Home » Archive Bisha October, 2013

Wax Soomaali yaa arkay?

Oct 31, 2013
Dad iyo dal aanu aqoon markuu yimaado cidda ugu horaysa ee uu la kulmo salaan ka dib wuxuu weydiiyaa wax Soomaali ah ma joogaan?. Jawaabtaas hadalka xigana waa igu raadi meel Soomaali joogto. Haddii dhib qabsado ama uu wax garan waayo hadalka u horreeya waa yaa Soomaali arkay?. Xilligaas isaga Soomaali waa u il iyo aragti. Ishuu ku dhuftana qabiilkee tahay ma jirtee waa soomaali ma tahay, haahdana... 

Wareysi aad u Dheer oo Dhinacyo Badan Taabanaya oo aan la yeelanay Madaxa Shirkadda FAVORI.

Oct 31, 2013
Shirkadda FAVORI oo si Caalami ah u Dhiseysa Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. Waxaa ii  suurta gashey in Xafiiskiisa ku wareysano Madaxa Shirkadda FAVORI Cismaan Basay  oo u dhashey Wadanka Turkiga waxaana wax  ka weydiiyey  Arimo ku saabsan Shirkadda FAVORI iyo qaabka ay Shirkadda u Dhiseyso Garoonka Aadan Cadde iyadoo Xilga aan Wareysanayey  Garoonka  ka soo degayey Diyaarado kala duwan... 

U codee qorshaha waxbarasho ee Columbus ee Qodobada 50aad iyo 51aad

Oct 30, 2013
Our Children Deserve The Best Vote FOR Issues 50 & 51! The Columbus Education Plan We all want the best for our children – and that includes a quality education. Waxaan la doonaynaa Caruutayada waxa ugu wanaagsan, oo ay ka mid tahay Waxbarasho tayo leh. Every child deserves a quality education, regardless of their family’s income or the neighborhood they live in. Our graduates need to be... 

Hirarka Suugaanta: Gabayadii Abwaan Xaaji Maxamuud Ciise Gunti-Xabash

Oct 30, 2013
Hordhac: Barnaamijaka ‘Hirarka Suugaanta’ oo aan si gaara isugu hawlay, waxan ku waraystay Abwaan Xaaji Maxamuud Ciise Gunti-Xabash oo hadda ku nool magaalaa Seattle, ee Maraykanka. Xaajiga suugaantiisu waxay ku xasuusinaysaa, inta suugaanta ehelka u ah, suugaantii abwaannadii hal abuurka ku caan baxay. Dhegahaaga ayaa kuu macallina, ka bogo labadan gabay ee Toobad Keen iyo Ilaah Way Arxamayaa,... 

Mudane ka Tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku Geeriyooday Magaalada Nairobi

Oct 30, 2013
Xildhibaan Cumar Isloow oo geeriyooday – Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee Dalka kenya ayaa sheegaya in Isbitaal ku yaala Magaaladaas inuu ku Geeryooday Xildhibaan ka Tirsanaa Barlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaankaas oo lagu Magacaabi jiray Cumar Islow Maxamed oo muddo ku Xanuunsanayay Magaalada Nairobi ayaa habeenkii xalay ahaa ku Geeryooday halkaas. Fadhigii caadiga ahaa ee... 

Soomaaliya ma Soomaali Baa Leh Mise.

Oct 29, 2013
Magaca Soomaaliya Asal ahaan waa magac Qaddiimi ah, waana Magac loo yaqaan Qowmiyad degta Bariga Afrika in kastoo ay jiraan Soomaali fara badan oo ku kala Firirsan Waddamada Bartamaha iyo Geeska Afrika kuwaasoo wadaaga Af Qura, Diin Qura Midab iyo Dhaqan qura. Mowduuceyga maanta ayaan waxaan hal ku dhig uga dhigay Magaca ah Soomaaliya Ma Soomaali baa leh Mise…. Dabacan Su’aashaas waxa ay Bil Cagsi... 

