Home » Archive Bisha July, 2013

Dawladda Federaalka oo Qandaraas ku saabsan Difaaca Xeebta la gashay Shirkad lagu magacaabo Atlantic Marine and Offshore Group

Jul 30, 2013
Warsaxaafadeed uu maanta July 30, 2013 faafiyey Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha DFS ayaa tibaaxay in Dawladda Federaalka Soomaaliya ay Qandaraas la gashay shirkad lagu magacaabo “Atlantic Marine and Offshore Group”, shirkaddaas oo warbixintu sheegtay in xarunteedu tahay dalka Holand (Netherlands) waxaa loo igmaday in ay Soomaaliya u soo diyaariso ciidan ilaalada xeebta (Coast Guard),... 

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud oo ku Baaqay Dar Dargelinta Xeerka Saxaafadda Soomaaliya.

Jul 30, 2013
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Kulan kula qaatay Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho qaybaha kala duwan ee Warbaahinta ee ka Howlgasha dalka waxaana Kulankaas soo qaban qaabiyey Qaybta Warbaahinta ee Madaxtooyada Dowladda Federaalka  Read More →

Hayadda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta oo Howlo Samafal oo ku Aadan Bisha Ramadaan ka Fulisey Dalka Soomaaliya.

Jul 30, 2013
Waxaa noo Suurta gashey in aan Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ku Booqano Gudoomiyaha Hayadda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta Mudane Shariif Maxamed Cabdalla waxaan wax ka weydiiney Howlahii Samafal ee aya Hayadda ka Fulisey Dalka Soomaaliya inta lagu Guda jira Bisha Barakeysan ee Ramadaan wuxuuna Sheegey in tan markii ay dhalatey Bisha Ramadaan in Dad aan heli Karin wax ka Furaan ay Hayada u sameysey... 

Siyaasiga Jaamac Maxamed Qaalib oo Iska Fogeeyay Eedeymo ay u soo Jeediyeen Guddiga Daba Galka Cuna Qabataynta Hubka Somaliya iyo Eritireeya

Jul 28, 2013
Taliyihii Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Xiligii Xukuumaddii Dhexe ee Milateriga ahayd ayaa markii u horeeyay wuxuu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo la xirira Xaalada Soomaaliya mar uu la hadlayey Idaacadda Afka Soomaaliga ee BBC-da Qaalib ayaa ugu horeynba ka hadlay Eedeyntii Guddiga Qaramada Midoobay u xil saaran daba galka arrimaha Hubka Dawladaha Somaliya ee Eritireeya ay ku eedeeyeen inuu Ajente... 

Hayadda HARO oo Degmada Wadajir ka Qaybisey Deeq ay soo Dhiibeen Walaalaha Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika

Jul 28, 2013
Hayadda Humanitarian Afrikan Relief Organization (HARO) oo inta badan Gacansiisa Dadka tabaaleysan ayaa waxaa Horaantii Bisha Ramadaan Ka bilowdey qaar ka mid ah Gobolada Soomaaliya Mashruuc ay ugu Magacdartey Afurinta Dadka Masaakiinta ah ee aan heli Karin wax ay ku afuraan , wuxuuna ahaa Mashuuraacan mid ay horey ay Hayadda u sameyn jirtey marka la gaaro Bisha Ramadaan.  Read More →

DHAQ-DHAQAAQA ISBEDDEL-DOONKA DAL-UDUG

Jul 28, 2013
DHAMBAALKII 1-aad Sida uu u bukoodo qofka aadamiga ah ayaa bulshaduna ay u bukootaa. Qofka xanuunsan wuxuu doontaa daawo uu ku caafimaado, isaga oo ka beeg qaadanaya hadba inta uu taakta cudurku yahay. Haddii kale wuxuu og-yahay in xanuunku uu ku sii kordhayo, dabadeed ama uu u dhimanayo ama uu howl-gab u noqonayo. Waxaa sidaas lamid ah bulshada xanuunsan oo haddii ayan caafimaad doonan loo yaabaa... 

