Puntland
oo Ganafka ku Dhufatay Heshiiska DFKMG La Gashay Shirkadaha Batroolka
Wasiirka Tamarta DGPL ayaa waxba
kama jiraan ka dhigay heshiiskii Eng. Kaanje la soo galay shirkadaha KEC iyo
Medco
Akhri Aug 22
DFKMG
oo Heshiis u Saxiixday Shirkadaha Batroolka ee Kuwait Energy iyo Medco
Energi...
Maadaama shirkadahaasi jaal la ahaayeen Geeddi ma lagu macnayn karaa in
la soo celinayo Geeddi Akhri
PL:
Xisaabxirkii Miisaaniyadda 2007 sidii loo maamulay
iyo Gudiigii Dhaqaalaha oo iscasiley (Ka
Akhri Halkan) - pdf
Gen. Cadde
Muuse oo Wasaaradda Batroolka u Magacaabay Saddex Agaasime iyo
shirkadda Range oo shaaca ka qaaday lacagta caddaanka ay haysato...
Akhri..
Gen. Cadde
Muuse oo Magacaabay Wasiir Arrimaha Gudaha ee Puntland
iyo Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimha Sool..
Akhri July 28
Maareeyihii
Guud ee shirkadda Range Resources oo Jagadii ka degey iyo Liibaan Boqor
oo Iska Casiley Range...
C/Laahi Yuusuf
oo Gaarey Garoowe
Agaasimihii
Guud ee Shirkadda Range Resources oo is casiley...
Shirkadda Range oo batrool
baarista ka wada Puntland agaasimaheedii ayaa isku casiley Hotel kuyaal Dubai
kaddib markii... Akhri...
Australia:
Gurigii Xafiiska u ahaa Shirkadda Range Resources oo La iibinayo
Gurigaas oo ku yaal galbeedka Perth oo xafiis u ahaa dhawr shirkadood oo ay
ka mid tahay shirkadda heshiiska kula jirta DGPL ayaa
Akhri
Khilaafka Soo kala Dhex Galay Gen. Cadde, Liibaan, Aloore iyo
Shirkadda IMC... Akhri..
Safiirka
Soomaaliya ee Moscow oo wada-xaajood kula jira Shirkadda Ruushka ee Gazprom
Xaggeese Marayaa Heshiiskii C/llaahi Yuusuf iyo Shirkadda Militariga
Faransiiska.
Akhri
DGPL oo Jawaab ka
Bixisay Baaqii Isimada Puntland
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiin,
Dhaqanka & Dalxiiska ayaa jawaab ka bixiyey...
Akhri...
Kalfadhigii 20aad ee Golaha Wakiillada Puntland oo Ka
Furmay Garoowe...
Gen. Cadde "Jirri ayaa tiriye Shaydaan
baan la heshiinayaa si aan waddan kayga wax ugu soo saaro" Akhri..
Warar
is Khilaafsan oo ka soo baxay Somaliland iyo Puntland oo ku Saabsan Ajaanib
Laga Qabtay Aagga Laasqoray...
TUB-RAACA AMNIGA PUNTLAND
Qoraal dheer oo kasoo baxay maamul Goboleedka Puntland ayaa jaaha saaray
amniga DGPL... Akhri...
Australia: Xafiis Ku Yaal Perth iyo
Xiriirka uu la Leeyahay Qisada Dahabka iyo Hubka... Akhri...
Gen. Cadde Muuse
oo Amar ku bixiyey in Qof Qaadka Cuna aan Shaqo Laga Siin Shirkadaha
Sahaminta Batroolka....
iyo Guddoomiyaha Degmada Ufayn oo caro ka mujiyey Cidda shaqada u
qoreysa shirkadaha Sahaminta degaankaas...
Akhri... June 2
Wasiirka
Batroolka Puntland oo Jawaabo Kala Duwan ka Bixiyey Sababta Dib
Loogu Dhigay Qoditaanka Ceelka Shidaalka ee Nugaal...
Akhri...
