Home » Faallo »

Liiska Xildhibaanada Baarlamaanka Cusub oo Magacyada 202 kamid ah la faafiyey

Magacyada 202 qof oo ka mid noqonaya xildhibaanada baarlamaan cusub ee loo samaynayo Soomaaliya ayaa waxaa faafiyey guddiga farsamada ee qaabilsan soo xulidda xubnaha baarlamaanka.

Waxaana la sheegay in magacyada inta dhiman la soo dhamaystiri doono, laakiin lama sheegin sababta keentay in la shaaciyo magacyada qaar ayadoo aan la soo dhamaystirin. Tirada guud ee laga raboo in uu noqdo baarlamaka cusub waa 275 xildhibaan, waxaana sidaas ku dhiman 73 xildhibaan oo aan weli magacyadooda la shaacin.

Magacyada la shaaciyey waa kuwa hoos ku qoran:

BEESHA SHANAAD

  • 1. Bashiir Maxamed Jaamac
  • 2. Biibi Khaliif Maxamed
  • 3. Burci Maxamed Xamza
  • 4. C/raxmaan Cabdi Cusmaan
  • 5. C/weli Ibraahim Sheekh Muudey
  • 6. Caadil Sheegow Sagaar
  • 7. Cabdinaasir M.Cali
  • 8. Faarax Sheekh C/qaadir maxamed
  • 9. Fahmo Axmed Nuur
  • 10. Ibraahiim Saalax Dayfullah
  • 11. Jeylaani Nur Ikar Sh. Suufi
  • 12. Khadiija Maxamed Diiriye
  • 13. Maxamed Axmed Keynan
  • 14. Maxamed Cumar Dhalxa
  • 15. Maxamed Maxamuud Xeyd
  • 16. Maxamuud Maxamed Jimcaale
  • 17. Mustafa Maxamed Cabdullahi
  • 18. Shariif Maxamed Siidi
  • 19. Shariif Maxamed Xasan
  • 20. Xasan Ibraahim maxamed
  • 21. Xuseen Maxamed Muuse
  • 22. Yuusuf Maxamed Ismaaciil
  • 23. Yuusuf Xeyle Jimcaale

DIGIL MIRIFLE

  • 24. Aadan Ibrahim Dhaayow
  • 25. Aadan Sheekh Maxamed
  • 26. Aweys C/lahi Ibrahiim
  • 27. Axmed Mayow Cabdulle
  • 28. C/laahi Cabdi Garuun
  • 29. Cabdi Macalin Aden
  • 30. CabdiKaafi Macalin Xasan
  • 31. Cali Aadan Xuseen
  • 32. Cali Sheekh Maxamed Nuur
  • 33. Cusman Libax Ibrahim
  • 34. Cusman Mukhtar Maxamed
  • 35. Dr. Ibrahiim Xuseen Cali Saalax
  • 36. Dr. Muumino Sh. Cumar2
  • 37. Dr.Khaalid Cumar Cali
  • 38. Eng Maxamud Maxamed Bonow
  • 39. Fadumo Nuur Maxamed
  • 40. Fowziya Maxamed Sheekh
  • 41. Ibrahim Cali Cumar
  • 42. Ibrahim Isaakh Yarow
  • 43. Isaaq Maxamed Cali(Riino)
  • 44. Isaaq Maxamed Maxamuud
  • 45. Isgow Derow Isaq
  • 46. Khaliif Sh. C/laahi
  • 47. Luul Cabdi Aadan
  • 48. Maryan Macalin Isaaq
  • 49. Maxamed Cabdi Cali
  • 50. Maxamed Cali Xuseen
  • 51. Maxamed Cusman Jawaari
  • 52. Maxamed Kheyrow Maxamed Yusuuf
  • 53. Maxamed Mursal Borow
  • 54. Maxamed Rashiid Maxamed
  • 55. Maxamud Macalin Yaxye
  • 56. Maxamuud Cabdi Xuseen
  • 57. Mayow Mustaf Xasan
  • 58. Mohamed Nuuraani Bakar
  • 59. Muna Ibrahim Abiikar
  • 60. Mustaf Mukhtar Gudow
  • 61. Nuur Cali Aadan
  • 62. Saalim Aliyow Ibrow
  • 63. Samaan Maxamed Sheekh
  • 64. Sayid Cali Cabdulkadir Macalin
  • 65. Sh. Shaacir Sh. Maxamed
  • 66. Sharif Maxamed Cabdalle
  • 67. Sharif Xasan Sh Aden
  • 68. Xabiibo Maxamed Kheyr
  • 69. Xasan Macalin Xuseen
  • 70. Xuseen Cismaan Xuseen
  • 71. Xuseen Maxamud Sh Xuseen
  • 72. Yacquub Cali Maxamed

