SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2008» NOV  

:::DOOD VIDEO:::
videoDood ku saabsan Soomaaliya oo Video ah... Daawo...
:::GABAYGII SHIINE:::
gabayGABAY: DABDHEER May 15 oo ku aaddan aasaaskii SYL.. Akhri
:::GABAYGII ENG. CIBAAR:::
cibaarQAYLODHAAN (Gabay cusub) - waxaa tiriyey Inj. Cibaar. Gabayga oo ah maqal iyo akhris....
SOOMAALIDA SWEDEN vs ITO
sweden
Soomaalida Iswiidhen oo si Kulul
uga Jawaabey Wareysigii Safiirka Itoobiya... Warbixin...
:::MAQAALKII MUXYADIIN:::
muxyadinQormadii Muxyadiin iyo Geeridii Aadan Ceyroow Ma tahay Geerida Ceyroow oodin ka fuqday DFKMG Akhri
:::WARAYSI ZENAWI:::
nweek
NEWSWEEK: Itoobiya oo ku dhiiqatay Soomaaliya
Waraysi Zenawi:
Q.1aad | Q.2aad
:::WARARKA BATROOLKA PL:::
Fadeexaddii Ganacsi ee ka Dhacday Australia iyo Xiriirka Batroolka Puntland... Akhri..
:::WARARKA BATROOLKA PL:::
Black Gold of Puntland
Warbixin dheer oo laga qoray shirkadaha Batroolka DGPL Akhri
:::ENG. TALLAABO-CADDE:::
ingMacdanta & Batroolka Puntland Ma-Reer Indhoole Hoggaansho Baa???... Akhri... 

MAQAALADA KALE KA AKHRI HALKAN....

 

WARARKA NOV 2008

Soomaliya: Ciidammada Itoobiya oon wali ka bixin goobaha rayadka. -Nov 26

Marxuum Faarax Sendiko oo Lagu Aasay Muqdisho-Nov 26

Dadaalo la doonayo in khilaafka Madaxweynaha DFKMG iyo Ra’iisul Wasaare Nuur Cadde lagu dhameeyo Magaalada Jabuuti iyo Nuur Cade oo soo gaarey Jabuuti.. Akhri -Nov 25

Islaamiyiinta Ceelwaaq Ee G/Gedo Oo Xadka Kula Hadlay Saraakiil Kenyan Ah.-Nov 25

Ergayga gaarka ah ee Qaramadda Midoobay oo ammaanay wadahadalada ku saabsan cadaaladda iyo Dib u Heshiisiinta... Akhri.. -Nov 25

Hayadda CDHR oo qabatey siminaar ku saabsan Saxaafadda iyo xaquuqda Aadanaha-Nov 25

Musharax Nuradiin: Waxaan ballan qaadayaa in ilmo kasta oo ku nool Puntland uu  lacag la'aan ku helo waxbarashada asaasiga ah Akhri...-Nov 25

ciyaar aad u xiiso badan oo dhexmartey Mudug iyo Bari

Shirka Dibu-heshiisiinta Soomaalida Uga Socdey Jabuuti oo Meel Adag Maraya - Nov 24

Musharax Nuradiin Aadan Diiriye oo si weyn loogu soo dhaweeyey degmada Goldogob, G/Mudug - Nov 24

RIYADII REER AWDAL EE WADOOYINKA LAAMIDA AH OO SOO DHAWAATAY.- Nov 24

Daahir maxamed Xersi ”nimanka naga soo horjeedo waxay na yiraahdaan dabadhilifyada Ethiopia anaguna waxaan cadaynaynaa in ay yihiin dabadhilifyada Eritrea Akhri- Nov 24

Beelaha Cali Saleebaan iyo Dishiishe oo Kulan Xasaasi ah Axadii ku Yeeshay Magaalada Bosaaso.- Nov 24

Sawirada Cayaaraha Gobolada Puntland.. Daawo

Warbixin: shirkii wadatashi ammanka Uganda, tallona loogu soo jeedinayay Soomaalida oo dhex maray saraakiil ka tirsan Dowladda Uganda iyo Soomaalida... Akhri...Nov 23

