Home » Announcements »

Muxaadarooyin lagu qabaan doono magaalooyinka Johannesburg iyo Minneapolis

Kullamada Minneapolis iyo Johannesburg:

Muxaadarooyin  kala duwan  ayaa lagu qaban doonaa magaalooyinka Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika iyo Minneapolis ee dalka Maraykanka. Waxaa muxaadarooyonkaas soo jeedin doona culimo aad looga yaqaan dalka Soomaaliya iyo Caalamka.

Jadwalka muxaadarooyinka ee labada magaalo iyo maalmaha la qaban doona ka daalaco hoos.

***

Minneapolis:

Minneapolis: Diintu waa nasteexo iyo Asalaynta Dacwadda:

Waxaa muxaadarooyin xiriir laga soo jeedin doonaa Masjidka Abuubakar Assadiiq ee magaalada Minneapolis maalmaha Jimce, Sabti iyo Axad (24-26 December 2010).

Muxaadarrooyinka oo cinwaankooda Guud yahay Diintu waa nasteexo iyo Asalaynta Dacwadda, culamada ka qayb qaadan doona waxaa ka mid ah:

  • Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan (Boosaaso)– muxaadaro cinwaankeedu yahay “Mowqifka Muslimku ka istaagayo fidnada
  • Dr. Maxamed Sh. Cismaan (Nairobi)– muxaadaro cinwaankeedu yahay “Inxiraafka Asbaabtiisa, Muuqaalkiisa iyo Dawayntiisa.
  • Sh. C/raxmaan Sh. Cumar (Minneapolis) – muxaadaro cinwaankeedu yahay “Taariikhda Dacwada Islaamka ee Soomaaliya”
  • Sh. C/laahi Ibraahim (mpls) – muxaadaro cinwaankeedu yahay “Xarakaadka Gaalaysiinta ee Soomaray Taariikhda Islaamka”
  • Sh. Maxbuub Cabdillai – muxaadaro cinwaankeedu yahay “uga digidda Dadka Dhibaatooyinak Carrabka.”

Muxaadarooyinkaasi waxay toos uga bixi doonaan Masjidka Abuubakar, saddexda maalmood ee Jimce, Sabti iyo Axad (Dec 24, 25, & 26, 2010) Jadwalka Muxaadaraadka  goor dhow filo insha allaah.

2:40-3:30 Pm Uga digida dadka  Dhibaatooyinka Carabka.

Sh.Maxbuub Cabdilahi (MPLS) Live.

تحذير الإنسان من آفات اللسان.

لفضيلة الشيخ:محبوب عبدالله .(من علماء المركز أبوبكرالصديق)

3:30-4:35Pm Taariikhda Dacwada salafiyada ee Soomaaliya.Q-1aad Sh.Abdirahman Sh. Omar (MPLS) Live. تاريخ الدعوة السلفية في الصومال(الحلقة الأولى)

لفضيلة الشيخ الإمام: عبدالرحمن شيخ عمر.

5:00-7:00 Pm Taariikhda Xarakaadka Gaalaysiinta. Q-1aad

Sh.CabdillaahiIbraahim (MPLS) Live.

الحركات التكفيرية عبر تاريخ الإسلامي.(الحلقة الأولى)

لفضيلة الشيخ:عبدالله إبراهيم.(من علماء المركز أبو بكرالصديق)

Saturday السبت (Dec,25-2010)

2:40-4:30Pm Taariikhda Xarakaadka Gaalaysiinta. Q-2aad

Sh.Cabdillaahi Ibraahim (MPLS) Live.

الحركات التكفيرية عبر تاريخ الإسلامي.(الحلقة الثانية)

لفضيلة الشيخ الإمام:عبدالرحمن شيخ عمر.

5:00-6:30Pm Inxiraafka: Asbaabtiisa,Muuqaalkiisa iyo dawayntiisa

Dr. Sh.Maxamed Cisman (Kenya)

الإنحراف: أسبابه، ومظاهره ،وعلاجه.(الحلقة الأولى)

لفضيلة الدكتور:محمد شيخ عثمان..

6:45-8:30 Pm MowqifkamuslimkukaistaagoFidnada. Q-1aad

Dr. Axmed X. Cabdiraxman (Boosaaso)

موقف المسلم من الفتن (الحلقة الأولى)

لفضيلة الدكتور: أحمد حاج عبدالرحمن.

Sunday الأحد (Dec,26-2010)

2:45-4:15Pm Inxiraafka: Asbaabtiisa,Muuqaalkiisa iyo dawayntiisa

Dr. Sh.Maxamed Sh. Cisman (Kenya)

الإنحراف: أسبابه،ومظاهره،وعلاجه.(الدرس الثاني)

لفضيلة الدكتور:محمد شيخ عثمان

5:00-6:45Pm Taariikhda Dacwada salafiyada ee Soomaaliya. Q-1aad Sh.Abdirahman Sh. Omar (MPLS) Live. تاريخ الدعوة السلفية في الصومال (الدرس الثاني)

لفضيلة الشيخ الإمام1:عبدالرحمن شيخ عمر.

