Home » Archive Bisha October, 2011

Xoog aan xikmadi ku dhisneyn xabaal baa u danbaysa

Oct 31, 2011
Umad kasta oo dunida ku nooli waxa ay u baahan tahay in ay yeelato xoog ka caabiya cadaw kasta oo dibadda iyo gudaha kaga yimaada si ay u helaan nabad iyo nolol waarta oo caalamka ay kula jaanqaadaan. Soomaaliya tan iyo maalintii ay dhacday xoogii militari ee maamuli jiray dalka muddo kabadan 20 sano, lahaana awood milatari oo haybad iyo quwad ku lahaa dhamaan qaardda Afrika ma is waydiisay “aaway... 

Qodobada Heshiiska DFKMG iyo Kenya

Oct 31, 2011
Waxaa magaalada Nairobi heshiis ku saabsan ciidanka militariga Kenya ee galay gudaha dalka  Soomaaliya uu dhex maray ra’iisul wasaaraha DFKMG iyo ra’iisul wasaaraha Kenya. Heshiiskaas dhexmaray Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Railla Odinga oo ka kooban 11 qodob : Qodobada Heshiiska Nairobi ee October 31, 2011 HALKAN KA AKHRI Waraaqda heshiisku u qoran yahay oo ay tusayaan saxaafadda Nairobi,... 
Halkudheg:

TACSI:Khaalid Cali Guul Warsame – Taariikhyahan Soomaaliyeed oo galbaday

Oct 31, 2011
Shalay, 29 Oktoobar 2011-kii, waxaan xaflad ay isugu yimaadeen qalin-maal, suugaan-maal iyo dadweyne fara badan, oo ka dhacday magaalada London ee waddanka UK, aan ku soo bandhigay milicsiyo ka mid ah buuggii dhaxal-galka ahaa ee uu qoray Khaalid Cali-Guul Warsame – waa buuggii Hirarkii Taariikhda iyo Halgankii Soomaalida. Buugga, oo marka la fiiriyo sida farshaxannimada leh ee uu u qoran yahay,... 
Halkudheg:

Dardaarano ku Gaar ah Bisha Dul-Xaj Qeybtii 2aad

Oct 31, 2011
Dardaranka 5aad waa inaan si gar ah uga faaideysano Udxiyada oo ah cibaado aad u fadli badan, si aan Fadliga Udxiyada u garano waxaan faahfaahin doonaa Axkaamta Udxiyada, Udxiyada waa xoolaha loo goowraco Ciidda darteed Cibaado ahaanmaalinta ciidda ah iyo Sadaxda maalin ee ka dambeysa (11-12-13 Dul-Xaj) Cibaado ahaana loola jeedo in ilaahey loogu dhawaado waxa uuna Qur’aankiisa allaah ku yiri:- Suurada... 
Halkudheg:

Khilaafka Madaxda dawladdaha DFKMG ah ee soomaaliya soo maray.

Oct 31, 2011
Soomaaliya oo dawlad la,aan ahayd tan iyo 1991kii waxa tiro ka dhawr jeera la isku dayay in dawlad wax ku ool ah loo sameeyo laakiin taasi waa lagu hungoobay oo waxaa halkoodii ka sii socda dagaalada iyo khilaafyada ragaadiyay koonfurta Soomaaliya . Shirar dibu heshiisiin oo dalka dibadiisa loogu qabtay kooxaha Soomaaliya ayaa waxa ka dhashay dawlado KMG ah oo aasaas looga dhigay axdi KMG ah inta looga... 
Halkudheg:

Diyaaradaha Militariga Kenya oo Duqeeyey Xero Qaxooti oo ku taal Magaalada Jilib, kuna diley 12 qof oo 6 carruur ahayd..

