iyo Baarlamaanka DGPL oo kulmaya maalita Sabtida ah isaga oo
Cadde Muuse ka maqan yahay Caasimada Garoowe
Akhri
Sida
Looga Ciiday Xeryaha qaxootiga ee Kakuma iyo Nairobi, Johansburg,
Minneapolis iyo Helsinki..
iyo reer Muqdisho oo yiri: "Nolol meel aysan ka jirin Ciid kama
dhicikarto".... warbixinno/Sawirro...
Agaasimaha
Warfaafinta Xisbiga Ramaas oo loo magacaabay Maxamuud Cumar Bille
Dowladda
Talyaaniga oo hay'adda UNHCR hawlaheeda gargaarka Soomaaliya ugu deeqday
450,000 oo Yuro.
Ogeysiis:
waxaa la ogeysiinayaa Soomaalida Deggan London, UK iney ka soo qeybGalaan
Maalinta u GarGaarka Somalida December 29keeda
Nuur
Cadde "….markaan arkey fariimo badan oo dhinacyo kala duwan iga soo gaaraya,
waxaan ogaadey inaan qaldanahay"
waxana uu markale ku celiyey in uu soo dhisi
doono xukuumad tiro yar Laakiin...
:::Baaq
ku wajahan in si deg deg ah loo sii daayo Jornaaliste lagu haysto xeebaha
Boosaaso
Dheegyso:
Col. Nuur Cadde oo Shaaca Ka Qaaday in uu Dib u Soo Dhisidoono Xukuumad
Cusub oo aad uga tiro yar tii hore...
Waxa kale oo uu sheegay in kala-bar xukuumada
cusub uu ka keeni doono baarlamaanka bannaankiisa
Guji
Gen. Cadde Muuse oo Isku Shaandheeyey Golihiisii Wasiirada
Wasiirada la bedeley waxaa ka mid ah wasiirkii is casiley ee kalluumaysiga,
waxaana jagadoodii waayey Cali Cabdi Awaare iyo...
Akhri
Ka Hortaga Kala
Goynt Umada Soomaaliyeed
Minneapolis: Shir looga hadlayey
sidii loo badbaadin lahaa in aan lakala goyn
Soomaaliya xiligan ayaa..
Akhri..
BEESHA AXMED HARTI (MOORACASE) AYAA BAYAAN KA SOO SAARTAY MAAMUL GOBOLEEDKA
PUNTLAND
Video:
DAAWO: Waraysi Website Itoobiyaan ah la yeeshay Col. Nuur Cadde...
ama Dhegeyso
Qarax Ka Dhacay
Magaalada Baydhabo
Sh. Aadan Madoobe oo la hadlay baarlamaanka Baydhabo oo yiri “Waxaa lays
weydiinayaa Magaalooyinkii Amaanka ahaa waxa ku soo kordhiyey nabadgelyo
xumida” iyo In ka Badan 80 Xildhibaan oo soo gudbiyey Mooshin Cusub..
Akhri... Dec 15
DFKMG
oo Qirtay in aysan Awood u lahayn in ay iska caabiyaan Maxkamadaha
Islaamiga oo Soo laba Kacleeyey,
iyo in 80% dalku uusan gacanta ugu jirin DFKMG.
Akhri Dec 14
Golaha
Siyaasadda Beelaha Digilmirifle oo Magaalada Baydhabo Shir Weyn Ku Qabtay
iyo Xildhibaanada Beesha Direed ee ku sugan Magaalada Baydhabo oo Bayaan
adag soo saarey...