Taliyihii
Iscasiley ee Booliska Puntland oo Eedayn Kulul u Jeediyey Wasiirka Amniga
"Waxaan qabaa wasaaradda Amniga
in ay tahay Wasaaradda dhibta keentay, waxaan aamin sanahay dhib kale oo
wadanka ka jirta in aysan jirin...
Akhri...
Boosaaso: Weerar Lagu Qaaday Gaari ay
Leedahay Shirkadda Sahaminta...
.Guddoomiyaha G/Bari oo qiray weerarka gaari Booyad ah
.Qarax kale oo ka dhacay Bosaso.......
.Su'aalo la weydiiyey Wasiirka Macdanta iyo tamarta DGPL
.Boosaaso: Basaska oo Shaqo
Joojin ay Sameeyeen....
Akhri Wararka sahaminta Shidaalka iyo Puntland
Sahaminta 2008 ee Ufayn iyo
Kobdhexaad maxay kaga duwan tahay tii Qarnigii Hore...
.Sahaminta Macdanta oo ka bilaabaneysa Dooxada Dharoor
.Eng. Kaanje Goorma ayuu is casili doonaa...
Akhri warbixinta sahaminta shidaalka Puntland...
"Ilaa
La Soo Celiyo Gobolka Sool ma Suurta Gelayso in Shidaal La Soo Saarayo"
sidaas waxaa yiri Madaxweyne Xigeenka DGPL. Akhri
Gen. Cadde Muuse
oo ku Laabtay Itoobiya
Madaxweynaha DGPL ayaa markale ku laabtay Addis Ababa, iyo warar kale oo
GoosGoos ah. Akhri.. May 3
Video: La
Dagaallanka Burcadda Badda Soomaaliya:
Barnaamij Aljazeera baahisey oo ku saabsan badda Somalia
C/Laahi Yuusuf oo Saxiixiisa ku biiriyey Shirkadaha
Gen. Cadde ugu Yeero Jirrida
Xafiiska Gen. Cadde Muuse ayaa faafiyey warqad uu C/laahi Yuusuf
saxiixay taas oo ka hor imaneysa hadalladii Sh. Aadan Madoobe iyo Eng.
Kaanje, waxana uu ogolaaday Akhri
C/Laahi Yuusuf Saxiixii Looga Waayey Garoowe iyo Nairobi
ma Lagaga Heli Doonaa London...
Dalka UK waxaa kulan ku dhex maray Gen. Cadde Muuse iyo C/laahi Yuusuf..
Akhri..
Fadeexaddii
Ganacsi ee ka Dhacday Australia iyo Xiriirka Batroolka Puntland... Akhri..
Warbixin dheer
oo laga qoray shirkadaha Batroolka DGPL Akhri
Xafiiska Gen. Cadde Muuse oo u Hanjabey
SomaliTalk iyo Garoweonline...
Wasiirka
Macdanta iyo Biyaha Somaliland oo Lagu Eedeeyey Laaluush in uu ka Qaatay
Shirkadaha Batroolka..
Ergeyga
Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo Qiray Shirkado Batrool oo Been-Abuur ah
in Soomaaliya laga siiyey Xuquuq (Shidaal Baaris)
Puntland
oo Shirkadda Range u dirtay Warqaddii ay ka sugeysey.
iyo DGPL oo Markii ugu Horeysey Qirtay Lacagta laga Qaatay Shirkada
Batroolka in Siiyey DFKMG... Akhri
:Aar:
Aragtidayda ku aadan soo saaridda Macdanta
:Ansixinta Sharciga Patrolka iyo macdanta dalka, yaa xaq u
leh?
"Itoobiya oo Ilaalinaysa Meelaha Shidaalka Laga Baarayo ee Puntland"?
iyo khilaaf xooggaan oo soo kala
dhex galay DFKMG iyo DGPL oo ku salaysan shirkadaha ay Puntland heshiisyada
la gashay iyo xeerka batroolka iyo hadallo ay is....
