Home » Archive Bisha September, 2021

Maxkamadda Hague oo Go’aankii Badda ku dhawaaqeysa 12ka October 2021, saacadda 3pm

Sep 24, 2021
Warsaxaafadeed maanta oo Jimce ah, September 24, 2021, kasoo baxay Maxkamadda Hague ayaa shaaca ka qaaday in go’aankii badda xadaynteeda ay ku dhawaaqi doonto 12ka October 2021, saacadda 3-da galabnimo waqtiga Hauge, Netherlands. Waxaana go’aankaas maxkamadda ka hor akhinaya madaxa maxkamadda ICJ. Warsaxaafadeedku wuxuu intaas raaciyey, maadaama uu jiro caabuqa COVID-19, waxaa gudaha maxkamadda... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo shaqada ka joojiyay Agaasimihii guud ee Hay’adda Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin iyo Madaxweyne Farmaajo oo arrintaas ka hor yimid

Sep 6, 2021
Ra’iisul Wasaaraha XFS Soomaaliya ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii guud ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, waxa uuna si KMG ah Agaasimaha guud ee NISA ugu magacaabay Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac. Arrintan ayaa ka dambeysey kaddib markii ra’iisul wasaarahu uu agaasimaha NISA u qabtay 48 saacadood inuu kusoo gudbiyo warbixin dhamaystiran... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...