Home » Archive Bisha June, 2013

Xukuumadda oo ka dalbatay dhinacyadda ku dagaalamaya Kismaayo inay si deg deg ah u joojiyaan dagaalka

Jun 30, 2013
“Waxaa ay Dawladdu aad uga xuntahay in dad badan oo rayid ah oo aan waxba galabsan ay ku dhintaan dagaaladda kismaayo kasoo cusboonaaday oo ah kuwo marar badan ay ka digtay Dawladda isla markaana aan loo baahnayn xiligan muhiimka ah, taariikhiga ah ee dalku uu kasoo kabanayo burburkii iyo dagaaladii gaaray 22-kii sano. Ilaahay ha u naxariisto intii ku dhimatay dagaaladdan, kuwii ku dhaawacmayna allaha... 

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Xafiiska Ku Qaabilay Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada Puntland Iyo Galmudug

Jun 30, 2013
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada Puntland iyo Galmudug oo maalinnimadii shalay aheyd soo gaaray magaalada Muqdisho.  Read More →

Heshiis uu Goob Joog uu ka ahaa Madaxweyne Xasan Shiikh oo ay kala Saxiixdeen Dowladaha Soomaaliya iyo Norway

Jun 28, 2013
Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan “Waa Jiraan Dowlado Dan ka leh Soomaaliya laakiin Norway wax Dan ah oo ay ka leedahay Soomaaliya Ma jirto” Waxaa maanta oo Taariikhdu tahay 27-da Juune 2013 Magaalada Muqdisho Heshiis ku kala Saxiixdey Dowladaha Soomaaliya iyo Norway kaasoo lagu Tilmaamey Heshiis Dhinacayo Badan taabanaya , waxaana heshiiskaas Dowladaha Soomaaliya iyo u kala Saxiixey Wasiirada Arrimaha... 

Fariin ku Socota Madaxweynaha , Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Raiisul Wasaaraha oo ka Timid Dadka Deegaanka Afisyooni

Jun 27, 2013
Waxaa Qoraal naga soo gaarey Dadka Degen Deegaanka Affisyooni ee Xaafadda Xamar jabajab ee Magaalada Muqdisho kuwaas oo ah Qoysaskii Ciidamadii Hore , Kuwa Hadda Safka hore ku jira iyo Xoogaa Shacab oo halkaas ku soo Barakacay ,waxayna fariin Cabasho ah u Dirayaan Madaxweyne Xasan Shiikh , Gudoomiyaha Baarlamanka Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari iyo Raiisul Wasaare Saacid Waxayna Cabashadooda u Qorneyd... 

Shiikh Xasan Daahir Aweys iyo Tagistiisii Cadaado Maxaa Xigi Doona?

Jun 27, 2013
Shiikh Xasan Daahir Aways wixii ka dambeeyey markii laga adkaaday Ciidamadii Midowga Maxkamadaha Islaamka oo ay Dalka soo galeen Ciidamadii Milatariga Itoobiya dabayaaqadii sanadkii 2006-dii waxa uu ka mid ahaa Madaxdii u carartey Koofurta Soomaaliyaa waxayna uga sii gudbeen Magaalada Asmara ee dalka Eretariya halkaas oo lagu Aasaaasay Isbahaysigii ARS ee loo yiqiin Isbahaysigii Asmara oo si cad uga... 

Warbixinta DFS ee Shirka Brussels ee 16ka September iyo Qorshaha “New Deal”

Jun 27, 2013
“Soomaaliya oo maanta mareysa marxalad ka soo kabasho iyo bilow horumar waxey u baahantahay kaalmada caalamka, oo ma jiro dal sida Soomaaliya u burburtay u burburay, mana jiro dal ka soo kabtay dhibaatooyinkii soo maray oo aan caalamku ka saacidin. “Maanta waxaan mareynaa marxalad shacabka, dowladda iyo xaaladduba ay diyaar u tahay in dalka dib loo dhiso oo shacabka Soomaaliyeed ay helaan fursado... 