Turkiga: Madaxweynaha DFS oo ka qayb galaya xafladda munaasabadda 90 guurada markii Turkiga uu xornimada qaatay

Oct 29, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa tibaaxay in madaxweynaha DFS uu gaarey Turkiga oo uu kaga qayb galayo xafladda munaasabadda 90 guurada markii Turkiga uu xornimada qaatay. Warsaxaafadeedka hoos ka akhri: Madaxweynaha Soomaaliya oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey Turkiga Istanbul, 29 October 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan... 

Madaxweynaha oo qaabilay Wasiiradda Arrimaha Dibedda, Ganacsiga iyo Horumarka Caalamiga ee dalka Holland.

Oct 28, 2013
Muqdisho, 28 October 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Lilianne Ploumen oo ah Wasiiradda Arrimaha Dibedda, Ganacsiga iyo Horumarinta Caalamiga ee dalka Holland oo ay la socdeen Shirkado ganacsi oo waaweyn oo raba inay dalka maalgeshi ku sameeyaan. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey Wasiiradda Holland booqashadeeda... 

WAAYIHII DALKAYGA – 2

Oct 28, 2013
Muxamad Idris Axmad Ayaamaha aan ka sheekaynayo saaxiibayaal waa ugu yaraan 45 ka hor…woow…intiina ugu badan markaa ma jirin..waayo Dawlad la,aanta ayaaba hadda 22 sano madaxa la gashay… Iskuulka waxaan iman jirney aroorta hore…waxaan xusuustaa macalin dhalin yaro markaas ahaa oo luqadda ingiriiska noo dhigi jirey anagoo ah fasalka 2aad.. Wuxuu na tusi jirey sawirka laba arday…... 
Halkudheg:

Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka oo soo saarey wareegto ku wajahan Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta iyo Isgaarsiinta.

Oct 28, 2013
Markii Maalintii Shaley ay Dowladda Federaalka Albaabada u laabtey Idaacadii Shabeelle ayaa Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo Gaarsiinta iyo Gaadiidka Cabdulaahi Ciil Mooge Xirsi waxaa uu soo saarey wareegto uu ku Amrayo in Qaybha Warbaahinta kala duwan , isgaariisnta , Internet-yada IYO Goobaha wax lagu Daabaco in ay iska soo diwaan geliyaan Wasaaradda Warfaafinta iyo Boostada iyo Isgaarsiinta... 

Warsaxaafadeed: Golaha Wasiirada oo ka dooday kordhinta Miisaaniyadda 2014-ka, ansixiyayna heshiis dhex maray Wasaaradda howlaha guud iyo shirkad Turki ah.

Oct 28, 2013
Muqdisho, —-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan aan caadi ahayn ku yeesheen xaruntooda Muqdisho waxaa looga dooday kordhinta Miisaaniyadda sanadaka 2014-ka, heshiis dhowaan dhex maray wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka badda iyo Shirkad laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Al Bayrak taasoo la wareegi doonta maamulka iyo horumarinta howlaha dakadda... 

Dardaarankii Shariif C/nuur

Oct 27, 2013
Kolkii lagu yiri: Sheekh noo dardaaran wuxuu yiri: Ilaahay wuxuu ina siiyey diintii ugu fiicnayd, wuxuuna inoo soo diray rasuulkii ugu fadliga badnaa ee qabsada diintaas. Wuxuu yiri: diintu waa kitaabka (Qur’aan), sunnaha (axaadiis) iyo Ijmaaca ( masalada culumadu isku raacaan). Wuxuu yiri: dagaalka muslimiinta u dhexeeya ha la iska ilaaliyo. Wuxuu yiri: Sh. C/naasir ma garanaysaan?. Waxaan ku... 

Baarlamaanku Booto Badanaa!!

