Home » Archive Bisha May, 2014

Warsaxaafadeed ku aadan websiteyo qoraalo been abuur ah qoray

May 31, 2014
War-Saxaafadeed Mogadishu, 31 May 2014 – Wasaaradda Warfaafinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya waxey aad uga xuntahay in shaqsiyaad ay sameystaan website-yo ay ku sheeganayaan inay yihiin kuwii Dowladda ama wasaaradaha dowaldda. Sidoo kale shaqsiyaadkan waxey caadeysteen inay sameystaan facebook ama twitter ay isaga dhigayaan inay yihiin kuwo ay dowladda ama wasaaradaha leeyihiin. Sidaas daraadeed,... 

Hoggaamiyaha Wanaagsani waa Horumarka Ummadda.

May 30, 2014
ILAAHAY Subxaanah Watacalaa  ayaa Mahad oo dhami usugnaatay, waxaana ku salliyayaa Suubanaha Muxammed  Naxariis iyo Nabadgalyo Korkiisa ha ahaatee. Maqaalkaygaan waxaan jeclaystay inaan intii ILAAH iga fahansiiyay karaankaygana ah  inaan wax ka iraahdo cinwaankaas kor kuxusan,waloow marka laga hadlayo hoggaaminta(Leadership) ay culumo iyo aqoonyahanno aad oogu xeel dheeri horay uga hadleen.Haddana  waxaan... 

Xildhibaan Ibraahim Suleymaan Ilko case “Somaliland iyo Somaliya marka la isku daro ayaa la yiraahdaa Jamhuuriyadda Soomaaliya”. Khudbad uu ka jeediyey Minneapolis

May 30, 2014
Qaybtii saddexaad ee kulankii ka dhacay Minneapolis oo ay khudbado ka jeediyeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka soomaaliya. Ibraahim Suleymaan X.Nuur (Ilka Case)  oo isna inta badan ka Hadley arrimaha dastuurka ayaa waxaa hadaladiisa ka mid ahaa“annigu waxaa la igu soo riixey Dastuurka mar baan wasiir ka ahaa ilaa sided bilood ah, waqti addag bey ahayd xoogaa dhibkeygaa batey marka waa la iga... 

Golaha Wasiirada Oo Maanta Ansixiyey Gudiga Madaxa Banaan Ee Dib-u-eegista Dastuurka

May 30, 2014
Muqdisho, May 29, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo maanta shir guddoomiyey kulankii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ayaa waxaa looga hadlay ansixinta gudiga madaxa banaan ee dib-u- eegista Dastuurka iyo Arrimaha la xariira amniga. Wasaarada Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka ayaa golaha usoo gudbisay xubnaha gudiga madax banaan... 

Xildhibaan Maxamed Axmed Keynaan “Isku Cadow Ma Nihin…, Five-ka Naguma Filna…!!”

May 29, 2014
Seddax xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isla markaana xilal wasiir, wasiir ku xigeen ka soo ahaa dowladihii KMG-adda ee dalka Soomaaliya iyo Cabdiwaaxid Cilmi Cumar (goonjeex) oo isna ku xigeen Ra’iisul wasaare, wasiir iyo xildhibaan ka soo ahaa Dowladihii KMG oo kulan ay ka soo isugu yimaadeen xubno isugu jira, aqoon yahanada Diinta iyo kuwa maadiga, siyaasiin, wax garad,... 

Dugsiga Darawalnimada ee Somali Driving and Traffic School oo Xusey Sannad Guuradii Koowaad ee Wax Qabadkooda.

May 29, 2014
Gen Cali Gaab “Bishaan waxaa Shilal ku Dhintey 7 qof Halka Bishii hore ay ku Dhinteen 47 Qof Waxaa Magaaladda Muqdisho lagu qabtey Munaasabad lagu Xusayey Sannad Guuradii Koowaad ee ka soo Wareegtey Dugsiga Darawalnimada iyo Sharuucda Wadooyinka ee Soomaaliya ( Somali Driving and Traffic School ) Waxaana ka qayb galey Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaal, Xildhibaano, Saraakiisha Ciidanka... 