Akhri Dec 14
Tahriibayaal
Soomaali iyo Afrikaanka kale isugu jira oo ku Geeriyooday xeebaha dalka
Yemen
Waxgaradka deegaanka Deyniile oo qaayla dhaan tii ugu weeyneyd ka soo saaray
degaankaas
Jaamacadda Muqdisho oo qabatay barnaamij-deeq Waxbarasho loogu Raadinaayo
Gabdhaha Soomaaliyeed
Rice's Interview with
ETV About Somalia & Ethiopia
Ciidamada
Gumeysiga Itoobiya oo Muqdisho Ku Xasuuqay Dad Shacab ah
Xilli uu Muqdisho ka dhacay
dagaal aad u xoog badan ayey ciidamada Itoobiya madaafiic ku garaaceen
xaafadaha shacabku deggan yahay, waxaana hal madfac diley dad lagu qiyaasay
ilaa... Akhri..
Dec 13
Jabhadda
Islaamiga ee Soomaaliya (JIS) oo Looga Dhawaaqay Soomaaliya,
waxayna Jabhadda islaamiga JIS soo bandhigtay Barnaamijyadeeda
Siyaasadeed... Akhri...
Xeryaha
Qaxootiga Gubadley, Galgalato iyo Xerada shiikh cali cabdulle oo la
iloobay..
Xaalada dadka soo barakacay ee ku jira xeryahaas
qaxootiga ayaa waxaa soo wajahey dhibaatooyin aad u dara, sida cunto la'aan,
hoy la'aan, iyo daryeel la'aan... Akhri....
Dec 12
Wafdi
uu hogaaminaayay General Morgan oo Boqosho ku tegey
Dalka KUWAIT...
oo la kulmay Amiirka Dowlada Kuwait, Sh.Sabaax Axmed
Al-Jaabir Al-Sabaax...
Akhri... Dec 12
Xildhibaan
Maxmuud Sayid "ilaa Xukuumada cusub Baarlamaanku Ansixiyo, waxaa sii
shaqeynaya Xukuumadii hore, sida uu sharcigu qabo"..
Akhri dec 12
Bayaan:
Gudiga Beelaha Gugundhabe ee
dagan dalkan Switzerland...
Socdaalka Waxbarashada ee Wardheere ku tegey San Diego, California..
Warbixin...
John Holmes oo golaha
Amaanka ee QM uga warbixiyey Ogadenya
Dagaallo ciidamada cadowga lagu jabiyay...
Muqdisho:
Askarta Itoobiyaanka oo Kutubta Quraanka Iskaga Tiray Saxarada,
Masaajiddana ku dhex saxarooday...
Ihaanadii ugu darayd ee ay askarta
gumeystaha Itoobiyaanku u geystaan Diinta Islaamka..
Akhri
:::Kitaabka
lagu xadgudbay yaa ka masuul ah? | MBJ
Col.Yuusuf iyo Col.Cadde oo Ku sugan London
Col. C/Laahi Yuusuf iyo Col. Nuur Cadde ayaa
gaarey magaalada London ee dalka UK..
Akhri.. Dec 10
Waxa
uu soo kordhin karo Raysal Wasaare Nuur Cadde... Faalladii Xildhibaan
Ibraahim Maxamed Deeq
Xildhibaan
Cawad Axmed Casharo oo waraysi siiyey SAMATV ayaa yiri "ajnebi ayaa ina
ilaaliya, inagii ayaa dacdaro badani ina haysataa"
(m3u) ama
(MP3)
Wardheere oo Socdaal
ku saabsan Waxbarashada ku maraya San Diego, Phoenix iyo Tucson..
Goorma... Akhri
Xoghaya
arimaha dibada ee Maraykanka Condaliza Rice oo ka hadhashay Ogadenya.
Waraysigii Rice, xoghayaha Arrimaha Dibadda USA, ay siisay
ETV: oo ay kaga hadashay arrimaha Soomaaliya, dhulka ay Itoobiya
gumaysato (Ogaden) iyo jabhadda ONLF iyo Ururka Isbahaysiga "Casmara" iyo
Xeerka HR 2003...
