Sh. Cabdiraxmaan Sh. Cumar oo Si qoto Dheer uga Ka Hadlay Xaaladda Soomaaliya
iyo Xalkeeda...
Halkan ka
Dhegeyso ama
Halkan dhegeyso ama
dhegeysi (asx)
ama Ka soo
rogo halkan (mp3)
Sheikh
Cabdiraxmaan Sheikh Cumar Axmed, Madaxa Golaha Iimaamyada Soomaaliyeed ee
Woqooyiga Ameerika, ahna iimaamka Xarunta Abuubakar Islamic Center ee
Minneapolis ayaa Shacabka Soomaaliyeed u soo jeediyey sida lagu gaari
karo xalka iyo nabadda dhulka Soomaalida.
Sh. C/raxmaan oo SomaliTalk.com
ku booqatay xafiiskiisa (Minneapolis, Minnesota) waxa uu si qoto dheer uga
hadlay xallaada guud ee Soomaaliya, marxalaihii ay soo martay, iyo xalka ugu
haboon ee lagu gaari karo nabad waarta oo ka dhalata dhulka Soomaalida.
Waxa
kale uu ka hadlay heshiiskii Jabuuti ee DFKMG iyo Maxkamadaha, xaaladda
Kismaayo.
Sh. C/raxmaan waxa ku xeel dheeraaday arrimaha la xiriira burcad
badeeda iyo ajaanibta lagu afduubo dhulka Soomaalida iyo xalkooda.
Waxa
kale oo si xigmadaysan uga hadlay dhawrista deegaanka dhulka Soomaaliyeed ee la
xaallufiyey iyo arrimo badan oo la xiriira bulshada Soomaaliyeed.
Sh.
C/raxmaan waxa kale oo uu si gaar ah u tilmaamay sida ay Soomaalida ku dhaqan
qurbaha ay uga qayb qaadan karaan nabadda Soomaaliya.
Halkan ka Dhegeyso
ama Halkan dhegeyso
ama dhegeysi (asx)
ama Ka soo
rogo halkan (mp3)
Faafin: SomaliTalk.com | Nov 11, 2008