Kulan lagu Dardar Gelinayo Dadaalka Beesha Caalamka ugu Jirto Dagaalka Burcadeeda Soomaaliya oo ka Dhacay New-York.

May 28, 2014
Kooxda Xiriirka ee la Dagaalanka Kooxaha Burcad Baddeeda Soomaalida Meelaha ka Baxan Xeebaha Soomaaliya ayaa Fadhigoodii 16-aad ku yeesheen Magaaladda New-York ee Xarunta Qaramada Midoobey 14-kii Bishii May , waxaana Kulankaaas Shir Gudoominayey Ururka Midowga Afrika Kooxda u Midoowdey la dagaalanka Kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida ayaa Kulankooda waxay Diirada ku saareen in Muhiim tahay in Talaabooyin... 

Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (NSS 1976 – 1991)

May 28, 2014
Aroortii hore ee waa barigii 17 Juulaay 1985 tii ayaa diyaarad kuwa qumaatiga u haada ah la iiga soo qaaday Tikriit oo Baqdaad u jirta 140 Kiilo Mitir , anigoo dusha ka dheehanaya Beero iyo dhul doog ah , malahayga ahaa dalag ay beerteen beeralayda Ciraaq , waxaan safarkaas oo wax badan ka yaraa kii aan markii hore ku tagay Tikriit ku nimid gagida diyaaradaha ee Al Muthana oo ay layaayeen Ciidanka... 
Halkudheg:

JAADKU WAA JILAAFO QARAN IYO JEENANIN CADOW JAAR AH

May 27, 2014
W/Q. Bashiir Mohamed Saadaal   Musiibooyinka aan laga soo waaqsan ee la Degay dadka soomaaliyeed waxaa ugu weyn qaadka ,isagoo burburiyay aa aasyada ugu muhiimsan ee bulshada ka dibna u talaabay musiibo qaran oo wada gaartay dalka oo dhan,iyadoo ay uga baxdo bulshada soomaaliyeed Lacagta ugu badan ee banaanka ka aada gaar ahaan Kenya oo aan jaar nahay,balse nagu ah cadow aan anagu cayilinay, iyadoo... 

Codsi iyo talooyin ku socda qeybaha kala duwan ee Warbaahinta Soomaalida

May 27, 2014
Waxaan marka hore salaan iyo amaanba u dirayaa qeybaha kala duwan ee Warbaahin Soomaalida sida Tv-yada,Idaacadaha iyo Website-yada, oo runti aan dhihi karno waa horumarka ugu weyn ee ay Soomaalidu ku talaabsatay Labaatankii Sano ee la soo dhaafay, Iyadoo la og yahay daruufaha ay ku nooshahay Soomaalida. Inkasta oo ay horumar weyn ku talaabsatay guud ahaan Warbaahinta Soomaalida siduu Caalamkaba qiray... 

C/KARIIN GUULEED GALBAYE FADLAN BASHIIR GOOBE IYO C/XAKIIN SAACID HALA INAWADA DHAAFIYO!

May 27, 2014
GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeenna Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi,maalintii shalay ee Sabtida aheyd taariikhduna ku beegneyd (24/05/2014) abaarihii 11:20AM ama barqanimo ayaa waxaa weerar lagu qaadey Xarunta Golaha Shacabka oo eey ku nafwaayeen tiro aan yareyn oo ka tirsanaa Ciidanka Qaranka kuwaasoo difaacayey nafta Xildhibaannada... 

Eng Yarow Shariif Aadan oo u soo jeediyey Dowladda Federaalka in ay wax ka qabto Duqeymaha Ciidamada Kenya ka wadaan Degmada Jilib.

