Home » Qoraallada Halkudhegga "Mutamar"

Mutamarkii Minneapolis: warbixin

Jul 4, 2011
Mutamarkii 11aad ee Minneapolis oo si habsami ah u soo gabagaboobey Mutamarka Minneapolis oo soconayey saddex Maalmood (1-3 July) ayaa soo gabagaboobay… Waxaa habeenimadii Axadda si wanaagsan ku soo gabagaboobey mutamarkii Minneapolis.. Hoos ka akhri warbixintii mutamarka Waxaa Jimcadii July 1, 2011 magaalada Minneapolis ka bilowday Mutamarkii 11-aad oo ay si wadajir u soo qaban qaabiyeen ... 
Halkudheg:

“Xaaladda Soomaaliya”: Muxaadaradii Sheikh Maxamed Idris ka jeediyey Mutamarka Minneapolis (Dhegeysi)

Jul 3, 2011
Sabtidi oo taariikhdu ahayd July 2, 2011 oo ahayd maalintii labaad ee Mutamarka Minneapolis ayaa muxaadaro cinwaankeedu ahaa “Xaaladda Soomaaliya” soo jeediyey Sheikh Maxamed Idiris, asagoo ku xeel dheeraday sida ay umadi xal ku gaari karto inay tahay ayaga dhexdooda in aysan is khilaafin oo kala tegin, isla markaasna waa in la xalliyo wixii hore u dhacay si meel loo saaro xad gudubyadii... 
Halkudheg: , ,

SHEIKH MAXAMED KHADAR IYO DOORKIISII DACWADEED

Nov 14, 2010
EE WAQOOYIGA   MARAYKANKA.iyo xaaladiisa(Diyaariye  sh abul-fadli)(Qaybta1aad) Sheikh Maxamed Maxamuud(Sh.maxamed khaddar)Waxaa uu ahaa iimaamkii iyo khadhiibkii masaajidka Al-anssar ee Magaalada Sandiego,Gobalka Calaforniya ee Wadanka Maraykanka.Sheikh Maxamed Waxaa lagu xiray todobaad ka hor Isla magaaladaas uu ka ahaa iimaamka.Waa suno ama waa dhariiq rabaani ah oo xikmada illaah ay ku dureersatay,in... 
Halkudheg: ,

Booqashooyinkii Dacwadeed ee Sweden Sh. M. Umal iyo Sh. M. Idris

Jul 22, 2010
Shirweynihii 18aad ee Jaaliyadaha Scandinivia oo Sanadkan lagu qabtay Magaala madaxda Sweden (Stockholm) iyo Muxaadarooyinka qaarkood ay culimadu u tageen Magaalooyinka Goteborg, Caasimadda 2aad ee dalka Sweden Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna korkiisa ha ahaato. BOOQASHOOYINKII DACWADEED EE SWEDEN SH. M. UMAL IYO SH.M. IDRIS Somalitalk.com/Goteborg-Sweden HALKAN KA DAAWO... 
Halkudheg:

Shirweynahii 15aad ee Soomaalida Switzerland – Lausanne

Jul 19, 2010
Magaalada Lausanne ee dalka Switzerland waxaa lagu soo gabagebeeyey  shirkii 15aad ee waqtiga kulaylaha lagu qaban jirey wadanka laga soo bilaabo ilaa iyo 1992 intii ay Soomaalidu si weyn usoo gashay dalka Switzerland ———- Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato…. WARBIXIN: Waxaa Magaalada Lausanne ee dalka Switzerland lagu soo gabagebeeyey... 
Halkudheg:

Minneapolis: Warbixin Mutamarkii 10aad ee Woqooyiga Ameerika

Jun 27, 2010
Waxaa magaalada Minneapolis lagu soo gabagabeeyey Mutamarkii 10-aad ee Woqooyiga Ameerika oo socdey saddex maalmood (June 18-20, 2010). Mutamarkaas oo sanad kasta xilliga xagaaga lagu qabto Minnesota. Mutamarka sannadkan waxaa si wada jir ah u soo diyaariyey Xarunta Abuubakar As-Saddiiq Islamic Center ee Minneapolis iyo Goloha Iimaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika. Ilaahay Mahadi ha kagaadho... 
Halkudheg:

Ogeysiis: Mutamarkii Seattle Washington oo la qaban doono June 4-6, 2010

May 25, 2010
MU,TAMARKII SANAWIGA AHAA EE AY SOO ABUUBULIJIREEN  MARKISKA ABUBAKAR EE GOBALKA WASHINGTON,MAGAALADA  SEATTLE,IYO GOLAHA IIMAMYADA EE WAQOYIGA MARAYKANKA.                              WARGALIN.. Waxaa loogu hambelyeynayaa Dhammaan Muslimiinta degan Seattle iyo nawaaxigeeda in Abu-bakr islamic center uu marti galin doono Mu’tamarkii 9 aad ee sanad walba lagu qaban... 
Halkudheg:

Minneapolis: Mutamarkii 10aad ee Waqooyiga Ameerika oo la qabanayo June 18, 19 iyo 20, 2010

May 19, 2010
Qofkuu Illahay Khayr la doono, Diinta ayuu fahansiiyaa Waxaa Farxad u ah Xarunta Abuubakar As-Saddique Islamic Center inay idiin soo gudbiso Mu’tamarkii 10-aad ee sanadlaha ahaa. Abuubakar wuxuu idinku bishaaraynayaa sanadkan in Mu’tamarka labalaariyey,laguna daray qaybto siyaado ah, 1-Qaybta Soomaaliga oo usii kala bixi doonta ilaa sadex qaybood, waxaa kabixi doona Muxaadaraad iyo duruus... 
Halkudheg:

War galinta mu’tamarkii sanadlaha ahaa ee ka dhaca Oslo Norway

Mar 13, 2010
Mu’tamarkii 8aad ee Tawfiiq Islamisk Senter Dhamaan bahweynta Soomaaliyeed gaar ahaan kheyrka jecel ee ku dhaqan wadamada Yurub. Waxaa loogu bishaareynayaa in la qabanayo Mu’tamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu’ga uu qaban jiray Masjid Tawfiiq. Mu’tamarkan oo ah Mutamarkii 8aad ayaa la qabanayaa 01 April wuxuuna soconayaa Illaa 05 April Insha Allaah.Waxaanu Idinka codsaneynaa inaad kasoo qeyb... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...