SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2004» DECEMBER  

Deganaansho la'aanta Kismaayo yaa wada?
Afhayeenkii Isbahaysiga Dooxada Jubba Waqtigii Dagaaladu Socdeen oo Kahadlaya Dhibaatada ka Jirta Magaalada Kismaayo Guji...

Booliskii Somalida Ogaden oo La Kala Diray
ka Akhri wararkii Radiyo Xoriyo... Guji... Dec 31, 2004

Liiska Xubnaha Cusub ee Baarlamaanka DGPL
Guddiga Ansxinta & Xallinta Khilaafaadka ayaa soo dhajiyay
Xubnihii Baarlamaanka DGPL ee 2005-2007 Guji... Dec 31

xaafuunDhimashadii Badgariirka Soomaaliya oo Gaartey 200
Degmada Xaafuun waxaa burburay 95% guryihii, waxana badgariirka ku barakacay 50,000 oo Soomaali ah..
Eeg sawirada laga soo qaaday Xaafuun


Daawo: Dhimashada Badgariirkii Aasiya waxay maraysaa 125,000

»DHEGEYSO: PROF. GEEDDI OO LA HADLAY SOOMAALIDA ATLANTA
»DHEGEYSO: WARAYSI RADIO SAGAL EE ISMAACIIL HURRE BUUBA

Baaxadda Khasaare ee Dhulgariir Badeedka  & Soomaaliya
Digniin ka soo baxday Ururka Saaxiibtinimada Canada iyo Soomaaliya...
Guji...

Warar Goosgoos ah:::
»Abshir Bacadle: "Fahadoow Farriintaadii way i soo gaartay"
»Guddoomiye ku xigeen Golaha wakiillada SL oo is casiley…
»Warsaxaafadeed: Ururka ka hortagga Xaalufinta…
»30-kun oo Metric ton oo hay’adda WFP U direyso Soomaaliya
»Maxaa ka soo baxay kulankii afar geesoodka ee Sudan..
»Mareykanka oo aan ku qanacsanayn jawaabihii ay Liibiya..
»Tababarkii Dimuq-raariyadda iyo….
»Salaad-Gaab: “Shirweynihii xiriirka kubadda Cagta waxaa la"
Wararka oo dhamaystiran ka akhri halkan... Guji.. Dec 30, 2004

50,000 oo Soomaali ah oo Gargaar Degdeg ah u Baahan
Chancellorka Jarmalka oo Caalamka ugu Baaqay in  Soomaaliya aan la iloobin!!
Waxana uu sheegay in Soomaaliya ay aafadii kasoo gaartey badgariirku kawayntahay sida markii hore lamooday Guji..

Hay'adaha Samafalka iyo DGPL oo Soo Qiimaynaya Dhibaatadii Mowjaadaha Baadda
» Shir kusaabsan khasaarihii badda oo lagu qabtay Garoowe
» Waraysi: Soomaali Jooga Dalka Malaysia...
» Prof. Geeddi oo Caalamka ka dalbay Gargaar Degdeg ah
» Madaxweyne Kuxigeenka DGPL oo Qabtay Warsaxaafadeed
» Baaq kasoo Baxay Eng. Abshir Muuse, Musharaxa DGPL
» Dhimashada Dhulgariirka Indonesia oo mareysaa 114,000 qof
Dhammaan ka akhri halkan... Guji Dec 29

WAA MAXAY GARIIRKA TSUNAMI
cilmi ahaan u baro halista Sunaami...  Guji... Dec 29

Yemen: Dhibka Haysta Qaxootiga Soomaalida
iyo Urur Soomaali ah oo dood cilmiyeed looga hadlayey daroogada kaga qayb galay Pakistan.. Guji... Dec 29

Wafti Kasocda J.W.X.O oo Booqday California
ka akhri wararkii Radio Xorriyo... Guji..