May 27, 2014
Iyadoo Maalmahaan Diyaarado laga leeyahay Wadanka Kenya ay Duqemo ku hayaan Magaalada Jilib iyo Deegaano ka tirsan Degmadaas oo ka tirsan Gobolka Jubbada Dhexe ayaa waxaa Arrintaan si aad uga Hadley Gudoomiyaha Hogaanka reer Goleedka ee Jubbooyinka Eng Yarow Shariif Aadan , waxaana uu sheegey in Dhowrkii Maalmmood ay Duqntaasi Socotey ay Dhibaato ka soo gaartey dad Beeraleey oo ku Dhan Degmada... 

Wasiirkii Amniga Qaranka ee Xukuumada Soomaaliya oo iscasilay

May 25, 2014
Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo aqabalay Iscasilaadii Wasiirka Amniga Qaranka — Wasiirkii Wasaarada Amniga Qaranka ee Xukuumada Dawladda Federaalka Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa xalay oo Axad soo gelaysey (May 24, 2014) si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu iska casilay xilkii wasiirka amniga. C/kariin waxa uu arrintaas ku dhawaaqay shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho. Iscasilaadda... 

RW Cabdiwali: ‘Ciidamada amnigu waxay ka hortageen weerar khasaaro badan geysan lahaa”

May 24, 2014
Warsaxaafadeed ka soo baxay Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa u qornaa sidan: Muqdisho, 24, may, 2014…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, qaar kamid ah Golaha Wasiirada, Taliyaasha Ciidamadda, Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ayaa galabta booqday Xarunta golaha Shacabka oo lagu soo bandhigayay 7dii dhagarqabe ee maanta weeraray xarunta golaha... 

Wasiirka Warfaafinta “Kor u-qaadida tayada iyo aqoonta saxuufiyiintu waa saldhig horumarka warbaahinta Soomaaliya.”

May 23, 2014
Mogadishu,– Wasiirka Warfaafinta, Mudane Mustaf Dhuxulow ayaa u hambalyeeyey 138 suxufi oo maanta dhamaystay koorso waxbarasho ku aadan “sida loo qoro wararka raadiyaha” waxuuna yiri “Hambalyo ayaan leeyahay 138-da suxufi ee maanta u dabaaldagaya dadaalkoodii iyo natiijadii waxbarashadii, shakina iigama inay saameyn balaran ku yeelan doonaan horumarka warbaahinta Soomaaliyeed.” Waxaana uu... 

Xasuustaydii Nabad Sugiddii (NSS 1976 – 1991)

May 22, 2014
Sanaddii 1985, Julay 13 keedii magacayga oo uu ka horeeyo Arday F. Xiirane waxaa la taagnaa ilinka ay dadku kasoo baxaan ee Garoonka Baqdaad, Ciraaq, wiil dhalin yaro ah , waan salaamay kadibna wuxuu markiiba asagoon istaagin gudaha Baqdaad naga saaray magaaladii waxaana cagta saarnay jidka loo maro Tikriit , waa 140 KM safar ah , daal badan ayaan dareemayay waxaase iiga darnaa inaan indhaha is... 
Halkudheg:

Golaha Wasiirada oo ansixiyey Hindise-sharciyadeedka iibka Qaranka

May 22, 2014
Muqdisho, May 22, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Hindise-sharciyadeedka Iibka Qaranka iyo heshiis dhinaca xog ururinta ah oo ay dowladda Soomaliya la gashay shirkadda CGG oo laga leeyahay waddanka Switezerland. Hindise-sharciyadeedkan oo lagu wado... 

Jaamacadda Caalamiga ee Horseed oo Daahfurtey Mashuurca PAN AFRICAN E- NETWORK PROJECT EE MASTER DEGREE.

