Home » Archive Bisha March, 2017

Madaxweyne Farmaajo oo la Kulmay Warbaahinta Madaxa Bannaan.

Mar 5, 2017
Muqdisho (05 Maars0, 2017)- Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay maamulka iyo tifaftireyaasha warbaahinta madaxa bannaan ee dalka iyo ururrada ay ku midaysanyihiin suxufiyiinta. Madaxweynaha oo kulanka hadal ka jeediyay ayaa sheegay in warbaahinta madaxa bannaan ay kusoo shaqeeysay duruufo aad u adag, isaga oo... 

Ra’iisal Wasaaraha cusub oo xilka kala wareegay R. Wasaarihii hore

Mar 3, 2017
Muqdisho, March 2, 2017——Munaasabad ka dhacday xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa waxaa xilka kula kala wareegay Ra’iisal Wasaaraha cusub mudane Xasan Cali Kheyre iyo Ra’iisal Wasaaraha xilka ka degay Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, waxaana goob joog ka ahaa xubnaha golaha Wasiirada ee xilka sii heyn doona inta laga soo magacaabayo gole wasiiro oo cusub. Ra’iisal Wasaarihii... 

Bayaan ka soo Baxay Ganacsata Soomaaliyeed oo ku saabsan Doorashada Rugta Gancsiga

Mar 3, 2017
Waxaa Xarunta Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir  ee Magaalada Magaalada Muqdisho ka soo baxay  Bayaan ku aadan Shirweynaha Rugta Gancsiga oo dhawaan lagu qaban Magaalada Muqdisho waxaana Bayaankaas Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta u Akhriyey Bile Cabdi Siyaad oo ah Afhayeenka Ganacsatada Soomaaliyeed wuxuuna u Qornaa Sidatan; Anagoo ah Madaxda Qaybaha kala duwan ee Suuqyada Banaadir, Shirkadaha kala... 

Aamin Ambulance waxay u Baahan tahay

Mar 3, 2017
Sida aan wada ognahay Aamin Ambulace waxay caan ku tahay u gargaarida Qof kasta oo u baahan gargaar Deg deg sida Dadka ku waxyeelooba Qaraxyada, dhaawacyada Xabadaha nool nool, Shilalka Gawaarida, Hooyooyinka Fooshu hayso, ilmaha Shubmaya iyo qof kasta oo ay la soo gudboonato xaalad Caafimaad oo deg deg ah Goob kasta iyo goor kasta. Aamin Ambulance mudadii ay shaqeyneysay waxay u gargaartay 17645 qof... 

Madaxweynaha oo uga Mahadceliyay Golaha Shacabka Kalsoonidii ay Siiyeen Ra’iisul Wasaare Khayre.

Mar 1, 2017
Muqdisho, 01, Maarso, 2017- Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa soo dhaweeyay go’aankii taariikhiga ahaa ee ay xubnaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ku ansixiyeen Mudane Xasan Cali Khayre oo uu 23kii bishii Febraayo u magacaabay jagada Ra’iisul Wasaaraha dalka. Madaxweynaha oo jeedinayay khudbaddii dastuuriga ahayd ee... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...