Akhris/Dhegeysi
Shirkadda Range Resources oo Hakad Gelisey Saamiyadeedii Suuqa Ganacsiga
Australia (ASX)....
Qoraal
ka soo baxay Gen. Cadde Muuse... ayaa shaaca ka qaaday in Puntland aysan xilligan ka mid ahayn DFKMG
ilaa..... Akhri....
Wasiirka
Macdanta ee DFKMG: Sharciga Batroolka Ansixintiisa Waxba kama khuseyaan
Puntland
iyo wasiirka Batroolka ee DGPL oo sheegay in uu dhaqan gelinayo shaciga
muranka dhaliyey Guji
Wasiirka
Batroolka ee DFKMG oo si cad uga horyimid Sharciga Batroolka Puntland
iyo Baarlamaanka Puntland oo Ku kala Qaybsamay Ansixinta Sharciga Batroolka
Puntland.. Akhri
Golaha Wasiirrada DGPL oo Ansixiyey Sharciga Macdanta iyo Batroolka...
Akhri...
Puntland
oo Wada Dastuur Cusub oo Xasaasi ah....?
Waxaa beryahan Puntland si xawli ah uga socda qorshe ballaaran oo ay madaxda
Puntland ku doonayaan in ay ku dhaqan geliyaan "Dastuur Cusub ee Puntland"
oo... Akhri...
Heshiis kale oo ku saabsan Khayraadka Puntland oo Dhexmaray
Ex-CANMEX iyo Shirkad reer Singapore ah.....
Akhri...
Somaliland
oo Xaqiijisay in Xiriir Dhexmaray Shirkadda Batroolka ee Lundin Oil: Waa maxay xiriirka ka
dhexeeya Lundin iy Africa oil Akhri
Kulan Ku Saabsan Batroolka oo Addis Ababa uga
socda Yusuf, Cadde Muuse & Nuur Cadde: G/Sare
Nuur Cadde Ma aqbali Doonaa heshiiska Range iyadoo aan Baarlamaanka Baydhabo
ansixin Sharciga Batrool DFKMG.. Akhri...
Waraysiyo
Ku saabsan Qaraxyadii ka dhacay Boosaaso: Raadiyaha Australia ee SBS
ayaa waraysi ku saabsan qaraxyadii Boosaaso waxa uu la yeeshay Maamulaha
Cisbitaalka Boosaaso, duqa Magaalada Boosaaso iyo tifatiraha wargeys ka soo
baxa Boosaaso... Guji
Booliiska
Federaalka Australia oo Baaritaan Xooggan ku haya Shirkado Macdanta ka
Baarta Dunida Saddexaad.. Akhri...
Cashuurta Puntland oo la kordhinayo 10% si loogu ilaaliyo Shirkadaha Batroolka..
Guji..
Shirkadihii
Shiidaalka oo
Maalgelin toos ah ku
samaynaya Cabudhinta
Shacabka Puntland.
Warbixinta ka akhri halkan...
Waraysi Radio Australia SBS ee
Bile Qabawsade iyo C/shakur Mire Aden
ka
Dhegeyso Halkan ama
Halkan
(mp3)
Cabdiraxman Faroole: Heshiiskii 2005 ee Khayraadka Dabiiciga, Cadde
Muuse
sharci uma lahayn in uu saxiixo...
Hadalladdii
Dr.C/raxmaan Faroole iyo Cali Awaare...
Yaa leh Shirkadda 'Consort ltd'?: Saamiyada Range Resources boqolkiiba 15% waxaa leh 'Consort ltd',
Waxaana Consort wax ku leh...
Yemen oo Batrool
ka Baaranaysa Badda Soomaaliya?, halisna ku ah ammaanka DGPL
DGPL
oo u jihaysatey Gooni isu Taag.... iyo DFKMG oo sheegtay in khayradka
dabiiciga ah ee dalku uu hoos tago DFKMG iyo Qoraal dheer oo ay qortay
shabakada Upstream oo ku saabsan batroolka Maakhir, Darwiish iyo
Puntland iyo sharciga batroolka Akhri..