Gudiyada Siyaasada dhinacyada DKMG iyo Is-bahaysiga Dibu-xoreynta Soomaaliya oo lagu wado in ay kulamo kala duwan ku yeeshaan Koofur Afrika iyo Kiiniya Akhri.. Nov 23

Bahda Sports Wembley oo sagootisay Saddex cayaartoy oo ka tirsan xulka Qaranka kubadda cagta Soomaaliya oo u ambabaxayay dalka jabuuti. Akhri... Nov 23

Dagaallo lagu jabiyay ciidammada gumaysiga - Nov 23

Cade Muuse oo Ku Hungoobay 21- Xildhibaan ee G/ Bari oo uu ku Xisaabtamayay. - Nov 23

Duulaan Burcad Badeed (Piracy attack)
Golaha Amaanka Qaramada Midoobay oo isku raacay in xayiraad lagu soo rogo qof kasta oo gacan ka gaysta hurinta rabshadaha iyo deganaansho la’aanta ka jirta Soomaaliya.. Akhri....

DFKMG oo markii ugu horeysay inta la ogyahay rashin u qeybisay dad ay gaajo heyso - Nov 22

Kulan ku Aadan Baraarujinta Waxbarashada Gabdhaha oo lagu Qabtay Qardho.- Nov 22


:::Warbixin: Caabudwaaq yaa u cid ah?


Xarunta Daryeelka iyo Dhaqan Celinta Sheekh Cali Suufi ee Garoowe, Soomaaliya

Xog-hayaha Is-bahaysiga Dibu-xoreynta “Furaha nabada Soomaaliyeed wuxuu ku jiraa gacanta Is-bahaysiga..- Nov 21

Golis Telecom Somalia - (War Saxaafadeed)- Nov 21

Tartankii cayaaraha Gobolada ee Puntland oo ka furmaya Garoowe- Nov 21

Muqdisho: Hayadda OSPAD oo qabatey Madal ku saabsan Cudurka HIV/AIDS- Nov 21

Cabdi Shakuur Mire Aadan: "Cade Muuse, Gaa Gaab, Af-Qudhac uma dul Qaadankaro Afar sanoo Horle.- Nov 21

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo Dowladda Kenya uga digay in ay ciidamadeeda u soo dirto Soomaaliya- Nov 21

Faarax Sendiko oo ku geeriyooday Magaalada Qaahira

oilShirkad Macdanta ka Baarta Puntland oo Lagu Xiriiriyey Burcad Badeedda Soomaaliya
Shirkadda Range Resources ee heshiiska kula jirta Puntland ayaa lagu xiriiriyey burcadda sida ay qortay jariidadda....

Khasaare Nafeed Oo Ka Dhashay Bambaano oo Lagu Tuuray Xarunta Mamulka Degmada B/xaawo Ee G/Gedo - Nov 20

gabarAgaasimaha isbitaalka Fiqi ee Muqdisho oo Saxaafadda u soo bandhigay gabar ku dhalay buro aad u weyn oo halis ku haysa... Akhri...

Musharax Prof Muxyadiin Cali Yuusuf oo Casumaad Balaadhan u Fidiyay Guurti iyo Siyaasiyiin Reer Sanaag ah. -Nov 20

Hay'ada gargaarka USAID oo sheegtay in ay laba jibaartay Gargaarkii ay Soomaaliya soo gaarsiin jirtay.. -Nov 20


Somalia- Afduub Markab: Video 1  | Video 2 | Video 3


Wadahadalo Hoose Oo U Dhaxeeyay Odayaal Iyo Saraakiisha Kenya Oo Burburay Iyo Kenya Oo Ciidamo Soo Dhoobtay Sohdinta... Akhri.. Nov 19

Budhcad badeed Soomaali ah oo qabsaday Markab Sucuudi ah & Dad Oromo ah Jeelasha laga buuxiyay-Nov 19

Xaflad furitaan Markis cusub oo ay hergalisay Jimciyada Al-Wafaa oo lagu qabtay Buur-hakaba ee G/Bay- Nov 18

Shirkada Golis oo Xarun ka Furatay Laas-caanood- Nov 18

Howlaha ka socdo Isbitaalka Dagmada Dayniile oo la Amaanay- Nov 18

Baaq: Waxaan ka soo horjeednaa xiritaanka Radio Gaalkacyo iyo Agaasimiheedii- Nov 18

musharaxiinMusharaxiinta Puntland oo si cad u qaadacay Guddiga Ansixinta iyo khilaafaadka Baarlamaanka DGPL 2009 ee uu Magacaabay Gen. Cadde Muuse.... Akhri....

