Home » Archive Bisha February, 2017
Kulan Balaaran oo lagu Taageerayey Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo ka dhacay Muqdisho
Kulan balaaran oo lagu taageerayey Raiisul Wasaaraha Cusub ee Soomaali Xasan Cali Khayre oo uu soo abaabuley Ugaaska Beesha Murusade Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaasi Faracadde ayna ka qeyb galeen siyaasiyiin odayaal dhaqameedyo oo isugu jirey Ugaasyo, Salaadiin, Malaaqyo, Wabaro, Garaado, Culumu’diin ururrada bulshada iyo Haween ayaa lagu qabtey Magaalada Muqdisho
Xubnhii ka hadlay Kulanka...
Madaxweyne Farmaajo “Waxaa bilaaban doona mashaariic lagu horumarinayo tirada iyo tayada ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
Muqdisho, 26, feb, 2017– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa maanta kormeer ku tegay carunta Xabsiga Dhexe iyo Taliska Ciidanka Asluubta Soomaliyeed ee magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Farmaajo, ayaa ugu horreyn ku ammaanay ciidanka iyo taliska asluubta sida ay u xanaanneeyaan carruurta marka hore aheyd darbi-jiifka ee waddooyinka...
Afar Dhibaato Oo Walwal Ku Haya Ummada Soomaaliyeed
Dhibaatada Soomaaliya Saddex Arin ayaa Dusha looga saarey waxayna kala yihiin Qabiil, Qori iyo Qaad, hase yeeshe aniga waxaana ku darey Baraha Bulshada oo aan uga dhigey midka Afaraad.
1-Qabiilka markaan Fiirno waa Mid Koowaad ee Bulshada Dhibaatada ku haya waxaana Caqabad ku yahay in Soomaaliya ay israacdo
2-Qoriga Markii ay Burburtey Dowladii Dhexe ee Soomaaliya ayuu Qoriga uu Noqdey mid isna...
Farmajo has failed the litmus test of honesty by naming a tainted person for the Premiership job
I have written favorably of Farmajo in the past, but his pick for the premier job has made me question my support for him. His pick for Khaire says a lot about what is to come in the next four years and I firmly believe his tenure will be another missed opportunity and a black spot on Somalia’s tumultuous struggle to pick itself up from the bootstraps. Needless to say that will be a big disappoint...
Naaneysta Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre
Markii Raiisul Wasaare Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu Raiisul Wasaare u Magacaabey Xasan Cali Khayre la sheegeyna in uu ka yimid Dalka Norway ayaa si aan wax Badan uga ogaado waxaan Teleefonka ka wacay Nin Odey ah oo degen Dalka Norway waxana u sheegey in Nin Dhinacooda ah loo magacaabey Raiisul Wasaare
Markii aan arrintaas u sheegey ayuu I yiri “ Ninka Raiisul Wasaaraha loo Magacaabey Magaciisa...
Waan ku jeclahay!
Waa runtay oo waan ku jeclahay. Jacaylka aan kuu qabo maaha mid aan adiga kuugu danaynayo ee waa mid aniga dantayda gaarka ahi ku jirto. Waliba jacaylka kaliya maaha ee in aan dantaada ka fakaro iyo in aan wax ku taro labadaba dantayda gaarka ah ayaa ku jirta. In aan ka hortago wax kasta oo dhib ah oo kugu soo fool leh iyo in aan ka shaqeeyo sidii aan kaaga dul qaadi lahaa dhibaatada hadda ku haysata...
Taariikh nololeedka Ra’iisul Wasaaraha la Magacaabay
Xasan Cali Khayre wuxuu ku dhashay magaalada Ceelbuur sanadkii 1968dii. Wuxuu waxbarashadiisa ilaa Dugsi Sare kaga baxay Cismaan Geeddi Raage ee magaalada Muqdisho sanadkii 1986dii. Shahaadada koowaad ee Jaamacadda wuxuu ka qaatay University of Oslo isaga oo ku diyaariyay culuumta Siyaasadda iyo Dhaqaalaha. 1999kii ayuu Diblooma Sare ka qaatay Edinburg Business School ee dalka Scotland. Isla Edinburg...
Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga Iyo Akadeemiyada Cilmiga iyo Suugaanta oo Si WadaJir u xusey Maalinta Afka Hooyo
Munaasabad si ballaaran looga qayb galay oo isugu jirtey xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo iyo hambalyo loo hambalyeynayey madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Munaasabaddan oo ahayd mid aad u bilan waxaa qaban-qaabadeeda iska kaashaday Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) iyo Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta....