DFKMG & Sii Joogitaanka Nairobi
»DFKMG ah oo dalbatay in waqti loogu daro sii joogitaanka
»Kedis loo Qabtay Dugsiyada Sare ee Boosaaso
Wararka oo dhamaystiran ka akhri halkan... Guji... Dec 28

TALAADA: Wararkii Ciyaaraha ee Maanta... Guji
AXAD: Wararkii Ciyaaraha ee Axada... Guji

Wararkii 27/12/2004
K/Afrika:
Afar Soomaali ah oo lagu Diley Koonfur Africa
Pakistan: Labadii Soomaalida ahaa oo la siidaayey
Boosaaso: MDGPL u amba baxay Gobolada Sanaag/Sool
Hindiya: Halgankii Dr. Xareed ee Waxbarashada
Jilib: Guryihii Dawladii Hore oo Dadka Laga Saarayo
Muqdisho: Wareysi uu bixiyay Max’ed Faarax Jimcaale
Wararka oo dhan ka akhri halkan.. Dec 27, 2004

Marwadii  Cigaal oo Cafis u Dalabtay Samsam
Hargeysa:
Kaltuun X. Daahir oo ah marwadii marxuum Cigaal ayaa ka dalbatay Daahir Riyale in Samsam cafis loo.. Guji Dec 26

Reer Minnesota oo Taageeray Reer Cali Samatar Si ay isaga Difaacaan Dacwad Madani ah oo ku Furan Maxamed Cali Samatar..
Shir xalay lagu qabtay Minneapolis ayaa laga soo jeediyey in...
Guji... Dec 26

Baaq Nabadeed: Sacad iyo Saleebaan
Nairobi: Shir maanta labada beelood ku dhexmaray Nairobi ayaa laga soo saaray laba guddi iyo saddex qodob
Guji Dec 25

Madaxweynaha DFKMG oo u Dhoofay Sudan
Wafti uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliy ayaa galabtay 5:30 Afrikada Bari ka dhoofay Nairobi.. Guji Dec 25

Warqad Furan oo Ku Socota DFKMG
oo kasoo baxday Ururka Somali Concern Group.. Guji Dec 25

Somaliland: "dadka laga tirada badan yahay"
oo Qaxootinimo Weydiisanaya UNHCR Guji Dec 25

Wararka Maanta 25/12/2004
»DR. CARAAYE: hala dhiso dowlad ka kooban 150….
»Waxgaradka Beesha gaaljecel oo soo saaray Warqad...
»Maalinta Carruuta oo laga xusay Soomaaliya
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji

Nolosha Soomaalida Denmark
Copenhagen: Qaadka (jaadka) oo fara kulul ku haya Soomaalida ku dhaqan Denmark, kana dhigay... Guji... Dec 24

Ogeysiis: ka: MAS, ku: Muslimiinta Minnesota

WAREEYSI XILDHIBAAN CABDI MAXAMED TARAX |HANA News
Waxan ka cududaaraneynaa codka oo aan fasiix kusoo baxayn

Wararka Radio Xorriyo ee Maanta
Ogaden: 30 ka mid ah ciidamada Itoobiya oo 7 kamid ahi saraakiil yihiin oo isu dhiibay Wadanka Kenya.. Guji Dec 24

Caaqil "Cali Waraabe" oo Geeriyoodey
Hargeysa: Bahda SomaliTalk waxay u tacsiyaynayaan Eng. Faysal Cali Waraabe oo aabihiis geeriyoodey..
Guji.. Dec 24

Dhahar oo Sharci Kasoo Saartay Xaalufinta
Dhahar:  
Baabuurkii sida Dhuxul ama Caws waxaa la ganaaxayaa 6,000,000/= oo shillin Soomaali ah.. Guji Dec 24

Xabbad Joojin Beelaha  Yintaar iyo Hubeyr
Atlanta: Baaq ay soo saareen odayaasha iyo waxgaradka  Digil & Mirifle ee ku nool gobolka Georgia ayaa
Guji Dec 24

Ammaanka Kismaayo oo Faraha kasii Baxaya
Kismaayo: Waxaa baaq dedged ah Kismaayo kasoo saaray dalada ku bahowdey Jubbo oo.. Guji Dec 23

Baarlamaanka  oo ogolaaday in Prof Geeddi
Nairobi: Xildhibaanada Baarlamaanka DKM ayaa codkooda ku ansixiyey Prof. Cali Maxamed Geeddi.. Guji.. Dec 23

Wararkii Dec 22:::
Nairobi: Madaxweynaha JFS oo casumey Xildhibaanada
Berbera: Shil gaari oo ay ku dhinteen cuqaal reer Burco ah
Baydhabo: "Ciidamo ayaa weerar nagu soo haya" Saransoor
Muqdisho: Dagaalkii G/dhexe oo ku faafay kilinka shanaad
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji...
 

