Home » Qoraallada Halkudhegga "muxaadaro"

MUXAADARO:Bisha barakaysan ee Ramadaan Sheekh Abuu haashim

Aug 11, 2011
MUXAADARO:Muxaadaradani waxay kadhacday wadanka Danmark Gaar ahaan Magaalada Sadexaad ee wadankaas Odense. Waxayna ku saabsantahay bisha barakaysan ee Ramadaan ilaahay haynaku anfoco.  Read More →
Halkudheg:

Baaqa gunaanadka nadwada Gaalkacyo ee bisha luulyo 2011

Jul 26, 2011
Muxaadarooyinka culimadu soo jeediyeen intii Kulancilmiyeedku socday waxaa ka mid ahaa: walaalnimada islaamka, khatarta qabyaaladda, xaaraanimada dhiigga muslimka, ka dheeraanshaha fitnada, islaaxa (heshiisiin) iyo qadarinta culimada. Cillad xagga internetka G/kacyo ah aawadeed,waxaa dhowaan soo gaaray shabakadda warbaahinta ee Somalitalk bayaan laga soo saaray nadwadii ka socotay masjidka Ramadaan... 
Halkudheg:

Inxiraafka, Asbaabtiisa, Calamadihiisa iyo Dawadiisa Dr. Maxmed Sh. Cismaan

Dec 26, 2010
“Waxyaalahaan arkayo waxaa kamid ah oo Cilaajka keenaysa in dowrkii culimada lasoo celiyo Culimmada dowrkooda waa muhiim, Culimadu dowrkooda inay qaataan,  oo ummada ayagu hogaamiyaan oo sabab u noqdaan dadkii  hogaamin lahaa ummada, khaas ahaan arinta maanta Soomaaliya ka taagan, waxaad og tihiin arinta maanta Soomaaliya ka taagan, arin aad khatar u  halkaan aan anagu joogno dhowr iyo labaatan... 
Halkudheg: ,

Muxaadarooyin lagu qabaan doono magaalooyinka Johannesburg iyo Minneapolis

Dec 24, 2010
Kullamada Minneapolis iyo Johannesburg: Muxaadarooyin  kala duwan  ayaa lagu qaban doonaa magaalooyinka Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika iyo Minneapolis ee dalka Maraykanka. Waxaa muxaadarooyonkaas soo jeedin doona culimo aad looga yaqaan dalka Soomaaliya iyo Caalamka. Jadwalka muxaadarooyinka ee labada magaalo iyo maalmaha la qaban doona ka daalaco hoos. *** Minneapolis: Minneapolis: Diintu... 
Halkudheg: , ,

Sifaatu Ahlul Ahwaa (Calaamadaha dadka ahlu bidaca ah)

Dec 21, 2010
Xarunta Abuubakar As-Saddique ee Minneapolis ayaa habeenkii Sabtida December 11,2010 soo xirtay Sh. Maxamed Idris oo jooga Nairobi. Muxaadaro ka hadlaysa Sifaatka dadka hawadooda raaca, kadib markuu ku dhacay xanuunka Shubhada ee Quluubta ku dhaca. Dadkaas waa dadka ahlusuhanaha khilaafa ama waa kuwa loo yaqaan firqooyinka dhunsan. Sh. Maxamed Idris oo Muxaadaro aad u dheer jeediyey ayaa  muxaadaradiisa... 
Halkudheg: ,

Gabagabadii Muxaadarooyinkii Xarunta Abuubakar kasocday, Su’aalo iyo Jawaabo Q-2aad: Sh. Maxamed Umal

Dec 1, 2010
Hoos ka akhri/ Dhagayso Q-2aad ee Fataawadii Fadiilatu Sh. Maxamed Umal Sidoo akhri/dhagayso gabagabadii Muxaadarooyinkii Xarunta Abuubakar kasocday, Su’aalo iyo Jawaabo Q-1aad: Sh. Maxamed Umal  iyo Muxaadaraadkii hore ee Sh. C/qaadir Nur farah iyo Sh. Maxamed Umal hoos ka akhri/dhagayso. Asalaamu Calaykum Waraxmah Sidaan horay idinka balan qaadnay waxaan idiin soo gudbinaynaa Qaybtii-2aad... 
Halkudheg:

Muhiimada Cilmiga iyo Culimada: Sh. Maxamed Shaafici

Nov 27, 2010
Waxaa inoo Socda Muxaadarooyinkii aan ugu magacdaray “Diintu Waa nasteexo iyo Dhidibaynta dacwada” Sh. Maxamed Shaafici ayaa caawa aad ugu dheeraaday “Muhiimada Cilmiga iyo Culimada”. Fadliga cilmigu leeyahay inuu yahay Sharaf xataa qofka aan cilmiga lahayn jecelyahay inuu sheegto. Sidoo kale   Sh. Maxamed Shaafici  ayaa aad ugu dheeraaday fadiilada iyo wanaaga ahlul cilmigu... 
Halkudheg:

Mutamarkii Assunnah isamic centre ee Aug 14, 200

Aug 13, 2009
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka UK iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Mutamarkii Assunnah isamic centre ee 14-16aug.2009 WAXAA KA MID AH CULIMADA KA SOO QAYB GALEYSA: 1: Sh. C/Qaadir Cukaashe Nairobi 2: Sh. Axmed Maxamuud (Axmed Yare) U.k 3: Sh. Maxamed Cbadi Daahir U.K 4: Sh. Daahir Cabdi Xuseen U.K 5: Sh. C/qaadir Sh.Maxamud Mire Holland 6:... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...