Oct 30, 2011
Salaad Xasan Cali oo ku sugan jirib ayaa xaqiijiyey “Labo diyaaradood ee nooca miigga ah ayaa weeraray degmada Jilib ee Jubadda Dhexe, waxayna xero qaxooti oo ku taal magaalada Jilib ay ku duqeeyeen hubka noocyadiisa kala duwan, waxayna halkaas ku laayeen dad masaakiin qaxooti ah oo teendhooyinkooda qaxootiga qorraxda ka gabaadsaneyey,’ waxaa sidaas Idaacadda Codka Maraykanka u xaqiijiyey... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Gaarey Nairobi, xilli Sheikh Shariif weli ku adkaysanayo ka soo horjeedka Ciidamada Kenya ee soo galay Soomaaliya

Oct 30, 2011
Safarka C/weli Gaas oo lana sheegey in uu la xiriiro saxiixo Doono Heshiis Kenya u Ogolaanaya in ay ka mid noqoto Ciidamada AMISOM Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii:Casharkii XIV-aad

Oct 30, 2011
Khudbaddii uu Boqor Cismaan ka jeediyay Boosaaso, waxay soo af-jartey dagaalkii la magac-baxay Dagaalkii Shanta Sanadood ee Soomaaliya (Cinque Anni di Guerra in Somalai). Cesare Maria De Vecchi, oo ahaa xaakimkii Talyaaniga, islamarkaana hoggaaminayay dagaalka, buug uu ka qorey ayuu ku soo ururshey sheekooyinka ka harey dhacdooyinkii dagaalka. Wuxuu qoraalkiisii ku soo gabagabeeyey war-bixin uu kaga... 
Halkudheg:

Kenya oo Sheegatay in ay Qabsadeen Magaalada Buurgaabo iyo Sheikh Shariif oo aan ka hadlin Sheegashada Kenya

Oct 29, 2011
iyo Kibaki oo sheegay “Hawlgalka aan ka fulinayno gudaha Soomaaliya waa mid sharci ah oo aan ku difaacayno xornimada iyo wadajirka dhulka Kenya” Sii AKhri  Read More →
Halkudheg:

Qarax Lala Beegsaday Gawaari Militari oo Marayey meel u dhow Magaalada Gaarisa

Oct 28, 2011
Wararka kasoobaxaya qarax ka dhacay magaalada Gaarissa ee xarunta gobolka waqooyi bari ayaa sheegaya inay ku dhawacmeen tiro kamid ah askarta kenya. Qaraxa ayaa waxaa lala beegsaday seddex gaari oo militariga Kenya, laakiin waxaa uu la-kacay mid ka mid ah gawaaridaasi, kaasoo ay ku dhaawacmeen afar ka tirsan Ciidamadda Dowladda Kenya, halka uu burbur xoogan soo gaaray gaarigaasi. Waxaana goobta uu... 
Halkudheg:

Gabaygii Hadafsame , Waa Gabay Ka Hadlayaa Marxalada Maanta Wadanka Soomaaliya Marayo

Oct 28, 2011
Waxaan Gabaygan  Curiyey 23 Oktoober  2011 waxaana  Gabaygan  waxuu ka mid yahay gabayada ama suugaanta aan kaga qayb qaadanayo  dib u dejinta iyo baraarujinta umada soomaaliyeed ee dhibaatada baaxada leh ee maalin walba sii fidaysaa haysato gabaygan iyo gabayo kale oo aan aniga iyo  Abwaaniinta soomaaliyeedba  tirinay  waxay   ka mid yihiin dedaalka  ay ku jiraan  dadka  laxawga... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo ku celiyey Hadal ka soo horjeeda kii Madaxweynaha DFKM ku diidanaa Ciidamada Kenya

Oct 28, 2011
Diyaaradaha Militariga Kenya oo duqeeyey magaalooyinka Buurgaabo iyo Caanoole sidaas waxaa xaqiijiey Maj. Chirchir oo ah afhayeenka militariga kenya….. Qaramada Midoobey oo sheegtay in ay soo Gaareen Warbixinno iyo Qoraalo iska soo Horjeeda oo ku Saaban Gelitaanka Ciidamada Kenya ee Soomaaliya”. Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Khilaafay Hadalkii Sheikh Shariif ku diiday in Ciidamada Kenya galaan Soomaaliya