Beelihii Daraawiishka oo Johannesburg ku kala saxiixday heshiis taariikhi ah loogu magac daray (Darwiish)- Nov 18

{Jabuuti}: Shan xubnood oo ka socda maamulka la magac baxay Somaliland oo shir jaraa’id... - Nov 16

Itoobiya waa kafiil IGAD Shati U GOOYSAY - Gud. Golaha dhexe ee Isbahaysiga ARS Asmara - Nov 16

Fatahada Webbiga Jubba Uu Ka Gaystay G/GEDO Oo Uu Ka Dhashay Barakac Xoog leh - Nov 15

Siminaar ay si wadajir ah qabteen ururka WOJA iyo ABLE - Nov 15

Axmed Saciid Awnuur: Bishii Sagaalaad Waxaan soo Xaraynay 48 Bilyan Shiling Cidna mushaar lama siin, Waxaa cad in Laqaatay lacagtaa. Video

cabdiraxmaanSh. Cabdiraxmaan Sh. Cumar oo Si qoto Dheer uga Ka Hadlay Xaaladda Soomaaliya iyo Xalkeeda: Madaxa Golaha Iimaamyada Soomaaliyeed ee W/Ameerika ayaa soo jeediyey sida lagu gaari karo xalka nabadda Dhegeysi...

Ururka Waddaniga Soomaaliyeed oo 6 bilood jirsaday. - Nov 15

{Jabuuti}= Shir Al-baabada u xiran oo ay yeesheen Golaha fulinta Is-bahaysiga Dibu-xoreynta- Nov 14

Musharax Prof Muxyadiin Cali Yuusuf oo Bosaaso si aad ah loogu soo dhaweeyay, - Nov 14

Boqolaal qof oo maalintii sedexaad si xawli ah isaga diiwaangalinaysa Johannesburg, iyadoo xumada buufiska ay gaartay halkii ugu saraysay ebed... Akhri.. Nov 14

25tii Ardayd ee ku xirnayd xabsiga dhexe ee magaalada Hyderabad ee dalka India oo la siidaayay. - Nov 13

Bandhig Dhaqameed Lagu soo Bandhigay Wadanka Netherland oo ay Soomaaliya ka qayb gashay - Nov 13

Kuwait: xaflad lagu sagootinaayo wafdiga ka yimid Soomaaliy oo ay soo abaabushay safaaradda - Nov 13

Musharax C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa Bosaaso soo Gaadhay - Nov 13


BUUG: MIDNIMAA WANAAG LAGU GUNTAA


Imisa shisheeye ah ayaa lagu haystaa gudaha Soomaaliya- Nov 12

Diyaaradaha Kenya oo Talaadadii Dulheehaabay hawada Deg.Ceelwaaq Ee G/Gedo- Nov 12

Mudane ka Tirsan Baaralamaanka FKMG Soomaaliya Oo Gurigiisa Lagu Weeraray Bam Gacmeed- Nov 12

Warar googoos ah oo Ogadeenya ku saabsan - Nov 12

Xafiis Cusub ee Northland State of Somalia (Buuhoodle)- Nov 12

:::CAAWI NAAFADA SOOMAALIYEED...