Puntland oo Loo Sameeyey Wasaarad Cusub ee Batroolka iyo Macdanta oo
Aan Lahayn Wasiir-ku-xigeen... Akhri...
Wasiir
Puntland iska casiley, sida loo maamulay Khayraadka Dabiiciga awgeed (badda,
macdanta, batroolka).. Akhri
Gen.
Cadde Muuse oo Tabco Hordhigaya Col. Nuur Cadde,
ra'iisul wasaaraha cusub:
Wafti ka socda shirkada Africa Oil Corp ayaa
Gen. Cadde kula kulmay Garoowe...
Akhri...
Ceelasha
Batrool ka Laga Baaray ee Xeebaha Banaadir, Maxaa Lagu Arkay?..
Eng. Abdulkadir Abiikar
Shirkad
Shiine ah oo Diidey in ay Batrool ka Baarto Dhulka Soomaaliyeed ee Itoobiya
Gumeysato...
Itoobiya ayaa shirkadda Batroolka ee Shiinaha ka dalbatay in ay hawshoodii
sahaminta shidaalka bilaabaan laakiin shirkadaasi ayaa diidey iyadoo sabab
arrintaas uga dhigtay in.. Akhri
Warbixinta...
Geeddi
oo Qiray in Arrimaha Batroolku ay asaas u ahaayeen Khilaafka isaga iyo
C/Laahi Yuusuf
"waxa kale oo dhan waxay ahaayeen arrimo yaryar oo ku soo biiray"..
Dhegeyso
waraysigii Codka Maraykanka
Ceelasha
Batrool ka Laga Baaray ee Xeebaha Banaadir, Maxaa Lagu Arkay?..
Eng. Abdulkadir Abiikar
Qaybtii
2aad: Waraysigii Wasiirka Batroolka;
C/llaahi Y. Xaraare: "Baloogyada Soomaaliya loo qaybiyey inta
diyaarsan waa 46-Baloog oo dhulka ah, iyo xeebaha oo ah 13 Baloog"
Akhri waraysiga oo dhan...
Waraysi: Wasiirka Batroolka DFKMG:
C/llaahi Yuusuf Xaraare: "Shirkadihii
hore haddii ay ku imaanwaayaan, go'aan ayaa laga gaaridoonaa.."
Akhri waraysiga
Range oo
Sheegtay in ay Lacag dhan $591,000 siisay Garoonka Garoowe sannadkan
2007
Waxa kale oo ay sheegtay in ay sannadkan Puntland ku
bixisay $6 million, laakiin....
Akhri.... Oct 16
Itoobiya oo Gen.
Cadde Muuse u sheegtay in ay Qunsuliyad ka Furaneyso Garoowe/Boosaaso
Wararka ka imanaya Addis-Ababa ayaa tibaaxay in....
Range oo Sheegtay in ay Lacag dhan $591,000 siisay Garoonka Garoowe
sannadkan 2007 - Waxa kale oo ay sheegtay in ay sannadkan Puntland ku bixisay $6
million, laakiin....
Akhri.... Oct 16
Gen. Cadde Muuse
oo Addis Ababa Kula Kulmay Safiirka Maraykanka u Fadhiya Itoobiya....
Shirkadda Medco oo
Shaaca ka qaaday in ay $1 million oo doolar ku bixisay helitaanka Saamiga
Hay'adda Batroolka Soomaaliya
Wasiirka
Batroolka: "Inta aan ahaa wasiirka Betrool wax heshiis ah oo ay
wasaaradu saxiixday ma jirto, -
heshiisyadii horena weli way jiraan, Buugga weyn iyo waxyaalaha kale ee
ku xiran
masoo gudbin wasaaradu
Range
ma waxay Liibaan Boqor ku sasabtay $190 kun
GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA
OO LOO GUDBIYAY QORAAL KA DHAN AH SHARCIGA BETROOLKA
“yaa doonaya dambiile Qaran ah, ma xubnaha
baarlamaankaa oo ansixin doona sharcigan”...
Akhri...
|