Dhegeyso
Halkan (m3u) ama
Halkan (MP3) ama
Halkan (Real)
Video
uu TV-ga Aljazeera ka soo duubay
Dhibaatada Haysata Soomaalida ay Itoobiyaanku Barakiciyeen...
ka Daawo Halkan
Col. Nuur
Cadde ma wuxuu Itoobiya uga mahad celiyey Xasuuqii ay u Geysteen Shacabka
Soomaaliya?
:Col. C/Laahi Yuusuf iyo Col. Nuur Cadde oo Isku Khilaafsan in Wadahadallo
Lala yeesho Dadka kasoo Horjeeda DFKMG iyo Xukuumadda Maraykanka oo ka soo horjeedda xeerka lagu magcaabo "HR
2003 - the Ethiopia Democracy and Accountability Act of 2007"...
Dhegeyso/Akhri
Kulan
Ururka Midnimadda Soomaliyeed iyo Madaxweynaha Finland
Kulankan oo Arbacadii lagu qabtay hoyga madaxweynaha dalka Finland ayaa
waxaa.... Akhri...
Dhegeyso:
Beelaha Jareerweyn, Digil & Mirifle iyo Sade oo si toos ah uga horyimid
Xukuumadda col. Nuur Cadde
Codad kala duwan oo isugu jira is
casilaad iyo dhaleeceyn Xildhibaano kala duwan ay u soo jeediyeen dhismaha
Xukuumada cusub ee col. Nuur Cadde halkan ka
dhegeyo.. :::iyo DFKMG oo Gargaarkii Qaramada Midoobey gaarsiin lahayd
ka mamnuucday Shabeelada Hoose.. Akhri...
Dec 4
Garoowe:
Afhayeenkii Xisbiga Ramaas ee Midawga Yurub Cabdinaasir Guure oo Xilkii laga
qaaday.: sidaas waxaa lagu caddeeyey qoraal ka soo baxay xafiiska
guddoomiyaha xisbiga Ramaas Akhri..
Madaxwaynaha
DFKMG Soomaaliya oo Xaalad Caafimaad Awgeed Lookeenay Nairobi...
balse xubno ka tirsan DFKMG ayaa beeniyay in xaaladiisa caafimaad aad
daran tahay.. Akhri...
Dagaallo cadowg lagu waxyeelleeyay.
Waxyeellooyin gumayisgu u gaystay dadwaynaha..
Xildhibaanada
Beesha Sade oo Kalsoonidii kala Laabtay Xukuumada col. Nuur Cadde
iyo C/Laahi Yuusuf oo u dhoofay London, UK...
Akhri..
Afar
Wasiir oo iska Casiley Xukuumadda Cusub ee col. Nuur Cadde...
.Ciidamada Itoobiya oo Madaafiic ku garaacay Huriwaa
.Col. Cadde: "Waa laga yaabaa in dhaliilo ka jiraan dhiilitirka"
.Baarlamaanka DFKMG oo is khilaafay iyo waraysi col. Cadde
.Wasiiro ka soo jeeda Beesha Digil iyo mirifle oo is casiley...
Wararka oo dhan ka
akhri halkan......
Bulshoweynta Soomalida Gobolka Gauteng ee K/Africa
oo Dooratey Gudi Cusub
warbixintii
Saeed Furaa... | Dec 4
Shil gaari oo
kadhacay meel ku dhow degmada Guriceel
Shilka oo ay ku dhaawacmeen ilaa 6 qof aya aka
dhacay meesha la yiraahdo Labileey oo 20 km kaga
beegan
Akhri..
Taageero iyo
Hambalyo Baaqii Isamida Sool, Sanaag iyo Cayn:
Shir lagu
qabtey magaalada Minneapolis ayaa...
