Farriin ku socota Odayaasha Dhaqanka ee shirku uga socdo Muqdisho — Kenya ha u hirgelina hamigeeda in ay goosato qayb kamid ah dhul-badeedka Soomaalida…
Goor aan ka baxnaba KMG waan ka bixi doonaa INSHAA ALLAAH.
Waxaa qoraalka hoose ka arki kartaan sida uu ugu qeexanyahay in dhul badeedkii ay Kenya waligeed raadineysay uu hadda qarka u saaran yahay in uu u hirgalo ayadoo la adeegsanayo Shirkado si cad xadgudub u sameeyay oo Kenya ay heshiis kala saxiixdeen sida aad ka arki kartaan qoraalkan hoose iyo qoraallo hore oo aan idiinsoo gudbiyay.
Waxaa kaloo aan wada arkeynaa in Dastuurkayagii uu ku qoranyahay qodob u fududeynaya hirgalinta khayaanadaas, ayadoo lagu mashquulsanyahay sidii loo soo aruurin lahaa kuwii ansixinayay.
Waxaan Ummadda ku mashquulsan ansixidda Dastuurkaas u sheegayaa in aay ILAAHEY ka cabsoodaan oo Khayaanadaas iska cad aaysan nagu ridin.
Waxaan Ummadda Soomaaliyeed ayagana kala dardaarmayaa in la iscafiyo oo gacmaha la isqabsado lagana horyimaado boobkaas nalala damacsanyahay.
Fiiro gaar ah:-
Waxaan horay qoraalladeydii ugu qoray in uusan igu jirin damac siyaasadeed iyo mid dhaqaaleba, waxa kaliya oo illaa iyo maantay qoraallada iyo warbixinnada iyo digniinta idiinku soo qorayay in dhul badeedka Soomaaliyeed aan la bililiqeysan.
Maantay waxaan u jeedaa in khayaanadii Kenya aan u hirgalineyno annagoo u ansaxineyna dastuurkayaga oo qodobo u hiilinaya ay ku qoranyihiin.
Ilaahey ha nawada tuso jidka toosan. AAMIIN.
Bashir Shekh Moxamed
bashirmohamud@yahoo.com
Isbarbardhig: Qodobka 7aad ee labada Dastuur ee ay soo kala diyaariyeen Guddiga Madaxa bannaan (Jabuuti) iyo Saxiixayaashii Roadmapka (Nairobi)
Sida kuqoran Q.7aad ee Dastuurka ay so diyaariyeen Guddiga Madaxa Bannaan
Qodobka 7aad
Dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
1. Gobannimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay koobeysaa dhulka Jamhuuriyadda oo idil, oo ay ku jiraan berriga, badaha, jasiiradaha iyo uurkooda hoose, hawadooda sare, iyo geyi-qaaradeedka iyo sidoo kale, dhulka iyo biyo-goboleed kasta oo ku soo biira Jamhuuruyadda Federaalka Soomaaliya, si waafaqsan sharci uu Baarlamaanka Federaalku ansixiyo.
2. Dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waa laguma xadgudbaan lamana qaybin karo.
Sida ay Q.7aad u bedeleen Saxiixayaashii Roadmapka
Qodobka 7aad
Dhulka Jamhuuriyada Federaalka Somaliya
1. Gobannimada Jamhuuriyada Federaalka Somaliya waxay koobeysaa dhulka Jamhuuriyada Federaalka Somaaliya oo idil, oo ay ku jiraan berriga, badaha, jasiiradaha iyo uurkooda hoose, hawadooda Sare iyo geyi-qaaradeedka iyo dhul iyo biyo-goboleed kasta oo ku soo biira Jamhuuruyadda Somaliya, si waafaqsan sharci uu Baarlamaanka Qaranku ansixiyo.
2. Dhulka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliyeed waa laguma xad-gudbaan lamana qaybin karo.
3. Dhulka Jamhuuriyada Federaalka Somaliya ee khilaafaadka soohdimaha caalamiga ka dhasha in xallintooda loo maro tub nabadeed iyo iskaashi waafaqsan qawaaniinta Dalka u degsan iyo kuwa Caalamiga ah.
