SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2009»  JUNE  

:::MAQAAL: C/NUUR:::
cnuurWariyayaasha ku Sugan Goobaha Dagaalka iyo Anshaxa Saxaafada (Talo soo jeedin).. Akhri...
:::TIXMAAL: JABUUTI TV (RTD):::
tixmaal
Tixmaal:
 Maansadii C/qadir Cabdi TVDAAWO VIDEO
:::DFKMG vs BADDA SOMALIA:::
saxiix
Warqaddii Cumar C/rashiid u diray UN ee Muranka Gelisay Badda Soomaaliyeed... Akhri..
:::JAALIYADDA SOM. YURUB:::

Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda Soomaaiyeed -Yurub
:::FAROLE: 100 MAALMOOD:::
Faroole
100-kii Maalmood ee ugu horeeyey Xafiiska (Somali)

English: First 100 Days in Office
:SOMALIA, PIRACY & BEYOND:
somFor Somali Pirates, Worst Enemy May Be on Shore - NYtimes
enough
Next Steps to Stabilize Somalia
:::BADDA SOOMAALIYA:::
buug
Wararka iyo Qoraallada Difaaca Badda Soomaaliyeed... Guji..
:::CODKA BEESHA W/AMERICA:::

Barnaamij ku saabsan xuduudaha badaha ee Radio Codka Beesha
:::KALLUUNKA & BURCADDA:::
kalluun
Barnaamij ABC TV Australia ka diyaariyay Puntland, kalluunka iyo Burcadda Video (DAAWO)
ama ka daawo halkan
:::MAQAALKII IBRAHIM DA'UD::
ibraWariye Taysiir “Saxaafaddu waxay ka mid tahay fursadaha maanta Soomaaliya lagu badbaadin karo” .. Akhri  q.2aad
:::CUMAR IYO MELES:::

Cumar C/rashiid oo Taageero Waydiistay Meles Zenawi..Akhri..
:::WARGEYSKA KASMO:::

Cadadkii 16 April 09:  1aad | 2aad
:::NADWO DIINI AH:::

Nadwo cilmiyeedii 8aad oo loogu magac daray Mushkilada Soomaaliya oo lagu eegay
Aragtida Islaamiga ah.
Dhagayso
:::MAQAALKII SABRIYE::::
sabriyeDiinta Islaamka, Anshaxa Guud ee Bulsha: Qaybta: 1aad | 2aad | 3aad | 4aad | 5aad | 6aad | 7aad
:::DALMAR RADIO:::
dalmar
Barnaamij ay ka qayb qaateen  Prof. Cabdi I.Samatar  iyo Eng. Maxamed Cali  oo ku saabsan dhul-badeedka Somalia
Dhagayso ama
Soo rog
:::DANAN RADIO:::
danan
Xasan Dhooye oo faahfaahiyay Heshiiskii Kenya & Soomaaliya
Q.1aad: Dhagayso ama soo rogo
Q.2aad: Dhagayso ama
soo rogo
:::DHAXALWAREEG: GABAY:::

DHAXALWAREEG (Gabay Cusub) - Eng. Cibaar
:::MAQAALKII C/RISAAQ M:::
cabdirisaqKhal-khalka dhaqaalaha aduunka iyo saameyntiisa - Shaqo la'aanta soo foodsaartay... Akhri
:::MAQAALLADA SH. AXMED:::
maqaal
Baddeena la boobayo sidee u badbaadsannaa?. Akhri....  
::: MAKHTAL IYO JIMCAHA:::
makhtalIs Badalkii DFKM ahi ma waxa uu noqday Iibsiga Badda Soomaaliya? Akhri...
:::HORNAFRICAONLINE.NET:::
online
Shabakad cusub oo af-carabi ah
:::QORMADII SAXANSOXO:::
ssxoLooma ooyaan! "waxaa la’ii arkaa nin madoow oo Afrikaan ah, oo misane" Akhri
:::MAQAALKII JOOJE:::
joojeDagaalada Ka Dhacay Ufayn iyo Agagaarkeeda waa kugu dhimay kaa dhimay.. Akhri...
:::SOCDAALKII SULDAAN:::
sawirQ.6aad: Suldaan Iyo Socdaalkii Dheeraa ee Somaliland Qaybta:
1aad | 2aad | 3aad | 4aad | 5aad |
6aad
يَاْجَاْلِبَ الْكُفَّاْر ِكَفَرْت
Gaalo Soo Geliyow. Waad Gaalowda. Kitaabka Oo Kooban
W/Q: CaliDaahir X Mux'ed