Oct 27, 2013
Baarlamaanka Soomaaliya waxaa lagu soo xulay 4.5, waxa uu ka kooban yahay 275 Xildhibaan, oo masuul ka ah 10 Milyan oo Soomaali ah, Halkii Xildhibaan waxa uu masuul ka yahay (36,363 qof), wuxuu magacooda ku qaataa Mushaar iyo Gunno,wuxuu xilka iyo Darajada ku helay Magacooda,nasiib xumo xildhibaan Bulshada soo dhex galo oo la nool lama hayo, Xildhibaan dadka Xoolo siiya ama Dhaqaaleeya waa yar-yahay,... 

Madaxweynaha oo soo dhoweeyey booqashada taariikhiga ah ee QM oo cadeyneysa taageeradooda Soomaaliya, iyagoo xafiis cusub ka furanaya Soomaaliya.

Oct 27, 2013
Mogadishu – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Jan Eliasson, oo ah ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, isagoo ku ammaanay booqashadan taariikhiga ah iyo furitaanka xafiiska cusub ee Qaramada Midoobey ay ka furaneyso Soomaaliya. Madaxweynaha iyo Ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa si wadajir... 

Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha oo qaabilay kuxigeenka xoghayaha guud, kormeerna ku sameeyey xafiiska Q/midoobay

Oct 27, 2013
Muqdisho– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka xoghayaha guud ee Q/midoobay Jan Eliasson, waxayna ka wada hadleen xiriirka Soomaaliya iyo Q/midoobay, gaar ahaana taageerada shacabka Soomaaliyeed ay u fidiso Q/midoobay. Kulankan ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalay xubnaha golaha Wasiirada iyo wakiilka... 

Soomaali Dhimasho iyo Dhaawac loogu geystey Minneapolis

Oct 27, 2013
Cabdi Casiis yuusuf Jaamac ayaa Geeryooday halka Wiil aan magaciisa la helina uu si xun ugu dhaawacmay rasaas ay ku Rideen Kooxo Dableey Mashaqadan ayaa ka dhacday Minnesota ee Carriga Maraykanka ka gadaal markii Kooxdaasi ay weerar ku soo qaadeen goob ay ku sugnaayeen Dhallinyaradaas Somali Maraykanka ah. Axmed Yuusuf Jaamac oo ah mid la dhashay Marxuumka oo waraysi gaar ah siiyay Warbaahinta ayaa... 

Madaxweynaha DFS oo qaabilay xubnaha Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika

Oct 26, 2013
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay xubnaha Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika isla markaana kula dar-daarmay in Ciidamada Soomaaliya loo helo tasiilaadkii iyo dhaqaalihii ay u baahnaayeen. Madaxweynaha waxaa kulanka ku wehliyey Wasiirka Gaashaandhiga, Wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga, Safiirka Soomaaliya... 

Warsaxaafadeed: Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Miisaaniyadda 2014, dib u howlgelinta Boostada Soomaaliya iyo Burcad-badeeda

Oct 25, 2013
Muqdisho, October 24, 2013—–Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin Miisaaniyadda dawladda ee 2014, dib u howlgelinta Boostadii dalka Soomaaliya iyo weliba hoos... 

Aabbaha Dhalay Wariye Tima-Cadde oo Xukuumadda Federalka Soomaaliya ka Codsaday Gargaar Wiilkiisa Dibadda Loogu Qaado.

Oct 25, 2013
Maxamuud Cali Faarax oo ah Aabbaha Dhalay Wariye Maxamed Maxamuud Tima-Cadde oo ka hadlay xaaladda caafimaad ee Wiilkiisu ku sugan yahay ayaa baaq u diray Hay’adaha Warfaafinta, Xukuumadda iyo Cid kasta oo gacan ka gaysan karta Sidii Wariyahaas Gar gaar deg deg ah oo Dibad u qaadis ah loogu samayn lahaa. Aabbaha oo hadalkiisa sii wata ayaa u Mahad Celiyay dhamaanba Qaybihii kla duwanaa ee Bulshada... 

Burcad Badeedu : Dhibaato Badanaa!!