4. Xuduudaha Jamhuuriyada Federaalka Somaliya waa xuduudihii ku astaansanaa Dastuurka 1960 ee Somaliya.
5. Jihooyinka xuduudaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya:
(a) Waqooyi: Gacanka Cadmeed
(b) Waqooyi Galbeed: Jabuuti
(c) Galbeed: Ethiopia
(d) Koonfur Galbeed: Kenya
(e) Bari: Badweynta Hindiya
Somalia/Kenya Maritime Dispute Heating Up
Date: Tuesday, July 10, 2012
The dispute between Somalia and Kenya over the maritime boundary between the two countries is heating up as Kenya continues to award more acreage and exploration programs move closer to take off. The government in Somalia says that the awards made by Kenya to ENI and Total are illegal because they lie in waters claimed by Somalia.
Somalia’s deputy energy minister, Abdullahi Dool told Reuters that the contracts awarded for four blocks in deep waters are invalid and the government planned to complain to the UN, which oversees maritime border laws. “We are concerned about the lease of blocks,” Dool was quoted as saying. “I am sure we will lodge complaints.”
The Kenyan government disagrees with its petroleum commissioner Martin Heya, telling Reuters “Saying these are not Kenyan blocks is like saying we don’t have a full-fledged government, like we are a banana republic.”
Kenya’s position is that the maritime boundary, over which there is no formal agreement, should run due east from the point at which the land border meets the coast, like the maritime boundaries of other countries along the coast. While Somalia says the boundary should extend perpendicular to the coastline, giving it a big chunk of the waters claimed by Kenya.
Source: http://www.petroleumafrica.com/en/newsarticle.php?NewsID=13868
——
- QEEXID: Waa Maxay “Banana republic”: A banana republic is a politically unstable country that economically depends upon the exports of a limited resource (fruits, minerals), and usually features a classed society — a large, impoverished working class and a ruling plutocracy, the rich élites of business, politics, and the military… Check: http://en.wikipedia.org/wiki/Banana_republic
…………
Kenya, Somalia border row threatens oil exploration
A row between Kenya and Somalia over their maritime border may deter multinational oil companies from exploring for oil and gas offshore east Africa, and a Somali official warned that the argument could escalate.
The two coastal nations disagree over the location of their boundary line in the Indian Ocean. At stake are their legal claims to sell rights for exploration and collect revenue from any discovery.
Kenya recently identified eight new offshore exploration blocks available for licensing, and all but one of them are located in the contested area.
“The issue between Somalia and Kenya is not a dispute; it is a territorial argument that came after oil and gas companies became interested in the region,” Abdullahi Haji, Somalia’s minister of foreign affairs, told Reuters in Mogadishu.
“If the argument continues unsolved, it will change into a dispute that may result at least in souring the deep relation between our two countries and (cause a) war at last,” he said.
East Africa has become a hot spot for oil and gas exploration, spurred by new finds in waters off countries including Uganda, Tanzania and Mozambique. In the Horn of Africa, Somalia’s semi-autonomous Puntland and Somaliland regions have also licensed exploration blocks.
Kenya announced its first oil discovery in March by British oil firm Tullow Plc, which was on land.
The row between Kenya and Somalia threatens to upend some exploration rights that Kenya has granted to oil and gas companies, which have already started exploring in the area.
French firm Total and Texas-based Anadarko and the only two companies so far holding licenses from Kenya to blocks in the disputed area. They have no immediate plans to drill there. Both companies declined to comment on the border issue.
UN INTERVENTION?
Martin Heya, Kenya’s petroleum commissioner, said he was confident the United Nations, which could be requested to help delineate the border, would agree with his country’s view, and he expected companies to continue their exploration activities.
“Do you stop working just because the boundaries have not been determined? No,” he told Reuters.
Consultants involved in border demarcation said the two countries won’t have a legitimate boundary until they sign a treaty that delimits the border, but that is unlikely to happen until Somalia has a stable government
Heya says the maritime border between the two countries should run horizontally east from the point at which the two countries touch on land. The practice in east Africa has been for boundaries to run along the line of latitude, Heya said.
“For the time being, this is where we believe the border should be,” he said, referring to the horizontal east-west maritime border. Somali officials say the onshore border continues into the ocean diagonally southeast and that a horizontal border would be unfair.
If the Somalia-Kenya border was continuous from land into the ocean, making it lie diagonally from the northwest to the southeast, Kenya would be left with a small triangle in the Indian Ocean over which it could claim mineral rights.