Akhri Hordhaca Buugga
::SAFARKII MAXAMED ALLMAN::
allmanDhiig Inaad Aragto Xiise Makuu Hayaa? (Warbixin)- 6aad
:::BUUGGA C/SHAKUUR MIRE:::
buugKoboca Islaamiyiinta Soomaaliya:
1aad | 2aad | 3aad | 4aad | 5aad | 6aad | 7aad | 8aad | 9aad | 10aad | 11aad
Qore: C/shakur Mire

 
 

WARARKA JUNE 2009

caafimaadWasiiradda Caafimaadka DFKMG oo Jabuuti Ka Furtey Aqoon Is-weydaarsi Looga Hadlayo Qorshaha 2020 wax Looga Qabanayo Cudurada Ku Dhaca Indhaha Akhri... Jun 30

Wafti Madaxweynaha Puntland oo Casho sharaf loogu sameeyey Minneapolis
Hadalkii Dr. Faroole ka jeediyay xafladda iyo warbixin kooban Akhri/Dhegeyso+ sawirro - June 29

Radio Salaama oo waraysi la yeeshay Sh. Maxamed Idris Dhegeyso ama soo rogo

Mutamarkii 9aad ee Minneapolis oo si habsami ah Ku Dhammaaday....
Sabtidii waxaa mutamarka ka soo qayb galay 7,000 qof,
Axadiina waxaa ka soo qayb galay in ka badan 6,500 qof

culimo
Mutamarkii saddexda maalmood ka socdey Minneapolis, oo ahaa mutamar si aad ah looga soo qayb galay ayaa habeenimadii Axadda ku dhammaaday si habsami ah... Akhri/Dhegeyso..... June 29

:::Sawiradii Mutamarkii Minneapolis halkan ka Daawo


Hingaad-saxaha afka-Soomaaliga (Somali spell checker)


Mid kamid ah jamacaddaha dalka Malaysia oo aqbashay tiratii ugu badneed ee Ardey soomaaliyeed Semester kaan - June 27

DFKMG oo Hub Loo soo Mariyay Uganda oo Ciidamoodu joogaan Muqdishu - Daily Nation
- Madaxda Soomaalida oo Ka Baxsanaya Wadankooda:
Xildhibaano tiradoodu gaarayso 288 ayaa ka maqal dalka, taas oo suurtagal ka dhigi waydey in uu qabsoomo kulanka baarlamaanka... Akhri.. June 26

Warbixin Saddex-bileed Hubinta Dhuuniga iyo Nafaqada: Waxay Fiiro Gaar ah Siinaysaa Digniin Hordhac ah oo Xilliga Guga ah (pdf)- FAO

Kenya oo Meesha Ka Saartay Fara-galin Millatari oo ay ku samayso Soomaaliya
"Wasiirka Difaaca Kenya Maxamed Yusuf Xaaji ayaa waraysi uu siiyay VOA-da waraysi uu siiyay si cad ugu sheegay in ayan Kenya marna gali doonin dhulka Soomaaliya..." Waxaa mowqifkaas sii xaqiijiyay George Saitoti oo ka qayb galay kulankii Kibaki iyo Akhri...

