Home » Warar »

Waraysi Taariikhi ah ee Shiekh Ibraahim xilli uu ku sugnaa Muqdisho

Guddoomiyaha Jabhadda UWSLF ee Soomaali galbeed oo waraysi dheer siiyey Weriye Saciid Nabadoon xilli uu ku sugnaa magaalada Muqdisho.

Xilligaas (2006) oo Muqdisho ay ka talinayeen maxkamadahii Islaamiga ahaa, isla markaasna ay Itoobiya usoo hanqal taageysey in ay weerar ku soo qaado Muqdisho ayaa weriye Saciid nabadoon (Barnaamijkiisa Martida Magarafoonka) waxa uu Muqdisho kula kulmay Guddoomiyaha Jabhadda UWSLF Sheikh Ibraahim Maxamed Xuseen, waxana uu la yeeshay waraysi dheer.

Waraysigaas oo ka tarjumaya fikirkii Sheikh Ibraahim uu xilligaas ka rumaysnaa Itoobiya.

Waraysiga Halkan ka Daawo (Video) / RIIX

ama

ka daawo Halkan (VIDEO)… GUJI…

Waraysiga Sheikh Ibraahim uu la yeeshay Siciid Nabadoon DAAWO/ GUJI

FG. Haddii Video sare oo ah 31 daqiiqo uu kuu soo bixi waayo waxaad daawan kartaa Video-gaas oo lagu soo koobay 7 daqiiqo oo ku jira Youtube

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.