INNAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN MARXUUM
NABADOON XIDDIG XAAJI FAARAX
Allaha u
naxariistee Marxuum Nabadoon Xiddig Xaaji Faarax Yuusuf ayaa
habeenimadii 30/October/2008 ku geeriyoodey Magaalada Kuala
Lumpur ee wadanka Malaysia.
Marxuum Nabadoon Xiddig Xaaji Faarax oo ahaa 54 jir, waxa uu
ahaa oday soomaliyeed, qayb libaaxna kaga jirey hawlaha
nabadaynta deegaanada Puntland.
Nabadoon Xiddig Xaaji Faarax allaha u naxariistee waxa uu
dawr wayn ka ciyaarey dib u heshiisiinta, wacyi gelinta, kor u
qaadista hawlaha amaanka, iyo weliba wax u tarka bulshada
deegaanada Puntland.
Marxuum Xiddig Xaaji faarax waxa uu bulshada dhexdeeda ku
lahaa sumcad wayn, isagoo geeridiisuna ay dad badan oo yaqaaney
aad uga naxeen, isla markaana qireen in Xiddig Xaaji faarax uu
ahaa nabadoon loo aayi doono.
Marxuum Nabadoon Xiddig Xaaji faarax, nabadoonimada ka sokow
waxa uu ahaa Ganacsade can ah, isla markaana fursado shaqo u
abuurey bulshada, taas oo markasta lagu xasuusan doono.
Marxuumku waxa uu ifka kaga tegey hal xaas iyo ubad dhan 10
isugu jira wiilal iyo gabdho.
Allaha samir iyo iimaan ka siiyo ehelkiisa Reer Xaaji Faarax
iyo bulshadii uu ka geeriyoodey, isagana Janadii fardawsa haka
waraabiyo. Amin Amin. Amin.
Waxaa tacsi diraya dadkan hoos ku xusan:
- Cumar Xaaji Faarax
- Ibrahim Xaaji Faarax
- Shire Xaaji Faarax
- Ciise Xaaji Faarax
- Cali Xaaji Faarax
- Muuse Xaaji Faarax
- Cismaan Xaaji Faarax
- C/naasir Xaaji Faarax
- Jaamac Xaaji Faarax
- Axmed Xaaji Faarax
- Cabdi Axmed Xaaji Faarax
- Axmed Cisman Xaaji Faarax
- Maxamuud Cismaan Xaaji Faarax
- Maxamed Cali Xaaji Faarax
- Yacquub Maxamuud Xaaji Faarax
- Cumar Ibraahim Xaaji Faarax
- Ciise Cismaan Xaaji Faarax
- Maxamed Axmed Xaaji Faarax
- Faarax Mire Xaaji Faarax
- Bashiir Ibraahim Xaaji Faarax
- Bashiir Axmed Xaaji Faarax
- Sheikh Maxamed Ibraahim Xaaji
Faarax
- Salaad Ibraahim Xaaji Faarax
- Barkhad Cumar Xaaji Faarax
- Maxmed Muuse Xaaji Faarax
- Mire Cumar Xaaji Faarax
- Salaad Maxamuud Xaaji Faarax
- Axmed Maxamuud Xaaji Faarax
- C/rashiid Cali Xaaji Faarax
- Cabdi Maxamuud Xaaji Faarax
Iyo Weliba dhamaan qoyska reer xaaji faarax waxay iyagoo ka
tiiraanyoosan ka tacsidaynayaan geerida naxdinta leh eek u timid
Allaha U naxariistee marxuum Nabadoona Xiddig Xaaji Faarax,
Ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo isagana Naxariis iyo janno
allaha siiyo.
Amiim, Amiin, Aamin
Waxaa soo tebiyey
Axmed Osman H. Farah
axmedshiino@hotmail.com
Tacsi ehelada xidig xaaji farax
Tacsidan waxay kusocotaa ehelada xidig xaaji farax oo ku
dhintay malaysia, waxa dirayaa qoyska reer beeldaaje.
1-beeldaaje farax beeldaaje cabdullahi
2-jaamac beeldaje
3-mahamed beeldaaje farax
4-ibraahim beeldaaje
5-Dr mohamed beeldaaje
6-Eng liban beldaje
7-jamilo beldaje
8-canod beldaje
9-mahad beldaje
10-moxamoud beldaje
iyo dhaman qoyska reer beeldaaje meelkasta oo ay joogaan iyagoo
uga baryaya qoyska marxuumka samir,marxuumkana u rajayanayaa
danbi dhaaf
Mohamed beldaje farax
Dubai
0097150-8069557
mahamedf2006@yahoo.com