Sh. Aweys: Waa soo Dhawaynaynaa Kenya Faragalin la'aanteeda Soomaaliya...
iyo Cumar C/rashiid oo sheegay Ilaa hadda in aysan jirin cid ciidamo ugu yaboohday DFKMG.. Akhri... June 24

15 Xildhibaan oo ka Tirsan Baarlamaanka DFKMG oo Lagu Xanibay Garoonka Nairobi,
Waxaana looga Shakiyay in ay ka soo Carareen Dagaalka Muqdisho... Akhri.... June 24

159,000 qof ayaa Ka Barakacay Dagaaladii ugu dambeeyay ee Muqdisho - June 24


:::MAANSO: SHARIIFOW XALKU MAAHA, SHABAABOW XALKU MAAHA

Warsaxaafadeed ka soo baxay Is-bahaysiga Dib u xoraynta garabka Casmara - June 23

Sheikh Shariif oo Xukun Degdeg ah (Martial Law) ku dhawaaqay, islamarkaana Aqbalay in Ciidamo Itoobiyaan ah la keeno Soomaaliya...
iyo Kenya oo sheegtay in dib loo eego qaraarka IGAD iyo OAU ee mamnuucayay in ciidamada derisku ay galaan Soomaaliya Akhri...

shariifCodsigii DFKMG ee Ciidamada Shisheeye iyo Jawaabihii Ethiopia, Xisbul Islaam & Al-Shabaab
. Hadal Taariikhi ah ee Sheikh Shariif ee May 2008
. Hadalkii Madaxweynahii hore ee Kenya Moi ee 2003
. Wareegtadii Kibaki ee 2005 iyo Heshiiskii Is-Afgaradka
. Dalabka Sheikh Aadan Madoobe ee ciidamada Itoobiya
Dhammaan ka akhri Halkan.... June 22

GaaniXildhibaan hore uga tirsanaan jirey Baarlamaanka DFKMG oo Guddoomiyaha Baarlamaanka ku eedeeyey Musuqmaasuq iyo in uu dad u dhoofiyey Yurub gaar ahaan Dalka Switzerland xilli uu ka dhacayey Shirka Baarlamaanada Aduunka... Akhri

Himilada iyo Siyaasadda Amniga Qaranka iyo Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka ee "Dimuquraadiga" ee Itoobiya

"Kooxda wadaadada ee Shariif hoggaaminayey Waa Iney si deg dega Saacadaha Soo socda ugu dhawaaqaan: Iney Ka bexeen Siyaasadda oo dhan" sidaas waxaa yiri Sheikh Maxamed Idris..
Akhri ISQARXINTA SHARIIFKA IYO SAAXIIBADIIS!!

Ururka Puntland Diaspora Forum iyo Wasiiro Puntland oo ku sugan Washington oo la Hadlay Jaaliyadda Minnesota

Khudbadii Sh. Aaden Madoobe ku Dalbaday inay 24 saac Gudahood ay Ciidamada Ethiopia ku soo Galaan Soomaaliya....
. Hadalkii Sheikh Aaden Madoobe oo dhamaystiran
. Sheikh Aweys oo ka jawaabay dalabkii ciidamada

. Xildhibaan Max'ed Amiin oo ka horyimid go'aankii DFKMG
. Wasiirka Warfaafinta oo dalbaday ciidamo Shisheeye
. Wasiirada DFKMG sheegay in dalku galo oo Xaalad degdeg
. iyo haddallo taariikhi ah ee Sheikh Shariif iyo prof. Ibbi xilligii ay ka soo horjeedeen Itoobiya
Dhegeysi/Video

Dagaal Ka Dhacay Kaaraan oo Lagu Dilay Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamaanka DFKMG - Jun 20

Xaflad lagu soo Bandhigayay Diyaaradii ugu Cusbayd ee Sanadahan ka soo dagto Garoonka Hargaysa- jun 20