Golaha Wasiirada oo meel mariyay Miisaaniyad gaar ah oo loogu talogalay Mushaaraadka Ciidanka

Jul 28, 2013
iyo Ra’iisul Wasaaraha oo booqday Xaruntii shaqaalaha Turkida ee la qarxiyay, una tacsiyadeeyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa saaka booqday xaruntii shalay kooxaha nabadiidku ay la beegsadeen qaraxa taasoo ay deganaayeen shaqaale u dhashay dalka Turkiga oo howlo samafal caafimaad ugu fidin jiray shacabka Soomaaliyeed.  Read More →

Muqdisho: Weerar lagu qaaday Xarun Caafimaad oo ay Maamulaan Turkigu

Jul 27, 2013
iyo Ra’iisul Wasaaraha oo kulan Amniga looga hadlayo la yeeshay Taliyeyaasha ciidamada iyo Gudoomiyeyaasha 17-ka degmo Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa cambaareeyey weerarkii gelinkii dambe ee Sabtidii lagu qaaday xarun caafimaad ee ay maamulaan Turkigu. Shirdoon “ayaa fal fuleynimo ku tilmaamay weerarkii galabta lala beegsaday goob caafimaad oo ay maamulaan dhaqaatiir... 

Golaha Wasiirada oo Meel Mariyey Heshiis Dhexmaray Wasaaradda Kheyraadka DFS iyo Shirkad lagu magacaabo FishGuard

Jul 26, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay golaha xumuumadda DFS ayaa tibaaxay in “Golaha Wasiirada ay meel mariyeen heshiis adeeg oo dhex maray Wasaaradda Kheyraadka ee xukuumada Federaalka Soomaaliya iyo shirkad lagu magacaabo FishGurad [sic] oo fadhigeedu yahay magaalada London ee dalka Ingiriiska, waxaana heshiiskan uu sahli doonaa in horumarinta kalluumeysiga dalka iyo kheyraadka kale ee dalka. Waxayna... 

Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ee Baarlamaanka oo Walaac ka Muujiyay Xaaladda Amniga ee Magaalada Muqdisho.

Jul 26, 2013
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow Guddoomiye ku Xigeenka Guddiga Amniga ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee magaalada Muqdisho oo maalmahaan si aad ah uga dareysey Xildhibaan Jeesoow ayaa sheegay in Xukuumaddu ay ku fashilantay isla markaana ay wax ka qaban weyday falalka Qaraxyo oo muddooyinkii dambe ku soo badanayay qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho.  Read More →

Madaxweyne Xasan “Midowga Yurub waxaan u siinay dhulka inay xafiisyadooda u soo guuraan Dalka Gudihiisa”

Jul 24, 2013
“Aad iyo aad baan ugu faraxsanahay inaan idin siino dhul si aad xafiisyadii Midowga Yurub ay uga howlgalaan dalka gudihiisa oo ay shacabkii Soomaaliyeed u soo dhowaadaan.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii dhul bixinta guddoonsiiyey Nick Westcott oo ah Agaasimaha guud ee Afrika ee Midowga Yurub, si Midowga Yurub ay xafiisyadooda... 

Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Jawaab ka bixisay Warbixintii Guddiga Qaramada Midoobay (UN Contact Group)

Jul 23, 2013
Soomaaliya waxey ku baaqeysaa Guddi Dhex-dhexaadin ah in loo sameeyo warbixinnada soo socda ee Guddiga QM Muqdisho, 23 July 2013 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wallaac ka muujisey warbixintii ay dhowaan guddiga dabagalka Xayiraadka Hubka Soomaaliya iyo Eretria oo khaladaad fara badan oo qaarkood iska horimaanaya iyo arrimo aan sax aheyn ay key jireen, kuna baaqay in wadatashi lala sameeyo... 

Soomaaliya waa beec ee imisaa lagu iibinayaa (arimaha badda IWM)? | Qore: Muna Abshir Abdi

Jul 23, 2013
Baddenu waa 350 mayl (nautical mile) ee ma aha 12 mayl Qof kasta oo aqrista ciwaankaan waxaa dhici karta in uu la yaabo oo is yiraahdo toloow maxuu qoraagu ula jeedaa ciwaaankaan. Laakiin xaqiiqda dhabta ah Dalkeenii hooyo waa iib ama Beec hadba kaayd jeceyshahay. Maxaa daliil u ah in dalkeenu Beec yahay? Waxaa la yiri maayd yaa u danbeeyey , saa la yiri kaa la sii sido.Inagoon meel kale ka doon doonin... 