Oct 27, 2011
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Markii ugu horeysey qiray, soona dhaweeyey in Ciidamo Kenya galeen Soomaaliya, Arrintaas oo khilaafsan hadalkii Sheikh Shariif ku diidanaa Ciidamada soo galay Soomaaliya   SII AKHRI  Read More →
Halkudheg:

War Saxaafadeed ka soo baxay Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Oct 27, 2011
Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya ayaa Dowladda Kenya kala hadashay in dadka Soomaaliyeed ee ku nool waddanka aan si gaar ah loo bartilmaameedsan xilliyada ay ciidamadu fulinayaan howl gallada ammaanka lagu sugayo. “Waxaan u sheegay Dowladda Kenya in dadka iyo dowadda Soomaaliyeed ay u mahad celinayaan dowladda Kenya sida ay ugu ogaladeen dalkooda in in kabadan 600 oo kun oo qaxooti Soomaaliyeed... 
Halkudheg:

Fadliga Tobanka bisha Dul-Hijjah (Arafo) Sh. Maxamed Idris

Oct 26, 2011
Sheikh Maxamed Idiris oo Masjidka Abuubakar ee Minneapolis ka jeediyey muxaadarooyin: Qaybta koowaad ee Muxaadarada, 21 cashar oo laga qaadanayo Suuratu An-nuur [audio:http://abuubakar.org/codmp3/21_cahsar_suratu_an-nur_Q_1_aad.mp3] Qaybta labaad ee Muxaadarada, 21 cashar oo laga qaadanayo Suuratu An-nuur iyo Su’aalo iyo Jawaabo [audio:http://abuubakar.org/codmp3/21_cahsar_suratu_an-nur_Q_2_aad.mp3] Muxaadaro... 
Halkudheg:

Warbixin Dheer oo ku Saabsan Waxa Waqtigaan Keeney in Mugdi soo kala Dhexgalo Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya iyo Sida loo arko Hadalkii Shiikh Sharif

Oct 25, 2011
Yuusuf Xaaji “Waxaan leeyahay  Shiikh Shariif laba mid: in uu la safto Argagixisada ama la Safto Kenya” — iyo khilaaf salka ku haya  shirkii UN…    SII AKHRI  Read More →
Halkudheg:

Kenya oo Sheegtay in ay DFKMG ka haysatey Qoraal iyo Heshiis u Ogolaanaya in Ciidamada Kenya galaan Gudaha Soomaaliya…

Oct 25, 2011
Faarax Macallin ayaa sheegay in uu jiro Heshiis ogolanaya in Kenya gasho Soomaaliya “waa la gaarey, madaxweynaha ayaa amar siiyey ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo ra”sul baarlamaanka in Ra’iisul Wasaaruhu uu qoraalkaas u sameeyo, qoraalkaasna ay Kenya hadda gacanta ku hayso.” Faarax Macallin SII AKHRI    Read More →
Halkudheg:

Wasiirka Gaashaandhigga DFKMG oo kulan la qaatay Wasiirka Gaashaandhigga dalka Turkiga

Oct 25, 2011
Warsaxaafadeed: Ra’iisul-wasaare-ku-xigeen, ahna Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa magaalada Ankara kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Turkiga Veci Gönül iyagoo ka wadahadlay arrimo la xiriira sidii dalka Turkigu uu gacan uga siin lahaa Soomaaliya dib-u-dhiska iyo tayeynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Labada wasiir waxay si qota dheer uga wadahadleen arrimaha... 
Halkudheg:

QADAAFI : ADUUN IQATAL

Oct 24, 2011
Cidina kuma fikirayn in uu sidan oo kale udhimanayo, taladiisu waxay u egtahay tii Aadan galaydh oo kale. Aadan galaydh oo ahaa nin caan ku ah, hanti iyo wiilal fara badan, kuna noolaan jiray Waqooyiga Soomaliya ayaa inankiisu dilay nin ay tol yihiiin, arintu waxay socotaba waxay duqowdii isla garteen, in mag laga bixiyo ninkaa ladilay, oo waliba tolka Aadan Galaydh ay 99 halaad keenaan, hasha kahartay... 