Dagaal Dhexmaray Gumeysiga & JWXO
Ogaden: Ciidamada gumaysiga Itoobiya oo dagaal ka dhex huriyay beelaha Ogaadeenya iyo Oromada.. Guji.. Dec 21

Waraysi SomaliTalk ee Xildhibaan Zakariye
Nairobi
: "Saddex Alifley tigree ah shax uu dhisay umau yeeli meyso " Xildhibaan Zakariye Maxamud Xaaji Cabdi... Guji Dec 21

Gen. Cadde Muuse oo Booqday Laascaanood
Laascaanood: Gen Cadde muse Boqor oo ka mid ah musharaxiinta xilka madaxweynanimada PL ayaa..Guji Dec 20

Eng. Abshir Muuse oo Booqday Laascaanood
Laascaano: Musharaxa madaxweynaah DGPL, ayaa booqasho ku tegey magaalaad Laascaano, halkaas oo..  Guji.. Dec 20

Baaq Kuwajahan Doorashada Puntland
Kenya: Musharax hore ee madaxweynaha TFSR ayaa bqaa u diray dadka wax dooranaya iyo kuwa la dooranayo.. Guji Dec 20

MDGPL oo ka Warbixiyey Safaradiisii
Galkacyo: Madaxwaynaha DGPL, Maxamed Cabdi Xaashi, ayaa la shiray maamulka G/Mudug waxana uu..  Guji Dec 20

Shil Gaari oo ka Dhacay Kanada
Edmonton: Waxaa shil gaari ku dhintay labo Soomaali ah, waxaana ku dhaawacmay labo kale...
Guji... Dec 20

Halista HIV/AIDS & Dhallinta soo Koreysa
London: Ururka SIIC oo soo qaban qaabiyay Barnaamij looga hadlay ka hortagga xanuunsidaha HIV/AIDS-ka Guji Dec 20

Wareysi Hay'ad NGO Soomaaliyeed
Nairobi: Warasysigii Gudoomiyaha Hay'adda Somlink, Mudane C/qaadir Xuseen Maalin (marshaale)...  Guji.. Dec 20

Wareysi Somalitalk la yeelatay Wardheere
Minneapolis: “Samsam in cafis la weydiisto ayadaa mudan iyo in xaal la siiyo”.. Guji... Dec 20

Abaabul Mudaharaad oo Ka Socda Kismaayo
Kismaayo: Afduub magaalada Kismaayo...
Guji... Dec 19

Soomaalida Nairobi iyo Xariga Samsam
Nairobi: Soomaalida deggan oo Aragtiyo kala Duwan ka Bixiyay Xariga Samsam Axmed Ducaale.. Guji... Dec 19

Warsaxaafadeed: Gen. Cadde Muuse
Galkacyo: Waxana uu soo bandhigay
Barnaamijkiisa siyaasadeed oo ka kooban lix qodob... Guji... dec 18

Dardaaranka Beesha Gaaljecel
Nairobi: Beesha Gaaljecel ayaa  kulan ay ku yeesheen Nairobi kula dardaarmay Xubnahooda ku jira B/lamaanka.. Guji.. Dec 18

Maleeshooyinkii Muqdisho & Gobalada dhexe
Muqdisho: Waxaa maalmahan ku sii qulqulayay gobalada Mudug iyo Galagaduud Maleeshooyin... Guji... Dec 18

Kulan ballaaran oo Lagu Qabtay London
London, UK: Kulankaas oo uu kasoo qayb galay
xubin ka tirsan xisbiga Labourka ee haya talada Ingiriiska... Guji... Dec 18 

Ra'iisul Wasaaraha DFKMG oo baarlamaanka ka raadinaya Kalsooni codeed
Waxaana laga yaabaa in Isniinta soo socota ra'iisul wasaaraha la hor keeno baarlamaanka... Guji.. Dec 18

Baaq kasoo Baxay Naafada Soomaaliyeed
Wasaaradda Naafada Soomaaliyeed Maxaa ku Dhacay? Guji Dec 17

Warsaxaafadeed: Mushrax Ing. Abshir Muuse
Musharaxa Madaxweynanimada DGPL... Guji... Dec 17