Cabdulqaadir Xaaji Ibraahim oo Mashruuc Dhaqashada Geela ka Hirgeliyey Duleedka Muqdisho

Jul 23, 2013
(Shirkadda DHAAY GEEL Waxaa si Fudud uga Heleysaa Caano Geel oo markaas la soo Lisey) Waxaan ahayn Koox Wariyayaal ah oo loo qaadey meel Duleedka ka Magaalada Muqdisho una Dhow Ex- Kontrool Afgooye halaas lagu Dhaqo ama lagu Xanaaneeyo Geel loogu talagaley in ay Caanihiisa laga Iibiyo dadka ku Nool Magaalada Muqdisho si ay u helan Caano Geel oo Dhaay ah oo markaas la soo Lisey, waxaana Xeradaan Aas-Aasey... 

Waa Maxay Faraqa u Dhexeeya Dhul-badeedka (Territorial Sea) iyo Aagga Dhaqaalaha (EEZ)?

Jul 22, 2013
Haddii Soomaaliya aqbasho EEZ waxay waayeysaa gebi ahaanba dhul-badeedka la isku haysto – Warbixin ay July 12, 2013 soo saartay kooxda Contact Group ee Qaramada Midoobay ayaa si qayaxan u cadaysay cawaaqibka ka dhalanaya haddii Soomaaliya aqbasho nidaamka xadaynta badda ee loo yaqaan EEZ (Exclusive Economic Zone for Somalia), taas oo ah in Soomaaliya waayeyso gebi ahaanab badda muranka la geliyey... 
Halkudheg:

Conflicts of interest surrounding the adoption of an Exclusive Economic Zone for Somalia (EEZ).

Jul 22, 2013
“Once Somalia adopts the EEZ under the UNCLOS regime, Somalia and Kenya would be required to initiate a separate process to negotiate a mutually acceptable maritime boundary. This would open the possibility of an adjustment of the maritime boundary from its perpendicular position towards a position following the line of latitude. Such a shift would effectively place some if not all of the disputed... 

Ciidamadda Dowladda oo ku soo Ururey Ilaalo Shaqsi !!

Jul 22, 2013
Magaalada markaad Dhex Socoto waxaa Waddo kasta kugu Dhaafaya Ciidamo Milatari ama Booliis oo Saaran Gawaarida Dagaalka ee loo yaqaan Tiknikadda kuwaas oo ilaalo ka ah Madaxweyne ,Gudoomiye Baarlamaan , Raiisul Wasaare , Wasiir, Xildhibaan , Agaasime Guud, Maareeye , Generaal Ciidan , Gudoomiye Degmo, Siyaasi Madaxbanaan ,Horjooge NGO, Agaasime Idaacadeed ,Qabqable Dagaal oo hore,Shirkado Shisheeye... 

Baarlamaanka Soomaaliya oo si kulul uga dooday Sharciga Cusub ee Kalluumaysiga iyo Xeerka Badda Soomaaliya ee Law No. 37

Jul 21, 2013
“Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Arbacadii July 17, 2013 si adag uga dooday Xuduud Badeedka Soomaaliya oo qayb ka ah Hindise Sharciyeedka Kalluumaysiga ee dhowaan ay baarlamaanka usoo gudbisey wasaarada Khayraadka,” sidaas waxaa faafiyey Telefishanka SomaliChannel. Waxaana xildhibaanadu su’aalo kulul weydiiyeen Wasiirka Khayraadka ee Dawladda Federaalka Soomaaliya, Cabdirisaaq Cumar... 
Halkudheg:

Reer Denmark oo diraya tacsi: Xaaji Jamac Maxamed Xasan  (Jaamac dheer) oo Geeriyoodey

Jul 20, 2013
انا لله وانا اليه راجعون كل نفس ذائقة الموت Waxaanu halkan tacsi uga diraynaa anagoo ah jaaliyada Denmark gaar ahaan magaalada Randers ehelkii iyo qaraabadii iyo saaxiibadii uu ka geeriyoodey Alla hawnaxariiistee Xaaji Jamac Maxamed Xasan  (Jaamac dheer) oo galabta ku geeriyoodey magaalada gaalkacayo oo uu bilahan jirey. Marxuumka oo katirsanaa odayaashayada reer... 