Qisada Xaajib Al-Mansoor waa duruus taariikheed

Jun 27, 2013
Salaamu alaykum. Maanta iyo qoraalkeena waa qiso xiiso badan, gaar ahaan isbadal doonka iyo dadka himada leh. Halyeyga sheekadeena waa wiil da’yar oo taarikhda kugalay magaca Xaajib Al-Mansoor walow loo yaqaanay dameerle! Taariikhda Xaajib Al-Mansoor waa mid laga wadanka Spain guud ahaan gaar ahaan Muslimiinta.Taariikhda Andulus iyo meesha ay kudanbaysay waa sheeko kale oo kuxasuusinayso xaalada... 

Khudbadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Ee 26ka June (Qoraal+Cod)

Jun 26, 2013
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed wuxuu ku talinaya, in is-dhexgalka iyo isusocodka bulshada, wada xiriirka dhaqaale, ku dhaqanka iyo xormaynta Diinta Islaamka iyo maamusidda xeer-dhaqameedka soomaalida, ilaalinta midnimada dhulka iyo gobannimada umadda soomaaliyeed, wadar ahaantooda waa dhaqammo isku dhafan iskuna dhidibbo aasan, oo xiriiriya bulshada soomaaliyeed oo ay dheer tahay hal luqad ay... 

Ciidamada Xooga oo Qar ka laa-laada!!

Jun 25, 2013
Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed waxaa la Aas-aasey 12 kii Abriil Sannadkii 1960 kii , markii uu jirey Saddex Sanno ayaa waxaa uu Dagaal la galey Ciidamadii Itoobiya oo islahaa yeeysan Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed kuugu Xoogeysan , hase yeeshee waa la ogaa Wacdaraha iyo Casharadii ay u dhigeen Ciidamadii Itoobiya ee ku soo Xadgudbey Ciida Soomaaliya , waxaan Xiligaas Ciidamada Somaaliya ay... 

Ra’iisul Wasaaraha DFS oo magacaabay Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

Jun 25, 2013
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa u magacaabay Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Ridwaan Xaaji Cabdiweli oo ah waaya arag dhanka warbaahinta ah. Dikreetada magacaabista oo warbaahinta loo qeybiyay ayaa ku taariikheysan June 23, 2013, waxayna u qorneyd sidan hoos ku qoran.  Read More →

Boqor Cabdulaahi (King-Kong) oo ku geeriyoday dalka Finland – June 24, 2013

Jun 25, 2013
Taariikh nololeedkii Boqor C/laahi Boqor Muuse oo kooban – wuxuu ku dhashay Degmada Jeriiban Gobolka Mudug Sanadka markuu ahaa 1937 . Wuxuu Dugsi dhexe iyo dugsi sare ku qaatay College Somali Caasimada Muqdisho. 1967 Boqorku wuxuu ka soo qalin jabiyay Jamacada modena ee Itali, wuxuu takhasus ku sameeyay Sharciga Penalka iyo civilka Sanadki . 1969 wuxuu ahaa Gudoomiyaha Maxkamada Gobalka Banaadir... 

Kenya’s Misbehavior and the Negative Consequences of Disrespecting the AMISOM Mandate

Jun 25, 2013
By Jibril Mohamed – Kenya has about 4,000 soldiers as part of the African Union Mission in Somalia (AMISOM), a peacekeeping force mandated by the United Nations Security Council to help create an ample environment for the Federal Government of Somalia to set up legitimate governance institutions. However, Kenyan soldiers in Somalia’s third largest city, Kismayo, have actively been supporting... 