Maraakiibta Shisheeyaha ee ka Kalluumaysta Kismaayo
& Kaluumaysada reer Kismaayo oo ka Cabanaya arintaas xadgudubka ah ee maraakiibta Ajnabiga... Guji Dec 17

Awaan Yamyam oo Barnaamij Dhaqameed Kusoo Bandhigay Jaamacada Bariga Afrika
Barnaamijkaas oo loogu magac daray:
Murtidii Yamyam, Martigalinta Boosaaso iyo Masrixiyada Jamacada Bariga Afrika... Guji.. Dec 16

Warsaxaafadeed kasoo Baxay Dr. Culusow
»Baarlamaanka Soomaaliya oo deeq ka helay hey'adda Awepa
»Kulan looga doodayo xaquuqda Haweenka oo ka furmay Nairobi
Ka akhri wararka maanta: Dec 16

AABO "MIKI IYO OLIVER WAXAA LOO SOO GADAY KUMBUYUUTARKA CIYAARAHA 'GAME'." DHACDO

Afar kun oo Askari oo Soomaalida Itoobiya u badan ayaa dhawaan la soo galinayo Soomaaliya
Wuxuuna qorshuhu yahay inay soo dagaan Baydhabo halkaasna... Guji.. Dec 15

Samsam oo Shan Sano Lagu Xukumay | Dec 15

Maamulka Marka oo gacanta ku dhigay oday dhaqameed laga afduubtay Muqdisho
Oday dhaqameed ka soo jeeda beesha Sheekhaal ayaa Guji Dec 14

diridhabaFAALLO: MAXAA KA JIRA IN URURKA HAWEENKA OSLO KU XIDHMAY KINIISADAHA:
"waxaanu xidhiidh la leenahay urur xidhiidh la leh kiniisadaha", Gudoomiyaha haweenka Somalida Norway
Guji

"Wax Diin Kiristan Ah Oo Aanu Ku Shaqo Leenahay Ma Jirto"
Ururka Haweenka soomaaliyeed ee Norway oo kulan furan ku qabtay xaruuntooda magaalada Oslo... Guji...

Prof.Geeddi oo mar kale Loo Magacaabay Wasiirka Koowaad
kaddib markii Madaxweynaha Dowladda FKMG ah uu aqbalay kala diristii baarlamaanku kala diray golaha wasiiradda ayuu mar-labaad magacaabay... Guji... Dec 13

GO'AANKII BARLAMAANKA IYO GOLIHII WASIIRRADA S.R.R.C.
Waji Gabaxii koowaad oo ku dhacay kooxaha Itoobiya....
Guji..

Doorashooyinka Puntland iyo Musharaxiinta
 iyo wararka kale ee Boosaaso...
Guji... Dec 13

IGAD oo markale bilowday dhexdhexaadintii Qaybaha Soomaaliyeed
kadib kala diristii Golaha wasiiradda.. Guji...


Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud "Faroole" oo isu sharaxay jagada madaxweyenaha DGPL. Akhri CV-ga musharaxa (resume) | .PDF ama .DOC |


NADWO DIINI AH OO LAGU SOO GABAGABEEYEY MAGAALADA KISMAAYO | Kismaayo | Guji

WARARKA::: DEC 12
»Cali Maxamed Geeddi: “Anigu ma aamisani in….”
»Isbahaysiga Dooxada Jubba: kalsoonida lagala noqday Gedi..
»Ergadii ka socotay Beesha Cayr oo gaareen Cadaado…
»54-Joornaaliiste oo sannadkan la diley
»Xulka Qaranka Somalia oo maanta la ciyaaraya…
Dhammaan ka akhri halkan | Dec 12

Wakiilka xisbiga SSUP ee Brussels Saida Sheikh  (VIP) oo laga martiqaaday Xaflad lagu maamuusayay maalinta xuriyada Kenya ayna kasoo qayb galeen safiirada Africa Guji

Aragtiyo kalla duwan ayaa laga Bixinayaa Kal sooni kalla noqoshadii Xukuumadii Prof Cali Geedi  | Idaawaqaca | Dec 12

War Saxaafadeed ka soo baxay Midowga Yurub: oo mar kale lagu soo dhoweeyey dowladda Soomaaliya Guji Dec 12

Afartii Qareen Ee U Doodayey Samsam Oo Xabsiga Laga Siidaayey
Wararka ka imanaya hargeysa ayaa sheegay in.. Guji.. Dec 11