Mudnaanta Hawlaha Horyaalla Madaxweynaha la Doortay
Maxaa la gudboon 100-ka maalmood ee ugu horeysa Xafiiska
Guushii Madaxweynaha la doortay Farmaajo, Feb 8, 2017
Arbaco, 8-dii Febaraayo, 2017 oo ahayd maalin Arbaco ah, taasoo ku beegnayd 12-ka bisha Jamaadul Awal ee Hijriga sanadka 1438, waxay ahayd maalin kheyr oo taariikhiya, taasoo kusoo biirtay qalbiyada iyo xusuusta ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay caalamka ka joogaan.
Waa maalintii ay xubnaha...
Siyaasiinta xil doonka ah “Ar Fahad Yaasiin ha la iigeeyo”
Siyaasi kasta markii uu doonayo inuu qabto xil waxaa lagama maarmaan ah inuu helo koox kala shaqaysa sidii uu ku hanan lahaa xilka uu raadin, kooxdaas waxay ahaan karaan Xisbi siyaasadeed, Urur diimeed, Ganacsato, Siyaasiyiin magac leh ama Ururo Bulsho, kooxdaas waxay noqotaa kuwo kala shaqeeya ku nagaashaha kursiga ama kooxo wadata danooyin iyo ajandayaal gooni ah.
Doorashadii Madaxweyne Farmaajo...
RW Ku-Xigeenka dalka oo la kulmay safiirka cusub ee UK
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Cusub ee dalka Ingiirska Amb David Concar, iyaga oo kawada hadlay qaban-qaabada shir heer sare ah oo ku saabsan horrumarka iyo amniga Soomaaliya oo sannadkan lagu qaban doono magaalada London.
Mudane Carteh ayaa Safiirka kala hadlay wax yaabaha looga hadli doona...
Ra’iisul wasaaraha ay Soomaaliya maanta u baahan tahay oo Samatabixin kara Dadka iyo Dalka
Dr. Baadiyow Badbaadinta Qaranka – (Rescuing A Nation). -Samatabixinta Dadkayga iyo Dalkayga. Ra’iisul wasaare uu dalku maanta u baahan yahay. Dr. Baadiyow wuxuu noqon lahaa Ra’iisul wasaare ay shacabka Soomaaliyed jecel yihiin balse aysan jecleyn shisheeyaha sida Madaxweyne Farmaajo oo kale. Hadii ay noqoto xaga wada shaqeeynta labada ninba mudo dheer ayaan aqaanay waa ay...
Madaxweyne Farmaajoow Sidan aad ugu Fiirso Xulashada Raysalwasaarahaaga
HORDHAC/GOGOL-DHIG
Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
AFEEF IYO CUDURDAAR
Maadaama dalkeena aanu laheyd nidaamka axsaabta, iyo xisbiyo ukala tartama xukumka dalka, oo illaa hadda waxa lagu dhaqmayo tahay nidaamka qabaliga ah ee 4.5-ka, waxaan lahureyn in qabaa’illo magacyadooda lasheego iyadoo asluubeeysan, illeen hadii...
Garashada fog iyo gabbaannimada
Garashadu waa deeq Eebbe bixiyo waxaana dadka loogu qaybiyey sida loogu qaybiyey deeqaha kale ee Eebbe baxsho; ubadka, xoolaha, quruxda iwm. Garashadu maaha wax qofku isagu keensado, oo uu la yimaado, ee waa dhalan Waaqa weyni isagu siiyo midka uu la doono.Garaadku waa saldhiga garashadu ka soo fusho, maskaxduna waa weelka dhiteysa jaadadka kala duwan ee garashada. Garashadu waa kortaa,hadba waaga...
KILIKTAAN KA RABAA !!
Nin Saaxiibkey ah ayaa isagoo daawanaya Web ka mid aha Web-site Soomaalida ayuu damcey in Kilik yiraahdo War Cinwaankisia uu ahaa “Siyaasi Duur Joog ahaa oo dib ugu laabtey Muqdisho” markaas baan ku iri Saaxiin ha Furin “ markaan buu yiri “ Saaxiib waa war Muhiim ah sidee wax u jiraan ” adaa ogaan doonee ee Fur “ Markii uu furey oo uu akhriyey kuna Jahwareerey Qoraalkii kana...
Blue skies over Somalia
Abukar Arman is a Somali political analyst, writer and former diplomat.
The stage seemed set for a ceremonial rubber-stamping of the status quo. Some of the new parliamentarians, many of who came through a corrupt process supported by domestic and foreign elements, started to arrive late and, at times, act unprofessionally on the floor.