Kulan Lagu Soo Bandhigay Buugaag Taariikhda Soomaaliya Ka Hadlaysa Oo Ka Dhacay London - Nov 11

Dowlada Talyaaniga Oo Xaqiijisay In Afduub Loo Gaystay Labo Sooro Oo U Dhashay Wadankeeda Deg. Ceelwaaq Ee Waqooyiga Kenya.... Akhri.. Nov 11

Wararkii Ugu Dambeeyey ee Dagaaladii ka Dhacay Muqdisho Iyo Khasaraaha Ay Gaysteen Akhri Nov 11

{Jabuuti} Xog-hayaha Warfaafinta Is-bahaysiga Dibu-xoreynta ayaa yiri "...Nuur Cade wareysi uu bixiyey oo sheegayey in Is-bahaysigu qayb ka yahay xukuumada loo xilsaarey inuu soo dhiso, taasina waa wax..." Akhri Nov 10

Saddex Eedaysane oo lagu Qabtay Maandooriyayaal Oo Xukun lagu Riday Deg.Baardheere - Nov 10

Baaq Ku Wajahan Dib U Heshiisiinta Soomaaliyeed 
oouu soo saaray Ugaas Abdullahi Ugaas Faarah Akhri Nov 10

Muqdisho: Gudiga dhib u dhiska wadooyinka burburay oo howl lagu dayacttirayo ka bilaabay wadada - Nov 10

Dagaalo Goos Goos ah Oo Mar kale Kasoo Cusaboonaaday  Muqdisho Iyo Baydhabo. - Nov 10

Qunsulka Soomaaliya u Fadhiya India oo Xabsiga Hyderbad ku booqday 25 Arday Soomaaliyeed oo dhawaan lagu xiray halkaas... Akhri... Nov 9

Maxaa Ka Soo Baxay Safaradii Sheekh Shariif iyo Wafdigiisa ee Soomaaliya iyo Kenya - Nov 9

Dagaallo lagu waxyeelleeyay ciidammada gumaysiga - Nov 9

Beesha karanle oo ka mid noqotay beelaha qaadacay Maamulkii Gobolka banadir ku salaysnaa 4.5 ee muranka badan dhaliyey.. Akhri... Nov 9

Maamulka Puntland iyo Caburinta Wariyaasha- Nov 9

Kooxda Manchester City oo codsatey inay ku tijaabiyaan da’yar Soomaaliyeed xaruunta Man City Youth Academy

Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan dagaalo culus oo ka dhacay Muqdisho. - Nov 8

Webbiga Jubba Oo Ku Fatahay Dhul-Beeraad Ku Yaalla Luuq Iyo Buurdhuubo
iyo Nin Kenyan Ah Oo Dhawaan Muslimay Oo Lagu Dilay B/Xaawo... Akhri... Nov 8

Xaflad Qalinjebin ah Ardayda Soomaaliyeed ee Wadanka Bangladesh - Nov 7

Garoowe: Guri ay wareejiyeen hay'daha USAID iyo CARE
Xaflad lagu wareejinaya Guri loogu magac darey Xarunta Nabada ee Nugaal oo ka dhacday Garoowe Akhri... Nov 7

Nolol Xumo La Soo Daristay Qoysas Ku Barakacay Daadadkii Deg.Baardheere
iyo Maamulka Deg.B/Xaawo  Oo Si Kulul Uga Hadlay Hadal Ka Soo Yeeray Wasiirka Amniga Gudaha Kenya Akhri... - Nov 7

Midowga ardayda somaliyeed oo Khamiistii looga dhawaaqay Magaalada Muqdisho - Nov 7

Xildhibaano KMG ah ee Soomaaliya Oo Maanta Gaaray Baydhabo - Nov 7

{Jabuuti} Isbahaysiga Dib u xoraynta Somalia Maxay kaa yiraahdeen doorashadii Barack Obama ...
Gudoomiye ku xigeenka Golaha Dhexe Is-bahaysiga Dibu-xoreynta iyo xubno kale oo Is-bahaysiga ka tirsan Akhri Nov 6

Xaalada Nadaafad Ee Baardheere Oo Laga Dayrinayo
Ururka UGEYA Ee Dhalinyarada Deg.Baardheere Oo Ka Digay Xaalad Nadaafad Daro Oo Ka Dhalan Karta Dhulkii Ay Daadadku Ku Soo Fatahmeen... Akhri... Nov 6

Warbixin: Biyuhu waa horseedka nolosha, horumarka, caafimaadka iyo nabadda (Unicef Somkalia) - Nov 6

obamaGuushani uu Madaxweyne Barack Obama gaaray waa mid Taariikhi ah...