Dawladdii Cali Maxamed Geeddi oo oo La Casiley
iyo Afhayeenka dowladda FKMG oo sheegay inaan waxba ka jirin go'aankii Baarlamaanku ku riday xukuumaddii Geeddi.. Guji... Dec 11

Wararkii Dec 10
»Reer London Canada oo taageeray Ra,iisal Wasaaraha DFKMG
»Ibraahin Cali: Waxaa Muhiimsan Dawlada oo hesha Aqoonsi
»Maalinta xaquuqul aadamaha oo laga xusay kismayo
»Dr.Ax'ed Ciise Qullaan oo Soosaaray Qoraal... Suldaan Hurre
»Hadalkii Wasiir Kuxigeenka Kalluumaysiga iyo Kh/Badda
»Shir dhex maray Xildhibaan Furux iyo Shirkad Canada ah
Dhammaan ka akhri halkan... Guji...

Talo ka timid Beeshayda ayaan isku Casilayaa
Sidaas waxaa yiri W/ku xigeenka W/sportiga Bashiir dhuuracaso, warkaan iyo Xildhibaano u badan beesha digil iyo mirifle oo  qaybiyay Qoraal ay ku diidan yihiin  Qaabkii loo xulay Golaha Wasiirada..
ka akhri halkan...Guji

Wasiir Kuxigeeno Iscasilay
Nairobi: Waxaa saakay jagadoodii iska casiley wasiir kuxigeeno ka mid ah golihii cusbaa ee Soomaaliya loo.... Guji Dec 8

Xeer Jabjab Lagu Furdaaminayo Dhibaatadii Loo Gaystay Samsam | Warbixin | Guji Dec 8

. EYD:: Waraysi: Sheikh xaji Ahmed Hirsi Ali Khayre

. Norway: Warsaxaafadeed kasoo baxay ururuka Haweenka

. Pakistan: Soomaali lagala baxay Guryohoodii

. Heshiis Dhexmaray Jaamacadaha suudaan iyo DGPL 

. Dadka iyo waxa ay ka aaminsan yihiin Golaha cusub

. BAAQ: Colaad Joojin dagaaalka Gelinsoor iyoHobyo

. Dumarka Galkacyo: Olole Wacyi Gelin... Guji 

. Qoraxay: Ciidamada gumaysiga oo Diley Xoolo Dhaqato

Baaq Nabadeed: Beelaha Habargidir & Shiikhaal ee UK
Joojin degdeg ah dagaalka Gelinsoor iyo Hobyo Guji Dec 7

Aniga Oo Ah Xildhibaan G/Wakiilada Somaliland Waa Sidee Arinta Sool, Bariga Sanaag iyo Buuhoodle:
Qoraal dheer oo uu soo saaray C/risaaq Warsame Xayir ayaa tibaaxay in.. Guji.. Dec 7

Golahii Wasiirada DFKMG oo La Dhamaystiray
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyey dhismaha xukuumadda, magacyada xubnaha lamagcaabay
Guji

Sheekh Cumar Faaruuq oo Bixiyey Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya
Waraysiga waxaa qaaday Siciid A. | K/Afrika.. Guji...

GOLAHA WASIIRRADA S.R.R.C. IYO  KALSOONIDA BAARLAMAANKA | Faalladii Isniinta ee Fahad | Guji

Wasiirka Warfaafinta DFKMG oo Qabtay Warsaxaafadeedkiisii Ugu Horeeyey
»Nairobi: Faqi oo ka hadlay qorshaha golaha wasiirada
»Muqdisho: Kulan xarunta dhaqan celinta Naafadda
»Garoowe: Waftigii John Eglam oo ka duulay garoowe..
Wararka oo dhamaystiran ka akhri halkan... Guji | Dec 6

DGPL: Baaq nabadeed Ku Wajahan Dagaalka Gelinsoor iyo Hobyo | Afhayeenka MGPuntland | Guji Dec 6

Sheekh Cumar Faaruuq oo Bixiyey Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya
Waraysiga waxaa qaaday Siciid A. | K/Afrika.. Guji...