Baarlamaanka Oo 30,000$ Ugu Deeqay Agoonta Ay Ka Geeriyoodeen Askartii Booliiska Kadib Kulan Ay Xildhibaannada Iyo Taliska Booliiska Yeesheen Maanta

Jun 23, 2013
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lacag gaareysa 30,000$ (Soddon kun oo Doollar) oo ay gunadooda bishan ka jarayaan ugu deeqay carruurta agoonta ah ee ay ka geeriyoodeen askarta Booliiska ah ee naftooda u huray dalkooda,dadkooda iyo diintooda kadib kulan ay Mudaneyaasha Baarlamaanka iyo Saraakiisha Booliiska ku yeesheen magaalada Muqdisho.  Read More →
Halkudheg:

Machadka Express ee Luqadaha oo ay ka Qalin Jabiyeen Ardeydii ugu Badneyd

Jun 23, 2013
Xaflad si heer sare ah loo soo Agaasimey islmarkaana ahayd Xaflad ay ku Qalin Jebinayeen Machadka Express ee Magaalada Muqdisho 120 Arday oo dhameysatey waxbarasho Laba Sanno waxaana ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshada waxaana Dhamaan ka Qaybgalayaasha ay haayeen ku u riyaaqay Cilmiga Baaxadda ee ay ka barteen Machadka Express oo isugu jirey Luuqadda Ingiriiska Computer_ka.  Read More →

Wasiirka Khayraadka oo Baarlamaanka u Gudbiyey Sharciga Kaluumeysiga ee Baddaha Soomaaliya.

Jun 23, 2013
Waxaa maanta kalfadhigii Baarlamaanka ee Dowladda Federaalka horyimid Wasiirka Khayraadka ee Dowladda Federaalka Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed , waxaana uu Xildhibaanada Baarlamaanka uu u Akhriyey Sharciga kaluumeysiga ee Badaha Soomaaliya ,waxaana kalfadhigii maanta soo xaadirey Golaha Shacabka Xildhibaano gaaraya 142 Xildhibaan , waxaana Shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Shiikh... 

FEDERAAL, DOWLAD-GOBOLEEDYO IYO QABYO-QORAALOOW DANTEE LA IDINKA LAHAA?!

Jun 23, 2013
HORDHAC Allaah ayaa mahad oo idil iska leh. nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, aqristaha sharafta badanoow, anigoon gogol-dhig dheer waxba kugu daalin, bal aan si toos ah u galo dulucda qormada.  Read More →
Halkudheg:

Dhurwaaggii ka giigaan u diri gacan Salaameede !

Jun 23, 2013
Kooxda Dhiig yacabka ah ee Al-shabaab oo shalayto Weeraray ismiidaamin ah ka geystay,Xarunta UNDP ee Magaallada Muqdisho ayaa ah Dhurwaayo u ooman Dhiigga Muslimiinta meel kasta ay joogaan Dunnida Dacaladeeda. Kooxdaas oon Maqaalo fara badan aan ka qoray sida : 1) Shabaab yaa Macallin u ah.  Read More →
Halkudheg:

Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ma waxaysan hayn Boggii labaad ee Qoraalkii ay saxiixday March 31, 2013

Jun 22, 2013
Fowsiya oo markale arrintii Saxiixa Badda ku eedaysay Websiteyada Soomaaliyeed, ayadoo aan waxba ka dhehin saxiixii ay soo bandhigtay Jariidadda Standard Jariidadda ka soo baxda Nairobi ee Daily Nation ayaa caddaadkeedii June 18, 2013 qoraal ay cinwaan uga dhigtay “The warring parties” waxay ku qeexday in Go’aankii Golaha Wasiirada Soomaaliya ka soo saareen Badda uu ka dhigan yahay... 