Key officials, including the speakers of both chambers of the...
Baarlamaanka Soomaaliya hasoo saaro dastuur ka yimid una adeegaya shacabka
Maaddaama baarlamaanka 10-aad uu howshiisa bilaabay horraanta 2017 islamarkaana madaxweyne u doortay Maxamed Cabdullahi ‘Farmaajo’, Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda waxa uu rajeynayaa xildhibaannada cusub, siyaasiyiinta heer federaal iyo heer gobol iyo bulshada rayidka ah in ay ahmiyad siin doonaan dhamaystirka dastuurka. Machadka waxa uu soo bandhigayaa qormadii ugu horreysay warbixinno...
Madaxweynaha Soomaaliya oo dhambaallo hambalyo ah ka kala helay Boqorka Sacuudiga iyo Dhaxal sugayaashiisa
Muqdisho, February 16, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa guddoomay dhambaal hambalyo ah oo ka yimid U adeegaha labada Xaram , Boqorka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Salman bin Abdulaziz Al Saud.
Boqor Salman ayaa ku yiri dhambaalkiisa “ Aniga oo ku hadlaya Magaca shacabka iyo Xukuumadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya...
Madaxweyne Farmaajo oo Si Rasmi ah ula wareegay Xafiiska
Muqdisho (16ka febraayo, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah xilka uga la wareegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud keddib xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.
Intii ay xilwareejinta socotay ayaa madaxweynihii hore Mudane Xasan Sheekh Maxamuud...
Tiirarka ugu waaweyn ee dhismaha dawlada
Nabigeenu markii uu yimid magaalada Madiina dhismaha dawlada wuxuu ku bilaabay dhismaha masjidka oo calaamad u ahaa xiriirka ummaddu la leedahay Rabbigeed.
Tillaabada labaad wuxuu ka dhigay walaalaynta asxaabta oo calaamad u ahayd xiriirkaqotada dheer ee ka dhexeeya muslimiinta.
Culimadu waxay yiraahdeen markii uu adkeeyey xiriirkii ummaddu la lahayd Rabbigeed ayuu adkeeyay xiriirkii ummaddiisa ka...
Farmaajo Hala ii Geeyo
Rejo iyo yididiilo shacab
Kadib burburkii dowladii kacaanka bulshada somaliyed waxaa ragaadiyay dagaalo sokeeye oo ey debka u shidaan hogaamiye kooxeedyo damiir laaweyaal ah ganacsato dhiiga shacabka faa’iido ka raadisa iyo shisheeye iyaga isku baabi’iya oo ka dhex shaqeeya. Shacabka somaliyeed meel walbo oo ey joogaan waxa ey mareen xaaladdo ad’adag oo aad u xanuun badan dal iyo dibadba hase...
Golaha Wasiirada oo maanta isugu yimid shir aan caadi aheyn
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn oo ay kaga doodayeen Miisaaniyadda 2017, iyo ansixinta xisaab-xirkii Miisaaniyaddii 2015. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carteh.
Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegtay in guddoonka Baarlamaanku ka codsadeen in ay soo diyaariyaan Miisaaniyadda...
What should president Farmajo say in his first public speech?
Now that Somalia has elected Mohamed Abdullahi Farmajo as the next president, many well wishers and experts may inundate him with their sincere counsel and offers of assistance on various issues and challenges along the road. Some of these ideas could be emotional outbursts of joy while others could be thoroughly analyzed policies and strategies such as how to increase revenue generation for the...
Madaxweynaha oo la Kulmay Hay’adaha Gargaarka iyo Beesha Caalamka, isla markaasna Dhambaal ka helay Amiirka Qatar
Muqdisho 13 Feberaayo 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta qaabilay wufuud ka socotay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya si ay uga wada hadlaan sida ay beesha caalamka uga qeyb qaadan karto gurmadka abaaraha.
Wafdigan oo uu hoggaaminayay K/Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isu...
Farmaajo “Far kaligeed Fool Ma Dhaqdo”
Waxay aheyd Fiidnimo taariikhdu ku beegneyd 8 Feberaayo 2017, Markii
lagu dhawaaqay guusha Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo noqdayMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ,guushaas oo aheyd lama filaan, ayaa farxad aan la qiyaasi Karin ku abuurtay Dadweynaha Soomaaliyeed qeybahooda kala Duwan.
Dariska ah ee faraha kula jira arrimaha siyaasadeed ee Soomaaliya oo
Door aad u xooggan ku leh waa...