Kullamada Minneapolis iyo Johannesburg:
Muxaadarooyin kala duwan ayaa lagu qaban doonaa magaalooyinka Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika iyo Minneapolis ee dalka Maraykanka. Waxaa muxaadarooyonkaas soo jeedin doona culimo aad looga yaqaan dalka Soomaaliya iyo Caalamka.
Jadwalka muxaadarooyinka ee labada magaalo iyo maalmaha la qaban doona ka daalaco hoos.
***
Minneapolis:
Minneapolis: Diintu waa nasteexo iyo Asalaynta Dacwadda:
Waxaa muxaadarooyin xiriir laga soo jeedin doonaa Masjidka Abuubakar Assadiiq ee magaalada Minneapolis maalmaha Jimce, Sabti iyo Axad (24-26 December 2010).
Muxaadarrooyinka oo cinwaankooda Guud yahay Diintu waa nasteexo iyo Asalaynta Dacwadda, culamada ka qayb qaadan doona waxaa ka mid ah:
- Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan (Boosaaso)– muxaadaro cinwaankeedu yahay “Mowqifka Muslimku ka istaagayo fidnada
- Dr. Maxamed Sh. Cismaan (Nairobi)– muxaadaro cinwaankeedu yahay “Inxiraafka Asbaabtiisa, Muuqaalkiisa iyo Dawayntiisa.
- Sh. C/raxmaan Sh. Cumar (Minneapolis) – muxaadaro cinwaankeedu yahay “Taariikhda Dacwada Islaamka ee Soomaaliya”
- Sh. C/laahi Ibraahim (mpls) – muxaadaro cinwaankeedu yahay “Xarakaadka Gaalaysiinta ee Soomaray Taariikhda Islaamka”
- Sh. Maxbuub Cabdillai – muxaadaro cinwaankeedu yahay “uga digidda Dadka Dhibaatooyinak Carrabka.”
Muxaadarooyinkaasi waxay toos uga bixi doonaan Masjidka Abuubakar, saddexda maalmood ee Jimce, Sabti iyo Axad (Dec 24, 25, & 26, 2010) Jadwalka Muxaadaraadka goor dhow filo insha allaah.
2:40-3:30 Pm | Uga digida dadka Dhibaatooyinka Carabka.
Sh.Maxbuub Cabdilahi (MPLS) Live. |
تحذير الإنسان من آفات اللسان.
لفضيلة الشيخ:محبوب عبدالله .(من علماء المركز أبوبكرالصديق) |
3:30-4:35Pm | Taariikhda Dacwada salafiyada ee Soomaaliya.Q-1aad Sh.Abdirahman Sh. Omar (MPLS) Live. | تاريخ الدعوة السلفية في الصومال(الحلقة الأولى)
لفضيلة الشيخ الإمام: عبدالرحمن شيخ عمر. |
5:00-7:00 Pm | Taariikhda Xarakaadka Gaalaysiinta. Q-1aad
Sh.CabdillaahiIbraahim (MPLS) Live. |
الحركات التكفيرية عبر تاريخ الإسلامي.(الحلقة الأولى)
لفضيلة الشيخ:عبدالله إبراهيم.(من علماء المركز أبو بكرالصديق) |
Saturday السبت (Dec,25-2010)
2:40-4:30Pm | Taariikhda Xarakaadka Gaalaysiinta. Q-2aad
Sh.Cabdillaahi Ibraahim (MPLS) Live. |
الحركات التكفيرية عبر تاريخ الإسلامي.(الحلقة الثانية)
لفضيلة الشيخ الإمام:عبدالرحمن شيخ عمر. |
5:00-6:30Pm | Inxiraafka: Asbaabtiisa,Muuqaalkiisa iyo dawayntiisa
Dr. Sh.Maxamed Cisman (Kenya) |
الإنحراف: أسبابه، ومظاهره ،وعلاجه.(الحلقة الأولى)
لفضيلة الدكتور:محمد شيخ عثمان.. |
6:45-8:30 Pm | MowqifkamuslimkukaistaagoFidnada. Q-1aad
Dr. Axmed X. Cabdiraxman (Boosaaso) |
موقف المسلم من الفتن (الحلقة الأولى)
لفضيلة الدكتور: أحمد حاج عبدالرحمن. |
Sunday الأحد (Dec,26-2010)
2:45-4:15Pm | Inxiraafka: Asbaabtiisa,Muuqaalkiisa iyo dawayntiisa
Dr. Sh.Maxamed Sh. Cisman (Kenya) |
الإنحراف: أسبابه،ومظاهره،وعلاجه.(الدرس الثاني)
لفضيلة الدكتور:محمد شيخ عثمان |
5:00-6:45Pm | Taariikhda Dacwada salafiyada ee Soomaaliya. Q-1aad Sh.Abdirahman Sh. Omar (MPLS) Live. | تاريخ الدعوة السلفية في الصومال (الدرس الثاني)
لفضيلة الشيخ الإمام1:عبدالرحمن شيخ عمر. |
7:00-8:45 Pm | MowqifkamuslimkukaistaagoFidnada. Q-2aad.