Admiral Faarax Qare “Soomaaliya Waxay ku Waayeysaa 97% xuquuqdeeda Badda ay haysato hadda, Haddii la tirtiro Law no. 37”

Jul 20, 2013
“… 12-mayl haddii aanaan diidi lahayn waxay noqon lahayd in riigagga batroolka laga qodo Xamar dushiisa meel aad arkeysid haddii aad xeebta istaagtid. Kalluunkii in laga dabto ayey noqon lahayd, qashinka in lagu shubo ayey noqon lahayd, Arrintaasi mid la qaadan karo ma ahayn….” “arrrintaas waa ka gariirnay, waxay noqotay ugu dambayntii in naloo soo jeediyo cudurdaar... 

Warqad furan oo ku socota Culimadda Soomaliyeed gaar ahaan, Sh Umal, Sh Bashiir Ahmed Salaad iyo Sh Ali Warsame

Jul 19, 2013
Sh Hassan Daahir waxaa xukumey Shabaab waxaana lagu xukumey daarul Xadiis Nairobi memberkiisa, kadiban wuu maalin cad kasoo tagey shabaab iyo ehelkiisa, waxaana uu gacanta u galey shabaab sharciyeysan ee maxay tahay doorka culimida? Sh Hassan Daahir miyaanan lagu qiimeyneyn ka hor imaadkii uu ka hor yimid Dowladii Maxamed Siyaad, isagoo hadafkiisu yahay diin. Miyaaanan lagu xasuusaneyn markii Soomaalidu... 

Sharciga Cusub ee Kalluumaysiga waa mid Lagu Baabi’inayo Sharciga Badda Soomaaliya ee Law No. 37

Jul 18, 2013
Baarlamaanka Soomaaliya oo la filayo in ay ka doodaan sharciga Cusub ee Kalluumaysiga oo ah Sharci badda Soomaaliya kusoo koobaya 12 miles, halkii ay ka ahayd 200 mayl-badeed… Wasiirka Khayraadka ee Dawladda Federaalka Soomaaliya, Cabdirisaaq Cumar Maxamed, ayaa Arbacadii (July 17, 2013) waxa uu mar labaad Xubnaha Baarlamaanka u akhriyey Sharciga Cusub ee loo samaynayo Kalluumaysiga dalka Soomaaliya.... 
Halkudheg:

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta oo Warbaahinta u Qabtay Muddo Shan iyo Afartan Casha ah oo ay Isku Diiwaan Galiyaan.

Jul 17, 2013
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdullaahi Ciil Mooge Xirsi oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Wasaaradda ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay Xeerkii Saxaafadda ee Dhawaanta Golaha Wasiiradu ay Gudbiyeen loona gudbiyay Golaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in Xeerkan uu yahay mid muddo dheer laga soo shaqaynayay isla markaana lagu Casuumay... 

Shirka Nairobi.

Jul 17, 2013
Qof waliba oo soomaali ah, wuxuu xaq u leeyahay in uu ka qayb galo shir ama uu qabto shir. Shirarku waa labo midood. Mid wanaag iyo horumar wata ama mid xumaan iyo dhib wata. Labadabba qofku wuu qaban karaa wuuna ka qayb galikaraa. haddii uu wanaag soo kor dhinayo wuxuu dan u yahay dalka iyo dalka . siddaa awgeed waxaa loo bahanyahay in la soo dhaweeyo, haddii uu xumaan iyo dhibaato keenayana, waa... 

Dunnida Seddexaad Dacwaan Ka Qabaa ?

Jul 16, 2013
HORUDHAC: Akhristoow bishii Agusto,2008 ayaan Baabuur Caasi ah ka soo raacday magaalada Addis Ababa ee Xarunta Wadanka Ethiopia ,Annigoo u socda Maagaaladda Jig Jigga ee Ismaamulka Soomaalida Ogaadeynya. Safarkii Wuxuu qaatay in ka badan 11 saacadood, Jidku Wuxuu ahaa labo line oo iska hor imaanayaa, taas macnaheedu waa Hal line u socda Jig Jigga Iyo Hal line oo u soo socda Addis Ababa.  Read More →
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...