Home » Faallo »

Weli Ma Quusannin Waraabayaashii Baddu!!

Maanta (21 May 2010) waxaa ka furmay magaalada Istanbul ee waddanka Turkiga shir saddex maalmood soconaya oo looga hadlayo arrimo muhiim ah oo khuseeya Soomaalida. Shirka waxaa garwadeen ka ah Ururka Qaramada Midoobay, mana aha midkii ugu horreeyay ee noociisa oo kale ah. Waxaa horay shirar la sheegay in looga hadlayo arrimaha cakiran ee Soomaaliya lagu qabtay magaalooyinka New York (USA), Oslo (Norway), Brussels (Belgium), Rome (Italy) iyo meelo kale.. Qormada oo dhamaystiran Akhri HALKAN/RIIX

Warbixinta oo dhamaystiran HALKAN AKHRI

Warbixinta oo dhamaystiran HALKAN AKHRI/GUJI

https://somalitalk.com/2009/may/13/badda123.html

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

2 Jawaabood " Weli Ma Quusannin Waraabayaashii Baddu!! "

  1. Hi Eng,

    This is a good information and i do agree with you that western who want to loot Somalia seashore resources are making ends meet so they are monogramming ways out to get back to loot these resources using different names this time ‘Development’ of Somalia coast. What is the role of Turkey in this case? is Kenya and Norway behind Turkey move?
    If the deal is clean and transparent then this could be an opportunity for Somalis but if suspected of any hidden motives then the rejection starts. They should know the Somalis are very keen although harbored by civil strives.

    Regards,

    Mowlid A. Osman
    Security analyst Somalia

  2. waxaan aad uga xumahay qiyaanooyinka is daba jooga ah ee aay maleegayso unka dalal shisheeye alloow cadowgeena naga qabo iyo inta u adeegeyso