Dr. Axmed X. Cabdiraxman (Boosaaso) |
موقف المسلم من الفتن(الحلقة الثانية)
لفضيلة الدكتور: أحمد حاج عبدالرحمن |
Faahfaahin la xiriir masjidka Abuubakar | http://www.abuubakar.org/
Jadwalka Muxaadaraadka Minneapolis oo PDF ah halkaan ka fiiri/ka daabaco
Flyareka muxaadarooyinka Minneapolis ka da daalaco Halkan
***
Johannesburg
مجلس البيان الإسلامي
AL-BAYAAN ISLAMIC COUNCIL
SHIRWEYNNIHII KOOWAAD EE JAALIYADDA SOOMAALIDA KOONFUR AFRIKA.
JADWALKA GUUD EE MU’TAMARKA JOHANNESBURG, KOONFUR AFRIKA.
WUXUU SOCONAYAA 25-28/12/2010. KUNA BEGAN 19-22/01/1432H
Maalinta Sabtida
Tarikhda | Malinta | Muxaadarada | Soo jeediyaha | Wakhtiga |
25/12/2010 | Sabti | Dawrka ay Gabadhuhu Dacwada ku leyihiin | Sh.Maxamed Idiris | 10:00am-12:10pm |
25/12/2010 | Sabti | Dhaqan Wanaaga Qoyska | Sh. Maxamud Shibli | 01:30pm-03:00pm |
25/12/2010 | Sabti | Heshiiski Xudeybiyah | Sh. Maxamed Cabdi Umal | 04:30pm-06:10pm |
25/12/2010 | Sabti | Ganacsiga iyo Sharecada Islamka | Sh.Maxamud Shibli | 07:30pm- Cishaha |
Maalinta Axadda
Tarikhda | Malinta | Muxaadarada | Soo jeediyaha | Wakhtiga |
26/12/2010 | Axadda | Xanta iyo Isku dirka | Sh.Maxamed Cabdi Umal | 10:00am-12:10pm |
26/12/2010 | Axadda | Ilahey Dartii oo loo Ooyo | Sh.Maxamed Idiris | 01:30pm-03:00pm |
26/12/2010 | Axadda | Islamku Waa dariqa Nolosha | Sh. Maxamud Umal | 04:30pm-06:10pm |
26/12/2010 | Axadda | Kalimad Gaaban | Culimada oo dhan | 07:30pm- Cishaha |
Maalinta Isniinta.
Tarikhda | Malinta | Muxaadarada | Soo jeediyaha | Wakhtiga |
27/12/2010 | Isniin | Axkaamta Dhahaarada | Sh.Maxamud Shibli | 10:00am-12:10pm |
27/12/2010 | Isniin | Amanada iyo Axkamta Daynta | Sh.Maxamed Umal | 01:30pm-03:00pm |
27/12/2010 | Isniin | Sinada iyo Saamaynteda | Sh.Maxamed Idiris | 04:30pm-06:10pm |
27/12/2010 | Isniin | Fiqhu Aqaliyatul Muslimah | Sh.Maxamud Shibli | 07:30pm- Cishaha |
Maalinta Talaadada.
Tarikhda | Malinta | Muxaadarada | Soo jeediyaha | Wakhtiga |
28/12/2010 | Talado | Tarbiyadda Carurta | Sh.Maxamud Shibli | 10:00am-12:10pm |
28/12/2010 | Talado | Tarikhda Saxwada | Sh. Maxmed Idiris | 01:30pm-03:00pm |
28/12/2010 | Talado | Caqiidadu Waa koow | Sh.Maxamed Cabdi Umal | 04:30pm-06:10pm |
28/12/2010 | Talado | Nadwa- | Culumada oo dhan | 07:30pm- Cishaha |
NB: Jadwalka muxaadaraadku waa is bedeli karaa duruuf timaada awgeed.
Jadwalka Muxaadarooyinka Johannesburg oo PDF ah halkan ka soo rogo
La xiriir
AL-BAYAAN ISLAMIC COUNCIL TRUST
Tell: + 27 11 837 1424
Fax: + 27 11 839 3612
www.al-bayaan.net
(Fadlan aragtidaydan gaaban maamulka somalitalk waxaan codsanayaa in aanay masaxin/jarin) mahadsanidin
Allah ayaan ku dhaartee, wadaadada somaaliyeed war dambe kama dhagaysanayno illaa ay noo kala caddeeyaan in ay taageersan yihiin mujrimiinta Alshabaab iyo in ay kasoo horjeedaan. sidee ayay xanta iigu diidi karaan iyagoo ka aamusay ninka dhiiga islaamka xallaallaystay