Oct 24, 2013
Burcad Badeed baa yimide Danyareey Durug. Markii ay Dhacdey Dowladii Milatariga ahayd 1991-dii ayaa waxaa uu Hubkii Qaranka uu gacanta u galey qaar ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed kaasoo sababey in ay Dalka ka dhacaan Dagaalo Sokeeye oo Galaaftey Nolosha Dad fara badan , wuxuuna Dagaalka uu ku faafey inta badan Gobolada Soomaaliyeed , waxaana Dalka Dhacay Xadgudubyo aad u waa weyn oo ilaa iyo hadda... 

Afarta Imaam ee Madaahibta Fiqhiga ah !!!!! | Qore Shiikh sahid

Oct 23, 2013
HORUDHAC : Haatan ka hor waxaan wax ka qoray Sideed Caalim oon ku soo moodnay Qarnigii tagey beddelkoodii ma helnay ???? . Maqaaladdas oo aad loogu bogay, bal maantana aan milicsano Imaamadii Madaahibta Fiqiga ah ee Afarta ahaa : Abuu Xaniifa,Maalik ,Shaafici iyo Axmed bin xanbal, Allaah kuligood ha u naxariistee. Akhristoow annigoo muddo 15 sano ah ku dhex jiray barashada diinta Islaamka iyo luqadda... 
Halkudheg:

WAAYIHII DALKAYGA – 1

Oct 22, 2013
Markii aan garaadsaday waxaan indhaha ku kala furay Dalkayga Somaaliya oo Nabada oo Dawladi ka jirto..Waxaan Subixii Aroorta Hore u kalixi jirey Iskuulka Degmada aan ku dhashay..oo Caasimadda Muqdisho u jirta 2000 km…hayeeshee ma aanan dareen sanayn baahi deg dega oo aan u qabo Caasimadda markaas..waxaan degmadayda ku haystey Iskuul aan Subaxdii tago..dugsiga qur,aanka oo galabtii aan aado..cisbitaal... 
Halkudheg: ,

Xukuumadda Federalka Somaliya iyo Maamulka Jubba oo ka Heshiiyay Murankii ka Taagnaa Shirka Dib u Heshiisiinta Gobolada Jubbooyinka

Oct 22, 2013
Iyadoo dhawaan Magaalada Kismaayo ee GobolkaJjubada Hoose ay gaareen wafddi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa wararka halkaa ka imaanya waxa ay sheegayaan in labada dhinac ay ka heshiiyeen Khilaafkii ka taagnaa qabashada Shirkii dib u heshiisiinta Dadka dega Gobolada Jubbooyinka. Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdikariin Guuleed... 

Hayado HARO oo Magaalooyinka Muqdisho ,Baydhabo iyo Gaalkacayo ku soo Gabagabeysey Barnaamijki Xoolo Qalka ee ku Aadnaa Ciiddul Adhxaa.

Oct 22, 2013
Iyadoo hayadda Humanitarian African Relief Organization oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan HARO looga bartey in marka la gaaro Bisha Carafo ay qaybiso Hilibo Xoolo ka duwan ah ayaa Sannadka markii la gaarey Ciidul Adhxaa waxay Magaalooyinka Muqdisho ee Gobolka Banaadir , Gaalkacayo Gobolka Mudug iyo Baydhabo Gobolka Bay waxay ka qaybisey Xoolo isugu jira Ari iyo Lo’. Haddii aan soo qaadano Magaaladda... 

Libintii Kacaankii 21-kii Oktoobar lugooyaa ka Dambeysay!!

Oct 22, 2013
Oktoobar waa tee waa tuma…Oktoobartaan sara kacnoo na saacidaay…goormee lugooyadii na deysay 21-kii Oktoobar…Oktoobareey adaa lahaa iyo ereyo kale oo isugu jira suugaan iyo halku dhigyo cul culus ayaa maanta oo kale ku soo dhici jiray dhegaha ummadda Soomaaliyeed, kuwaasi oo qeyb ka ahaa weyneynta hab maamuuskii loo sameyn jiray hadba sanadguuradii la joogo ee Kacaankii 21-kii Oktoobar... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...