MACHADKA
WAXBARASHADA NAAFADA SOOMAALIYEED OO SHALAY SI WAYN
U XUSAY MAALINTA NAAFADA ADDUUNKA | Dec 3
Barafkii
ka Da'ay Minnesota oo sababay ilaa 137 oo ah shilalka Gawaarida
sidee ku ogaan kartaa wadada aad gaariga dhigatay in la xaaqayo
Akhri
Col. Nuur
Cadde oo Magacaabay Gole Ka Kooban 73 xubnood
Magacyada
xubnaha golaha wasiirada, wasiiru dowlayaasha iyo wasiir ku xigeenada
xukuumadda cusub oo uu akhrinayo ra'iisulwasaaraha DFKMG
halkan ka dhegeyo/akhri
6000 (Lix
kun) oo Shacab Soomaaliyeed ah oo La Diley Sannadkan 2007...
Ilaalada
Gaarka ee Gen. Cadde Muuse oo Jirdil u geystay mid ka mid ah Xildhibaanada
Baarlamanka Puntland.
xilli ay socotey doorashadii Duqa Magaalada Boosaaso iyo
Gen.Cadde oo si sarbeeb ah wax u tusaaleyey col.Cadde
Akhri
Jaaliyadda
Soomaaliyeed ee Ireland oo dhigay bannaanbax ballaaran
oo ay kaga soo horjeedaan xasuuqa Itoobiyaanku ku hayaan shacabka
Soomaaliyeed ... Akhri...
Dhegeyso:
Nadwo ka dhacday Boosaaso Nov 22, 07
GANACASTADA XOOLAHA
PUNTLAND OO U DIGAY SHIRKAD SUCIDIYAAN AH IYO
MAAMULKA PUNTLAND
Dagaallo lagu
jabiyey ciidamada cadowga Itoobiya.
Ka Akhri Wararkii Xorriyo...
Doorashadii
gudoomiyaha degmada Boosaaso oo aan qabsoomin Ka dib
markii Wasiirka dowladaha Hoose gaashaanka
Ku dhuftay.....
XUSKA MAALINTA LOO
AQOONSADAY AIDS-KA ADDUUNKA OO SABTIDII LAGU QABTAY
MAGAALADA MUQDISHO
Wiil uu dhalay Axmed
Diiriye oo dalbaday in aabihii la soo daayo
"Faysal
Ali Waraabe: Ma aaminsani wax Puntland Layiraahdo"
"maxaa
yeelay Puntland waa Qabiil, Qabiilna dowlada ma
noqon karo", sidaas waxaa yiri Gudoomiyaha Xisbiga UCID oo ka
hadlayey shir jaraa'id Nairobi..
Akhri
Ganacsatada Puntland qaarkood oo beeniyey heshiis
dhexmarey iyaga iyo Puntland
Waxaana arrintaas looga hadlay kulan
ka dhacay Boosaaso
Safiirka Soomaaliya
ee Indonesia oo Waraaqaha laga Guddoomay
iyo Safiirka Somalia u fariisanaya Uganda oo soo
gaaray Magaaladda Kampala...
AKhri... Dec 1
Ururka Ardayda
Soomaaliyeed Ee Dalka Suuriya Oo Guddi Cusub
Doortay.
Xaflad lagu qabtay magaalada Dimishiq
ayaa..
Akhri... Dec 1
Boosaaso: kulan ay Soo Qaban Qaabiyeen Gabdhaha
Beesha Ismaaciil Cali
kulanka waxaa looga hadlayey baahida
wax qabad ee beeshu ay u baahan tahay oo ay kamid
yihiin, sidii loo...
Akhri Dec 1
Xisbiga
Ramaas oo Beeniyey in Afhayeenkii Xisbigaas ee
London uu Wakiil u Noqday DGPL
Waxaana xisbiga Ramaas uu DGPL uga Digey in ay
iska magacawdaan
C/Naasir Guure "jeer"...
Akhri..
Gen.
Cadde Muuse Saxiixiisa ma Lagu Been Abuuranayaa?....
C/Naasir Guure "jeer" oo cadayn waayey xilligii uu
Cadde Muuse u magacaabay afhayeenka
Akhri...
Dhegayso
Warbixintii VOA ee shirkii Minneapolis
Dhegeyo: (English)
Yusuf oo yiri waxaan rabaa awood dheerada ah