Home » Tacsi

Qaasim Cabdisalaan Yuusuf Faahiye oo ku Geeriyoodey Dalka Turkiga

Jun 10, 2020
Inaa Lillaah Wa inaa ileyhi raajicuun. Maanta, June 10, 2020, waxaa magaalada Ankara ku geeriyoodey Qaasim Cabdisalaan Yuusuf Faahiye. Allah ha u naxariisto, jannatul fardowsanaha haka waraabiyo. Qoyska reer Cali Aaden waxay tacsi khaas ah u dirayaan dhammaan ehelada reer Yuusuf Faahiye iyo durriyadooda. Sidoo kale waxaa tacsida diraya bahda SomaliTalk.com oo ehelada reer Cabdislaan Yuusuf, gaar ahaan... 

Tacsi: Geerida ku timid Marxuum Yasiin Cali Warsame Guleed

Oct 12, 2014
Inalilaa wa’inilayhi Raajucuun inga oo ah Mohamed Ghalib Musse oo ku hadlay magaca dhamaan Reer Ghalib Musse Afi waxaanu tacsi u dirayaana Dhamaan Reer Cali Warsame Guuled. Ilahay ha u naxariisto oo maanta lagu aasay Magaalada Hargeysa. Dhamaan eheladii iyo qarabadii uu ka geeriyooday Marxuumku waxaanu leenahay Samir iyo Imaan Ilahay ha indka siiyo, Geeridu Waa Xaq. Kulu Nafsun Daa’iqatul... 
Halkudheg:

Tacsi wadaadadii lagu laayey Gaalkacayo

Aug 12, 2009
JAALIYADA SWEDEN EE REER PUNTLAND Waxaan aad uga xunahay sida waxashnimada ah ee lagula kacay culumada tabliiqa ah ee lagu dilay magaalada galkacayo anga oo ah dadka reer sweden waxaan cambaaraynaynaa falka loo gaystay culimada waxaan halkan tacsi uga diraynaa dadkii iyo eheladii ay ka geeriyoodeen culumadaasi. 1: cabdi xakiim ismaciil beeldaaje 2: Dr. Cabdirashiid Axmed ceegaag 3: Dr. yaasiin... 

Tacsi: Warsame C. Shirwac

Aug 9, 2009
INNAA LILAALI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Waxaa naxdin iyo murugo aan la qiyaasi karin ah dilka loo geystey wasiirkii warfaafinta ee Puntland Allaha u naxariistee Warsame Cabdi Shirwac. Dilka Wasiirka waa dil loo geystey dhammaan shacabka reer Puntland. Waxaanan uga tacsiyeynayaa guud ahaan dadka reer Puntland, gaar ahaanna ehelka uu ka geeriyoodey Marxuum Warsame Cabdi Shirwac. Waxaan ka dalbaneynaa... 

Tacsi:cabdulaahi Nuur

Aug 9, 2009
Ilaahay naxaristiisa haka waraabiyo marxum cabdulaahi Nuur jibreel,oo 7/8/2009 ku xigaabtay magaalada ceerigaabo ee gobolka sanaag,hakana siiyo samir iyo imaan qaraabadi u ka geeriyodey,iyado tacsi diran loo dirayo eheladisa oo dafaha aduunka ku kala nool. 1-duub/cabdulaahi sheikh maxamud salebaan. 2-maxamed xaji jaamac. 3-c/laahi ibraheim jaamac. 4-jaamac xaji ismaacil. 5-cali ducaale faarax. 6-cabdi... 

Tacsi: Cali Marshaal

Aug 9, 2009
INAA-LILAAHI WAINAA-ILEYHI RAAJICUUN. Dhamaan Jaaliyadda Reer Somaliland ee kudhaqan dalka K/Africa guud ahaan, waxey tacsi udirayaan eheledii, qarabadii iyo Qaranka Somaliland uu kageeriyodey ALLE ha unaxariistee Marxuum Cali Guuleed Cali (Cali Marshaal), waxaaney ilaahey ugabaryayaan in uu naxariistii jano kawaraabiyo, eheledii iyo umadda reer Somaliland sabir iyo iimaana kasiiyo. Alla ha u naxariistee... 

Tacsi: Ayeeyo Xaaliyo Mohamed

Aug 9, 2009
1 aabe abdi said ahmed 2 hooyo iftin haji mohamud 3 eng mohamed abdi said sagac 4 mohamud abdi said sagac 5 farxiyo abdi said sagac 6 juweriyo abdi said sagac 7 jamiilo abdi said sagac 8 jamac madaxay 9 cabdale jamac madaxay 10 zahid jamac madaxay 11 abti ahmed xaaji mohamud 12 abti osman haji mohamud 13 abti issa haji mohamud 14 abti yusuf haji mohamud 15nurdin osman haaji mohamud 16 sam sam... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...