May 21, 2014
Waxaa Hotelka City Palace ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad lagu Daah Furayey Barnaamjjka PAN AFRICAN E- NETWORK PROJECT ee Master Degree-ga waxaana Munaasabadaan ka qayb galey Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka,Xildhibaano,Dibolomaasiyiin, Masuuliyiinta Jaamacada Horseed , Macalimiinta , Ardeyda Wax ka Barada Jaamacadda Horseed iyo Marti Sharaf kale . Barnaamijkaan oo ah Barnaamij... 

RW. Cabdiwali oo ka qayb galay xaflad lagu soo bandhigayey waxqabadka Turkiga ee Soomaaliya

May 20, 2014
Muqdisho, -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta booqday xarunta Wasaaradda Warfaafinta, waxaana uu komeer ku sameeyay waaxyaha kala duwan ee Telefeshinka iyo Raadiyaha Qaranka, isagoo dhinaca kale kulamo gooni gooni ah la qaatay howlwadeenada wasaaradda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ku soo dhaweeyey Wasaaradda Wasiirka Warfaafinta Mudane... 

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo Gacanta ku dhigay Caruur fara badan oo la Safrinayay.

May 20, 2014
Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa ka warbixiyay laba qof oo ay ku qabteen Degaanadooda kuwaas oo ku wajahnaa Magaalada Gaalakcyo ee Gobolka Mudug.Afhayeenka Maamulkaasi Carays Maxamed Xaaji oo Warbaahinta la hadlay ayaa ku wargeliyay Waalidiinta ay Ilmahaas ka maqan yihiin in ay la soo xiriiraan Maamulka Ximan iyo Xeeb. Afhayeenka ayaa sheegay in Nin iyo Haweeney Caruurtaas safrinaysey ay gacanta ku dhigeen... 

Khudbadda Madaxweynaha ee Munaasabadda 15ka May 2014

May 19, 2014
Waxaad ka warhaysaan in maalmo dhawayd ay qaar ka mid ah xildhibaannada Soomaaliyeed ii soo jeediyeen baaq, sidaan horay u sheegay, qof kasta xor buu u yahay aragtidiisa, anigana waxaan soo dhawaynayaa kala duwanaanshaha aragtida iyo xorriyadda ra’yiga, waxaanna diyaar u yahay inaan la fadhiisto cid kasta oo ka mid ah xildhibaanadaas, kana wada hadalno waxyaabaha ay sheegayeen aanna isla fahamno... 

Halgankii Hal Yeyadii SYL Iyo Himilo la’aanta Dhalinta Maanta

May 18, 2014
Waa Qore Cabdinuur Faarax Maxamud Eamail-guuleed72@hotmail.com Assallamu calleykum 15,Maarso ama (may) 1943, waa maalintii dhidibada loo taagay Halgamayaashii Halyeyadii Soomaaliyeed ee dhalin yarada` ahaa waa maalin xasuus gaara u leh dhammaan ummadda ku hadasha luuqadda Af Somaliga iyo Guud ahaan Qaradda Africa siiba Geeska... 

War Saxaafadeed: Warbixinta Xaaladda Dalka ee Wasiirka Warfaafinta

May 17, 2014
Muqdisho, 17 May 2014, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Mudane Mustaf Dhuxulow, oo shir-jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah, isagoo sheegay in dowladdu ay ka go’antahay waxqabad iyo horumar si shacabka loo gaarsiiyo doorashooyin xor ah sanadka 2016ka. Wasiirka ayaa hadaladiisa waxaa ka mid ahaa “ Mudadii 4-ta bilood aheyd ee xukuumadani jirtay waxaan ku guuleysanay inaan... 

WHAT IS WRONG WITH SOMALI TELECOM SECTOR? PARLIAMENT?

May 16, 2014
Yesterday, the 15th of May 2014, the Somali Ministerial Council Passed the Somali Telecommunication law with no dissenting vote among the Ministers. This is a huge step forward, a historical record for any Somali government cabinet to get a telecommunication law passed within such a short time. However, what will it take to get it passed by parliament? The Minister of Post and Telecommunication, HE... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...