DAAROOD

  • 73. A/weli Maxamed Cali Gaas
  • 74. Abdi Barre Yusuf Jibril
  • 75. Abdi Mohamed Ali
  • 76. Abdirisak Osman Hassan
  • 77. Abdiwahab Ugas Husen Ugas Khalif
  • 78. Abdulahi Bile Nor
  • 79. Abdulahi Haji Dayib
  • 80. Abdulaziz Abdulahi Mohamed
  • 81. Ahmed Ismail Mohamed
  • 82. Ali Ahmed Mohamed
  • 83. Axmed Aabi Aadan
  • 84. Bare Ugas Geedi
  • 85. C/laahi Maxamed Ciise
  • 86. C/raxman Xoosh Jibriil
  • 87. C/waxid Cabdullahi Jama
  • 88. Cabdi Cabdulaahi Maxamed
  • 89. Dahir Haji Gelle Farah
  • 90. Da’ud Abdikarim Sh. Omar
  • 91. Dr. Abdulkadir Abdi Hashi
  • 92. Hamza Sh. Husen
  • 93. Hassan Abshir Farah
  • 94. Isse Mohamed Ahmed
  • 95. Mahdi Ali Osman
  • 96. Maxamud Axmed Maxamud
  • 97. Maxamed C/lahi Xasan
  • 98. Maxamed Iidle Geedi
  • 99. Mohamed Abdi Yusuf
  • 100. Mohamed Ahmed Kulan
  • 101. Mohamed Ismail Shuriye
  • 102. Mohamed Sh. Aden Hirale
  • 103. Mohamud Hayir Ibrahim
  • 104. Muse Ahmed Ismail
  • 105. Muse Hassan Abdulle
  • 106. Prof. Mohamed Abdi Mohamed
  • 107. Sacdiya Careys Ciise
  • 108. Saciid Abdulahi Mohamed
  • 109. Sadiiq Abdikariim Maxamed
  • 110. Sahra Jama Ali
  • 111. Siyaad Maxauud Shire
  • 112. Xuseen Khalif Jama

DIR

  • 113. Aamino Cumar Jaamac
  • 114. Abdulaahi Hussein Ali
  • 115. Abdulaahi Cisman Ducaale
  • 116. Abdulahi Abyan Nuur
  • 117. Abdulahi Cumar Abshir Cumar
  • 118. Ahmed Dhimbil Roble
  • 119. Axmed Aadan Axmed
  • 120. Axmed Aadan C/raxman
  • 121. Busharo Cabdi Diriye4
  • 122. C/lahi Cisman Ducale
  • 123. C/lle Xaaji Cali Axmed
  • 124. C/naasir Gaarane Mohamed
  • 125. C/qaadir Sh. Cali Ibrahim
  • 126. C/qafaar Mohamed Oomar
  • 127. C/raxman Maxamud Caateye
  • 128. C/risaaq Daahir Maxamud
  • 129. C/xakiim Ciise Guuled
  • 130. Caashakoos Maxamuud Cumar
  • 131. Cabdalle Boss Axmed
  • 132. Cabdi Xaashi C/llahi
  • 133. Cabdirahman Ahmed Suge
  • 134. Cabdullahi Qayad Barre
  • 135. Cadar Abdi warsame Isaaq
  • 136. Cali Xasan Guyow
  • 137. Cisman Cilmi Boqare
  • 138. Dr Siciid Mohamed Ali
  • 139. Dr. Ibrahim Suleyman Xaaji Nuur
  • 140. Duniya Maxamed Cali
  • 141. Faaduma Xasan Cali
  • 142. Faduma Odowa Rageh
  • 143. Faysal Cumar Guuleed
  • 144. Gen Siciid Xasan Geedi
  • 145. Ismaciil Xassan Jaamac
  • 146. Jamaal Xasan Ismaaciil
  • 147. Khadar Biixi Caalin
  • 148. Khadra Ahmed Ibrahim
  • 149. Mahad Cabdalle Cawad
  • 150. Mahad Mohamed Ducaale
  • 151. Maxamed Axmed Gurxan
  • 152. Maxamed C/laahi Kaamil
  • 153. Maxamed Cabdi Xayir
  • 154. Maxamed Cali Xagaa
  • 155. Maxamed Xasan Aadan
  • 156. Prof Ahmed Ismail Samatar
  • 157. Ridwan Hirsi Mohamed
  • 158. Sahro C/qadir C/raxman
  • 159. Saynab Maxamed Caamir
  • 160. Xiis Hassan Aadan
  • 161. Xiis Muuse Cawl Cali
  • 162. Xuseen Arab Esse Xayd
  • 163. Xuseen Cabdisalaan
  • 164. Yusuf Dirir Abdi
  • 165. Zakariye Xuseen Aare

HAWIYE

  • 166. A/qadir Cosoble Ali
  • 167. A/raxman Ibrahim Ali
  • 168. Abdirahman Kulmiye Hirsi
  • 169. Abdisamad Maxamud Xasan
  • 170. Abdulkadir Mohamed Aden
  • 171. Abdullahi Jama Hussein
  • 172. Amina Mohamed Abdi
  • 173. Bashiir Addow Alassow
  • 174. C/laahi Goodax Barre
  • 175. C/laahi Maxamed Adan
  • 176. C/qadir Sheekh Xanafi
  • 177. Caasha Xaaji Cilmi
  • 178. Cabdi Axmed Dhuxulow
  • 179. Cabdisataar Sh. C/salaam Sh Xasan Barsame
  • 180. Cali Nuur Xuseen Cali
  • 181. Cali Yuusuf Cusman
  • 182. Ciise Wehelie Maalin
  • 183. Cismaan Maxamed Cabdi
  • 184. Cumar Islow Maxamed Abukar
  • 185. Cusman Xaaji Cali
  • 186. Daahir Aamin Jeesow
  • 187. Daahir Xasan Cabdi
  • 188. Mahad Maxamed Salaad
  • 189. Maxamed Abukar Islow
  • 190. Maxamed C/laahi Xasan
  • 191. Maxamed Hasan Ibrahim
  • 192. Maxamed Maxamud Guure
  • 193. Mohamed Ahmed Nur
  • 194. Mustafa Sh. Cali Dhuxulow
  • 195. Nadifo Maxamed Osman
  • 196. Nuur Iidow Beyle
  • 197. Qaali Axmed Diiriye
  • 198. Sacdiyo Cumar Sheegow
  • 199. Samira Xasan Cabdulle
  • 200. Shuriye Mumin Afrax
  • 201. Xasan Macalin Maxamed
  • 202. Yuusuf Geele Ugaas

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: , , ,

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.