Xasan Abshir Faarax:- Markii aan la tashaday Bulshada kala duwan ee ku nool Puntland ayaa igu dhalisay in aan isku soo sharaxo Jagada Madaxweynenimada DGPL Video Nov 5

Maamulka Islaamiga Ah Ee Baardheere Oo Qeylodhaan Ka Muujiyay Qoysas Ku Barakacay Daadad Ku Soo Rogmaday

Isbahaysiga Dib U xoreynta Soomaaliya oo Shir Si aad loo soo Agaasimay Ku Qabtay Magaalda Leicester Ee Dalaka Ingiriiska... Akhri.. Nov 5

Dagaallo lagu jabiyay cidammada gumaysiga - Nov 5

Daadad Ku Soo Rogmaday Gudaha Deg.Baardheere Oo Sababay Khasaare Burbur Iyo Barakac Leh/sawirro nov 4

Booqoshadii Wariye Najax uu ku tagay Afar gobol oo ka tirsan gobolada wadanka kenya,
gaar ahaan gobolka Rift-Velly ayadoo ay magaalada Eldoretna tahay meel dalxiiska ku wacan.. Akhri... Nov 4

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xil suleymaan Colaad Rooble - Nov 4

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ku soo jeeda Magaalada Marka ee Gobolka Sh/hoose.
iyo warar kale oo Goosgoos ah Akhri.. Nov 3

FARRIIN KU SOCOTA  ISIMADA, NABADOONADA PUNTLAND: - Nov 3

Sheekh Shariif oo wada sidii uu bulshada uga dhaadhicin lahaa qodobadii ka soo baxay shirkii Jabuuti.
Macalin Xaashi “Sheekh Shariif waa uu ka degay Doontii aan wada saarneen, waxa uuna fuulay Doontii sharta” Akhri Nov 3

Militeriga Kenya Oo Ka Baxay Mandheera Kaddib Howlgalo Muran Dhaliyay Iyo Dad Daroogo Ka Ganacsanayay Oo Baardheere Lagu Qabqabtay Akhri.. Nov 3

U baneeya barbaarta!!, Xiinfaniin oo xayuubsatay koobka Coca-Cola ee Johannesburg. - Nov 3

:::MARXUUM NABADOON XIDDIG XAAJI FAARAX 

Baaq ka yimi Musharax Saciid Maxamed Raage oo ku wajahan Shacabka reer Puntland iyo Xukuumadiisa....

Jabuuti: Xog-hayaha Warfaafinta Is-bahaysiga Dibu-xoreynta Soomaaliya oo ifiyey arimo badan, Wareysi xasaasi ah oo aanu la yeelaney... Akhri... Nov 2

Sheekh Shariif Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Jowhar - Nov 2

Dagaallo lagu jabiyay ciidammada gumaysiga- Nov 2

Guddoomiyaha SSPS, Guddoomiyaha AIPS iyo madaxa qaban qaabada shirarka ESPU oo ka wada hadlay arrimaha Soomaaliya. Akhri.. Nov 2

Amb; Ahmedou Ould Abdallah “Waxaa la gaaray waqtigii laga joojin lahaa qas-wadeyaasha in ay xagal daaciyaan geeddi socodka nabadda…”.. Akhri... Nov 1

Raisul Wasaare Nuur Cadde “Xilka Ra’isulwasaarenimo Waan Ka Degayaa Haddii Xalku Uu Ku Jiro”
Tacadiyo Kenya Lagu Eedeeyay Inay Ka Gaysatay Gobolka Ay Soomaalidu Degto Ee Dalkaasi... Akhri.. Nov 1

EUROPEAN PARLIMANT oo walaac ka muujiyay Xaalada bini’aadamnimo ee dalka Soomaaliya...
iyo PAN AFRICAN PARLIMANT oo ka Dooday Xaalada Soomaaliya... iyo XILDHIBAAN IBRAAHIM XABEEB Oo Khudbad Ku Aadan Arimaha Somalia Kajeediyay Shirka Barlamaanka Afrika. Akhri... Nov 1

AKHRI: WARARKII OCT 2008

 


Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.