Home » Archive Bisha May, 2016

Ra’iisul Wasaaraha oo dhalinyarada ku booriyay inay la yimaadaan Midnimo iyo Wadajir

May 16, 2016
Muqdisho, May 15, 2016—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa maanta hambalyo u diray dhamaamba dhalinyarada Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogaan, Munaasabadda sanadguurada 73-aad ee aas aaskii ururkii dhalinyarada ee SYL kuwaasoo horseeday gobanimadii dalka. “Ugu horeyn waxaan hambalyo u dirayaa dhalinyarada Soomaaliyeed meel... 

Soomaaliya oo ka jawaabtey qoraalkii Washington Post ee sheegashada caruurta da’da yar ee ah in xuquuqdooda aas’aasiga ah ay ku xadgudbeen ciidammada ammaanka Soomaaliya

May 12, 2016
Tr. May 11,2016 Muqdisho – Soomaaliya War Saxaafadeed Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay aad uga walwalsan tahay sheegashada caruurta da’da yar ee ah in xuquuqdooda aas’aasiga ah ay ku xadgudbeen ciidammada ammaanka Soomaaliya, sida lagu sheegay war lagu daabacay wargeyska The Washington Post , 7-da May 2016. Annaga oo ka mid ah dowladaha saxiixay cahdiga Qaramada... 

Arrdeyda 18 Gobol oo ka tirsan dalka Mareykanka oo tartan qur’aan akh-ris uga furmey Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota!

May 10, 2016
Sheekh Faysal Camuudi oo wareysi gaar ah siiyey Somalitalk “waalidiinta waxaan ka codsanayaa in caruurtooda aysan maclimiinta keliya kudeynin”. In ka badan 240 arrdey oo ka kala socda 18 gobol oo ka mid ah dalka Mareykanka, ayaa tartan xifdinta Qu’aanka Kariimka uga furmey Masjidka Karamel ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota 07/05/2016. Tartankan oo socon-doona todobaad ayaa waxaa... 
Halkudheg:

R.Wasaaraha oo guddi xaqiiqo raadin ah u magacaabay eedaha loo jeediyay Hay’addaha Amniga

May 10, 2016
Muqdisho, May 8, 2016—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa guddi xaqiiqo raadin ah u magacaabay eedo loo jeediyay hay’addaha amniga dalka. Guddigan oo ah guddi heer wasiir ah ayaa ka kooban 4 xubnood oo kala ah. 1. Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Mudane Cabdullaahi Axmad Jaamac (Ilka-jiir) 2. Wasiirka Wasaaradda Arr. Gudaha iyo Federaalka... 

Xasuustaydii Nabad Sugiddii (N.S.S 1976 – 1991)

May 8, 2016
1 Janawari 1974 tii laba gu’ ka hor intaan la igu biirin Xoogaggii Nabad ilaalinta N,S,S waxaan Xabsiga u taxaabnay 2 Askari oo Ameerikaan ah iyo Qof u dhashay Boqortooyada Ingriiska , waxaan qabanay ayagoo saaran Gaari-Dameer , waxay ku socdeen siday sheegeen Xeebta, labada Askari mid ayaa feera qaawanaa , waxay soo fuudeen kana soo dhargeen khamri, hab dhaqankooda wuxuu ka caraysiiyay shacab... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...