Taariikh Nololeedkii Marxuum Xildhibaan Cumar Xaashi Aadan oo ahaa Wasiirkii Amniga Qaranka - Jun 20

Hay,adda Al-xikmaha oo fadhigeedu yahay Danmarka oo dhagax dhigtay Markiz laga unkay Gaalkacyo.(Video)

shireXildhibaan ka tirsan Baarlamaanka DFKMG oo eedayn Kulul dusha uga tuuray Axmed Walad Cabdalla..: Xildhibaan Saciid Cali Shire ayaa sidoo kale eedayn iyo cambaarayn usoo jeediyey Akhri...

americoMaxamed Cali Nuur “Americo”. “Dalka Kenya waxa ku sugan Dowladaha iyo Safaaradaha daneeya arrimaha Somalia, midda kalle Kenya waxaa soo mara siina mara Madaxda dowladda marka arrimahaas oo dhan ayay safaaradda muhiim u tahay”. Akhri/dhegeysi Jun 19

xashilaqanyoBaladweyne: Wasiirkii Amniga DFKMG Cumar Xaashi iyo Danjire Cabdikariim Faarax "Laqanyo"oo Qarax Lagu Dilay...
Iyo Taliyihii Ciidanka Birmadka Boosaaso iyo Askari Kale oo lagu Diley Boosaaso... Akhri...

Baarlamaanka DFKMG oo ku kala dareeray kulan ay ku yeelan lahaayeen xarunta Gobolka Banaadir.. sidaas waxaa qoray website ku hadla Afka xukuumada FKMG
Warkaas iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo shaaca ka qaaday in Xarunta Gobolka Banaadir ay noqon doonto xarunta Kumeelgaarka ee Baarlamaanka... Akhris/Dhegeysi

boqoreKulankii Golaha Baarlamaanka KMG ee Looga Hadli Lahaa Arrimaha Heshiiskii Badda oo "Koronto La'aan u Baaqday"
Sidaas waxaa SomaliTalk.com u sheegay Gudoomiye Kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka KMG ah, Cismaan Cilmi Boqore.... Akhri/Dhagayso...

cnuurSh. C/Qaadir Nuur Faarax: Baarlamaanka Go'aan kii hore ka duwan haka qaato arrinta ku saabsan heshiiska badda.. Waraysi...
"ragga dagaalka iskala soo horjeeda ee xabadaha ridaya dhammaan Walaalayaalow xabbadda joojiya, walaalayaalow Ilaahay ka baqa, walaalayaalow ummaada u naxa, walaalayaalow diinta iyo ubadka iyo dumarka iyo dhulka ha gubina, walaalayaalow yaan waddankeenu faraha ka bixin... Waraysi.... Akhri/Dhagayso...

abiaXog Cusub oo Ka Soo Baxday Wiilal Laga Waayay Minnesota
Caabbiya ayaa sheegtay in xafiis ay ka shaqeyneysay ay ku aragtay laba wiil oo doonayey inay tigidho u goostaan Somalia, waxayna Akhri/dhegeyso

Faahfaahin Dheeraad ah Dagaalka Muqdisho
Ugu yaraan 25 qof ayaa dhintay iyo in ka badan 100 qof oo dhaawac Cisbitaalada la geeyay... Akhri...

Warsaxaafadeed UNICEF: Shaqaaqada ka dhanka ah Hawlaha Gargaarka ee Jowhar Waxa ay Halis Gelineysaa Carruurta iyo Haweenka Soomaaliyeed.. Akhri...