Madaxweynaha DFKMG oo ka soo horjeestey Faragelinta Kenya ee Gudaha Soomaaliya

Oct 24, 2011
Madaxweyne Sheekh Shariif oo Dowladda Kenya uga Digay in ay Faragelin ku sameyso Arrimaha Gudaha Soomaaliya isla markaana wuxuu u soo jeediyey in ay Qiimeyso Dareenka Shacabka Soomaaliyeed Hadalkii uu arrintas ka yiri Sheikh Shariif Ka dhegeyso boggan.. RIIX Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta booqday furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan deegaano ku dhow dhow... 
Halkudheg: ,

Xukuumadda DFKMG oo tacsi u dirtay Turkiga.

Oct 24, 2011
Xukuumadda Federaalka KMG ah ayaa u dirtay tacsi Xukuumadda iyo Shacabka Turkiga kaddib markii dhul-gariir xooggani uu ku dhuftay koonfur-bari dalkaas shalay oo Axad ahayd. “Xukuumadda Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Xukuumadda iyo Shacabka Turkiga, gaar ahaan qoysaskii ay dhibaatadu ka soo gaartay, waxaana xaqiijineynaa inaan garab taagannahay waqtigan murugada badan,” ayuu yiri... 
Halkudheg:

Wasaaradda Caafimaadka iyo JaamacaddaCarabta oo tababar furay….

Oct 24, 2011
Warsaxaafadeed: Wasaaradda Caafimaadka iyo JaamacaddaCarabta oo tababar u furay umulisooyin Wasiir-ku-xigeenka Caafimaadka, Mudane Faysal Xuseen Daahir ayaamaanta furay siminaar soconaya muddo 30 cisho ah oo ay ka qeybgalayaan illaa 30umulisooyin ah oo ka kala yimid gobollada dalka. Tallabaadan ayaa loogutalogalay in sare loogu qaado caafimaadka hooyada iyo dhallaanka ee dalkaSoomaaliya, waxaana maalgelinaya... 
Halkudheg:

The illegal Kenyan invasion of Somalia crystallizes IGAD/ EAC Political Initiative

Oct 24, 2011
October 24, 2011 The ongoing illegal Kenyan military invasion of Somalia, which has left experts on East Africa region with many questions about motive, timing and objectives, crystallizes the Regional Political Initiative (RPI) of the Inter-Governmental Authority on Development and East African Community (IGAD/EAC) on Somalia. Important members of IGAD/EAC are Ethiopia, Kenya, Uganda, Tanzania, Burundi,... 
Halkudheg: ,

Diyaarado Duqeeyey Kismaayo iyo Buur Gaabo iyo Maraakiibta Dagaalka France oo duqeeyey magaalada Muday.

Oct 24, 2011
Kenya oo Xaqiijisay in ay diyaarado ku weerartay Soomaaliya …”Weerarkii lagu qaaday magaalada Buur-gaabo waxaa ku dhintay 44 qof, waxaana ku dhaawacmay 63 qof…” NT “Waxaa la xaqiijiyey in Kismaayo hawada laga duqeeyey, laakiin ciidankaanaga ma ahaynee waxaa duqqeeyey jaalyagaya”, sidaas waxaa xaqiijiyey afhayeenka Militariga Kenya, Maj. Chirchir , sida uu qoray … Sii... 
Halkudheg:

QORAALLADII QUMRAAN

Oct 24, 2011
Qumraan waxaa lagu magacaabaa dhul-dhagaxeed ku yaal xeebta galbeed ee badda meydka ah (Dead Sea) bariga dalka Jordan. Dhulkaasi oo ah dhul qarar badan leh ayaa wuxuu 8 km. u jiraa degmada Ariixa (Jericho) ee dalka Falastiin kaga taal daanta galbeed ee webiga Jordan. Waxaa halkaas ku dhaqan qabaa’il lagu magacaabo Al-Tacaamir ee carabta badowda ah. Degaanku maahayn mid la yiqiin muddadii ka-horeysey... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...