Beesha Gaaljecel oo Shir ku Qabtay Kismaayo
Warbixintii Faysal Xaaji | Guji Dec 5

Beesha Yaxye Saalax oo Baaq u Dirtay Dawlada Cusub
Qoraalka uu soo tebiyey Dr. Saciid Xuseen |
Guji Dec 5

Joojin Dagaalka Gelinsoor
»Golaha wasiirada DFKMG: Baaq colaad joojineed - Gelinsoor
»
Bayaan Nabadeed ay soo saareen culumada Gobolka Mudug
»Salaadiinta Beelaha Daarood oo Baaq u Diray Gelinsoor..
»Dagaalka oo ka socda deegaan dhan ilaa 250 Km..
»Baaq ku socda Beesha Habargidir...
Dhammaan ka akhri halkan... | Dec 5

Qorshe la doonayo in maamul goboleed loogu dhiso gobolada jubooyinka | Kismaayo | Dec 5

Golaha Wasiirada Lamagacaaby oo weli sugan Hotelka Lake Naivasha | Boqashadii Axmed Muuse | Dec 5

Wafti kasocda Qaramada Midoobey, Denmark iyo Jaamacaad carabta oo Booqday Garoowe | Somalia | dec 5

Wareysi Xoghayaha Guud ee Dhaqdhaqaaqa Nabadda Soomaaliyeed | C/casiis Cali Ibrahim "Xildhiban" | Dec 5

Dadweynaha reer Hiiraan oo si Buuxda u Taageeray Dawlada Federaalka Soomaaliya
Warsaxaafadeed:
Hiiraan Information Center... Guji Dec 4

Ciidamada Wayaanaha oo boobay dukaano ku yaalla magaalada Jigjiga [Radio Xorriyo]

Isimada Puntland oo Taageeray Qaylo Dhaankii Culimada ee ku aadanayd Dhibaatooyinka Roobka Dayrta Dec 4

Digniin Laga  Bixiyey Cudurka AIDS-ka oo Ku Faafaya Soomaaliya::
Dhakhaatiirta Boosaaso oo sheegay in ay jiraan dad badan oo qaba AIDS-ka laakiin aan loo sheegi karin sababtoo ah..
Guji

Baaq Nabaded Ku Wajahan Dagaalada Gelinsoor
Dagaaladaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 28 qof, waxaana baaq ka soo saaray...
Guji.. Dec 3

Magacyada Wasiirada DFKMG iyo Qabiiladooda

Golaha Wasiirada cusub oo maanta loo Qaaday Goob ka baxsan Nairobi
iyo Wasaaradaha qaar oo uu wali ka jiro khilaaf.
Guji.. Dec 2

Qaylo Dhaan: Cawinaad u raadin dadkii ay Xooluhu kaga Dhammaadeen Roobabkii Dec 2

Wasiirka Koowaad ee Soomaliya Ayaa ku dhawaaqay Golaha Wasiirada Soomaliya
Waxaa lagu dhawaaqay wasiirada DFKMG kuwaas oo magacyadoodu yihiin..... Guji... Dec 1

Hay'adda Amnesty International oo Ku Baaqday in Baaritaan Madax Bannaan Lagu Sameeyo Arinka Samsam:: Qoraal kasoo baxay. Guji 

Shan Soomaali ah oo Loo Xiray Dilkii Yasmin
USA: Shan Soomaali ah ayaa lagu soo oogey dembiga ah in ay geysteen dilkii Yaasmiin Cali Geelle oo ahayd gabar Soomaaliyeed oo lagu diley Minneaplis. Magacyadooduna waxay kala yihiin..
Guji...


Idaacadda SBS Australia oo waraysatay cadde Muuse.. Halkan ka akhri ama Halkan  dhegeyso

»WARQAD FURAN: HARTOOW CADDE WAA KAA::: [M. Xasan]

WARARKA  NOVEMBER 2004.. GUJI

 

KULU NAFSUL DAAIQATU MOWT
TAARIIKH NOLOLEEDKII MARXUUM BEELDAAJE XAAJI C/LAAHI
Beeldaaje Xaaji Abdullahi Beeldaaje  waxa uu ku dhashay tuulada Dhaadaar, Qandala 1910.. GUJI...
Taariikh Nololeedkii Marxuum Afyare Garaad
Afyare Garaad Guure waxa uu ku dhashay magaalo madaxda gobolka Hiiraan ee Baladweyne 1919..
Guji...

 


Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.