XAFIISKA QARAMADDA MIDOOBAY U QAABILSAN ARRIMAHASIYAASADDA
SOMAALIYA
War-saxaafadeed 0030/2008
Ergayga gaarka ah ee Qaramadda Midoobay oo
ammaanay wadahadalada ku saabsan cadaaladda iyo Dib u Heshiisiinta. Jibuuti, 23
November 2008, Ergayga gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u QaabilsanArrimaha
Somaaliya, Ahmedou Ould Abdallah ayaa aad u ammaanay qabashadawadahadalada
labada maalmood qaatay ee ku qotommay ka haddalka arrimaha culeyskabadan leh ee
khuseya Caddaaladda iyo Dib u Heshiisiinta Soomaaliya. “Dembi inta la galo
haddana aan la isku raacaneynin”Impunity” waa masiibo bulshowalba haysato,
sidaas darteed waxaan aad ugu farax sanahay in aan arko, markii uguhoraysay ee
laga hadlaayo dhaqanka xun ee ahaa dembi gal haddana yaan laguuraacanaynin”,
ayuu yiri Ahmedou Ould Abdallah. “Arrintan khusaysa inta dembi la galohaddana
aan la isku raacanaynin waxaa aad ooga hadlay waddamo badan oo ka gudbayxilligii
colaada, waxaana ka mid ah Burundi, Kamboodiya, Layberiya iyo
Seera-liyon. Haddaba, waxaa la gaaray wakhtigii dadka Soomaaliyeed ay ka hadli
lahaayeen arrintanku saabsan dembi gal-haddana yan laguu raacaynin iyo
dembiyadii kaleyto ee dadkaSomaaliyeed ay kala galeen ilaa billowgii dagaalkii
ahliga ahaa. Waxaan aad ugufaraxsanahay in dadka Soomaaliyeed iyo wakiilo ka
socda bulshada caalamka ay hadda ushirsan yihiin si ay ooga haddlaan
fal-dembiyeedkan. “Waxaa kale ee aan ku faraxsanahay in aan ku dhawaaqo ka dib
markii la qabtay shirkiisocday labada maalmood kuna saabsanaa caddaaladda iyo
dDib u Heshiisiinta, labada dhinac ee isla galay Heshiiska Jibuuti, TFG
“DawladdaFederaalka Ku-meel-gaarka ah iyo ARS “Isbahaysiga Dib u Xuraynta
Soomaaliya” in ayku dhawaaqaan in ay si hoose isagala shaqeyndoonaan wax ka
qabashada dhibaatada laxariirta “Dembi gal hadana iska soco” impunity”. Si
dhibkan loo dhammeeyo, waxaa la isku raacay sameynta guddi hawsha soo fududeyosi
loo sameeyo wada-tashi bahsan, horsedi karana habkii wax looga qaban
lahaadhaqanka ku saabsan “Impunity” dambi gal hadana iska soco. Dhinacyada waxay
si gaarah ugu heshiiyeen in ay sameyaan Guddi baaritaan sameeya iyo Maxkamad
Caalami ah.“Waxaan ugu baaqayaa dhammaan qaybaha ay arrintu khuseyso iyo
bulshadacaalamkuba, in ay taageeraan iskaashiga ka dhexeeya dadka Soomaaliyeed
si loo
dhameeyo “Impunity”, Inta dembi laga hadana iska socodo si xur ah” ayuu
OuldAbdallah. Wadahadalka dadka Soomaaliyeed wuxuu dhacayaa wakhti burcad
badeednimadu “waaarrin ka dhalatay (fowdada iyo dhaqanka ka jira Soomaaliya )
“impunity” dembi galhadana dembigaas laguu raacanaynin” “impunity” ay
waxyeeleynayso marin-biyoodyadacaalamiga ah ee ka baxsan xeebaha Soomaaliya,
taasoo wax u geysanaya arrimahadhaqaalaha iyo degaankuba, ayuu yiri Ahmedou Ould
Abdallah.
Abdallah
said.
---------------------------------------
For
more information please contact: Susannah Price or Donna Cusumano,Public
Information Officers, UN Political Office for Somalia (Nairobi, Kenya)Tel: +254
20 762 1192/1625 or +254 733902020/737400133Please visit: www.UN-Somalia.org
Faafin: SomaliTalk.com | Nov 25, 2008 |