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Ansixiyey heshiishkii “Coutonu”, una Gudbinaya Baarlamaanka si loo meelmariyo

Jun 21, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay kulankii Golaha Wasiirada DFS ayaa tibaaxay “golaha ay ansixiyeen heshiishka “Coutonu” oo ay Soomaaliya dhowaan saxiixday, waxaana qorshuhu yahay in xukuumaddu ay dhowaan heshiishkan u gudbiso baarlamanka federaalka ah ee Soomaaliya si uu u meelmariyo.”  Read More →

Waxbarashadu ahmiyad gaar ah bey noo leedahay

Jun 21, 2013
“Waxbarashadu ahmiyad gaar ah bey noo leedahay, waxaana mahad gaar ah u soo jeedinayaa Wasaaradda Horumarinta iyo Adeega Bulshada oo shirweynaha Qaran ee dib u habeynta waxbarashada soo qabanqaabisay. “Siyaasadda Dowladda ayaa ah in dib-u-habeynta hay’adaha dowliga ah laga qeybgaliyo oo talo ay ku yeeshaan bulshada qeybaheeda kala duwan oo shirkan waxbarashada iyo kii garsoorkaba ay... 

Xildhibaan Maxamed Faarah Jimcaale oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Jun 21, 2013
Xildhibaan Maxamed Faarax Jimcaale waxa uu kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Federaaliga ah ee Soomaaliya. Waxaa uu maanta ku geeriyooday isbitaalka Madiina ee magaalda Muqdisho saacado kooban kadib markii halkaas loo keenay xanuud kusoo boodo ah oo dhanka caafimaadkiisa la xariira.  Read More →

Hadalladii ay Madaxda DFS ka yiraahdeen Qaraxii iyo Weerarkii Xarunta Qaramada Midoobey ee Muqdisho

Jun 20, 2013
“Waxaa la caddeeyey inay qaraxan ku dhinteen 8 qofood oo afar ay ahaayeen Soomaali. Anigoo ku hadlaya magaca shacabka iyo kan dowladda Soomaaliyeed waxey tacsi u dirayaa eheladdii iyo saaxiibadii ay ka geeriyoodeen, isla markaana EEBBE uga baryey in inta dhaawaca ah uu EEBBE u fududeeyo dhaawacooda. “Waxaan la hadlay Ban Ki Moon, Xoghayaha Guud ee QM iyo Nick Kay, Ergeyga Gaarka ah ee... 

Wafdi Ka Socda Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ka Qeybgalay 20 Sano Kadib Shirka ACP-EU Oo Brussels Ka Furmay

Jun 19, 2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay bur burkii kadib ka qeybgalay ACP-EU oo ka furmay magaalada Brussels ee xarunta Midowga Yurub. Wafdiga ka socda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa hogaaminaya Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar waxaana wafdigan ay shirka horgeeynayaan hormarradii ugu dambeeyey ee... 

Khudbadii Ra’iisal Wasaaraha ee furitaankii Shirkii Waxbarashada: Dib-u Noolaynta Waxbarashada Soomaaliya

Jun 18, 2013
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta [June 18, 2013) magaalada Muqdisho ka furay shir Qaran oo looga arrinsanayo dib-u-habaynta waxbarashada Soomaaliya. Waxaana soo qabanqaabiyey Wasaaradda Horumarinta iyo Adeegga Bulshada, Hay’adaha UNESCO iyo UNICEF. Hoos ka akhri khudbaddii Ra’iisul wasaaraha DFS iyo warbixin:  Read More →

Shir Sanadeedki Beesha Karanle oo lagu soo Gabagabeebey Magaalada Bristol ee Cariga Ingiriiska

Jun 18, 2013
Shirweynihi Beesha Karanle oo Sannadlaha ahaa ayaa waxaa Sanadkan Martigelyey Jaaliyadda Beesha ee Magaalada Bristol,shirkaas oo ay ka soo qeybgaleen Dhamaan Ergooyinka Gobolada Wadanka Uk, Shirkaas Ajendayaasha looga hadlayey ay ka mid ahaayeen Dib u eegidda waxyaabihii u qabsoomay beesha Snadki la soo dhaafay. Warbixnno laga Dhageystay Gudigi hore iyo Gudoomiyahooda. Doorashada Gudoomiyaha Sanadka... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...