Home » Warar »

Minneapolis: Warbixin Mutamarkii 10aad ee Woqooyiga Ameerika

Waxaa magaalada Minneapolis lagu soo gabagabeeyey Mutamarkii 10-aad ee Woqooyiga Ameerika oo socdey saddex maalmood (June 18-20, 2010). Mutamarkaas oo sanad kasta xilliga xagaaga lagu qabto Minnesota. Mutamarka sannadkan waxaa si wada jir ah u soo diyaariyey Xarunta Abuubakar As-Saddiiq Islamic Center ee Minneapolis iyo Goloha Iimaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika. Ilaahay Mahadi ha kagaadho Mu’tamarka ayaa si habsami ah kusoo gabagaboobay.

Mu’tamarka waxaa kabaxay 60 muxaadaro oo isagu jira Somali, Ingiiris iyo Carabi. Waxaa kaloo Mu’tamarka oo aad u waynaa lagu soo bandhigay 24 barnaamij oo bulshada baahideeda kala duwan loogu talagalay. Waxaana kasoo qayb galay culimo ka kala timid Maraykanka, Yurub iyo Carabta iyo Afrika oo Sh. Shibille Camerada la iska arko lagu soo xiray. Mu’tamarka ayaa ka kala baxayey 4 qaybood oo is garab socda ayaa sanadkan xooga saarayey Fahamka Diinta guud ahaan, gaar ahaana dhinaca Fiqiga. WARBIXINTA OO DHAN KA AKHRI HALKAN/RIIX

Warbixinta Mutamarka oo dhamaystiran ka akhri Halkan/GUJI

Warbixinta oo dhan ka akhri HALKAN

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.