Taliyihii ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir oo ku geeriyooday dagaalkii Saakay Muqdisho ka dhacay.
. Dagaalo ka qarxay saakay Magaalada Muqdisho.
. Saddex Wariye oo ku dhaawacmay Dagaaladii saakay
. Maalinta Caruurta Afrika oo shalay laga xusey Muqdisho
Wararkii oo dhan ka akhri halkan... June 17
 

Dowlada FKMG oo Qiratay in Ciidamo Gumaysiga Ethiopian ah ay Joogaan Gudaha Soomaaliya
Wasiirka Amniga DFKMG oo sidaas qiray... Dhegeyso

SH MOXAMED CABDI UMAL AYAA SHEEGAY IN UU ARIMAHA SOMALIYA FARAHA KALA BAXAY - Jun 15

Baaq ku wajahan Soomaaliya oo ay soo saareen Sh. cabdallah bin bayyah iyo sh. c/lah cuman nasiif (Carabi)

Shacabka ku haray Magaalada Muqdisho oo ay la soo daristay walwal iyo Walbahaar - Jun 15

Wafti Reer Denmark ah oo Booqday Kulliyada Tababarka Macalimiinta Garoowe, lana kulmay madaxweynaha PLuntland- Jun 15

Maamulka Gobolka Banaadir oo wadada isku xirta Macmacaanka ilaa Saldhiga Galbeed ee Degmada Dharkaynlay oo ka fuliyay Howlo looga qaadayo ciida iyo Biyaha uu Roobka keenay.... Akhri...- Jun 15

Qabashada Shirweynaha Shanaad ee SSUP oo lagu qabanayo Sweden

Prof. Dalxa oo Sheegay in Arrinta Badda uu Baarlamaanku ka soo saari doono Go'aan Shacabku ku Qanci karaan... Dhegeyso/Akhri

aadanGuddoomiyaha Baarlamaanka DFKMG oo Qiray in Heshiiskii Dhexmaray Soomaaliya iyo Kenya uu Ku Saabsan yahay Xadaynta Badda...
iyo in Isniinta June 15, 2009 uu Baarlamaanku ka doodi doono heshiiskaas.. Akhris/Dhegeysi

qareFaarax Qare: Calaamada Kenya iyo Soomaaliya waa Xariijin kala cad..
iyo Kenya & Soomaaliya oo Raadinaya Xallinta Muran Dhuleedka... Akhri/Daawo

Dowlada KumeelGaarka ah oo Markale Heshiiskii Nairobi Difaacday, Qirtayna in Kenya Badda Soomaaliya Kusoo Xadgudubtay
"Waa run (Kenya) badda Soomaaliya khalad bay ka gelayaan oo waa soo gelayaan." "Waa RUN iyada hadda xarriijinta ay samaysay ee hadda map-yada addunyada la soo geliyey kii (Kenya) wuu ka soo durkoo toos ayuu u socdaa," Prof. Ibbi Akhri/Daawo...

raytecShirkadda Range Resources oo Sheegtay in ay Shidaal ka Sahaminayso Badda Puntland...
iyo Shirkada Africa Oil oo Heshiis ku saabsan Sahaminta Dooxada Nugaal iyo Dharoor la gashay Shirkadda Raytec Metals oo laga leeyahay Canada... Akhri...

Warbixin: Liverpool waa Magaalo sidee ah- Jun 15

JADWALKA CIYAARAHA EuroSom Gothenburg 2009

:::Taariikh Xusid mudan: Hadalladii Cumar Xaashi ee Shalay/Asmara & Ficilka Maanta/Hiiraan (2008-2009)

Jawaab ka Bixin Hadalkii Madaxweynihii hore C.qaasim salaad Xasan - 12

War-saxaafadeed ay wadajir u soo saareen UNHCR-UNICEF
Ku tumashada Xuquuqda Bani’aadamka oo Ka Sii Dartey Magaalada Dagaalladu Halakeeyeen ee Muqdisho Akhri Jun 10

London: Maxaa ka soo baxay kulankii qurbajoogta soomaliyeed iyo ambassador Walad cabdalla?  - jun 10

Weriyayaal Ka Howlgala Caasimada Muqdisho Oo Sababo Amaanka Darteed ah Shaqadoodii Is Kaga Tegey

