كل عام وانت بخير
May 23, 2020: Waxaa mahad leh Allah inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ramadaan ee Ciidul-Fidriga u soo tebino dhammaan akhristayaasha SomaliTalk.
Waxaan...
Sidoo kale Akhri »
Inaa Lillaah Wa inaa ileyhi raajicuun.
Maanta, June 10, 2020, waxaa magaalada Ankara ku geeriyoodey Qaasim Cabdisalaan Yuusuf Faahiye. Allah ha u naxariisto, jannatul fardowsanaha haka waraabiyo.
Qoyska...
Sidoo kale Akhri »
Maaddaama baarlamaanka 10-aad uu howshiisa bilaabay horraanta 2017 islamarkaana madaxweyne u doortay Maxamed Cabdullahi ‘Farmaajo’, Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda waxa uu rajeynayaa...
Sidoo kale Akhri »
Adeegsiga iyo xiisaynta gabayada, maansooyinka dadku iguma baran, iskaba daa inaan
tiriyee, qudhaydu iskuma ogeyn wax habeysan oo aan hore maanso ahaan u idhi.
Si kastaba ha ahaatee, wakhtiyada...
Sidoo kale Akhri »