Kenya has had stable diplomatic relations with its war-torn neighbour, but the east African economic powerhouse sent troops into Somalia last October in pursuit of al Qaeda-linked al Shabaab rebels, accusing the militants of cross-border attacks on its territory.
UNSTABLE SOMALIA
Joshua Brien, a legal adviser with the Commonwealth Secretariat, who has consulted with Kenya on maritime border matters, said the two countries won’t have a legitimate boundary until they write and sign a treaty. The absence of a stable government in Somalia could hinder this process, he said.
Somalia’s government has been battling an insurgency by al Qaeda-linked rebels for years and barely controls the capital, even with the help of an African peace-keeping force executing a U.N. mandate to prop up its Western-backed government. It is unlikely it would have the ability to wage a war on Kenya.
Brien also said the two countries’ border disagreement is not unique. Throughout the world there are unresolved maritime boundaries. “It is not uncommon for maritime boundary issues to become heated, especially where petroleum exploration and development is concerned,” he said.
“In the case of Somalia, the matter is exacerbated by the governance and offshore security situation in that country, both of which are well known.” Kenya is pushing on with oil and gas exploration, but petroleum commissioner Heya acknowledged the border dispute could cause problems in the future.
Heya said companies will be unable to drill in their respective blocks until the boundary is settled, because it will be unclear where to direct revenue from a resource discovery. “Where the revenue goes is not apparent,” Heya said.
—Reuters
Source: http://www.standardmedia.co.ke/?articleID=2000056678&pageNo=2
———–
Halkan hoose ka akhriso qoraalladii Bashir Shekh Moxamed ee Difaacca Badda.
- Shirkado Kenya Heshiis kula galay Badda Soomaaliya in ay shidaal ka baartaan
- SomaliTalk.com » I AM NOT A SPOILER – (MA IHI QASWADE)
- Warbixin iyo Baaq ku socda Soomaalida oo Idil: Difaaca Badda Soomaaliya
- Dhul-badeedka Soomaaliyeed Wuu Leeyahay Soohdin Cabbiran
- Ex-Somali Diplomat Accuses Kenya of Illegal Block Awards
- Complaint against the Illegal Offensive Acts towards Somalia’s …
- Cabasho ku saabsan Sharciyada Xaqdarada ah ee lagu Fulinaayo Xuduudaha dhulka iyo Badda Soomaaliya
- “BADBAADI BADDA SOOMAALIYEED” – “SAVE THE SOMALI SEAS”
- Waxaa lasoo gaaray waqtigii ay ku talagashay Kenya in Shiidaalkii …
- Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in 5 …
- Bannaanbax Deg deg ah oo ku wajahan Commonwealth iyo Damacooda Badda Soomaalida in la sameynayo 26 June 2011
- “DFKMG Haka Laabato Hadalkii Wasiirka Kalluumaysiga” ee ku
- Baarlamaanka Soomaaliya waa in uu soo saaro xeer ay ku cadaynayaan in badda Soomaaliya cabirkeedu yahay 350 mayl-badeed
- Mudaharaad Email Ku Jawaabid ah Looga soo Horjeedo Boobka Badda Soomaaliyeed
- Ma rabataa in aad ogaado cabirka dhul badeedka Soomaaliya
- Baaq ku socda Madaxda Soomaaliyeed. (Waxaa jira arrimo hadda la sahlanayo oo hadhow aan xal loo heli doonin).
- Acque territoriali Somale -( Programma del Signor Carl Peter Salicath). Lettera mandata all’Ambasciata Norvegese a DEN HAAG.
- Ma dooneysaa in aad codkada ku bad baadiso dhacida Badda Soomaaliyeed la xariir emeelada hoos ku qoran oo ah dadka faraha ku haa
- “Norway Faraha ha kala baxdo Badda Soomaaliya”: Saraakiishii
Other News
Why so many Somali-Canadians who go west end up dead
They are called the ciyaal baraf, or the children of the snow. The kids of a generation who fled blood-stained Somalia two decades ago.
Their parents sought refuge across the world in a mass exodus from civil war. Many settled in Canada, mostly in Toronto, where they raised their children, often in poverty. And, as the children came of age and branched out across the country, a new kind of grief emerged.
comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.