Home » Warar »

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo la hadlay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota

Warar Goos Goos ah: Arday ka qalin jebisey Jaamacad Indonesia iyo Shir Aqooneed Jaamacada Wuhan ee ku taal China iyo…

  • Magaalada Nairobi oo ay ka dhaceen qaraxyo geystay waxyeelooyin
  • Kulan Dhaqaale loogu uruurinayay Dawlad Goboleedka Bartamaha Soomaaliya oo ka dhacay Birmigham
  • Bandow lagu soo rogay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud kadib markii…

Wararka oo dhan ka akhri HALKAN/GUJI

MINNEAPOLIS: Habeenimadii Isniintu soo galaysey (June 14, 2010) ayaa magaalada Minneapolis waxaa jaaliayadda khudbad u jeediyey Wasiirka Warfaafinta ee Puntland Cabdixakiim Axmed Guleed…. (VIDEO-ga DAAWO)…

INDONESIA: Md. Maxamuud Colow Barow, Danjiraha Jamhuuriyadda Soomaaliyeed ee Indonesia oo ay weheliyaan Danjireyaal, qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadankan Indonesia iyo martisharaf kale ayaa waxa ay ka qeybgaleen xaflad qalinjebin ah oo ay qabanaysay Jaamacadda Pasundan ee ku taala magaalada Bandung, ee Indonesia…..

NAIROBI: Magaalada Nairobi ayaa waxaa ka dhacey qarax ay dad ku dhinteen laba qof, tiro intaas si aad u baddana ay ku dhaawacmeen habeenimadii axada ee xaley, iyadoo uu ka dhacey beerta xoriyada Uhur Park ee kutaal magaalada Nairobi…..

UK: Kulankii ugu horeeyay oo dhaqaale loogu uruurinayo Dawlad gobaleedka bartamaha soomaaliya ayaa maalintii axadda 13 bishaan juun 2010ka ka dhacay magaalada birmingham….

CHINA: Maalintii sabtiga 12-ka June waxaa hoolka weyn ee jaamacada Wuhan kadhacay shir cilmiyeed balaaran oo ey qabteen ardayda soomaaliyeed ee jaamacada Wuhan, shirka ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka sare ee jaamacada wuhan, professors jaamacada wax kadhiga iyo marti sharaf kale oo aad ubadan…..

WARARKAAS OO DHAN KA AKHRI HALKAN…..

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

2 Jawaabood " Wasiirka Warfaafinta Puntland oo la hadlay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota "

  1. keyf ali says:

    way ku mahadsanyahii jaaliyad qurba joogta USA soodhaweentii wasiirka warfaafinta ee dowlad gobaleedka puntland oo ah mid uqalma soodhaweentaa iyo mid ka balaaran taa ahna dhalinta firfircoon ee reer putland tusaalahooda ay ku hanan karaa wadankoodo iyo dadkooda kalsoonidood jaale wasiir sii wad wax tarkaaga weyn waan ubaahannahey e

  2. Sheekada waxay ku socota in la rabo in Somalia laga dhigo dowlado yar yar
    oo aan qayma laheen sida tii lagu tijaabiyay south africa(Lesoto, Swasiland iwm). Adunka umaduha waa is tegaayaan sida(Yurub,anagana waa kala tegenaa), Allow Somaliya sida u dhan,dal aan celna u qodneeyn cidna u maqneeyn, cado qatayaal u tashadeen, umadda nadiifka ah manta waa didinkii
    Ilahay tawakalay waaye.