Home » Archive Bisha December, 2018

Kulan-howleed ku saabsan Hannaanka Maaliyadda ee Federaalka ee la waafajinayo Dastuurka oo la soo gabagabeeyay

Dec 14, 2018
Kulan howleedkan oo ku saabsanaa hannaanka maaliyadda ee federaalka iyadoo loo eegayo dib-u-eegista Dastuurka oo muddo laba maalin ah ka socday magaalada muqdisho ayaa la soo gabagabeeyay, waxaana kulankan soo wada qabanqaabiyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Wasaaradda Maaliyadda XFS. Ujeedada kulankan ayaa ahayd sidii loo heli lahaa hannaan maaliyadeed oo ku salaysan nidaamka federaalka si loogu... 

Duqa Muqdisho oo Xarunta D/Hoose ku qaabilay Safiirka Cusub ee Turkiga

Dec 12, 2018
Muqdisho, December 11, 2018– Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo Xafiiskiisa Xarunta Dawladda Hoose ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet Yilmaz ayaa adkeeyey xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeysa labada dal. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ugu horreyn ku soo dhaweeyey Danjiraha Cusub... 

Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay dib-u-dhiska Madxafka Qaranka

Dec 11, 2018
Muqdisho, December 09, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay dib-u-dhiska Xarunta Madxafka Qaranka oo ka mid ah goobaha danta guud ee dib loogu dhisayo Barnaamijka Isxilqaan. Madaxweynaha ayaa mar kale ku celiyay in dadka Soomaaliyeed aysan sugin gacmo shisheeye oo u dhisa dalkooda ee taas baddalkeeda ay isku tashadaan,... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...