7:00-8:45 Pm MowqifkamuslimkukaistaagoFidnada. Q-2aad.

Dr. Axmed X. Cabdiraxman (Boosaaso)

موقف المسلم من الفتن(الحلقة الثانية)

لفضيلة الدكتور: أحمد حاج عبدالرحمن

Faahfaahin la xiriir masjidka Abuubakar | http://www.abuubakar.org/

Jadwalka Muxaadaraadka Minneapolis oo PDF ah halkaan ka fiiri/ka daabaco

Flyareka muxaadarooyinka Minneapolis ka da daalaco Halkan

***

Johannesburg

مجلس البيان الإسلامي

AL-BAYAAN ISLAMIC COUNCIL


SHIRWEYNNIHII KOOWAAD EE JAALIYADDA SOOMAALIDA KOONFUR AFRIKA.

JADWALKA GUUD EE MU’TAMARKA JOHANNESBURG, KOONFUR AFRIKA.

WUXUU SOCONAYAA 25-28/12/2010. KUNA BEGAN 19-22/01/1432H

Maalinta Sabtida

Tarikhda Malinta Muxaadarada Soo jeediyaha Wakhtiga
25/12/2010 Sabti Dawrka ay Gabadhuhu Dacwada ku leyihiin Sh.Maxamed Idiris 10:00am-12:10pm
25/12/2010 Sabti Dhaqan Wanaaga Qoyska Sh. Maxamud Shibli 01:30pm-03:00pm
25/12/2010 Sabti Heshiiski Xudeybiyah Sh. Maxamed Cabdi Umal 04:30pm-06:10pm
25/12/2010 Sabti Ganacsiga iyo Sharecada Islamka Sh.Maxamud Shibli 07:30pm- Cishaha

Maalinta Axadda

Tarikhda Malinta Muxaadarada Soo jeediyaha Wakhtiga
26/12/2010 Axadda Xanta iyo Isku dirka Sh.Maxamed Cabdi Umal 10:00am-12:10pm
26/12/2010 Axadda Ilahey Dartii oo loo Ooyo Sh.Maxamed Idiris 01:30pm-03:00pm
26/12/2010 Axadda Islamku Waa dariqa Nolosha Sh. Maxamud Umal 04:30pm-06:10pm
26/12/2010 Axadda Kalimad Gaaban Culimada oo dhan 07:30pm- Cishaha

Maalinta Isniinta.

Tarikhda Malinta Muxaadarada Soo jeediyaha Wakhtiga
27/12/2010 Isniin Axkaamta Dhahaarada Sh.Maxamud Shibli 10:00am-12:10pm
27/12/2010 Isniin Amanada iyo Axkamta Daynta Sh.Maxamed  Umal 01:30pm-03:00pm
27/12/2010 Isniin Sinada iyo Saamaynteda Sh.Maxamed Idiris 04:30pm-06:10pm
27/12/2010 Isniin Fiqhu Aqaliyatul Muslimah Sh.Maxamud Shibli 07:30pm- Cishaha

Maalinta Talaadada.

Tarikhda Malinta Muxaadarada Soo jeediyaha Wakhtiga
28/12/2010 Talado Tarbiyadda Carurta Sh.Maxamud Shibli 10:00am-12:10pm
28/12/2010 Talado Tarikhda Saxwada Sh. Maxmed Idiris 01:30pm-03:00pm
28/12/2010 Talado Caqiidadu Waa koow Sh.Maxamed Cabdi Umal 04:30pm-06:10pm
28/12/2010 Talado Nadwa- Culumada oo dhan 07:30pm- Cishaha

NB: Jadwalka muxaadaraadku waa is bedeli karaa duruuf timaada awgeed.

Jadwalka Muxaadarooyinka Johannesburg oo PDF ah halkan ka soo rogo

La xiriir

AL-BAYAAN ISLAMIC COUNCIL TRUST
Tell: + 27 11 837 1424
Fax: + 27 11 839 3612
www.al-bayaan.net

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: , ,

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " Muxaadarooyin lagu qabaan doono magaalooyinka Johannesburg iyo Minneapolis "

  1. Oday Somali says:

    (Fadlan aragtidaydan gaaban maamulka somalitalk waxaan codsanayaa in aanay masaxin/jarin) mahadsanidin

    Allah ayaan ku dhaartee, wadaadada somaaliyeed war dambe kama dhagaysanayno illaa ay noo kala caddeeyaan in ay taageersan yihiin mujrimiinta Alshabaab iyo in ay kasoo horjeedaan. sidee ayay xanta iigu diidi karaan iyagoo ka aamusay ninka dhiiga islaamka xallaallaystay