"117,000 oo Qof oo ilaa Hadda ka Barakacay Dagaalada Muqdisho..." UNHCR - Jun 9

Warsaxaafadeed kasoo Baxay Shirkadda Tawakal Express:  Gole cusub oo fulinta iyo guddi golaha hantiilayaasha oo loo doortay shirkadda Akhri.. Jun 9

Prof. Ibbi iyo Shirkadaha Koonfur Afrika iyo USA ee la Dagaalanka Burcadda: Dhegeyso  BBC iyo VOA

MAP: Cambaarayn Weerarada Loo gaysto Weriyaasha

Baaq ka soo Baxay Culimada Puntland
..Dagaalka ka socda gobollada koofureed taageeriddiisa iyo ka qeybgalkiisu waa xaaraam...
..Heshiiska badda ee dhexmaray Kenya & DFKMG waa in loo soo bandhigo culimaa’uddiinka iyo qaanuunyahanno, kadibna baarlamaanka DFKMG... Akhri Baaqa June 8

Sheikh Aweys oo Maanta Shir Jaraa'id ku Qabtay Muqdisho - June 8, 2009

Kenya oo Noqotay Dalka 3aad ee ugu Musuqmaasuqa Badan Dalalka Afrika ee Saxaraha ka Hooseeya

Shirkada Golis ayaa Ka Hadashay Waxqabadkeed.

Ardeyda Soomaaliyeed ee dalka Malaysia oo canbareeyay falkii lagu dilay Agasimihii idaacada iyo TV ga Shabelle Jun 8

Agaasimihii Idaacadda Shabeele oo lagu dilay Suuqa Bakaaraha.  June 7

Muxaadaro lagu Qabtay Masjidka Rowda Minneapolis

Khudbadii Sh. Shariif u jeediyey Ahlu Suna ama soo rogo

Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjoogta Dowladda FKMG Xildhibaan Maxamed Xuseen Siciid “Barnaamijkeena Dalxiiska Waa Mid Islaami oo kii Hore Waa ka Duwan Yahay…” wareysi June 6

JWXO oo bayaan digniin ah kasoo saartay shirkadaha shidaal ka qodaya Ogadenya iyo xaalufinta dhirta iyo deegaanka - Jun 6

Dagaal culus oo dhex maray ciidamada Xoreynta Ogadenya iyo ciidamada gumaysiga Itoobiya. - Jun 6

91,000 oo Qof oo ilaa hadda ka Barakacay Dagaalada ka Socda Muqdisho...
iyo Saraakiishii sare ee Ciidamadii hore ee dalka Soomaaliya oo ku shiraysa Washinton DC Akhri... Jun 5

Baaq Nabadeed oo ku socdo Soomaalida - Jun 5

GuddigaWariyasha Somalida ee dibad jooga oo canbareyay afduubka wariye jeekey, codsanadayna in lasii daayo - Jun 4

WHILE MOGADISHU BURNS, U.N. ENVOY IS FRONTING FOR OIL EXPLORATION IN SOMALIA

4047 Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo u Fariisatay imtixaankii ugu danbeeyey ee Sanndkan - June 2

Hay’adda Calikaar ee Xuquuqda Aadanaha oo Cambaareysay Dagaallada ka soo cusboonaadey Koofurta Soomaaliya
- June 2

Labo Qof oo Curyaan ah oo is Dhalay una baahan Gar Gaar Muslinimo: Walaalka Muslimka Ahoow Fadlan Caawi Wiilkan Dhibaataysan Ee Uu Dhalay Aabaha Curyaanka Ahi - June 2

 

Baaq Nabadeed: Haweenka Soomaliyeed ee ku nool Washington DC, Virginia, Maryland - June 1

Qaramada Midoobay oo warbixin kasoo saartay xaalada amniga ee Ogadenya. - June 1

 

AKHRI WARARKII MAY 2009


Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.